Viva somalinimo Alow idin dhowr reer jigjiga somalida cadowgodo alaha jabiyo We are one ☝🏿 Somali hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 One day we become one nation shanta somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👆🏻
@@dalmar1985 Uma qalantid in aan kuu jawaabo, laakiin waxaan ku leeyahay Orodoo school tag oo cilmi akhriso ama doctor u tag haddii aysan jaahinimo kaa ahayn ee ay waali kaa tahay. DNA sida uu u sameysmo soo baro horta
12,7,2022 baan waxa udawana sidi inay shalay so baxday wali somali galbed matagin lkn Allah mar un ha iisahlo from Mogadishu Proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ogadenia wadaad aad uyabbathan maxayelay marmarka qaar eyago dibata kujiraan ayey hadana is elawsiyaan mar un waad horobii dontaan wllayal love you Nfd Garssa
Masha Allah dad tegay dadkeyga Soomaali galbeed❤ Aduunka dhan america Asia europe africa bari iyo galbeed dhaqankeena ayaad geyseen❤🇸🇴🇩🇯❤ Salaam al caasimah muqdisho❤✋❤
Axmed Budul is my favourite fanaan xagga dhaantada waana dhaqan yaqaan dhaantada maaha dadka bawsaday ee waa asal yaqaan codna ilaahay ugu deeqay aad baan u salaamayaa fanaan Axmed Budul waxaan filaya weliba inuu hal abuur yahay
aniga muqdisho aa ka soo jeedaa whl waana ka xumahay in meeshas amxaar maamulo dadkeyga Naga aamusa ceebtiina meel amxaaro geesaha ka taagan tahay in adoo Somali ah aa Ku dhaanteyso waa qalad Ina iley mujrim illahey kuso qabay Ogaden wey xoroobeysaa maalin un inshallah Somalia Somali baa leh
Jigjiga qurxon, wan ka xumahy in Aad axmaar Aad habeen kasta Aad u hoyato Calan aad leedahy in uu kaa dul babado ama kan bulug ah waa my dream Insha allh way rumomi donta
I'm from Aakhiro and my city qabri ku yaala Burco my favorite dhaantada jigjiga congrltion waaryaa walaal Talaw reer Jigjigi May heesayaan Aan daawadee? , big salaan Rer jigjiga dad qalbi xaadhan hore u socod horumarka aad gaadheen Hnbayo ayn idin leenahy
Waxaan ka soo jeedaa DDSI maanshaa allaah waan ku faraxsanahay horumarka aan gaarnay inshaa allash qori waxba waan ku qaadi waayey hadii alle idmo Qalin ayaan kaga gu'i doonaa Guul walaalahayo somaaliyeed waan idiin jecelnahay
waxaan kasoo jeedaa muqdisho _dadkeygi hoyo mcn dhulkeedii waan ku hami weynahay inaan booqdo. Meel layeraahda qabri dahar !?noladA maalin un baan hogaan uqaban doonaa Africa da oo dhami in sha alah. Tasi caden aan kahaayo oo ah hormarka aan ku dhaqaaqney ilahey mahadii 😍
Jigjiga wey qurux badan tahay laakiin waxaan KU nacay. Madaxweyne iyo wasiiro iyo baarlamaan aan dhacaynin. Oo hadaad qaladkooda tustana wey KU xiri. Insha Allah mar bay noqon wadan nabad badan
Hankaaku amxaaro ha dhaafo waa adikii soo xukumay dunidii qadiimka eheed hadaad Somali tahay baan ka hadlayaa greatest people in the world are somalida maanta jirta I aamin waa run waana dantaada iyo geesinimadaada all Somaliweyn
Run ahaan tii waa dhaanto aad u macaan waxaanan dhagaystay 2015 hadana imikaan dawanaya 2022 Allx Allaa mahad leh (adna ila mid ma Tahay oo ma daawa naysaa 2022)
waxaan kayaabay sda ay diintooda , dhaqankooda iyo afkooda dadka ree ogaaden ugu tagin walinana ay ay ugu adagyihiin ayagoo ay gaal dowlad wada qaybsadaan sdaa ay tahy waadadka kali ah soomalida ku jira dhaqaankooda ku dhagan meelkasta ay joogaan Big respect ree Ogaadeen dadka ugu fiican ayd tiihin Soomaalida ❤❤❤❤
p
Dowkada etopia marki hore waan necbaa lkn ogaden waxay kabad baadisay wahaabi iyo al-Shabaab, ma umalaynaysaa hadii wahaabi meeshaan joogi lahaa in dhaanta lagu ciyaari lahaa?? Way isku qarxin lahaayeen😃😃 garkaad iskajartaa lagu karbaashaa dadka Somalia joogo' Gabdhaha sidi naagihi sucuudiga hadaysan ulabisan waa karbaash, dib uxorayn dhanka fikirka ahay ubaahantahay Somalia
Mahamed Abdulahi Xxccf
Mahamed abdulahi waaruntaa wallee
Mahamed Abdulahi saxiix
Viva somalinimo
Alow idin dhowr reer jigjiga somalida cadowgodo alaha jabiyo
We are one ☝🏿
Somali hanoolato
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
One day we become one nation shanta somaliyeed
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👆🏻
2023 hdaad dhaantada macan keeda soo booqatay like ta dhac iigu sii👊😁
Boqorka dhaantada axmed budul🐐
2024😂😂
Waxaan hubaa inaa Dhaantadan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
2023✌😘
Waiskene manta ##
@@yasirbille661q
🎉
@@yasirbille661йф😊йййй
Dhaantadaan waxaan ku xasuustaa xili aan safar u ahaa dhulka hargaisa aniga iyo hooyo mcn oo kanimaanay gobalada dhexe dhantadu waxay noosoo gashay markan maraynay dawga sheikh
Jawi aad umacaan buu ahaa ❤
Gabadha dhaantada wax ka qaadaysa maaha somali lkn saan maqlay hooyo soomaliyeed baa dhashay iyaduna waa ethiopianad bogaadin bay naga mudan tahay herut ❤🙏
Wa run somali uma eko
Haddii ay hooyadeed Soomaali tahay, maxay tahay Soomaalinimada u dhimani?
@@Hamdi.Hassan naag waa weel wax lagu shubtay lama xisaabsan Karo huuno.
@@dalmar1985
Uma qalantid in aan kuu jawaabo, laakiin waxaan ku leeyahay Orodoo school tag oo cilmi akhriso ama doctor u tag haddii aysan jaahinimo kaa ahayn ee ay waali kaa tahay.
DNA sida uu u sameysmo soo baro horta
@@Hamdi.Hassan jawaab ku haboon baad siisay
Alle dhulka #Absame qurrux badnaa walee Soomali waa #Absame iyo baabah waa dad Taariikh, dhaqan iyo diin leh Mansha allah viva #Absame
Ogadeen dad tagay oo tilaabsaday 💟❤🇬🇲 adunka hano wacnaado dadkayga
A
jjkkiirttyyyuyyyyuhuuuu..=%___
He's cusub ayanna iyo ismael
somali dhan talbsatay
Shukran brother
Salaan diiran My tolkay OG from reerka keliya aad is taqaanaan Dhuloz we love you💕💕💕 Gabyaayadii Soomaaliyeed ama Waa OG ama Dhuloz💕🇸🇴💕🇸🇴🐆💕🇸🇴
Darwishka miyaa huno?
@@abdullahishiine2602 dabcan haa Darwiish baan ahay
@@apdullahicarab2461 gob gob dhashay! Ogadeenka iyo dhulmahantaha Si bey iskaga jecelyihiin somalida kale! Walahi wan iska jeclahay ree tolkey.
Sababtana ma aqaano ruunti
Still listening our beautiful culture2024
Waxan Ahay Somalilander Aad Ujecel Dhaantoyinka reer Ogaadeniya Masha Allah
Somalilanderow ma nooshay WALAAL 💚
@@Who_are_you900
Oo maxaad sidaa u tidhi walaal?
Sidaad hadalka u tidhi kamaan helin!!!@
@@aminaahmed4863
Maxaad saluugtay!.. wll
@@Who_are_you900
Waxa weeyaan doqonta usha agteeda ku dhufo hadday garanweydana gogga u geli 😂🤣
Haddee ina adeer waa ls naqaannaa .
@@aminaahmed4863
Ma qofkan aan ku idhi somalilanderow baa ku dhibtay!. Halkaynu isku naqanaa😂😂 naag somalilander ma thy adiguna inaadeer?
Allow BarakeeY Reer
AyeYo DeeY wlhi Tirade
kaa Bateen masha allah
Saamjjb
Cabdiraxmaan aktar
Who still watching 2024❤😊
I am watching it 2025😅😅
Me
Still we watched 10years ago
Me that is my second watch this dhaanto
✌️😁🫶
Still 2024😢😢
12,7,2022 baan waxa udawana sidi inay shalay so baxday wali somali galbed matagin lkn Allah mar un ha iisahlo from Mogadishu
Proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
aniga wxan kasojeda muqdisho dadkan wey hormareen masha allah
0
Adna walaalkayoow reer muqdishoow ii horumar Ba'isnillaah Alilkariimm
Innaba caadi ma'ahan dhaantadan. Maadama aan kasoojedo NFD 🇰🇪🇸🇴✅👑 abwan Ahmed budul wxn kuleeyhy horrey usoco ugas sare legend Aya thy wlh. Afkaaga caano laguqabey.❤️❤️❤️😘🇬🇲🇰🇪🇸🇴✅👑👑
Am ogadeania man from Kenya tunakupenda Ahmed dahanto nakutakia maisha yenye heri na fanaka
Ogadenia wadaad aad uyabbathan maxayelay marmarka qaar eyago dibata kujiraan ayey hadana is elawsiyaan mar un waad horobii dontaan wllayal love you Nfd Garssa
Avdirahmaan taliyaha walaal idinka zur maatihiin yaab nfd xoog lagu heestaa lee ogaay
@@inaaxmedxasan319 sxb kenya anaga utalino waxan kujirna barlamanka dalkani waxan hukunna qeyba kamida casimada kenya Nairobi waxan madax kanahaay Mamula eysan Somalida dagin waxaan iskusosharax naay madax weynahaa dalkani lakini badnii ayaa naloshegtay gumeysiga shegeyso muhuyahaay manarabno enan kago'no kenya wayoo shidaal eyo baad toneex malixin waxaan mamuladenaa kudisanaa waahantidothaa mardawna waxaan rabnaa enan kenya utalino itanoharsaan inshal Allah marka saa ulasoco sxb
@@inaaxmedxasan319 intaas maxaysatiin ethinka iskabadayee waxaa nilidoraa madaxweynihina
Yaa daawanaya dhantadan 2024 like dhac ku sii 😂😂❤❤
Ani
masha Allah anigu waxan.ka.so.jedaa Mogadishu rer xamar marka wan.ku faaxsahy wlhi meel sare nooloda.DDSI walalo aan.isku dhiig.nhy kaftan.wlhi saaxbo badan.aya leeyhy hadalkoda ay ka.helaa wa.dad.qiimo.badan.
mohamed said Mahad sanid wll qaali sidokle one love somali all 😍😍 ❤ ❤ ❤ 💓 💓 💓 💓 💓 💓
mohamed said mahadsanid
mohamed said masha alla hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay
mohamed said cadhaanto
Aarka geri kombe kkkll
Ogadeen waa dad sharaf iyo dhaqan leh aad baan iidin jeclahay Salam from HargaysA somaliland
Waliga maushaqeysay hoorta hdadan ushaqeyn wxba hakashegin. Kalay South africa o mar un shaqale unoqo
@@ismacilxalane1033 ogaadeen waa qowmiyad dad xun io mid fcn walaga heeli karaa mrkaa nagafuq wxba hanaga shegin gob nhy nazab walipaa
@@ismacilxalane1033 maxaa pro dad ogaaden ah miyaa kuxumeeyen😭
First claim the country of your passport then you can talk about Somali traitor
wnkulqb
Masha Allah dad tegay dadkeyga Soomaali galbeed❤
Aduunka dhan america Asia europe africa bari iyo galbeed dhaqankeena ayaad geyseen❤🇸🇴🇩🇯❤
Salaam al caasimah muqdisho❤✋❤
The best dhaanto
Ereyada 100%
Laxanka 100%
Music 100%
Ciyaarta dhaantada 100%
Goobta aad bey uqurux badan tahay 100%
Inta kaheshay like ta saar
1000000%%%%
huuno wanka helo kama hari kare ma huubta nafteyda ma hanan karta Ddsi jecliya from kismayo jubalands
Aniga puntland kasojeyda wan kufarxsanhy ilamadeertey hormurkooda😘😘😘😘😘
Sidoklae kugu faraxsanhy
Axmed Budul is my favourite fanaan xagga dhaantada waana dhaqan yaqaan dhaantada maaha dadka bawsaday ee waa asal yaqaan codna ilaahay ugu deeqay aad baan u salaamayaa fanaan Axmed Budul waxaan filaya weliba inuu hal abuur yahay
My dadkeyga masha allah wan ku faraxsanhay,ogadeniya ahmed budul,iyo,heruut,cod,mcn ayey leyihen
Xasuus xiligii axmed budul aan kadaawan jirnay caweyska dalmar❤❤
Ogaden allow dhowr 🇱🇾🇱🇾🇱🇾❤❤❤❤
GEED GOB AH OO LAAMA IYO CALEEN BADAN HOOSKIISAAN FADHIYAA. WAA GALAB NOGOBEED, KOONFUR MARKAAN EEGO QAANSA ROOBEED IYO DARUURO DI'I BAAN ARKI.
II MACAANA DHAGAYSA DHAANTADAN.😊
HUSSEN ABDULCADIR Barwaaqada Allaha kuu siyaadiyo
from muqdisho ad ayan ugu farax sanhy somlida galinka nabada iyo horumRka ay samesyten kii ka xunow nafta waa
prince muscab ree muqdisho bud'dhigi dalkeyga nabad iyo barwaaqo alaha ugu wado wanu jecelnahy walalahen
Munish JJ thank u wll
niiya
prince muscab sidoo kale wan idin jacelnahay Somali
oo midowda ayaa ficnanlahayd
klkayax.april.2017.22.warka.faysal.cabdi.
Hussein.muhumed.hassan.somalia
msha allah dd somalida jigjiga from puntland hda waxan kunolahay Melbourne Australia salan idinso diraya❤
aniga muqdisho aa ka soo jeedaa whl waana ka xumahay in meeshas amxaar maamulo dadkeyga Naga aamusa ceebtiina meel amxaaro geesaha ka taagan tahay in adoo Somali ah aa Ku dhaanteyso waa qalad Ina iley mujrim illahey kuso qabay Ogaden wey xoroobeysaa maalin un inshallah Somalia Somali baa leh
One love to DDSI from SOMALILAND hora u socda garab ka yagii middig 💚❤
Faysal Sugaal we are not ddsi anymore you can call ass Somali galbeed or Somali states ❤️❤️❤️ 🇸🇴
😍♥️♥️ lve u to bro
Faysal goorma kugu danbysyy halkan😂
Dad aan jeclahay ogadenia ❤️
فلان ابن فلان
Wll anagu wan ku jeclnhy
I raised in Djibouti origin Somali asal i love the dhaanto music
Jjjjjj
I am stil listening this dhaanto like saara wixii iga danbeeya😂
Markii aan dhaantada aan baranaayey waa heestii kowaad aan ku bartay wlhi ma ilaawo xasuus bay ii thy kabuza uganda 😍
#CaweyskaDalmar
waad ku mahadsan tahay bro sida habsamidaa
e aad noogu soo gudbinaysid wax yaalaha
bulshada farxad galinaya thnks bro 100%
Walaal adiga ayaa muddan
beautiful dhaanto, i realy like your dhaanto reer jigjiga,,
Fasmasm
m
alle ha u siyaadiyo nabada reer jigjiga iyo guud ahaan ddsi ...from hrgaysa
Kaisar Mouse thank you walalo ❤🙏
annigu waxan kasoo jeeda hargeysa runtii aad ayaan ugu faraxsanahay horumarka ka socda jigjiga iyo guud ahaan deeganada somalida sida somalia jabuti s/land kiniya deeganka somalida etopia waayo waa horumark ay dadkaygii gaadhen waxa qaybsani waa maamulada iyo xuduudaha lkn umadu waa umad somaliyed oo wllo ah runtiina waxa lagu kala qaybsan yahay waxa ka badan waxa la wadaago een abid lagu kala tagayn umadaha kale waxba innagama dhexeyaan sida oromada amharada iwm lkn waxa walalaheena somalida ddsi runtiina waa sababta aan ugu farxay horumarkay sameeyen kuna dhiirigalinayo inay hore usii socdaan
Mahamed Hasan hurdadi maxamed seyn usula helaa hes dheh
Mahamed Hasa
Crop
Iskumid ban nahay from Kenya
@@xafsoxubi1003 welcome
From Somaliland To DDSI ===> Hore u Socda Waligiin Dad Qalbi Wngsan ayad tahiin walleh walalo aanu jeclnahay ayad tahin
Proud to be ogaden🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲😍😍
ilaaheyow mideey shanta somaliiya oonatus wadankeena oo loosoo dalxiis tagaayo insha alaah
wwww. mashallh. ilahay. hormarka. na gaadh siiyay baa. Mahad iska. leh. guuul inshallh. ddsi one love. ka naxaw. nafta waa. 😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabdhaa Oromada ah ee hirut dhaantada ay ciyaaraysa wa onther level
Masha Allah aad ayaan ugu faraxsanahy wllahay soomali galbeed ama dowladda deegaanka Somali nabadda iyo horumarka aaad gaarteen I'm from pland
Jigjiga qurxon, wan ka xumahy in Aad axmaar Aad habeen kasta Aad u hoyato
Calan aad leedahy in uu kaa dul babado ama kan bulug ah waa my dream
Insha allh way rumomi donta
I LOVE ALL SOMALIA❤
FROM GALMUDUG
We love my best brother and sister of galmudug from burao Togdheer somaliland
Aad iyo aad inaadeer, we love all Somalis
Dalki uduga wan insalami from Kenya simali weyn
I'm from Aakhiro and my city qabri ku yaala Burco my favorite dhaantada jigjiga congrltion
waaryaa walaal
Talaw reer Jigjigi
May heesayaan
Aan daawadee?
, big salaan Rer jigjiga dad qalbi xaadhan hore u socod horumarka aad gaadheen Hnbayo ayn idin leenahy
Hooyo sharaf leh iyo nin halyeey ku dhalay😢❤🎉
Waxaan ka soo jeedaa DDSI maanshaa allaah waan ku faraxsanahay horumarka aan gaarnay inshaa allash qori waxba waan ku qaadi waayey hadii alle idmo Qalin ayaan kaga gu'i doonaa Guul walaalahayo somaaliyeed waan idiin jecelnahay
Ogadenku wa dad jeclahay wana dad dhadheer oo qurxon wilasha iyo gabdhahooda oo cad cad❤️
Anigu hargeisa ayn ka so jeeda mansha allah wanan ku faraxsanay horumarka ka socda jigjiga
Diriye Xuseen thnks king bro
Diriye Xuseen mahadsanid bro anaguna sidookale aadbanu ujecelnahay hargeysa caday
Diriye Xuseen mashallh wll qaali 😍😍😍😍😍😍😍😍
Diriye Xuseen reer Hargeysa bilaa turxaan ku garo sxb waan kugula raacsanehey viva somalidoo dhami ha horumarto 🇸🇴♥️
Diriye Xuseen hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay
absolutely dhaantada waan la dhacay lkn ereyada heesta aa igu adag from mugadisho
waxaan kasoo jeedaa muqdisho _dadkeygi hoyo mcn dhulkeedii waan ku hami weynahay inaan booqdo. Meel layeraahda qabri dahar !?noladA maalin un baan hogaan uqaban doonaa Africa da oo dhami in sha alah. Tasi caden aan kahaayo oo ah hormarka aan ku dhaqaaqney ilahey mahadii 😍
masha allah jigjigo waan ku jclahy waxaan rejeynaa inan maqlin somalida Etiopia iyo somalida kenyo oon maqlo somalida jigjiga iyo somalida gariso insha allah waan la dhibsaday magacayada lagu lifaaqayo wlhi
haa. somali waa somali, itobiyaan iyo kenyan kuma dhexjiri karo.
Masrax quruxdiii nasiiib bu u yeeshay qarnigaan ha loo bixiyo "qarnigiii budul"
waxaan jeclahay sidey dhaqankooda ugu faanaan dhaqan shiyeeyana eysan uqaadan, waa soomalida kaliya eexortaa
2012kii anoo yar oo miiga jooga ayaan rikor ka dhagaysan micnaheeda iyo wxy thy maan aqoon 😢 lkn imika 21 sano anoo ah ayaan dib usoo raadiyey 😢❤😊
Reer ayeeyday madaxiina ha sareeyo wa idin jecllhy from naag majeertena kablalax-nimo❤️😍
Ggwhj
Aduun mantana 2023 wyaa dawanaya alx best dhaanto❤️🇸🇴🇺🇬
*_Proud to be Somali🇸🇴❤😍_*
No one askeddd
𝙄 𝙬𝙞𝙡𝙡 𝙨𝙖𝙮 𝙪𝙣𝙩𝙞𝙡 𝙢𝙮 𝙡𝙖𝙨𝙩 𝙗𝙧𝙚𝙖𝙩𝙝 𝙫𝙚𝙧𝙮 𝙥𝙧𝙤𝙪𝙙 𝙩𝙤 𝙗𝙚 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞 𝙞 𝙙𝙤𝙣'𝙩 𝙣𝙚𝙚𝙙 𝙩𝙤 𝙝𝙞𝙙𝙚 𝘺𝘰𝘶@@marwahomar2247 𝘴𝘰𝘯 𝘰𝘧 𝘢 𝘣𝘪𝘵𝘤𝘩
❤️❤️❤️🤴🏽
😍❤🇨🇬
@@marwahomar2247 00
Intii malinkaa jogtay gacanta taaga 🙌🏻🙌🏻🙌🏻
Ee waliba kasocotay schooladah 😅😅😅
Still watching ❤
Ax ya dhanto arooskayiga Lagu ciyarayay 😭 my wife Alle ikada
Aniguna reer Hargeysa ayaan ahay waan ku faraxsanahay horumarka halkaa ka socda. Bandhigyada noocan ahi goorma ayay dhacaan, iga wala waan imanayaa Jigjigee....
Qofka iga danbeya like haa igu sharfo 2024
Ogadenia hanolatoo❤️❤️
Gabadha cod macaanaa..Somali baan mooday lkn magaceed ka gartay..anyway Golden voice😍 heiruit
Maxaa kuugu dhacay walaal gabadhu waa somali gabadhu hadeyna somali aheyn sideey wiil somaliyaa ulaheesey xitaa magaceeda youtubeka gali heesaheeda kaladuwan ayaa kuusoobaxaayaan
Gabadhan waa Itoobiya ma aha Somali. Waxaa la yidhaahda Herrut Harmonat. Waa reer Jigjiga af somaliga way ku heesta.
Waad iga hubtaa miyaa
Shanka Shanka kkkkk somali maahan gabadhan
M.a dheh wll
👏❤jig❤jiga❤👌hogol roobey hablaha taan kadoortay ha hircaleenlaaay hareerri magoolay ha waan hubaayoo hanaankada waan ka helaayey ha💪💪👍👍👍👍
time to throw clanism out of window.....superb our jigjigas from kenya
Jigjiga wey qurux badan tahay laakiin waxaan KU nacay. Madaxweyne iyo wasiiro iyo baarlamaan aan dhacaynin. Oo hadaad qaladkooda tustana wey KU xiri. Insha Allah mar bay noqon wadan nabad badan
Abdi Rageedii
After one year your dream become true.
wxaan ka soo jeedaa muqdisho waan ddsi waa ka helaa dhaantada waan.jecahy reer ddsi alaha idin dhoowro hormar wacan cadawgiina hoos mar walba guul ddsi and fananti ddsi waan jeclahy iyo dadkooda farxad waarto waligiin ku nolaada awooweyaasheeyda
Farxiya Pasto masha Allah we love you too abayo ✊🏼✊🏼✊🏼 thanks nabad kuwaara reer banadir
Queen Qoraxay p
Queen
Qoraxay
Farxiya Pasto 9śnt
april.2017.22.hussein.muhumed.hassan
jigjigad.faysal. cabdi.
#2020 yaa mar labaad
Heestan igula dhaanteeynaayo.
dh atoo caasubo
From 🇸🇱💉🩸🇬🇲my dhiiga nooladada intey nolol jirto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😻😻😻😻🙏
Hankaaku amxaaro ha dhaafo
waa adikii soo xukumay dunidii qadiimka eheed hadaad Somali tahay baan ka hadlayaa greatest people in the world are somalida maanta jirta I aamin waa run waana dantaada iyo geesinimadaada all Somaliweyn
Kushitic Man asdh
mashaallah nice daanto i miss my country Ethiopia my almighty bless my land i miss my land
İf you're Somali, Ethiopia is not country
Who's here 2023 if you ain't somali you can't appreciate this song
Xaadir ayaan ahaa malinta xasuus jigjiga cady 2017 alwo igu nabd celi ❤💟
hogol roobey habalaha daan ka doortay Ha, hir caleen laay hareeri magoolay Ha waan hubaayoo hanaankaga waan ka helaaye .....
masha allh jijiga mugwayn horay usoco waligaa
Yaa ila daaeanaya 2020✋
Me
#fromgreatsomali
Maansha Allah farxada reer #Jigjiga waaa farxadyda Ilaahay Haw siyaadiyo
Meelkastoy Somali kunooshahayna ilaahay barwaaaqiyo badhadhe hasiiyo aaaamin aaaamin
#Like inta somalinimadu ku wayntahay
+Mohamed Abdirohman aamin
+Mohamed Abdirohman ilaahay foqorka iyo qaxarka ha inaga saaro Aamin
viva...jigjiga wa meel barwaqo
jigjiga oo kaliya maha gobalada dds odhan ayaba ah meshey naftu rabtey
Mahamed Abdi filin
anigu garissa Ayan joga wan gufaraxsanahay walalah
hddh
masha allah ilahy horumarka uu nagu manaystay hanoogu wada tagnoo hawadaasaan maynaa
Wllo ogaadenow bahasha ma schoolba laydinku dhigaa wllo 😀
Yaaa wili daawanaaya 2024❤❤❤❤❤
Beenta jooji 2023 daawanaysaaye😂😂
Allah ya ogaaadeen iga dhigaa dhaantada ayaan jeclahay
from ddsi i hate saaq land waayo wilashena ayey itobia ushibaan waa cadow hoosta naga cunaya oo naleh walalihin ayaa nahay
Hassan Hassan up
Ogaden waa inaga anagaa isdhalay wada dhalanay alle ha barakeeyo somali dhamaan tood hana garansiiyo wanaagooda iyo muqaalufadooda
Hassan Hassan Jon
😂😂😂
bado tuko bro tuna watch still i remember nilikua class 5 wakti hi dhanto ilikua new wlh hasus
Hooyga dhaqanka somli nolaad o nabd hela reer jigjiga love you
colaadu qasaaro mooyee faa'iido maleh.. waan ku farxayaa jogjiga maalin dhawayd baan tegey iiga duwanayn inaan muqudisho oo nabada joogo soomaali mooyee cidkale maan arag... waa arin farxad leh cudurka Ethiopia oo soo maali lagu qafilay baad jebeseen.. mhdsnidin reer jigjiga
viva ddsi
Suldan Hesebe jhvbvnqp.
Ma.dadbaa iga dambeeyaa oo soo.raadshay aan heshiinee hee😂😂
Haaa ana ka danbeeya❤😂
Adkaatay qaali 😅 furaha meeqaa waaye salmaay
Dahabshil udonta lacagta🎉
Masha allah bal inantaa midabkeeda eega orojinaal weeye.alle ha ku dhowro wll.
Dalkeyga oo midooba mar uun waan arki dooonaa inshllh
Allow isku ken 5 ta somaliyed
Aamin. InshaAllah
Hbn Murugo LeH ayaan Ku Daawanayaa Oslo Norway 30/10/2022.octobar Ha Haben axad ah ❤️🙏
My Hometown JIGJIGA💯 OneLove❤️
dhamaan umada soomaaliyeed ku faraxsan horumarka ka socda deegaanka waad ku mahadsan tihiin waaan idin jecelahay meel kasta aduunka ka joogtaan