ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก
ต่อไป
เล่นอัตโนมัติ
DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PARTY 2013Waqal WStudío
มุมมอง 17M
Axmed Budul FIIQ Dhaantodhaanto dhaqan
มุมมอง 2.1M
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024DJ CATOOSH PRODUCTION
มุมมอง 4.8M
Live! ถ่ายทอดสดหวย ถ่ายทอดสดการออกรางวัลสลากกินแบ่งรัฐบาล งวดวันที่ 16 สิงหาคม 2567เรื่องเล่าข่าวร้อน
มุมมอง 701K
ขวดน้ำนำโชค #ตู้ซ่อนหมีตู้ซ่อนหมี
มุมมอง 696K
YARTA DHEEREEY CALI DHAANTO VIDEO CUSUBALI DHAANTO
มุมมอง 8M
Dhaanto Cusub Dhexda taako Axmed Budul iyo Aamina 2014 HDMohamed jabuti Xidig Officials
มุมมอง 2.6M
S O M A L I A | 2018 AFRO CARIBBEAN NIGHTAfrican Student Association UW Seattle
มุมมอง 2.2M
Dhaanto shabkax CajiibJamila Garruun
มุมมอง 556K
Dhaanto Yaakulaba Dhunkada Axmed BudulJigjiga Tube
มุมมอง 3.1M
GOBOLADA -ALI DHAANTO - DHAANTO CUSUB GOBALADA OFFICIAL VIDEO CALI DHAANTOALI DHAANTO
มุมมอง 11M
Dhaanto | Dhalinyarada Xamar & DDS - Abw Axmed Budul | 2020Caweyska Dalmar
มุมมอง 4.3M
nimco dareen 2012SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
มุมมอง 5M
MUXIYADIIN SHAAHID IYO KHADRO DHAANTO | HALGANKII AAN GALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEOABDI ASKARI TUBE
มุมมอง 7M
โกงการแข่งชิงแชมป์โลก #shorts #freefireZz Man
มุมมอง 832K
"อุ๊งอิ๊ง" ถึงเวลาแตกหัก "ลุงป้อม-อาเหลิม"! | DAILYNEWSTODAY 17/08/67Dailynews Online
มุมมอง 315K
Cool barbie shoes! #shoes #makeover #diy #upcycling #handmadeLa La Laugh! Shorts
มุมมอง 6M
[LIVE] : ONE ลุมพินี 75 | คู่เอก "คมเพชร vs โอมาร์"Ch7HD
มุมมอง 568K
มีผลทันที! "ทักษิณ" พ้นโทษแล้ว! รับพระราชทานอภัยโทษ ไม่ต้องรอถึง 31 ส.ค.67Bright TV
มุมมอง 359K
เลือกยากจัง Ep.5 👥 #แป๋มวัดดวง #freefireแป๋มวัดดวง
มุมมอง 51K
Waxaan hubaa inaa Dhaantadan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
Waan sooboqday🙋♀️😂
Hhhhh hes walba on dib u boqday intan ubad so qoraysa
Ugu danbeen waa ikanaa😂😂😂😂
@@abdirahmanmohammed8534 ame kula ahy hes walpo iga horeya 😂😂
@@sakariyecalidirie7082yes😂😂😂
I am from Germany and never heard before about Dhaanto. So, last days I found the videos indirectly, by following some likes of an African friend. Absolutely cute and amazing, kinda ritual, with that loops of repeating figures. You can feel the positive energy and cheerfulness!
Danke schön!
thanks lol
👍 it's Somali song and dance 😇
Florian Flug
Florian Flug it's our cultural dance and songs
I am from Turkey and i love this song and love somalian people.
Also we ❤u brader
@@akilyazbarre1454 qwfggzxf
Biz seni seviyoruz kardeşim ❤
Wellcom❣
Masha Allh
Yaa ila dawanya 2024😅
☝️me😂
Aniga 2023 aa arkay❤
Oli me 😂
Me😅
Me😂😂
Hoolka dhantada lagu dhigay habenka xaadir baan aha hadana American jooga cajiib 2024 still here😢
2020 hadad iga dambayso
Maxaad iila dhaafin liketa
Inder macan
hh ok
hgg
4 sano kaa daambeeyaa
Ok
Old is gold still ya iladawnaya 2024😂
anigay gacantu igaga dhacday caawa ramadan 28 tahay 😂😂😂
ʜʜʜ😅
I watching 2022
Yep🥰
Just dawanoya😀😀waqti dher kadib
Came from Geography Now, much respect from a Syrian 🇸🇾❤️🇸🇴
We love you to🇸🇴❤️🇪🇬
Thank you bro
It’s time learn geography NOW
@@ladancoran5560 qqqqqq
@@ndc6550 lmaoo
I'm from the UK, I love this Somali song is GOLD!!!👍🏼 Greatest song ever!⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
hy5u8ug
Thanks
⭐️ 5 😍thanks
Thanks
Just wanted to say that I just discovered this type of music and I find it amazing, it's so much fun! Big hug to all Somalis from Spain :)
Grazie
@@DamaashaadTV quruxey waad mhadsanthy
@@DamaashaadTV 💩
@@DamaashaadTV mawugfyhy@asfe.,,,,, Goier
@@DamaashaadTV 💋❤❤🤣👎 yeibgkl
Team 2024 ya dawanayo🤤💋😂
Old is gold 2024😂
I'm palestinian, I love somali music🇵🇸❤🇸🇴
😍😍😍
My Palestinian brothers we love I as Somalian 🇸🇴🇩🇯❤
And this dance and culture is played by mom side ancestors from jigjiga in Ethiopia
Masha Allh
شكرا اخي الحبيب نحن نموت حبا في فلسطين الحرة تحية من اختكم من الصومال 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴
@@drinamohamoud6792❤
Tolow ma la dhagystaa 2020 dhaantooyinka hadaa ii jeedo like ii reeeb
Idilee ehalkaaguu ma ikaa siin karaayee
2021 🇸🇴🇵🇰
Long live to my people love our culture the most beautiful wale dhanto dhaqankeena waye proud to be Ogaden 🥰😍💚💙❤️
Ekkkw2
J
It's the culture of all somalis.
@@alioramus1637 Nah it’s an Absame dance
Proud to be ogaden💚💙❤🥰 from mom side
viva somali people greeting from kenya
Muzdalifa Muhamud qethhjmmmkkiikm
also from knya
manka miinka ###
Wakahelay
M.M.B family who are you????
*Lyrics* *Midhaha heesta*
Idileey aragaaga lagu oon baxayaayeey-
Abshiroow eegmadaadaan intifaac kadhigtaayeey
Idileey aragaaga lagu oon baxayaayeey-
Abshiroow eegmadaadaan intifaac kadhigtaayeey
Anfac adi aawadaabaan ooga go'ay ina adeereey
Abshiroow aawadaabaan hurdadii u ilaawee
Anfac adi aawadaabaan ooga go'ay ina adeereey
Abshiroow aawadaabaan hurdadii u ilaawee
Idileey ehelkaagu ma kaa siin karaayeey
aabaheey waa Agaaloo wuu ilaalin jaceeylka.
Idileey ehelkaagu ma kaa siin karaayeey
aabaheey waa Agaaloo wuu ilaalin jaceeylka.
Ala laba laba ala isu raacyeey ala leylaay waa ala labadeenee
Ala laba laba ala isu raacyeey ala caawa waa ala labadeena
Ala laba laba ala isu raacyeey ala leylaay waa ala labadeenee
Ala laba laba ala isu raacyeey ala caawa waa ala labadeena
Ala soo ligligo ala laan xariiray ala hurdo kaa ala ladi waayee
Ala soo ligligo ala laan xariiroow ala hurdo kaa ala ladi waayee
Ala soo ligligo ala laan xariiray ala hurdo kaa ala ladi waayee
Ala soo ligligo ala laan xariiroow ala hurdo kaa ala ladi waayee
Ala aan kuleeylee ala laamadoode ala igu qabo ala labxadaada *x5*
Abdi Mustafa kkkkkkk
Abdi Mustafa okykkkkkk
Kkkkkkkk
Lyrics kaaga markaan arkay baan dib usoo bilaabay mahadsanid wll
NB by yuudfhdhhhhfhfh
Who is watching in 2021, really I have been here much lately while I doing my habits so that I dedicate those children my mind because they way they're playing is so attractive... I guess they're doing well my allah keep them..
A
Me is watching
Me
Me too is watch watch
Me
I'm from Eritrean but I love Dhaanto :)
3rd of December still watching this. Cant believe this year going fast
Innit. This year lasted for like 3 days
Me still listing no to this song because it’s the best one ever made and my family still play this in the tv
@@miyamaya1874 Looool same thing here
😭😭😭😭😭six years ago
25 December now😭😭☹️
I am from pakistan i dont under stand langueg but i like dhaanto song singer Ahmad n Ali n NUUR CARALE sweet somali people love u es tv
Waw you all know the names great 👍
Toonka danbe ayaa macaan runtiiii inta daawanaysa 2021 waa inoo 2030 insha allah
Ilahy ha ina gaadhsiiyo wll 2022 2 13
ma no shahy wll
6/12/2022 still I loved this traditional song🥰
November 11/11 2023😢😢😢❤❤❤
2024 /1/4❤🎉
Waa dhaqanka soomalia horomar wacan ogaadeen ❤❤❤❤
2023 yaa dawanay intii iga danbaysa is muujiya😅🤛
Old is gold Ogadenia salaama🔥🥰
From isaaq habar Yonis garxjis🦁
2023 from isaaq G36 habar yooniis ❤🥺😂😂
Aniga waliba mesha lagu dhantayay Ayan dhaxfadhiya qaryoon dhodankii gobalka fiiq🇬🇲🦁👋
Hush
Alla labo labo ala laysu raacyey
Ilmaha isha allah hanooga duwo 🇸🇴💙💙💙
I'm from Jupiter i loved this song and love Somalian people.
😀😀😂😂😂
Waryaa dhibka dhaaf.
Dhaanto is my favorite one love ogadenia 🇬🇲🇬🇲🇸🇴💪🦁❤️💪🔥💯
2019 yaa daawanooyo
Like dhaha
Och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln är helt enkelt inte bara i Sverige och Finland i veckan under den här artikeln
Asc Wii anaadawaanayaa
👏👏👏👏💞😘😘😘👍👍👍👍👍👍👍👍👈👈👈👈
@@qaalihussen2452 ,,
C
🕋🗻🏝🕌
I still listening 2022 this song is amazing and attractive 💯💯
I still listening 2022
2019 Yaa dawanaya ha ila dhafin like 🔥
I always love Ogaden my digeykaa 💯❤️
Rer Garissa miya tahay😍
Old is gold love this song I'm half Somali my father yamen and my mother is Somali
Waaw yaa daawanaayo 2019🤚like iiga tag🤙
Asal Dhalad 2020
😢🥺When I start listening to it...I do have goosebumps 🙃
from America and I love this Jogjiga people they have unique culture,we play in this in our work place and my car.
753i 628
4
+Astur Qasim u
Waaw
This is somalia 🇸🇴 culture
hebal cali yes ever Somali can do dhanto but it’s specifically it’s Ogaden culture why you so bothered to correct? when it’s our tribal dance? Ogaden created it stop your cuqdaad and appreciate our dance we don’t claim anyone’s dance but you guys love claim our dhanto no every Somali region with qabils has different ways they dance😒
simply the best
somali culture so beautiful and very rich
1QQ111
ialqq
Cabduu Muse km
Kkkkk
DJI BEAUTY Woow Reer jabuti soo dhawaada bal. Af soomaaligana Ha dhuminina Soomaali baad tihiine
Anigo ardey ah oo gusi dhiganayo Ayan dhageysan jirey wllhi Hestan wan jeclahay ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Tiktok brought me here 🥰🥰❤️❤️such beautiful song 🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️dhaantoo
Wow, I have never ever seen like this dance. Very well organized and played. Carurtan si fcn ayay ula haystan muusiga.
Markuu fananku leyahay labo -labo la isuracye musiga horkadhaca ayay lasocdan o ay ubadalaya ciyaarta labo labo wow...
kkkkkkkk Walal Af somaligii aya malaha batay. Micnaha Music adiga aya sids u yaqana lkin aniga kulama qabo wall..
Haa way la heystaan caruurta school ayey ka socdan iyo walibo dagmo ayey matalayan waana tartan marka towabar badan ba lasoo siiye sida ka muqato halkedi bay dhigeen
Wooooow
Long live Ogadenia❤💙💚
Yasmin Nuur absolutely right long live ogadenia
HODON
Yasmin Nuur somali waaye
Yasmin Nuur Reer abti i love family I grew up on this 😭😭🇸🇴💙
Yasmin Nuur long live the whole of Somali 1 tribe Somali!
Wow 2023 yaa ila daawanaya old but gold ❤🎉
Soomaaliweyn Guuul iyo midnimo Insha ALLAAH ❤️❤️❤️❤️
Aniga gaar ahaan si way ayay xasuus igu thy habeenka cidii garan ayaa garanay see waa habeen aan ku guulaystay aniga iyo groupkaygii I am Suhaib abdi yare ❤️👉❤️
Landhere ba thy aapo 👋
@@naasirmacruuf1224 j7jgkg
@@naasirmacruuf1224 tuk
Thnks bro ❤️
Somali qabiil aa baa bi iyay 😢 subhana Allah qabiilka naga daaya please we're one
Love this song 🇪🇷🇸🇴
2024 hdad dawanayzo iyo waxi kadanbeeyo legend ba tahay marna ismabadasho dhantadan old is gold❤😂
THIS IS BREATHTAKING!!!!!!! IT JUST CANNOT BE MORE BEAUTY....
Listening to this Beautiful Song
01-03-2022.
LOVE DHAANTO
Old is gold who is watching 2024 .
Xusuuso sanadihii farxada 2011-2014❤❤❤
i love this song so much and i have no idea what they’re saying it makes me so happy
I love hidaha iyo dhaganka Somalia
Wilo Ahmed you mean ogadenia
Wilo Ahmed ku qabso ku qadi mayside,somalia a place where it's hate everyone even among themselves.
Kafi Ali idoit think bfr u say smething
Brock lesnar Paul heyman soo wad cayda noolashaba caybaa la idinka baree.
Ibrahim Mohamed nah its whole somali dance u just made music
Waxaan kasojeeda habar gidir #sacad and I love Ogaden people. reer abtigeey waaye
moha hashi oo yaa ku yiri abtirso hadaynu nahay soomali waan is wada jecel nahay bes dhuuni baa isku kaaya diraaya ok
moha hashi Kkkkkkkk Waraa Sacad Ka aad Shegayso Aya Ogaadeen ah
@T dots realestINA adeero Sacadka Hadi lo abtiriyo wa INA amudan #Muqaabul Dhalasho ahan
@@fartuunfilsanoficial3290 mya ina adeero ogaadeen manihin waxba nooma galin rag madar kicis hiraab beeynu nahay oo hawiye eh 😉
@@imme2567 kkkkkkkk walaal Hawiyaha aad shagayso dhexdoda waxaay idin dhahan wad ogtahay Maxaa Naftada beenta ogu Shegaysa
Waa dhaanto mcn 7/9/2019 wixii igadanbeyo liketu waa idinku waa jib nacalaa Sheydan ku yaalee
Awoowgood lakub ha idhafina
Runti dhaantada waxey ka mid tahey wax yaabaha i jecleysiiya dhaqankeyga hodanka ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
Viva Ogadeniya Iyo Dhaanto best Hiddo Iyo Dhaqanka Somalida
This dhanto is very cute and I love this song
I can't stop listening to this song still watch 2021❤
Iqlaas labo labo layku raacyee anakuna ma isracna mcn War soomaaliyeey iigu soo duceeyo inuu alah isiiyo gabadhaas aan jeclhy 😢😢
What a beautiful scene, love you my young sis and bros.
Hooygee heeeeee............!,,,
Kan Yar Ee dhexda Kujira Ciyaarta Kla Wada❤😍
I love this video from Djibouti 🇩🇯my brothers😍🤩j'adore vraiment c est magnifique
Masha Allah Allow dhaqankayna noo dhowr somali weyn guul idin rajeynaa iyo midnimo
Datka iga danbeeyo oo daawan doono 2024 waan idin salaamay waa dhaanto aat umacaan kuso dhawaada Aniga waxan daawanooya 2023 🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣
My Ogaden people waligiin sidaa dhaqankiina u haysta farxadaasna ku noolaada.
Farxadaad haysataan cid haysata ma jirto.
Kafi Ali waa dad ficin lkn
Mnta waa dadka u liita saa wali gumysi madow ayey ku jiraaan
Kafi Ali dhulka neh
König Mohamed Said w4tyyu
Kafi Ali u9
😭😭 insha allah we shall ✊🏾💚💙❤️
this guy he has a unique voice, king of dhaanto nuur carale🙏
Dib ayaan usoo jalecay dhaantan macaan ❤ labo labo❤ 2024
I love this 😍
I love my pple ogadeenia ❤️💙💚
thanks
Said
fkdkd
lov more
Fartuun Sanka fartuun sanja
Fartuun Sanka masha alaah
Amazing am proud to be Somalian in nature
I'm from Jamaica and I Love listing somaali music people👇🏿
ayyye ;)
2015 Xasuus hore wlhi cawo aythay 2022 aa mrkle dawnoya ❤️💋
My ogadenia long live 💎💎🔥💋👑💙💚❤💛💗 Boqoortoyo
This is never gets old, still it’s new for me 2024 laandhere hada maqasho waa ogadenka greeting from xamar cadey
More love From Malaysia🇲🇾🇬🇲♥️🤝
Thanks
Old is Gold after 8 years I am very happy tonight because I am watching 8 years later😭😭😭😢
proud to be ogaden in love wid the song
DERIQ SEID ISMAEL ogaden is a country
Noah A yes but other Somali clans do and can live their aswell but it’s mostly Ogaden clan.
DERIQ SEID ISMAEL no she is proud to be ogaden take your hatred somewhere else uff she can be proud to be Ogaden nothing is wrong with being proud of your qabil if you gonna come here with that get off here
the most beautifull dhanto ever l really do love it masha allah
M.a #Nuur #Caraale Io #Hodan BAAN caawa Soo Xusuustay #Caawa #Waa #Labadeenna😘😘😘
wht a sensational dance. pure culture...viva Ogadenia.....lets bring to mugadishu this culture
All somalis had these dance until islamaziation happened sad
Abdullahi jamac we a lot dances😩😩
hhhhhhh.....Wx kale
Nahwa Farah hhhhhh so lets present it...
Abdullahi jamac mogadisho doesn’t need your culture!! We dont need DHABAR-xanuun sxb 😜😜😜
All the dhaanto i've been watching is absolutely staggering🔥🔥🔥
ViVa Ogadenia❤💙💜
My Pple.. My blood
Guul iyo Gobanimo 💪💪
My OGADEN NASAB IYO GOB ASAL lahubo
Dhaqan iyo Suugaan
Gabay iyo dhaanto
Geel iyo faras
Still I'm watching 2024❤🎉
This song is still a banger even on eid like 8 years laters
Still the song hits as it's new😅
@@user-yp5du1gn9rme😂
This is the traditional dance of Ogadenia 💚💙❤️
Yes all Somalis aswell walaalo not just us. Somali ☝🏾❤️
We Ogaden are Somali
❣❣👏👏
Galbeed * how do u know if the people Are absame?
@@puntitegeneral2117 ye
Absolutely this song is brilliant i used to watch since for a while anyhow I’m in love with this song🎵❤️✅
Maasha Allaah! Allow barakee soomaalida. Aamiin ! Kalgacayl guddooma. From Brussels. ❤️
Walk like an Egyptian? I’m convinced we’re related💙🇸🇴
@Ali Ahmed I am Somali, but I believe we share a common ancestor with the ancient Egyptians
Nobody can stop dhaanto.not even the draconian islamists
@@bisharGellowMahad just wahabism is our enemy but sufism preserve our culture from hair style to dances
alla fadumo caawa waalabadeena
27 Novermber 2023 Old is gold Wakhti bay ahayd markaan ka daawan jirnay Estv wlhi asxaab badan ayaan kala baadiyownay oo aan wada daawan jirnay😢❤
2024 daawanayaah ani kwran0❤
Ciyaaro dhaqameedka waa Tan ugu Jeclahay ❤
Yaa ila daawanaya nuur caraale 2020 waxba ha is mashquulin 👍
Am from Morocco 🇲🇦 somalida waniwataa 😏
Wooow amizing still I'm watching since 2014-2024❤❤❤🎉
ma niin iga nasiib badan aya jiira wayo habeenka waan joogay .I never forget dad nghit
Ninkii ciyara kawrm 😂😂😂
@@aysarstudio4758 dhabar jab
My favorite dhaanto waye walahi.. Wish to marry a girl from this region.. Ia
Memories anigoo yar baan TVga ESTV ka dawaan jire waayo waayo My Fav Dhaanto✊❤
l'm from georgia state l love this song and somali people my Allah peacefully Somalia ❤