وعليكم السلام إخواني من سودان حياكم الله وبياكم والزمكم ما كنتم فيه من تعليم راقية وحرية واسعة ومنعكم التعبد الكفري وتدخلهم في أخلاقياتكم زاد الله لكم الحرس والسلام
allow cudur qabiil ha nagu ridin somali wa jiranthy alle ha cafiyo ddsi my qalbiyasha wan idiin jecelahy halka ka si wada hormarka waxa noolba manta idiinka aya jire alle garab kiin ha galo viiiiiiiiiiiiiv jigjig cadey ha noolaato iyo 8 gobol ee kale intba wan jecelahy ddsi jir
Dhulka baxadale ayaa kuso baro Baraye kula daga asal weye Caawaa 36 anniversary kaso waregty Asaskii Jabhada Xoraynta Ogadenia ayaa ku dabldgyna!15 August 1984 happy anniversary my people 💚💙❤️🌹🌹💪🏽✊🏽💚💙❤️🌹
The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey
Boga boga boga bashiirow boga ayaad ku beerantoo waxaad thy badhkey runti xasuus qali ah igu leedahy qf agteyda ku weyn ayaan ku xasuustaaa aloow ku nabad leey ♥️♥️♥️♥️ bishiiba 20 mar dhegeestaa
Nice million+ waad mahadsantihiin akhyaarta daawatay videogan
caweyska dalmar this dhaanto is the best really loved thank you
THANKS
Caweyska Dalmar U WELCOME
Caweyska Dalmar dhaantada aad bn ushidan tahy jecliya reerkyga 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Caweyska Dalmar
Allow abtiyaday barake Ogaden from Hargaysa
Aamiin
💝♥️♥️♥️💝💝
Amiin habo ❤💯✌
Amiin
Inta Nabi Maxamed NNKH jecel like
Scw ScwScw ScwScw
💗🇬🇲🇬🇲Mansha Allah quruxley alle hay ka daayo soomaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😘😍💋🌷
Scw scw
Scw
Scw scw scw
السلام عليكم ورحمة اللة تعالى وبركاته
انا من السودان واحب الاغاني الصومالية جدا والله
شوق العيون
Welcome. We love our brothers and sisters from Sudan. I love Sudanese music one my top video is Salah Ibnu Badiya
أهلا بك. نحن نحب إخواننا وأخواتنا من السودان. أحب الموسيقى السودانية من أهم مقاطع الفيديو الخاصة بي صلاح بنو البادية
شوق العيون welcome bro we also love aqhani sudan
وعليكم السلام إخواني من سودان حياكم الله وبياكم والزمكم ما كنتم فيه من تعليم راقية وحرية واسعة ومنعكم التعبد الكفري وتدخلهم في أخلاقياتكم زاد الله لكم الحرس والسلام
SHUGRAN lak
Bashiir , Birimo iyo intii kale ee ka qayb qaadatay waxay mudanyihiin mahad.
Waa dhaanto si wacan loo Soo agaasimey.
Mahadsanid Cawayska Dalmar
Dhaanta aan inbadan dhageysto wa mid an caadi eheyn love from garissa💞
2024 hadad dawanayso likta sii tabo
😂😂😂
😅😅😅
Me heestan miyaan ka ahan karaa kkk😂
😊😊
Ninka maila araktaa hhhh
Yaaa ila dhagaysanaya 2015 ila 2021❣💯🥰wllhi wan jeclahay rer abtigay baladki jigjiga from mareexan 💯🥰🇸🇴🇬🇲💯🥰
Ani ✌
Weynakaaan🌹🙌🙌🙌
Aniii queen🤤❤❤❤
Aniga kusodoni rabaa 😅😅❣️
Aniga
Meshaan wax ku jira ogaden lee shegayaan dhantada waxa idin qurxiyay HG ee ♥ jecelkoda muujoya viva HG
Marti ayey habar digir ku tahay dhaantada
H.g power 💪❤️
Sow dhowow...dhaantadu waa dhaqan somaliyeed. Kaliya Somali galbeed unbey wali ku danbeysa. HG iyo dhamaan Somali way dhiiganaga waxa qabiil ku qori hees ama dhaanto waa wax magarato ee ha raac raacin.
Wan ahay ogenden bloody aaah! Vivaaaaa ogadenia 🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️💪👍
anigaadonayaogaaden
🦝❤❤❤❤❤❤❤
🤬🤬😡😡waxaan fiiri
OGaadeenoow Dhaantada waxaa idiin qurxisay Gabar HG ah oo sacad siciid ah Fartuun Birimo the one and only 👸👑♠️
Jahh sas waye wan kadhisnay😍😍😍❤
Huuno qali anagu waxaanba aaminsan nahay Sacad Siciid iney unuka yihiin.
Aniga eega waxaba ii muuqda labo OG oo dhaanteynaya 😊
@@coolkahil hhh hg hada nahay siiba sacad waa idin wadanaa 😘😘😍❤
@@coolkahil hhhhhhhhh
Ayadaba nasib leh oo Wil landhera ogaden dhata la qade huno
My family 🇬🇲 2024 yaa ilajogoo😅❤
Ani kula jogo lkn reer baydhabo ahay😅😊❤
Ani❤😂
@@RoodoIbraahim welcome 🙏 😘
Xadir
Aniga😂
Inta nabi moxamed NNKH like ii saar
Hadii aad ajar rabtid Masaajidka aad. Meeshan waa Hees
Dhaqankeena marka Dib u eegto waxan Nahay Dadka ugu Dhaqanka wngsan Dunida 🌎 bil shardi 🇸🇴 ❤️💯
rašTa Fara-
♥♥♥
Viva ogaàdiya
77ii999988889a
Masha alaa
2024 inta daawaynasa lekta ii taabo ❤
Barey iyo qalbiga 💯🇸🇴🙏waan uxisay barey I love you
Boga boga 💔😁 legends Bashir jaawi & Birimo greetings from Nairobi nabad ahada inta qoralkn arki donta 🙌
Viva ogadenia cidan ka dhashey alla dirgax hadan maqlin maba umaleeyo inaan ka dhashtay allow barakey Ogaden hadaad ogaden tahay like saar
Ayan ahmed Queen1213 😂😂😂😂😂😂 naa ayaanay waa sacdiyo dhalad ogaden abyo halkana majoogtay 😂😂😂😂😂😂😂
The
Anku qabs
Viv my tokolkeyga
Hhhhh
5Million+ Dhaanto la dhagaysto
midaan oogu jeclahay ❤️💯✊
Allow dhowr reerka yaga ogadeen
Aad baan idin jaclahay ❤❤💋
ابداع ي فرطون وبشير احلى دانتو 🇸🇩🇸🇴
شكرا للمشاهدة
Qofkii 2023 daawadoow like-ta dhac ku sii.
Nibi maxamed haku salino sac sac😢
May 2020 ❤fartuun bitimo &bashiir jaawe ❤
My family 2025😂😂❤
2024 Monday 25 March 11:26 pm still on Top👊
2021 haddaa daawanyso liketa ha ila dhaafin
Anga kadanbeeyo
2025❤🎉
Heestan markay sobaxdi ila xada wandawda inta igadambeyso like 🇸🇴🇸🇴
Hello
@@mahirdalpoqortooyo5546 hee
❤❤❤❤❤
Ogadenow noolada laandhereyaal ❤❤✅👈
2024 still on top❤😊
Me also😅
Same😂😅
@@barwaaqojama1207 🤣
Same❤😂
Awal ma 2024 baa lagu jiray waan ilawee😂
galmudug vs ogadenia isku ficanaaa waa Dad nabad jeceyl love you guys
Wa runta huuno
Dhaataata wanjeeclaahay❤❤❤❤💘💋
💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💝💝💝💝💝💗💗💗💗💝💝💝
Thanks
M.a
allow cudur qabiil ha nagu ridin somali wa jiranthy alle ha cafiyo ddsi my qalbiyasha wan idiin jecelahy halka ka si wada hormarka waxa noolba manta idiinka aya jire alle garab kiin ha galo viiiiiiiiiiiiiv jigjig cadey ha noolaato iyo 8 gobol ee kale intba wan jecelahy ddsi jir
najma ayaan somalia hanoolaato x
Aamiin
beerihi bushiro beesha xamaara iyo buurihi nogbeed aan balaayo jidhin barmiil iyo i Geey FiiQ aan So bartee Alla Cajiibsana NoGob weyn mi home ❤💯
Dhulka baxadale ayaa kuso baro Baraye kula daga asal weye Caawaa 36 anniversary kaso waregty Asaskii Jabhada Xoraynta Ogadenia ayaa ku dabldgyna!15 August 1984 happy anniversary my people 💚💙❤️🌹🌹💪🏽✊🏽💚💙❤️🌹
2025 inta iladhage saneyso😂
2024 Nov 26 Fartuun iyo Bashiir jaawe xasuus hore 😮😊
Ku saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw❤🎉
Ogaadeeen❤️
Nasra Mohamed Alle haku sharfo Huuno Amiin
Ogaadeen ❤ dhaanto ❤
Qasaara moyee qabiilka maxaad kuraaci?
Nasra Mohammed soo dhawow sis
2020 inta dawaneyso farta hatagaan 👆
☝
☝☝☝☝☝
Mashaa'allah walaalkiin oo jooga puntland soomaali waa walaalo
2025😢yaa ilajogo 😅😅🎉
Great Music of sumali i am not understand but love song my fevrat singer nuur carale i am from pakistan
Welcome, I am glad you love our music. Thanks
U wellcom o am lisning 6 year estv dance is so beautiful
Estv was channel name. This kind music or dance called dhaanto. Thanks
Oil 8889l9999and 99ppppppppppppp0000
20204 qofki dawaday like saar❤
Birimo fananad qaraan all somalis under one nation no buntland no juballand no watever somali z one nation
2020 From Godey Gacalo 🔥😘
Jigjiga godey gacalo dhagaxbuur qabri dahar afdheer wardheer shiniile fildu is my mom home 😍😍😍🙏
I like dhaantooyinka wadanka ogadenia viva afarta absame iyo adeer kood
2019 , ayaan daawan dhaantadaan .
Fartuun Axmed Sahal iyo Bashiir Jaawi.
Xasuus yaa dawanaya 2022❤✊
Me
Aniga dawanayo sxb
Ani
Me😍
Anay wallhi isoo gaadhey hadda 30-12-2022
Baxsanow bashir yarki loo bogoo kama boodsaniye bartamaha dalkiyo birqod iyo igeee beledkii jigjiga
Ceesh cala dhanto way igagaantahay👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤❤❤❤❤❤🖤🖤🖤🖤❤❤❤💜💜💚💛💛
Aminaliza Moha
Suldanzaki1 Suldanzaki1 🤩🤩👍🏻
Abayo aniga kahele isooqawo
Dhanto iga dheh🎉
Hadhawe my hometown ogadenia😆
bayle mohamed hadhaawe love ❤️ ba ku ahay
Hadhaawe godey ti agteda miya😮
Bayle wiil Cabdalle waaba tahaye yaa katahay?
Who else is watching this dhanto in 2024 🔥 ❤
Runtii ragiii ogaadeen waxaysoo nooleeyeen dhaqan kii nabaad guuray lkn dadkaqaar waxa ay noqdeen kuwa kudaysada ogaadeen kkkkk
hz
wAa.dhantada.dhaatooyinga.oogufiican...
Cabdullaahi Cabdi alhayjah
Fkfuu
Dhaantadan wcn yaa soo booqday 2024 ❤🎉
Hada ayaanba dhagrysanaya taliye 😂😂
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali dhaha wll Ogaaden ha odhaninee qabiil baa idin diloodaye
Dadkuba waa SAB iyo OGAADEEN
Woow woow mansha Allah dhaantada caadi ma'ah waxaan xasuustay oo ii muuqda wadankii Hooyo waa in aan tago sida ugu dhaqsaha badan insha Allah
Allow Somalia sidii hore kusoo celi. All qabiils under one nation, under God.
Shamarky Nomand InshaAllah Aamin
7in7
Aamin yaa Rabi ❤🇸🇴❤
Amen sxb
I.A zxb wa soo labanena 🥺❤️
2020 hada tawaneso liketa
Www manshalah Abdi hassan ha dhacdo xabashida xun viva jwxo
Hodan Queen hanoolaato ONLF
Boga Boga 😮
Viva ogaden from NFD🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Naa wll nfd waa qalad
Dhulka kenya naga haystana 3 gobol ee nfd kaliya maaha
Ee waa ilaa marsbait isiolo iyo tana
Nfd na waa wax ay kenyatigu garisa mandhera iyo wajeer ula baxeen
🇸🇴
DAAWADAHA 2025😅😅
asaal rer jiigjiga gobtii afrika inolada gobtii anka dhashaay xuduntii awoowgay❤ nina asalki kama tago fartuun brimo waxan maqlay sacaad inu Ogaden aha hadana hawiye yahay oday sacada ba iyidhi Ogaden ban nahay on kanimid caajib waa yaab hadiiba eey Ogadeen ahayen maxa sacad hawiye raciyay inywy malintas u odaykii sacad hadalka igu yiri ila mantay sacad Wan jeclahay tolkeybana ka dhigta codowgiina ha ujabina dadka ugu sareya💕💕💕
Canab Abdi hh
Nawal Cadey
Waxaa leysku heystaa ogaden ma qabiilbaa? Ma darood baa?
Markaasaa adoo asalkaadu shaki ku jiro yaad Habargidir halyeeyadii Africa u gefee
Waa yaab Wallee
Kula yaabi maayo illeen cagdheer caqligu cagta ka galay baad tehee oo meel walba daba qoodhi ah
Marka ciddaan ku aqoon waxaad doonto u sheeg
💪💪💪MADARKICIS HIRAAB 💪💪💪
Beenbaad isu sheegtay Waxba isuma nihine hanasheegan
Aqas
@@mideyeadde1470 maxaa lagaa urto uuf adiga ba lagu aqaan aqoon noocada bililiqada & qaxa ku dhashay ugama bahnin nayaa nijaasad
Masha allah ogaden kaliya maha somali dhan way dhaqan wacantahy dhatadana way wada ciyaran hadaba non qabyalada
Aar cagdheertu si fcn bay dhaqanka u yaqaanaan walaahi. Waa looga hadhay.
Cuqdad lan naga danbeeya 😂😂
@@seaditeyib9070 hhhhhhh afki kuma go'o huuno.
Ahmed mohamed ilkaaa yrtaa akadaraan
Dusha camaara dhul saleebaan💪✅️
Thank you Caweyska Dalmar. One of best dhanto
You welcome bro
The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey
The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey
The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey
The best Dhanto-- B +B (Birimo iyo Bashiir) Barkey iyo Bugey
Dhantadan mar kaan dheheysan jiray quricel kaxaga gel kuilalijiray hadana 🇨🇦 aajogaa waa xasusu walaahi
ilaahey hanoo kaa daayo eedo macan cadow kaaga u nooloow thanks eedadey fartuun birimo
Birqod goobtii ree sayid🇸🇴♥️👌👈
birqod waxa daga weyten iyo ugaas koshin
2025 yaa ila joogo halkan
Dhaantadani waa cajiib ma duugoobayso 400 Sano dambe
Birqod iyo igee baladkii jigjiga
Af iyo Curin cajiib ah baan leenahay lkn waxa naga awood badan qabyaalad aan xal quman marnaba keenayn 😢
FROM Hargeisa
2023 ayaa daawanaya like saar waa waajib
2024
Boga boga boga bashiirow boga ayaad ku beerantoo waxaad thy badhkey runti xasuus qali ah igu leedahy qf agteyda ku weyn ayaan ku xasuustaaa aloow ku nabad leey ♥️♥️♥️♥️ bishiiba 20 mar dhegeestaa
Yarkii loobage aniga ayaa ismoodayba, qabiilkayga waa loobage, ah😂😂😂😂😁😁😍😍😍
Fuad MM 😂😂😂😂😂
Wa
Beerihii jigjiga baladkii mulaaad beydka weyn ee harta iyo harooreeys wacn heega roob eey ka helay ❤❤❤❤
OGAAADEEN ABSAME ABAARU MALAYSO
bdxky
+%$7- /😆🇻🇮🇺🇾🇰🇪😂😍☺😆😆🤗☺🤗😇😎
Best Dhanaato❤
Bazhiir Jaawi🙍♂️
Fartuun Birimo👩🔧
Thnkz🤝
Hada Iga Danbeyzo Like🙏
❤❤❤❤❤❤❤
Ayeyday doombiro janadii fadowzo kuwaar insha Allah
Aamiin yaa rabi
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
Aisha Hassan kkkkkkk aaaammmiiiiin.
WWW
WWW
2024 yaa dawanaya ❤
allow ogadenia xoriyad dag dag ah may hesho viva jwxo
hhhhhhhh
yaa nahaysta hno ddsi waa nbd iyo xor
Ahmed rabi mardhaw bay kala furfurandoonaan dadkaan aan islahayn ee kor la,iskaga xirey
+Nashaad Mohamed hi
Ahmed rabi uu
gh boy sida nin raga u hadal sidi dumarki bad u hadlaysaa
Hadaad iga danbayso like waad legend dhaaftee😂❤❤
wow d d s soomaligaalbeed waan jecalahay dhuulkaga hoyo I love. my country
MASHA ALLAH DHANTO IYO OGADEEN,ILLAHOW ISKU DAA, AMIIN.
Dhaanto is for Ogaden only
Kkkkk ku cadan ah ayaaan daawasiyay dhaantadan wayba jeclaaden waxay ku leeyihin waaba jimicsi sida loo ciyarayo 😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Abdi cumar wad iga qoslisay huno
😂😂😂😂
Mansha allh
labada suudaniyiin ah ayaa dhahay Somalida aad iyo aad ayan u jecel nahay dhantadana caadi ma ahan
Birqod iyo igeey baladkii jigjiga ❤😢rabiiyo ango tagin degankii hai qadin can't wait ♥️
Eid Mubarak 4/6/2019🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Ciid Wanaagsan walaal
❤️❤️❤️🙏
fartuun birimo iyo Bashir jaawi fanaaniin caana masha allh dhaqan soomaaliyeed ayay ina tuseen
Habllahay yar yar Ya IGA so dhax sari kara waar waan uu xisay koxdeydi weeeey 😘😘😍😍👩❤👩✌
Maku jirtaana tee tahay gabdho quruxbadan weeye🤣
6sano kadib 2023 ayan dawana heestan fav fartun birimo
Bashiirow boga❤💋 23/7/2019 wixii dawanaya liketa
My mum fell in love with this dhaanto
😂😂
🧭
Man sha alah sxb bashir dhaanto ina caadi mahan codkada
Dhaan ti jacayl ima so galine ee gacaliyahayga ayaa pashiir la dhahaaa aboweh badh kay baa tahay my hussban
Kkkkkkk laftayda magacaa bashiir baan usoogalay bashiiradu hanoolaadaan
Mansha alah ogadeniya hanoladan rer abtigey
Nim 12 Gabar xalal don ah haaaaa
Nim 12 Gabar xalal don ah
Waayaha Cusub
H
Amiin
Shrf
BIRQOD IYO IGEE BALADKII JIG JIGA WALEE WAY ASIIBTAY ASALKU WAA HALKA AFKIINA CAANO LAGU QABAY
Masha Allah love you too
axyaa wadankii bashiir jaawe iyo fanaanadii birimo we love dhaqanka
cajiib waa asal Bashiir jaweey iyo birimo halkaas kasiiwada
Dhal ogobeed Ogadeen♥️♥️💝