MUXIYADIIN SHAAHID IYO KHADRO DHAANTO | HALGANKII AAN GALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • DHAANTO - Muxiyadiin Shaahid & Khadro Dhaanto - Featured Princess Istaahil | With Lyrics HD
    DHAANTO QURUX BADAN, Muxiyadiin Shaahid & Boqoradda Dhaantada
    Khadro Maxamed Xirsi ( Khadro Dhaanto ) 'Halka Lagu Nastiyo Hoy Mawada Galnaa''
    ' Featured Princess Istaahil | With Lyrics HD
    Dalabkii Qurba Joogta DDSI
    '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    DHAANTADII LAGU KARBAASHAY NABAD DIIDKA
    ''UBO'' LAGUNA AMMAANAY HALYEEYADA LIYUU | WITH LYRICS
    Huuno had iyo Jeer waxaan Haybiyaa Halyeeyada Liyuugeenu Haadkey Maraan?
    Halyeeyada Liyuu Ee Arliga Hantiyay* Horumarka Askumay Maadan Hadal Ufurin?
    ........................................................................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaska. .

ความคิดเห็น • 1K

  • @djraamofficial580
    @djraamofficial580 หลายเดือนก่อน +16

    Wixii iga danbeeya liketa dhac kusii

  • @ibrahimmaxamed8430
    @ibrahimmaxamed8430 หลายเดือนก่อน +10

    Inta daawanaysa 2024 iyadoo argagisada maanta xeebta liido shacab ku laayeen😢😢😢

  • @dhowrsan9005
    @dhowrsan9005 10 หลายเดือนก่อน +25

    25 October 2023 night 9:00 pm
    Inta iga danbysaa salanta hayla dhafina Reer Ayeeyody ogadeen ❤❤

  • @califj3256
    @califj3256 3 ปีที่แล้ว +28

    Kuwa aad Heeybiseee ku Hawootaa ahaye Halka lagu Nastiyo Hooy mawada Galnaa🤩🤩🤩🤩 This never get old

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 ปีที่แล้ว +85

    Cod iyo Dhaaanto way dhaaftyyy 2023 inta ficil usoo radisayy aar like😂😂❤❤❤from hargaysa ❤🎉🎉

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +135

    Wan Ku faana inaan luuqada Hodanka ilahy noogu deeqay alx😍Bal ufiirso Say ereyadu isku raacin Mashaa Allah👏👏

    • @faadumoxasan2537
      @faadumoxasan2537 2 ปีที่แล้ว

      000000000

    • @wiilsomali5933
      @wiilsomali5933 2 ปีที่แล้ว +2

      Hadhka wabiga iyo hoska lo keediyey, kaaley hunooy haleelo irman lo lisye

    • @ahmedabdiibrahim6705
      @ahmedabdiibrahim6705 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad waa ereyo cajiib ah qof aqoonleh ayaa sameeyey ereyadan

    • @xanblimuuse1296
      @xanblimuuse1296 2 ปีที่แล้ว

      @@faadumoxasan2537
      The

    • @Yaxyebisle
      @Yaxyebisle ปีที่แล้ว +1

      @@wiilsomali5933 sida hooyo wiil keedii hanad u yimid waa yar keed har liyo uga kacay hur dada😅

  • @nonanosrien3586
    @nonanosrien3586 7 ปีที่แล้ว +84

    viva ogaaden waan idin jeclahay reer tolkay cadowgiin ma ciil baxo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +60

    Wan ku faraxsanahey inan #Somali ka dhashey😍 Inshaa Allah wax walba way inoo hagaagi doonaan iyo Somali oo isku duuban wan arki doonaa💙

  • @user-ws8sx6hg7w
    @user-ws8sx6hg7w ปีที่แล้ว +20

    wiil darwish 🐎❤️

  • @user-gr3kq5vc5u
    @user-gr3kq5vc5u 4 หลายเดือนก่อน +10

    Wa jananka DARAAWIISHTA Laascaanood jiida hore ayan kujiraa heegan sare 4. 5.2024 cadowga masomaro halka madaxa saartaan cagadheerta wa garabkeena hore usocda

    • @MalyunIbrahim-wy6py
      @MalyunIbrahim-wy6py 3 หลายเดือนก่อน

      Guleysta dadkeyow from Kenya,will ogaden

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  8 ปีที่แล้ว +75

    DHAANTO QURUX BADAN, Muxiyadiin Shaahid & Boqoradda Dhaantada
    Khadro Dhaanto 'Halka Lagu Nastiyo Hoy Mawada Galnaa''
    'Featured Princess Istaahil | With Lyrics HD
    Dalabkii Qurba Joogta #DDSI

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 2 ปีที่แล้ว +37

    Ogadenya oo heshisa umadi oo tashatay
    Onlf iyo liyuu oo al shabab hal mel ugu so wada jeedsaday . ILLAHAYOW nabada iyo barwaqada nogu wad 🤲🤲🤲

  • @Maxamedabdinuur10
    @Maxamedabdinuur10 9 หลายเดือนก่อน +17

    Guushi reer khaatumo ee goojacade 25/8/2023

    • @user-sz4ex4nn5r
      @user-sz4ex4nn5r 7 หลายเดือนก่อน

      Umad an waligod guleysan aya tihiin wad amini la dihiin

    • @Maxamedabdinuur10
      @Maxamedabdinuur10 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@user-sz4ex4nn5rQudhmis waligayba kabaha ku aasi jiray soo baadh taariikhda

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 ปีที่แล้ว +237

    Ogadeen baa soomali u laandhersan😍😍😍
    Reer Ayeeydey😚😚😚 Wllhi Waan ku faana in OG Wax ii galeen😎😍
    Qabiil Qalad maahe Qabyalaada ceeba🤣🤣

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +9

      Fatima zahra Barre thanks abti

    • @nimcocabdi856
      @nimcocabdi856 5 ปีที่แล้ว +4

      Maaashalh macn badn alha ku xafido huuno macn ❤❤❤❤❤❤❤👍

    • @munakhalif5956
      @munakhalif5956 5 ปีที่แล้ว +4

      Mar Haday kay uheesaysiyo kayleedahay soo hogay lagama siin ay laduba ogadeen yihiin oo ay ladhalatay ayaaa bisayba

    • @hassanissack5681
      @hassanissack5681 4 ปีที่แล้ว +5

      @ADAM JAMA nacalaa aqligaaga ku taalo ugaadeen yaa gaaro oo Somali ah horta mala socotaa in ay yehiin dadka kaliya somaliya taariiqda ku leh oo ka soo qeeb galey xureyna somaliya

    • @aishadhacdhacowaishadhacdh7478
      @aishadhacdhacowaishadhacdh7478 4 ปีที่แล้ว +1

      @@axmedyare2404 1q614 t⁵

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 3 ปีที่แล้ว +49

    Ubbo waxaa ah kuwa gumeysiga u shaqeeyo free Ogaden region 🇸🇴

    • @abdifatahgerman3429
      @abdifatahgerman3429 2 ปีที่แล้ว +1

      Ubo hada alshabab bay ku dambaysaa 😅😅
      Halkan hada kama jirto

    • @maxamedcali2828
      @maxamedcali2828 4 หลายเดือนก่อน

      Waxa jira kuwo iyadoo lahysto inay umalaynaya inay yihiin xor
      Lagana dhaadhiciyey itobiyan baad tahay

    • @abdulwewe4189
      @abdulwewe4189 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdifatahgerman3429 sxp ubo ifahnsii

    • @abdulwewe4189
      @abdulwewe4189 3 หลายเดือนก่อน

      ubo micnaheeda ifahnsii scp​@@maxamedcali2828

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 ปีที่แล้ว +19

    Soo hadhaagii liyuugu hoogay lagama siinin😡
    ONlF luv u💋❤️

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 11 หลายเดือนก่อน +10

    Guushii Goojacadde kadib baan dhegeysanayaaa

    • @user-fd3tc7nh5x
      @user-fd3tc7nh5x 3 หลายเดือนก่อน

      Madhaween bahashaan dadka hadeee dhanto tiktokta kubarteen😂😂

    • @user-sz4ex4nn5r
      @user-sz4ex4nn5r 2 หลายเดือนก่อน

      diin an Goja cade ahan malid miya

    • @suusu6734
      @suusu6734 2 หลายเดือนก่อน

      GuuL Lagag daN belay Gul mahaN e hareraHa izka ega mrkn 😂

  • @user-dq8ql7gt9p
    @user-dq8ql7gt9p 7 หลายเดือนก่อน +18

    Jowhar cade ayaa kadawanaa mnta 2024 bisha lawaad ❤ like 😮

    • @Abdirisak7
      @Abdirisak7 22 วันที่ผ่านมา

      @@user-dq8ql7gt9p Horseed ama h/w✌️😂

  • @omanoamn2934
    @omanoamn2934 4 ปีที่แล้ว +19

    Heestaan waa markii 12 aan dhagaysto caawa tarikhdu waa 2020/6/1 ogaadeen dad ixtiraam mudan

    • @khadrawacan983
      @khadrawacan983 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi ana sido kle toban jer ban dhagaystay alle ha sharfo reer adeerkay🥰

    • @musababdikadir5020
      @musababdikadir5020 2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll

  • @mohammeddeeq6241
    @mohammeddeeq6241 ปีที่แล้ว +191

    Goojacade😂❤

  • @QueenNash-jy9pq
    @QueenNash-jy9pq 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ilahayow Ogadeniya 🇬🇲 ooo horowday inatusi walwal inoma yara us Og 🇬🇲 from Kenya ❤

    • @AnasMuxudiin-th6zq
      @AnasMuxudiin-th6zq 3 หลายเดือนก่อน +1

      Og dad aa jeclahy from mursade

    • @user-jo9rx3ov2y
      @user-jo9rx3ov2y 3 หลายเดือนก่อน

      Run miyaa. ​@@AnasMuxudiin-th6zq

  • @MajorYasinHassanAhmed
    @MajorYasinHassanAhmed 28 วันที่ผ่านมา +2

    2024 who is stil listening. Ma daadkaykow nolada

  • @FadumoMohamed-us3wz
    @FadumoMohamed-us3wz 6 หลายเดือนก่อน +9

    Ogaden gulaysta wllayaal from ASHARAF ahlu beytkii

    • @CubaYdColhaYe
      @CubaYdColhaYe 2 หลายเดือนก่อน

      Inzh*@ll@h wll zharafey

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 16 วันที่ผ่านมา

      @@FadumoMohamed-us3wz Aduunka Ashraaf Baan u jeclahay wlhi Ahlubaytka xagiisa nalagama maro hadaan ogaadeen nahay ilaahay Haku sharfo abayo mcn ♥️♥️

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +11

    1/12/2022❤️❤️‍🔥 favorite dhaanto 👌❤️
    Inzha Allah coming soon 🇨🇦❤️

  • @abdirashidelmi5018
    @abdirashidelmi5018 6 ปีที่แล้ว +22

    Quruxda iyo nidamka kala dambeynta ad heysatan onlf halgankeda ayad ku heshen abalkodina inad xasuqdan bad ka dhigten onlf dhibka lo geystay tariikhda qori donto wayna ka gudbi donan gushoda iyo xoriyadododana way heli donan wayna hanan donan insha allahu

  • @FalisCabdi-lz8si
    @FalisCabdi-lz8si 13 วันที่ผ่านมา +2

    Wajeclahay habin dhaladkiyow waheshi karna ❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 3 ปีที่แล้ว +14

    Heestaa xasuus ayuu igu leedahay ma aqaan liyuuga ay sheegayaan hadana waan jeclahay heestan ❤️from burco 🇸🇴kaasaynu wadaagnaa dadkaygiyaw 💕

    • @yasiidmohamed1677
      @yasiidmohamed1677 3 ปีที่แล้ว +3

      Seedan liyu uu garaanaynin Agah 🙄

    • @samiiramaxamed7365
      @samiiramaxamed7365 3 ปีที่แล้ว

      Naga badan wllhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤

    • @maajiddiaz3529
      @maajiddiaz3529 3 ปีที่แล้ว +1

      Liyuuga dadkada miyee xasuuqen cuqdad ma uqabtaa🤣

    • @labaqolle
      @labaqolle 3 ปีที่แล้ว +2

      @@maajiddiaz3529 maajid diaz haa zxp wax badan bay noo gaysteen nimanku nio way na camaalaqeen zxp 😂😹

    • @ismaciilshire2691
      @ismaciilshire2691 4 หลายเดือนก่อน

      Noolow walal

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +21

    Legend Muxyadiin Shaahid khadar dhanto❤✊

  • @rahmanather8962
    @rahmanather8962 ปีที่แล้ว +9

    2023 🥺❤️fvrt dhanto🥰🇬🇲💪

  • @mubarakmoallin946
    @mubarakmoallin946 หลายเดือนก่อน +1

    Love this guy dhanto dadkeygow nolada OG gang

  • @amsalbintiabdirahmaan4141
    @amsalbintiabdirahmaan4141 6 ปีที่แล้ว +77

    Wlhi somali calool xumeey igu haaysaa mid kenya gumeysato mid eithopia gumeysto qaar gooni isku sheego iyo meel qoom gaalo ka dhashaaan allooow wadankeena nabad nooga dhig

    • @hannaalii6111
      @hannaalii6111 5 ปีที่แล้ว +3

      Amsal waan ku fahmayaa calolxumada maryoolay kugu hayso waase iska xaal aduun oo dee wax badan lagama qaban karo lakin inta badan iyo wadanigu dalka waa u harin hada islaantaan ilkaha dheer ee ubo ku tilmaamaysa halyeyadii onlf so maanta jigjiga onlf lagama soo dhawayn oo abdi ilay ma xirna iyo gabraba. . Ha israacdo somaliya hana noolaato somaliya

    • @nastehaabdullahi5562
      @nastehaabdullahi5562 5 ปีที่แล้ว +1

      Amin

    • @iqramohamed1707
      @iqramohamed1707 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @boqoradareermatan8694
      @boqoradareermatan8694 3 ปีที่แล้ว

      @@hannaalii6111 dhaanto

    • @farxiyocaray1379
      @farxiyocaray1379 3 ปีที่แล้ว

      @@hannaalii6111 is zs

  • @afroxamse
    @afroxamse 14 วันที่ผ่านมา +1

    Intii S00 BooQatay intu mustfe madaxwaynaha yaha from USA 🇺🇸 ❤

  • @ahmedyare6920
    @ahmedyare6920 5 ปีที่แล้ว +14

    Cabdi askari meshad gali lahayd ba layska raba in badan bad jabhada onlf caydaye iyadiba manta jigjiga ka talisa wa balan
    Cayda ad gaysatay hal hal lagaga jaro 🙏

    • @aminahujaleh4618
      @aminahujaleh4618 4 ปีที่แล้ว

      Mx lagaqan karaa hee wilkas Waa xalyey

  • @muduhajiabdi1033
    @muduhajiabdi1033 ปีที่แล้ว +86

    11 /2 /2023 backing childhood memories

  • @samsamqurux3254
    @samsamqurux3254 3 ปีที่แล้ว +6

    23/8/2021 maalin isniina ogaadeen idin jecliyaa from hargaysa

  • @MMMM-js4rg
    @MMMM-js4rg 4 ปีที่แล้ว +47

    ONFL to the world and back. Who ever made this dhaanto has no heart

    • @mnz2028
      @mnz2028 2 ปีที่แล้ว +1

      MADE BY ABA ILEY XERTIISI

    • @abdi2617
      @abdi2617 2 ปีที่แล้ว

      Why

  • @zakihassanabdi8679
    @zakihassanabdi8679 6 ปีที่แล้ว +28

    Wan jeclahay dhaantaada reer Aabo ii noolaada😍😍👍

  • @rahmosoomalli6066
    @rahmosoomalli6066 4 ปีที่แล้ว +6

    haalgaankiii aan galiyoo hawshii waan soogutee hadafkeeygu waa inaan adi kuhello axsaan eerayo

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 5 ปีที่แล้ว +76

    2019 Yaa Dhagysan hayo 👂Waala heshiiyay Hada👀👍👂

    • @gediosman6055
      @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +2

      Gulled GãrBó :aniga

    • @shamimabdirahman4468
      @shamimabdirahman4468 5 ปีที่แล้ว

      Heshiiis nocee huno wali ma maqlin xornimeee

    • @maxamedsoomaali905
      @maxamedsoomaali905 5 ปีที่แล้ว

      Asc walaal macaan soodhowow seetahay saaxib

    • @deeqoluul2972
      @deeqoluul2972 3 ปีที่แล้ว

      aniga☝️❤

    • @cilowali4662
      @cilowali4662 ปีที่แล้ว

      Anigu wxaan dawana 2022 😢 yaa nool gulled

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhaantadan waxaan ka soo raacey jigjiga Vlig 2021. Caadi ma ah waxaan oo kale ayaa la dhahaa DHAANTO bes Inta UBBADA unbaa ka saari lahaa.
    Balse Liyuu Police runtii deegaanka iyaguu ku caano maaley. 🌹🌹❤️♥️

    • @ayannour9428
      @ayannour9428 3 ปีที่แล้ว +1

      Liyuu❤Ciidankeena
      From majeerten

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 3 ปีที่แล้ว

      @@ayannour9428
      🌹

  • @yasminmusa8437
    @yasminmusa8437 5 ปีที่แล้ว +26

    I support ONLF💓itoobiyan matageri karo

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 3 ปีที่แล้ว +6

    I LOVE OGADENIA... PLEASE UNITE.. FREE OGADENIA ...

  • @PLANB-gn9sc
    @PLANB-gn9sc ปีที่แล้ว +5

    Gabadh lagu hurtoo loo hawoodaa tahaye halka lagu nastiyo hoy mawada galnaa ❤

  • @aliabdi8734
    @aliabdi8734 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa ubo eh hooyadiin wase 2024

  • @xaawoluulmuxudiin4731
    @xaawoluulmuxudiin4731 ปีที่แล้ว +3

    Nin ogaaden aa rabaa🥺cida kaliya iska jeclahay 🎵😫❤️🇬🇲❤️❤️😂Ha leeska soo saro nin ogaden ah😂

  • @buraale134
    @buraale134 5 ปีที่แล้ว +13

    Cabdi iley iyo intii tageri jirtay duli ba usugnaaday iyo jeel mashallah ilahow adaa mahadleh

  • @xamsemalyga191
    @xamsemalyga191 ปีที่แล้ว +6

    Alla mxn ubada caano ulisay ilove you ubo 2014kii hda america ku sugnahay inaan imaado rajaynayaa dalkaygoo nabada❤😂

  • @maryammalas9986
    @maryammalas9986 7 ปีที่แล้ว +5

    mar hadiin aan hubsaday inaa tahay halyeey aadan dhaladkiyow waaan heshiin karnaaaa viva qadro maxamed xiri naag jirta hore usoco halyeeyad soomaaliyed farxad kunolaw inta cimrigaada kadhiman wlh waan taageraa dhantadan inta aan dhageysto lama tirin ksro thanks caweyska dalmar

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +22

    waaw viiiva DDSI one love💖💖💪
    kaa naxaaw nafta waaa🤔🤔🤔

  • @mazraoui.
    @mazraoui. 3 หลายเดือนก่อน +11

    Anyone2024❤

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 2 หลายเดือนก่อน +2

      Anigu marka ay sobaxeysay wan dawaday mantaana wan dawanaya 😊

    • @mohamedbarre
      @mohamedbarre 2 หลายเดือนก่อน

      Me to😅

    • @Jamiilowadani
      @Jamiilowadani หลายเดือนก่อน +1

      Same

    • @dhallansame35
      @dhallansame35 หลายเดือนก่อน

      @@Jamiilowadani dadki hore ba tahay marka

    • @cabdixakinsaleebaan
      @cabdixakinsaleebaan 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@dhallansame35☝

  • @roodoqueen1577
    @roodoqueen1577 5 ปีที่แล้ว +6

    dhaantadan xasuus iga dheh 20016kii baan dhagaysan jiray hadana waa 9 August 20019ka malin jimce ah 😍😍

  • @zhucebmoalim
    @zhucebmoalim 2 หลายเดือนก่อน +2

    malin ciid adxa ayan dawanaya Hestan Wan kuraxeste allow hesaha naga madowe😢😊

  • @khadraxasan8417
    @khadraxasan8417 ปีที่แล้ว +3

    Mar hadii aan hubsaday inad tahay halyey habeen dhaladkiyow wan heshiin karnaa🦁❤
    Only wiil isaaq oo jiida hore jooga inadeerr hppi 🥺😂💚🤍❤

    • @Maxamedabdinuur10
      @Maxamedabdinuur10 10 หลายเดือนก่อน +1

      Heesi hoos ka halgan may idinku filaan wayen argagaxisoy.

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 ปีที่แล้ว +2

    M,a ilahey luuqad qani ah buu noogu deeqay abwaanka sameyay wan wataa fanaaninta haka reebin

  • @ahmedyare2389
    @ahmedyare2389 7 ปีที่แล้ว +76

    Viva ONLF viva Ogadeenia xurnimo Inshaa allah

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 ปีที่แล้ว +4

    Muxiyadiin shaahid Iyo khadro Cod, hibo baa ku duugan alle ka barakeeyo dhaantadan Wax badan goos gooskeda arkay lkn uma aqoon Labadaan shaqsi ee Alle Hibada faneed siiyey.❤
    Erayada dhaantada eray iyo laxan cod baa ku laran♥️♥️

  • @MohamedIsmail-pu2yd
    @MohamedIsmail-pu2yd 7 ปีที่แล้ว +12

    wallhi ALOOW DADKEYGA RUUNTA TUUS OO QALA NACEYBKA TUUS VIVA RESPECT AHMED GURE THE ONE AND MAN

  • @abdirahmaanaliomar5243
    @abdirahmaanaliomar5243 ปีที่แล้ว +13

    Dhaanto mida ugu shidan iga dheh .!!
    Inta daawaneyso 2023 like saara .!!❤

  • @munaudgoon7017
    @munaudgoon7017 ปีที่แล้ว +8

    Tilmaamta inanta kahelay masha allah❤
    Old is gold ❤

  • @mohamedbangax3683
    @mohamedbangax3683 4 หลายเดือนก่อน +4

    Still 2024 i am watching this song ❤😊

  • @dhabahaye
    @dhabahaye 2 ปีที่แล้ว +52

    I have been watching from 2014 to 2022, this song is my favourite 😍

    • @abdirizakomar1483
      @abdirizakomar1483 ปีที่แล้ว

      Maba soo baxin 2014 see rabta nio

    • @nimcoibraahim3115
      @nimcoibraahim3115 ปีที่แล้ว

      Say ( I have been watching this dhanto since 2014 up to now 2022)

    • @dhabahaye
      @dhabahaye ปีที่แล้ว +1

      @@abdirizakomar1483 adigaan jirin mala berigaa.

    • @dhabahaye
      @dhabahaye ปีที่แล้ว

      @@nimcoibraahim3115 you have best favourite ❤

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ohhh dhaanto wey dhaaftay 2024❤👋🏻

    • @cabdale__cishqi
      @cabdale__cishqi 5 หลายเดือนก่อน

      Wllhy waa dhaafty dhaanto😢

  • @abdulaahihareed6095
    @abdulaahihareed6095 ปีที่แล้ว +2

    8/11/2018
    12/2/2019
    1/3/2022
    10/5/2023
    Wa inta mar aan ka xasuusto inaan heestan dhagysto ❤

  • @user-gz8bt1vc7c
    @user-gz8bt1vc7c 7 หลายเดือนก่อน +1

    Huna had iYi jer waxan HaYpiYah haLaYeyy mj HalaKaY maraaN❤🇸🇱💙😭🫂

  • @ashley7073
    @ashley7073 5 ปีที่แล้ว +104

    I support onlf❤️ but I love this dhanto 🔥😂

    • @omarsheikh1901
      @omarsheikh1901 5 ปีที่แล้ว +1

      coz its 2019 xanuun majiro kkkk

    • @WIILWAAL1
      @WIILWAAL1 3 ปีที่แล้ว +16

      ONLF IS MY LIVE ...GEESIYADA OGADENIA ... THE BRAIN WASH IS OVER.. FREE OGADENIA...... ONE LOVE

    • @idiriscqadirxasan2700
      @idiriscqadirxasan2700 3 ปีที่แล้ว

      @@omarsheikh1901 .k

    • @naleyahmed9910
      @naleyahmed9910 3 ปีที่แล้ว

      @@WIILWAAL1 r8ìaàAA

    • @axmeddhaanto5554
      @axmeddhaanto5554 3 ปีที่แล้ว

      U ar mad🤣🖐

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว +22

    Somali somalibaa u heesaysa waa cajiib. Ilaahay bogiina burcad haysku mariyo. Somali dhamaanteed

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 3 ปีที่แล้ว +14

    My favorite song 🎵
    Waan jeclahay dhntadan jigjiga 🔥💯

  • @Daahirsomali
    @Daahirsomali 10 หลายเดือนก่อน +3

    12 Oct 2023 childhood Memories😍

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 ปีที่แล้ว +7

    2020 ayaan dhagysanaya 😇😂 ogaadenow Kenya iyo itobiya inaad Ku silcaysan maad hal meel iskugu timaadan

  • @ahmedofficial4421
    @ahmedofficial4421 3 ปีที่แล้ว +3

    Halgankii iyo howshu wan sogutay hadafkeygu waa ina adiga ku helo ish cala heys👍

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 3 ปีที่แล้ว +1

    Jah wan ku rabaa bu le yahay adna madax ayey hoos uga dhigeysa wa hadal xikmad iyo xaqiiq. Wato ,2021 ,✊🔥❤️

    • @zamashh9414
      @zamashh9414 2 ปีที่แล้ว

      Heesta askarta new police ya Aman u tahay

  • @addaaniisse9869
    @addaaniisse9869 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waan kahelay😊

    • @MrQalinle
      @MrQalinle 11 หลายเดือนก่อน

      Professor hees ma ahe waa dhaanto 😂

  • @DaadirWaxgarad
    @DaadirWaxgarad 3 หลายเดือนก่อน +1

    01/05/2024 maalin arbaco waxan kudhageystay gobalka hiiran gar ahaan dagmada buulo burte ❤

  • @xassandaahir3251
    @xassandaahir3251 6 ปีที่แล้ว +9

    Aad baan uga xumahay in haq udirirka onlf leyrahdo ubo kuwa ay kumeystan xabashida

    • @QueenNash-jy9pq
      @QueenNash-jy9pq 4 หลายเดือนก่อน

      Huuno ma sas baaa mise Bal iisheg waxba kama faxansaniye

  • @leylacali9519
    @leylacali9519 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan jeclahay dhantoyinka waxan rajeyna ina mar soqadi dono insha allh

  • @Les-grands-du-sport
    @Les-grands-du-sport 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadda waa la heshiiyay lkn dhantadan Top waaye waan ka helaaa

  • @nimcocawaale6959
    @nimcocawaale6959 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta 2021 dawnysa heestaan anoo yar ayaan Maqlay wanan so raadshay

  • @user-wu7sk1ri8p
    @user-wu7sk1ri8p 6 หลายเดือนก่อน +3

    Garisa 2024 bishi 2 dhamadkedi xasuus

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k 4 หลายเดือนก่อน

    2024 DADKII GOBOLKA FAFAN YAA ILA XASUUSTA GUNBOODTIII 2016 I MISS YOU SOMALI GABLEED FROM SAN DIEGO

  • @abdulaahisheikhseid1420
    @abdulaahisheikhseid1420 4 ปีที่แล้ว +15

    2020 yaa daawanhaya

  • @MaryanMaryan1-p8n
    @MaryanMaryan1-p8n 20 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid walaashii
    naagtan waa walaashay saaxiibkay ah

  • @suleikhasaedali6874
    @suleikhasaedali6874 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaaah ogadeeen waan udhashay

  • @habibodorre8981
    @habibodorre8981 7 ปีที่แล้ว +8

    Mnshallah DDSI allow daaa

  • @sihamabdiwali9159
    @sihamabdiwali9159 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan sey igu socotay markey ubo tiri wan nacay waa halyeeyadii. Itoopiyanka. Gil gilay wanka xumaday waleee inaad saas u dhaanteynin hadeynan. Halyeeyadii ku soo halgamin

  • @hasanabdidhere7154
    @hasanabdidhere7154 4 ปีที่แล้ว +8

    Dhaanto iyo Badh 💙🙏🙏

  • @user-ld6do3hi6t
    @user-ld6do3hi6t 8 หลายเดือนก่อน

    Dhantadhaan oo lajaad kala loobadaley an arkey yaaab ,balse always this is my fav dhanto..Hooyga waino diyaar

  • @AmRaNist
    @AmRaNist 8 ปีที่แล้ว +44

    Halka lagu nastiyo hooy mawada galna?❤️❤️❤️

  • @CommandoGeming
    @CommandoGeming 4 หลายเดือนก่อน +1

    10/10 > 🔥💯

  • @fosiyadeqow3750
    @fosiyadeqow3750 3 ปีที่แล้ว +3

    I love onlf my dhiga hadad caysan iyo hadi kale wahba kamaqadan dawaqodi aya tihin uuf😎❤

  • @NasraYasiin-ut3sf
    @NasraYasiin-ut3sf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil qls ah goojacade ♥️🐎✌

  • @muradfitness5705
    @muradfitness5705 ปีที่แล้ว +10

    Still watching #2023
    Ogadenow noolada dhaqanki baad nooleyseene

  • @Gulletibrahim-vg3tz
    @Gulletibrahim-vg3tz 14 วันที่ผ่านมา

    Ogaden reer abtiyashaay dhiiga❤

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa ilahi mahadi hadi dadki ubo bixiye mantay xabsi kujiran

  • @abshirohassan8374
    @abshirohassan8374 7 หลายเดือนก่อน

    Wiil halyeeeya tahoo Kama hari karee halka lagu nastiyo hoyba weyno diyaar❤😢

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaantada kaliya ee aan ka jeclaa walibana ilaa hada waan daawanaa 😂😂

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 2 ปีที่แล้ว +1

      An kle midaha

  • @Seafae-leaning
    @Seafae-leaning 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtii dhaantadani waxay I xasuusisaa nolashaydii hore waxay ahyd dhaantadii ugu horaysay ee aan maqlo

  • @cimraancawaale380
    @cimraancawaale380 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqan xumaa yan ley kafaa idey san ubo hanolaato 💪💪💪💪

  • @Ruuney3635
    @Ruuney3635 ปีที่แล้ว +1

    Dhaanto mida ushidan igadheh❤❤❤❤❤😊😊

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 6 ปีที่แล้ว +9

    maanta u dhaantee kkkkkk ilen iley naftii ayaa haysa

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaantada kam xiiso dhaco cajiyiib 😘🤩