Dhaanto Axmed Budul Iyo Nimco Dareen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 451

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 ปีที่แล้ว +108

    Waxaan hubaa inaa Dhantadan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

    • @baarliin527
      @baarliin527 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa kula joogaa

    • @hibaaqmaxamud6817
      @hibaaqmaxamud6817 ปีที่แล้ว +3

      Wa so boqday

    • @OSCARGAMING55
      @OSCARGAMING55 8 หลายเดือนก่อน

      Taliye adiga meel walbo maxaa igaaga horeysaa 😂😂😂😂

    • @XamseReeermagaal
      @XamseReeermagaal 6 หลายเดือนก่อน

      Maxa kagalayalya​@@OSCARGAMING55

    • @CismanCabdi-og3ht
      @CismanCabdi-og3ht 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤​

  • @abdinoorosman7654
    @abdinoorosman7654 ปีที่แล้ว +20

    Dhaantadan markasta oo aan soo booqdo fariin kama bixiyo anigoo mobilo kala duwan ka daawado balse markani fariinta waan iska reebay 😂 daawasho wacan❤

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 ปีที่แล้ว +28

    1 million Iyo 400000 baa daawatay caadi ma ahan taas waxay tusinaysaa inay dadka somlaiyeed wali dhaqankooda ujecelyihiin ❤️❤️❤️🌹

  • @kaihavertz4569
    @kaihavertz4569 ปีที่แล้ว +23

    2023 yaa dawanaya like isaar ❣️

  • @nimcocawaale6959
    @nimcocawaale6959 3 ปีที่แล้ว +18

    Hestaan waxaan maqalay ano ciyaala o ciida ku ciyaara xasuusa wlhi cid qaada xata maan aqoon inaan dadka ka maqali jiray unbaan xasuusta blse 2018 ayaan raadco kuso helay waxnana dib u dhagysanyaa hadna 2021❤

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 3 ปีที่แล้ว +1

      Hees maaha waa dhaanto

    • @daudmuhumed2360
      @daudmuhumed2360 ปีที่แล้ว

      🥰

    • @Cismaan_darawish
      @Cismaan_darawish 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anigu dadka dhagaysanaya ba soo dull istaagi jiray xata waa lay bacin jiray waliba anigu baadiye joogay 2013 bilowgedi bay ahyd😂😂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 11 หลายเดือนก่อน +4

    Mar kale ayaan soo booqdey dhaantadan macaaan 28-11-2023 Wakhtigu muxuuu ordayaa Wxn ka daawan jiray Estv mar aan dalkii joogay cawana sweden ban kasoo dhex qaylinayaa 😩🙌

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +35

    Boqorka dhaantada Axmed budul xasuus hore wlhi 2013 mar aan dalkii joogay 🥰

  • @bintisomaalchannel7069
    @bintisomaalchannel7069 3 ปีที่แล้ว +51

    2021 yaa dawanayah heestan ❤️❤️❤️❤️

  • @roberthagenbuch1704
    @roberthagenbuch1704 3 ปีที่แล้ว +37

    Wow,my Somaal people,culture..we ancient Egypt..wow.. DNA doesn't lie

    • @dramaqueen9455
      @dramaqueen9455 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂

    • @cali44sharif90
      @cali44sharif90 2 ปีที่แล้ว +1

      wwww somaali

    • @imageking
      @imageking 2 ปีที่แล้ว

      We not Egypt we are Somalia. We Have our history. F the Arabs. I'm proud Somali man.

    • @roodaabdi8064
      @roodaabdi8064 2 ปีที่แล้ว

      @@dramaqueen9455 ~~~

    • @farxadabulshadatech122
      @farxadabulshadatech122 ปีที่แล้ว +1

      Yes Somali DNA Doesn't lie

  • @abdilahidawlad8966
    @abdilahidawlad8966 4 ปีที่แล้ว +50

    Dhaantooyinka Axmed makala dhacaan yaa igu raacsan Axaabey

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว

      Waana wax kale.
      Dhiiga boqol Ku tagaya had soo dhegaysato.

    • @sehafares722
      @sehafares722 9 หลายเดือนก่อน

      Waa wxkle

  • @elkafii4994
    @elkafii4994 ปีที่แล้ว +5

    The voice of Nimco Dareen is Something else . Pure Talent

  • @UmushabcaanCawl
    @UmushabcaanCawl 8 หลายเดือนก่อน +15

    06/february2024😢😢

    • @RoodaAadanXasan
      @RoodaAadanXasan หลายเดือนก่อน

      Cawa ka wran😂😅

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 29 วันที่ผ่านมา

      Maxaad la qiirootay ma wadankiibaad xusuusatay

  • @yaxyegeele6225
    @yaxyegeele6225 2 ปีที่แล้ว +44

    After 9.years Oslo Norway 30/10/2022.❤️🔥💯

    • @xidig3833
      @xidig3833 ปีที่แล้ว

      3 bil kabacdi dhageysoyaa 2016 igu dambesay

    • @dahir022
      @dahir022 ปีที่แล้ว

      @@xidig3833 2 bilood kadib Grønland, Oslo Norway😂😂

    • @norfunny
      @norfunny ปีที่แล้ว +1

      02/06/2023

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 9 หลายเดือนก่อน

      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Dagreendemon
    @Dagreendemon 2 ปีที่แล้ว +7

    I Love ogaden people gabdahotha qurqurux mansha Allah

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 ปีที่แล้ว +15

    OB heestaan muqdisho ayaan Ku dhagaysan jiray xusuus from somaliwayn

  • @aadanaar194
    @aadanaar194 4 ปีที่แล้ว +4

    Axsan dhaanto cajiiba xigmad mcn ayaan kadareemay axsan guuleysta

  • @halacbay4442
    @halacbay4442 4 ปีที่แล้ว +10

    Xasuus 2014 Ayaan dhag San jiray maantana waa 2020

  • @issamuhamed7952
    @issamuhamed7952 ปีที่แล้ว +10

    What a nostalgia the song remains part my childhood journey when I was at rural herding heads of cattle

    • @rgcb4045
      @rgcb4045 10 หลายเดือนก่อน

      Jjjjjjj0jj😊jj😊j😊😊j0

  • @mohamedbare9679
    @mohamedbare9679 ปีที่แล้ว +3

    Best dhanto ever ❤ ♥ budulow nolow walal

  • @ahmedshcrani3566
    @ahmedshcrani3566 2 ปีที่แล้ว +13

    Waxan jogaa uganda 🇺🇬 21/12/2021 aya dawana maalmo kadib waa 2022 😭 nolosha wey socotaa 🇸🇴✊

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 7 หลายเดือนก่อน +2

    Tan dhaanto lama oran karo
    Cajabey cajiib ❤

  • @hamsewarsameh.muhumed5677
    @hamsewarsameh.muhumed5677 2 ปีที่แล้ว +8

    What a sweet voice nimco dareen ax

  • @TheTigray
    @TheTigray 9 ปีที่แล้ว +31

    Returning back after nearly 4yrs.... Me listening only Somali music this week.

  • @UgaazomaxamedCali
    @UgaazomaxamedCali 2 หลายเดือนก่อน +1

    23 /8 / 2024❤ wan jclhe dhantadan😢

  • @Maxamedyare-lf9rk
    @Maxamedyare-lf9rk ปีที่แล้ว +1

    Inta tiktok kasoo raacday love igu cimaamada saxibayaal❤❤❤

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 ปีที่แล้ว +22

    i misss my home 😭😭

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 ปีที่แล้ว +6

    Ogadenia 💙💙💙💙👍👍

  • @FarahAnteno
    @FarahAnteno หลายเดือนก่อน

    2015 bishi 7 ayn dageysanjirey waqtigas oo kusugnaa xaduuda dalka kenya iyo Somalia oon Ari lajirey❤❤😢😢

  • @najiibhassan
    @najiibhassan ปีที่แล้ว +4

    Yaa dawanaya 2022 ❤🎉

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha alah noolaada rer ogadenia

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 ปีที่แล้ว +3

    Axmed budul markaan waa madoobaa team dayax dalnuurshe miyuuku biirey

    • @Kader.Arab4336
      @Kader.Arab4336 4 หลายเดือนก่อน

      Caamirada weeye ninkan isma badalin waa mariin

  • @somaliasomalibaaleh1342
    @somaliasomalibaaleh1342 8 ปีที่แล้ว +7

    war ninyahow dhaantada ku cod macaantahay ee haku wareerin heesaha waa markeey kuu dhamaan lahayd haddi aad heesto waxaan maqlayay hees cusub 2016 dadab gal la yiraahdo ka bax ayaan ku odhan lahaa .

  • @Daaxilcalas12
    @Daaxilcalas12 8 หลายเดือนก่อน

    Mar aan yara niicle wllky ka maqli jiray 2024 baan soo raadshay walee

  • @FRENKIE-fi8sc
    @FRENKIE-fi8sc 2 ปีที่แล้ว +7

    Somali culture is so cute 😍

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +22

    Somalia 🇸🇴 hanolato
    Viva somali weyn 🇸🇴🇸🇴☝🏿☝🏿

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 6 ปีที่แล้ว +2

    Markad socote sayri gacanta midig sabar genyo ley siba♥♥
    Raga soomalida ada ogu sito usareye salaanta iyo sacabka keen♥♥♥♥♥
    Abwanka mesha wuu isku amane

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 10 หลายเดือนก่อน +1

    10y leter lising casimada dalka hoyo ❤

  • @nuyeishqiofficial6893
    @nuyeishqiofficial6893 21 วันที่ผ่านมา

    Waan uxiisay wadankeygi ogadenia iyo dhaqankeeni dahabiga ahaa. 😢

  • @captainsee780
    @captainsee780 ปีที่แล้ว +3

    After 10 years Malaysia 🇲🇾 20 july 2023

  • @abdiwahabhussein9201
    @abdiwahabhussein9201 3 ปีที่แล้ว +4

    Ogadeen hadan nahay anaga ayumbu nuguso haray dhaqanki somaliyed e asalka ahaa.

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 4 ปีที่แล้ว +5

    Markaad gacanTa iheYso geesi baa noqdaa kulahaaa kkkkkkkkk
    2020

  • @Maxamed-s6d
    @Maxamed-s6d 3 หลายเดือนก่อน +2

    M. 2011 xasus love i sar who s watching 2024

  • @mustafe983
    @mustafe983 ปีที่แล้ว +2

    after 9 years 2023 ❤🎉 waar nimco dareen qrx badnayda talow ilaa hada saas ma thy 😮❤😂

  • @duule77
    @duule77 ปีที่แล้ว +2

    16/9/2023 I have been listening this song since 2013😢❤

  • @sumayoqueen9975
    @sumayoqueen9975 3 ปีที่แล้ว +2

    waaw dhaan tadan waxan dhageysan jiray anigoo geela racayo ani iwalashey iyo wllkey anago jookno baadiyo galkacyo kor keeda badiye kuyaal talefon wll key uleyahay ayan kadhageysan jirna wlhi waagas wan yara 2008 waye caawa xasus ayan galay abowe wuu naga maqan yahay kanada ayuu aday wll key wlhi wauxisay abayana nairobi aya lagu qaba anne xamar iska jooga waq tiga iyo wayaha nakala waday ani wlldey isoo duceya inan wada kulanno anago faraxsan asxabey

  • @mohamednashiid
    @mohamednashiid 2 หลายเดือนก่อน

    I am watched this song Aug 10 2024 ❤ Beautiful sound 🔊 Somaali 🇸🇴

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +4

    VERY GOOD SONGS DHAANTO NAEEMA DAREEN AND BUDUL WAW

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 ปีที่แล้ว +2

    *Dhaanto xasus muthaan Budul nin weyn*

  • @KHATROABDIKADIR
    @KHATROABDIKADIR ปีที่แล้ว +3

    Friday\\29 September 2023😂😂Sacada waa 7:13 Oo subax nimo 😂😂😂Ee Yaa iga dambeeYo Taloow 😂😂😂

  • @CabdisalaanKhadar-g6f
    @CabdisalaanKhadar-g6f หลายเดือนก่อน

    Waxan joga hargrysa waa salaasa insha allaH mar kale Ayaan eegi donaa ilaahey ha na gaadhsiiyo❤❤❤09/25/2024/❤❤❤❤❤guul wacan

  • @SamriyeAxmed
    @SamriyeAxmed 9 ปีที่แล้ว +2

    woow rael jigjigaawi
    dhalada Ãhmêd budul
    and nimco dareen

  • @qoranejigjigaawi2347
    @qoranejigjigaawi2347 7 ปีที่แล้ว +2

    dhaanto walahi WaA uxiisay maqalkeedii my home JIGJIGA jacayl dhaanto ax JIGJIGA

  • @---7573
    @---7573 8 ปีที่แล้ว +2

    Khatar Ahmed budul caadi maha dhaantoyinkisa

  • @XamseSiciidapdi
    @XamseSiciidapdi หลายเดือนก่อน +1

    28/8/2024 yaan dawanyaa❤🎉😂

    • @LayloZanyare-tl7ot
      @LayloZanyare-tl7ot หลายเดือนก่อน

      7 malin kadib ani le dawanayo kwrn from kampla 🇺🇬😂

  • @Maxamed-s6d
    @Maxamed-s6d 2 หลายเดือนก่อน

    2011 in etopia🇪🇹 xasus

  • @CabdiraxmaanCalixaaji
    @CabdiraxmaanCalixaaji 5 หลายเดือนก่อน

    10 sano markaan jiray geela ku soohoyn jiray badiyaha mudug maanta 19 sano jiraa
    London ku dhagaysanayaa
    Waa aduun iyo xaalkiis 😮

  • @mohamedyuusuf7289
    @mohamedyuusuf7289 6 หลายเดือนก่อน

    Markad socoto o seyrin gacanta midig salka weyno kusaran saableydu ijaray

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 4 ปีที่แล้ว +4

    Ogaadeeniya meesha kaliya ee aan Dhaqankii Ka Tagin wali Alle Xoriyad wanagsan Hasiiyo

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 7 ปีที่แล้ว +65

    Wa dhaanto iyo badh vevo ogadenia dhaqanka somalia dad dhowray baa tihiin

  • @zunayraaahmed1580
    @zunayraaahmed1580 8 ปีที่แล้ว +12

    woooow i like budul's dhanto

  • @abdihafidgandi7727
    @abdihafidgandi7727 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwan ahmed budul iyo nimco dareen still watching 2020

  • @AhmedDahir-fq6xy
    @AhmedDahir-fq6xy 10 หลายเดือนก่อน +1

    In addis ababa University December 2023 ❤

  • @asmaabdulahi3872
    @asmaabdulahi3872 9 ปีที่แล้ว +25

    nolada ilma aderayaal❤❤❤👍

  • @wiilqaranwiilqaran8703
    @wiilqaranwiilqaran8703 4 หลายเดือนก่อน

    25 june 2024. 😊
    Hadaad iga danbeyso like saar❤

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 ปีที่แล้ว

    this is Ogaaden Culture
    2023 💥👌👌👌👌

  • @canbaashecabdi8823
    @canbaashecabdi8823 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi axmed budul dhantoyinkiizi Hore Mcn

  • @wardahassan-fn2ir
    @wardahassan-fn2ir 11 หลายเดือนก่อน +2

    7/11 /2023 still watching this dhanto ❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮❤❤❤❤❤😢😢❤❤❤❤❤

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +18

    DHaaNTo Xasuus mudan guryo samo jIGJiGa mrkaa joogay HuuNo like 5.7.2018

    • @mostafasulthan4650
      @mostafasulthan4650 4 ปีที่แล้ว

      Qorane DaaDaX 143 xazuuz🥵wlhi jigjiga Jano✊🏾

  • @yayaahmed8507
    @yayaahmed8507 ปีที่แล้ว +1

    15 septiembre 2023 Spain madrid

  • @shiinemalas2480
    @shiinemalas2480 วันที่ผ่านมา

    Alla maxan dhagastay anoo dhadaysa

  • @abdirahmanmohamedahmed1989
    @abdirahmanmohamedahmed1989 2 ปีที่แล้ว +1

    Xusus wllhi xili aan haayad ka shaqa bilaabay ay so baxday waxan dhageysan jiray markan fild aada gaari leyla calawi ah darawalku waa shariif bastow oo hada ku nool xudur 🚔

  • @mohamudabdiwali7491
    @mohamudabdiwali7491 4 ปีที่แล้ว +7

    200 11/12 hada dawanayso ado nabad qaba Allh mahadle like 👍 ♥

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +4

    Waw very good voice both two singers ok

  • @maajedMalek
    @maajedMalek 8 หลายเดือนก่อน

    9 kadib wali waan dhageysana❤

  • @rashiidbade4639
    @rashiidbade4639 ปีที่แล้ว

    Saqda dhaxe hurdada saani um gam'e seexanwayayo saama laylba i dilay
    What a dhaanto

  • @fardus5305
    @fardus5305 8 ปีที่แล้ว +7

    waaw soo dhawaada 💕🌹🌹🌹💕

    • @aminaabdi5492
      @aminaabdi5492 2 ปีที่แล้ว

      .man sha alah abwan cajiib ah axmed budul ismaail 2 duhurnimo malin jimce ah

    • @aminaabdi5492
      @aminaabdi5492 2 ปีที่แล้ว

      💟💟💟💟💋💋💋💞💞💔💔💔💔

  • @hawohussein9495
    @hawohussein9495 ปีที่แล้ว +1

    After 10years Garowe Somalia 15-july-2023 😊

  • @shabeellyarreofficial9904
    @shabeellyarreofficial9904 4 ปีที่แล้ว +3

    dhaanto fiican iga dheh waan taageraa runtii

  • @ikraamabdullahi2143
    @ikraamabdullahi2143 6 ปีที่แล้ว +19

    Wow reer abtigey❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanaya Arbaca 2/09/2020 12:35AM

  • @HASSANAHMED-f9e
    @HASSANAHMED-f9e 9 หลายเดือนก่อน

    After 12 years Isla Nairobi lee 😰😭

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dawnahaya 10 Tano kadinTolkayga Ogaden wa labeenta dadka soomaaliyeed dhanqan iyo tarikhba

  • @zabriyexaayoow2651
    @zabriyexaayoow2651 2 ปีที่แล้ว +1

    Best dhaanto🤩💋

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 6 ปีที่แล้ว

    Markaad socota Ee Saydhi
    Gacanta Midig cdi mha

  • @xasanahmedxasan
    @xasanahmedxasan ปีที่แล้ว +1

    Āfter 9 Years 😊😮

  • @hassanahmedjr2420
    @hassanahmedjr2420 9 หลายเดือนก่อน

    After 11 years OslO Norway Alxm

  • @yunismohamed7275
    @yunismohamed7275 3 ปีที่แล้ว +3

    Ratigu qoodh badanaa ❤

  • @MusaMohamed-q1j
    @MusaMohamed-q1j ปีที่แล้ว

    Xasus wllhi dhulki hoyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fariid_yaseer
    @fariid_yaseer ปีที่แล้ว +1

    2023 still❤

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +3

    Qurux

  • @Apdiinacadced
    @Apdiinacadced ปีที่แล้ว

    2023 inta ku soo labatay baan salamata

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 ปีที่แล้ว +1

    Axmed budul iyo nimco 💚💙❤

  • @anazahmed3420
    @anazahmed3420 2 ปีที่แล้ว

    Hadad 2021 dawanyso is muuuji

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 3 ปีที่แล้ว

    Ya iladwanaya 2021 like dhac kusii hada dhantada jcshahy

  • @ugaassamatar937
    @ugaassamatar937 7 ปีที่แล้ว +7

    Niyoow qoraalka bahalka ku dhex qoraysaan ka daaya billahi calayk.

  • @halimahajiabdullah4412
    @halimahajiabdullah4412 7 ปีที่แล้ว +44

    OGDEN UMBAA DOWRA DAQANKA
    VIVA

  • @bilaal__3
    @bilaal__3 2 ปีที่แล้ว

    Dhantada ugujeclahy hidiyo dhaqanka

  • @Maxamed-s6d
    @Maxamed-s6d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Like i saar haded so boqoyay

  • @7june2024
    @7june2024 2 ปีที่แล้ว +4

    Nimco dareen memories 😃💪

  • @HodanMaxamed-m7h
    @HodanMaxamed-m7h 2 หลายเดือนก่อน

    Usareeyee❤❤❤❤