ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

"Taliyaha waxaan tusay gacmaheyga oo wada go' go'ay iyo laba cidi oo garaacid la iga saaray, Marka"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2022
  • Waa qeybta 3-aad ee wareysiga Fanaan Abshir Gaarane oo sanad iyo bar u xirnaa Hay'adda "NISA".

ความคิดเห็น • 85

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +14

    Dhalinyarta somalia joogta kasoo carara wadanka ooo soo aada wadamada dariska ah ama wadamada yurub iyo America maxaa yeelay waa wadan dhalinyartii dulminaaya dadkiisii dulminaaya aqoonyahanadii iyo shaqaalihiisii dulminaaya wllhi waan idin jeclahay dhalinta soo carara soo guura waliba soo tahriiba oo wadamada dariska ah soo aada ama aduunka kale

  • @mohamedabdullahi7839
    @mohamedabdullahi7839 2 ปีที่แล้ว +7

    Dulmiga ilaahay ma jecla somaliyey ogaada walalka aduu yahay dulmi haku taageerine dalkeena 21century wali way dulmiyaynaa joojiya dhalinta dalka ha nacsiiinina fadlan joojiya aakhiro intaan lagaarin toobad baa furan waxan soo xasuutay dhamaadka surah Ibrahim ilaahay ma mooga kuwa dulmiga fala maalin bay leeyihiin

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa la aaminaa soomaali mid kasta raga soomaalida waa hadlaa waan daalnay allow adaa wax kasta og yaa rabi

  • @abdulkadirhaji1098
    @abdulkadirhaji1098 ปีที่แล้ว

    Pole sana kwa shida iliyokupata Allah atakulipia Inshaallah

  • @marimadan678
    @marimadan678 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle raxmaan alle waa kag a abaal Kag jaari Samir wllo

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahey ha unaxariisto

  • @mumedabdullahi3755
    @mumedabdullahi3755 2 ปีที่แล้ว +6

    Janatul firdowsa ayu rabi kugubadalidona i.n sxb qali :

  • @ifrahalihashi6868
    @ifrahalihashi6868 3 หลายเดือนก่อน

    illahow ku naxariso waa ladulmiyay lkn alle ayaa xaqsoora

  • @hibaqyasin3398
    @hibaqyasin3398 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay haku bogo dhayao walahi.wan.oyay waxa ku gadhay

  • @najuucadey4062
    @najuucadey4062 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ya rbi unxriso mnta manoola😢

    • @Axmad-fz8ze
      @Axmad-fz8ze 3 หลายเดือนก่อน

      Aamin ya rab

  • @jna65
    @jna65 2 ปีที่แล้ว +1

    RAG RAG DHALY SABAR BROTHERKEYGA AAD IYO AAD AYN UGU XUMAHY WXII KUGU DHACY QADARALLAHU WAMAA SHAA. FACALA SBR SBR WALALKEY QAALI

  • @fowziamohamed106
    @fowziamohamed106 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah asllaahu akbar ilaahay ayaa ka abaslmarinaya

  • @CabdixakiinAxmed-mx9jj
    @CabdixakiinAxmed-mx9jj 4 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +4

    Xitaa wadamada gaalada ah dulmiga ay somaliada murtadiinta ah kudhaqmaan kuma dhaqmaan wllhi dhalinta waxaan kula talinaa inay isaga soo cararaan waa wadan umada intii ugu muhiimsaned ay kudulmantahay wadanka isaga soo carara somalia dhalinta joogta waa dhalin dulman soo tahriiba dhaliyaroy waad ujeedaan sida la idin galaaya

    • @deeqaahmed5976
      @deeqaahmed5976 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sadiahussen8608
    @sadiahussen8608 4 หลายเดือนก่อน

    Ameeen

  • @mohamedhulbale4404
    @mohamedhulbale4404 2 ปีที่แล้ว

    Wadan nucas ah su ilahey ugagargara marka somalia sas unbay ahan intu dhulmiga jiro S.C.W waxasdhahay wataqu athulma fina thulma thulumatu minyomil qima

  • @Marketing005
    @Marketing005 4 หลายเดือนก่อน

    😢allah yaraxma

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥🥺🥺🥺🥺 llaa ilaaha illaah muxameda rasuullu llaah🥺🥺🥺🥺🥺😥😥😥😥🥺🥺🥺🥺🥺

  • @user-tu3gh2sp7y
    @user-tu3gh2sp7y 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa wax laga xunado xasbiya laahu wan wa nicmal wakii

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia caradaa ilahay baaa kudacday

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว +11

    Markasay leeyihiin Somalia nabad hanoqoto ileen Inamada yar yaree ladilay ee camerada laga duubo ileen waa dad geerida doorbiday
    Wlhi aad baan uga xumahay inankaa waxa kudhacay wllo samir hadad aduunyada cadaalad kuwaydo ilahay agtiisa ayaad ka helaysaaye😭😭😭

  • @user-te3ye8xr6h
    @user-te3ye8xr6h 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭

  • @zakiyussuf3478
    @zakiyussuf3478 2 ปีที่แล้ว +1

    Cafis aaaaa!!!!!!!

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว

    Raga leh caruurta wadankooda jooga soo tahriiba waaku khaldan yihiin
    Yaan la dhagaysan, dhalinyaradii wadanka haday soo tahriibaan sow sidii la rabay maaha, jooga wadanka eedooyin oo waxkasta idinsoo gaara udhabar adeega marxaladaha lagu jiro ilaahay baa naga saaraya idina ugudanbayn waa liibaanaysaan

  • @farxancagaf5047
    @farxancagaf5047 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxy dad masaakin ah dhibeen alle idin dule

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia halaga soo tahriiba

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      Wax larababa soo ma ah in dadku katahriibaba kadabna dadkale lawareegaan

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 2 ปีที่แล้ว

    😱😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴😱aakhiro waryaala

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia dhalin yartii way kudulmantahay wayna cadaabantahay dhalinta meesha haka cararaaan oo wadama kale ha aadaan waa dad aaan uqalmin in ladhiba dhalinta dhalinyaroy meesha kasoo carara oo diinkiina iyo sharaftiina iyo cirdigiina lasoo carara sharaftiina ayay meel kaga dhacayaan kuwa askarta sheeganaaya iyo kuwa dowladaba
    Dowlad ma ahee waa dowlad kusheeg shaqaala gaala ah waa dad diin laaan ah waad arkeyseeen mid maaliin dhow quranka aqri la dhahay ooo wal casri ku ciyaaraaya 😄 midka madaxweynaha ah iyo midka dhulka xaaqa oo dowlada ah isma dhaamaan dhamaan umada ayay dhuminayaan
    Dowlada somalia 🇸🇴 ayada ayaa kow ka ah in dhalinta maalin walba la dila in dhalinta ay wadanka ka baxaan wllhi waan ku talinayaa in somalia 🇸🇴 laga soo carara waliba dhalinta gabdha iyo wiilalba waa gaala wllhi

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal habar qadiijo iga jaahil bixiya waaku wareeraye ma xildhibaanadbaa

    • @user-nd4uo1qm8m
      @user-nd4uo1qm8m 3 หลายเดือนก่อน

      Maya maaha xildhibaan ee waa harun ay leedahay NISA habar khdiijada loogu magac daray marwadii kowaad ee max,ed siyaad barre àyaa daganaan jirtay. oo la oran jiray gurigii habar khàdiijo sidaas weeye mahadsanid

  • @AbdiAzizQobey-xu7bu
    @AbdiAzizQobey-xu7bu ปีที่แล้ว

    Wallahi waa dhibato wayn

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 ปีที่แล้ว

    Axaxaxaxaxaxa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

    Habar qadiijo yay ahayd ma Habar Koofur maamushaaa Tolaw

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 2 ปีที่แล้ว

      Habar qadiijo Waa naagtii Maxamed Siyaad Barre uu qabay waliba
      Bahda-wayn
      Waxana loogu magac daray
      Xarunta ciidanka sirdoonka
      Ee dadka ciqaaaba
      Wa Xaruntii Ciidankii
      Sirdoonka maxamed siyaad barre ee ay Dadka ku ciqaabijireen
      Farmajo sidii okale ayuu dadka kuciqaabayay

    • @sahrafahiye7315
      @sahrafahiye7315 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdulahi.jaamac..habar.khadiijo.waa.naagtii.m.siyaad.bare.uuqabay.ayaa.deganeed.gurigaas..sidaas.ayaa.ladhahaa.gurigii.habarkhadiojo..

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว

      @@sahrafahiye7315 markaa ma guribaa mise waa qof

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว

      @@DARWIISHAD Waxba Ma Fahantid Miyaa Meesha Waa Xarunta Nisa Waxaana Lagu Magac Daray Maamo Uu Siyaad Barre Qabay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

    Dadkaan marka ma cadawkale baa hasta miyaa hadii waxaan caadi ma ah

  • @rahmahodaninaahmed1141
    @rahmahodaninaahmed1141 2 ปีที่แล้ว +1

    War mesha waa meel lagu ba .ay ilaahow umadada u gargar

  • @MahadGodax
    @MahadGodax 2 ปีที่แล้ว

    Walhi wax laga xumaado waaye.

  • @soonaari1694
    @soonaari1694 2 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab maa la weydiiyo in aad ka mid aheyd Soomaali weeye shabaab

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว +2

      Oo haday dhahan wuu yahay isagoo ahayn

  • @fowziamohamed106
    @fowziamohamed106 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 2 ปีที่แล้ว +1

    Lakin saas baa Salaadaadu kuugu ansaxaysaa

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 ปีที่แล้ว

    Wacajib sheekadani

  • @mafiiya4313
    @mafiiya4313 2 ปีที่แล้ว

    Sorry😭😭😭😭😭😭

  • @safimohammed8156
    @safimohammed8156 2 ปีที่แล้ว

    Wiil kaas waxaa saas looyaalay waa qabiil

  • @farduuscabdilaahi1690
    @farduuscabdilaahi1690 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +2

    alla idin rog Nisa naftu idin deysay maxay dad cuneen taasay leeyihiin somaliland hanala midowdo magaciina al bii

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    habar qadiijo maxaa kiiska wiilka ugeeyay habarta midgaanta ah ee jiirka u eg

    • @onabeat6352
      @onabeat6352 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      Khadiijadu taamaaha.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      @@onabeat6352
      ha ila yaabin ciil baa ihaya
      sida wiilasha loo ciqaabayo iyagoon denbi gelin baan layaabay , Qoodhiin baday dadka sidaa wiilasha u jidhdilay, soomaali ma ah ee waa Axmaar garac ah, muqdisho dadka joogaa %50 soomaali maaha ayaan filayaa! dadku xumaa, ma wiilasha soo dhameeya baa lagu yidhi? inta denbila,aan lagu toogto ayaa ka badan inta ka noolaata!

    • @yasminmaow8191
      @yasminmaow8191 2 ปีที่แล้ว

      Mingiste xaarmajo mingiste Iyo furuq hele fahad aa dhameeyay wiilasheena

    • @Taranbi_
      @Taranbi_ ปีที่แล้ว

      Xero nisa ay daganthy aya la dhaha xero khadiija

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 ปีที่แล้ว +1

    Tolow maxay tahy fa’idada ay ka helaysn in qof bini’adama sidaa lola dhaqmo, waxash waye waxan bini’adam laguma tilmami karo😥

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      walaashay tan iyo 1990-kii dalkan waxa uu ku jiray gacanta tuugo dambiilayaal iyo munaafiqiin, ilaa 1990kii dawlad la’aan baynu ahayn,

    • @Taranbi_
      @Taranbi_ ปีที่แล้ว +1

      ​@@LexlutherVII dhaqankan wakii dowladii kacanka laga soo bartay

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 4 หลายเดือนก่อน

    Markaas xaqaaga maxaad u dalban waydey ??

    • @sharifka4
      @sharifka4 3 หลายเดือนก่อน

      Akhiro ku sugaya
      Hada wu dhintay allaha u naxairsto

  • @hobergurey3093
    @hobergurey3093 2 ปีที่แล้ว +2

    Hayadaha abniga soomaliya waa ibniaadan qaladaad wey ka dhacaan lakiin ogaada marka qaladka ka dhaca yaan la xisaabin inta qarax ee dhici kartay ee ay ka hortagaan maalin kasta xisaabiya.

    • @fadumoiman7821
      @fadumoiman7821 2 ปีที่แล้ว

      Kuwas Excuses ha u samen umadi way dhameyene kulane jiis iyo ku wi lamidka hay iqabtoda wey mari insha allah

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 2 ปีที่แล้ว

      Qalad waxa ladhahaa Qof dambiila ee dambi leh balse xooga lagu xadgubay
      Balse tani dulmi kas iyo bareer loogu qasday Qof an dambi lahayn
      in asagoo Suuqa maraya
      inta lasooqabto laleeyahay
      Waraaq baa kuso qoranaynaa
      Dambiyo aadan galin lakiin wa inaa dambigaa qirataa
      Hadii kale wan kuciqabayna
      Hada dambigaa qiratana
      Waad nalashaqaynaysa
      Wana kadaynayna ciqaabta

    • @hobergurey3093
      @hobergurey3093 2 ปีที่แล้ว

      @Al Qurtubah Media sirdoonka aduunka oo dhan ayaa qaladad ka dhacaan sida cia, fbi meel soke wax ha ka fiirin si balaaran sawirka u fiiri.

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 ปีที่แล้ว

      Laakiin waxaas wax caadiya ma ah umadaan cadaab Rabaaniya baa meelkale kaga socda dulmigii umada lagagalay iyo masaakiinta baa sabab u ah

    • @MohamedAhmed-do2fl
      @MohamedAhmed-do2fl ปีที่แล้ว

      Qaraxyada ayagaa ka danbeeyabee maxay ka hortagaan sxb.

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

    Madax tooyadu ma tii caadiga ahaydbaa mise waa kale

  • @nadifamaxamad725
    @nadifamaxamad725 2 ปีที่แล้ว

    Sorry wll wlhi aad iyo aad aya ugaxumahy dhibatadi kusogarte 🥺🥲

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 ปีที่แล้ว

    Meeqaa qabtey oo dumar ah 🤔🤔🤔🤔

  • @yusturbare5498
    @yusturbare5498 2 ปีที่แล้ว

  • @sunta1294
    @sunta1294 6 หลายเดือนก่อน

    Nacala dollar somaliya ku taalo dadki saan ku dhameyeen

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nuurtowambe6746
    @nuurtowambe6746 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭