Fannaan Abshir Gaarane - Waa leey ciqaabay caddaaladna ma helin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 948

  • @Ayaan-sw1wr
    @Ayaan-sw1wr 8 หลายเดือนก่อน +214

    ax inta markuu dhintay dawanysa ilaahow kuu naxariiso😢😢😢

  • @Gurxan00
    @Gurxan00 8 หลายเดือนก่อน +22

    Wiilkan markuu dhintay baan xogtiisa soo raadiyey😢😢 alle haw naxariisto

  • @RNN1234
    @RNN1234 ปีที่แล้ว +64

    Waa Muwaadin Soomaliyeed Oo La Dhibaateeyay😢😢😢 Kadiye Ninka La Leeyahay Madaxweynaha Somalia ayuu U qalmaa in laga dhigo, Waan Jeclaan lahaa in aan wajigiisa arko Ninkaas Qiimaha badan Ee Soomaliyeed allah ha barakeeyee

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 ปีที่แล้ว +34

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار

  • @AfnaanSalah
    @AfnaanSalah 8 หลายเดือนก่อน +23

    Wilkam mrku dhintay arkay ilhow u naxariso😢🤲🤲

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 8 หลายเดือนก่อน +27

    Caawa 14 - 04 - 2024 ayuu Geeriyooday fanaan abshir Gaarane isaga oo aan wali caddaalad helin. Eebbe ha u naxariisto janadiisana haka waraabiyo qabrigana ha u waasiciyo.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin yaa allaah

    • @bushaaromaxamed2611
      @bushaaromaxamed2611 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin wll ma dar illhy ayuu u dhintay mise waa ladilay😢

    • @nimcomohamed530
      @nimcomohamed530 8 หลายเดือนก่อน

      @@bushaaromaxamed2611shil baabur buu ku dhintay

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan 2 หลายเดือนก่อน

      Allaha ha u naxariisto asago ciilqaba ayu dhintey 😢Allow janadi ku casum

  • @hargeisachanell9143
    @hargeisachanell9143 8 หลายเดือนก่อน +18

    Maanta ayuu shil gaadhi kudhintay abshir gaarane alle agtiisa ayuu cadaaladii uu dadkiisa kawayay ka helayaaa insha allah wlhi aadban uga murugooday markaan maqlay geerida abshir 14/4/2024 alle hakuu naxariisto 😭😭😭😭

  • @engwadhowr7701
    @engwadhowr7701 ปีที่แล้ว +59

    Tolow Dadkaas maalintii ilaaheey LA Horgeeyo mexey ku jawaabi doonaan ilaahow Somalia 🇸🇴 u gargaar yaarabi 😭🤲

    • @CabdirixmaanMaxamed-k1r
      @CabdirixmaanMaxamed-k1r ปีที่แล้ว +1

      Dhalinyarada gaalkacyo maalin kasta lagu toogto badankood beenbeenbaa lagu dilaa

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 ปีที่แล้ว

      😭😭😭

    • @abdullahiabdikadir8154
      @abdullahiabdikadir8154 4 หลายเดือนก่อน

      Abshir eebe jano ha ugu deeqee waa u Hadley oo waba la arkey in la dulmiyee imisaa dhintey bila danbi 🥲🥲

  • @maxamuudcabdiquwi2530
    @maxamuudcabdiquwi2530 ปีที่แล้ว +25

    Walaalkayoow cadaalad hadaad adduunka ku waydo meel aadan ku waayi Doonin ayaa jiri doonta aadna uga baahi badantahay maanta nin rageed baa tahay wll❤

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 8 หลายเดือนก่อน +6

    Allow u naxariiso Abshir oo cadaluduu dunida kuwayay Jannadaada Rabiyoow ugu badal 😭😭

  • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
    @ZimanAbdirisaq-ug3xt 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahy ha u naxriisto qabriga allaha u waasiciyo wiilkaan miskiin kaa mantay baan daawaday qisadiisa😢 allow kuu naxriiso wallo family kiisan samir iyo iimaan allaha idinka siiyo

  • @kowsarkaafiso7148
    @kowsarkaafiso7148 8 หลายเดือนก่อน +20

    Allow ku naxariisto cawa ayuu dhintay 14/4/2024 🤲😭

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +18

    Xamdi ilahay ha barakeeyo insha allaah

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alaha u naxariisto Cadaalad ilaahay agtiisay taalaa maalin aan maanta ahayn baad cadaaladadi heli doontaa 😢😢

  • @koko22815
    @koko22815 ปีที่แล้ว +103

    Asc abshir gaarane walal arintaada ad ayaan uga xumahay waraysigana wa dhamaystay ninyahow codsi baan kuso jeedin tasoo ah wagii vedigaga laso bandhigay waxa ka mid ahaa dadka aadka kaga xarbaystay waliba postyada vediogaga laso dhigo anigoo la yabana isku milanka shababka iyo dowlada waayo layaab bay iigu noqotay in fanan shabab nooqon karo waxaa xasuusta inan facebog profileka baaray screanshots an istimalay si funny qoralada soo qori jirtay 😢 ninyahow waxaa ka codsan inaa iska kay cafiso hadan awoodana samakal hospital waan kugu imaan cafis toos wan ku waydiisan walal qaali , waxaan kalo kuleeyaahay nin adag baa tahaahay illahay waxan kaga baryaya inaad cadaalad hesho guulayso bro 😊

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว +3

      NISSA INTIII FARMAAJO IYO FAHAD XUKUNKA HEYSTEEN DADKII WAYKU DHIBAATEYEEN DAD BADAN O LA DILAY O MAGACA SHABAB LAGU DILAY BAA JIRTAA MARKA ADIGA QOFKA HADAD ARAGTO ASAGO WAX SHEEGAYO INU DHIB KA KEENAY IYO IN KALE MAADAN OGAANIN

    • @AbdikadirAlahi
      @AbdikadirAlahi 8 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn caawa waa dhintay u ducee alle danbi dhaaf uwaydii

    • @xuppicumaricabsio9035
      @xuppicumaricabsio9035 8 หลายเดือนก่อน

      Koley hada wa marxuum Kuma cafinkaro

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน

      Waa run laakiin
      Nasiib ayuu lèyahay hadu ugu tagay samakaahospitan isagaaba yaqaan
      Ogoe in maalinka qiyaame u qoraalkan cafiska ah marqaati unoqon doono alla waa nin qalbi fiican allaha cafiyo
      ABSHIRNA AHU AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN ​@@xuppicumaricabsio9035

    • @idil4561
      @idil4561 8 หลายเดือนก่อน

      Maaa afkaaga ka adkaatdd oo adinkaga lga nabadgalo bal maanta yaaka cafin😊

  • @mamiinjirib
    @mamiinjirib ปีที่แล้ว +30

    اللهم إني أعوذ بك من الهم ، والحزن ، والعجز ، والكسل والجبن ، والبخل ، وغلبة الدين ، وقهر الرجال

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 8 หลายเดือนก่อน +9

    😭😭😭😭ilaahay agtiiisa ayad cadaalad ka heli alle haku naxariisto

  • @mahamadabdullahi4747
    @mahamadabdullahi4747 ปีที่แล้ว +34

    Soomaaliyey dadbadan oo latoogtey saan ayaa loogu qasbey allow umadaada waad aragtaa allow noo naxariiso😢😢😢

    • @argsanjaburi6660
      @argsanjaburi6660 ปีที่แล้ว +3

      Beentaa maaha wlhi alle ayaa caadil ah

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน +2

      Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin

  • @DiamondAlly7
    @DiamondAlly7 ปีที่แล้ว +12

    Wallaahi this is Dulmi, ilaahay dulmiga majecla waana kasoo if baxaysaa dadka saas sameeyay aduun iyo aakhiraba. Adigana ilaahay hakuu booga dhayo walaal.

  • @cadeisma1476
    @cadeisma1476 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wlka ilahow U naxariso😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Safamaxamed245
    @Safamaxamed245 8 หลายเดือนก่อน +6

    Alle
    Hawu naxaristo ilahy jantul fardowsa haka warabiyo ilahy hortisa cadalad tala😢😢

  • @zahraaadam1757
    @zahraaadam1757 ปีที่แล้ว +32

    wiilkaan kuwii dhibaateeye xataa magaca way uga dheeleen qof xuna way nooga dhigeen aduunkane qof walboow ha rumaysan waxaad aragto 😢

  • @hassandeck4993
    @hassandeck4993 ปีที่แล้ว +17

    ABSHIROOOW shacabkaagii baa ku garab taagan ❤😢

    • @mishkaatabdi
      @mishkaatabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu dhintay😭💔

    • @cabdiMacoo
      @cabdiMacoo 8 หลายเดือนก่อน

      Wuu dhinte allaah haun naxriisto😢😢aamiin yarabi

  • @مرحبا-ن9ت
    @مرحبا-ن9ت 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha ku naxaristo walaal Abshir 😢

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +21

    ILaaHeY Caddaaalad Darrada Aad La KuLantey Dadkii Kuu Geystey Haka Muujiso Cidhibtooda 😢

  • @cabdirisaaqgooraan3911
    @cabdirisaaqgooraan3911 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abshir Gaaranne Eebbe hakuu naxariisto walaal, kuwii ku dulmiyeyna xisaab wayn baa u taalla maalin aan maanta ahaynne.

  • @ibrahimkhadirmaxamud9315
    @ibrahimkhadirmaxamud9315 ปีที่แล้ว +31

    Wlh blh ninkan Waa calool hdlay brother sida iga ka muqtao Waa lagu dulmiyy yooo xaqada wa heli donta in sha alah 🙋‍♂️

  • @hanihassan1405
    @hanihassan1405 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi wiilkan wa wiiil haybad alle ku maneystay kuwan cadalad lagahelo maaye alle aktiisa ayad ka heli doontaa inshallh 😢😢😢😢😢😢

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 8 หลายเดือนก่อน +5

    Allaah hakuu naxariisto walaal jannadiisana haku geeyo aakhiro ayaa war jiraa!.

  • @amaalabdikadiramaalabdikad7034
    @amaalabdikadiramaalabdikad7034 ปีที่แล้ว +10

    Dumarku wa naxariiz iyo cadaalad❤

  • @abdilaahiawil8202
    @abdilaahiawil8202 ปีที่แล้ว +17

    Aad baan uga xumahay walaalkay waxa kugu dhacay nin adag oo xaalad adag soo maray waxan rajaynayaa inaad hesho cadaalad inshaalh mahadsanid hanoolaato

  • @mustafqalbi_dacadchannel7740
    @mustafqalbi_dacadchannel7740 ปีที่แล้ว +17

    Dal dulmigas qof muslim ah logeysanaya ayan rabnaa in ay baraaro iyo nicmoyin in ilahey nasiiyo wallhi wan sugeyna ilaa qiyaamaha😢😢😢

  • @محسن-محمد8972
    @محسن-محمد8972 8 หลายเดือนก่อน +6

    Alloow unaxariiso Aamiin

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 8 หลายเดือนก่อน +3

    14/4/2024
    Maalin axad ah
    Ilaahay hakuu naxariisto
    Abshir gaarane😭😭😭😭

  • @MamaHawa-d2g
    @MamaHawa-d2g 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaaheey how naxariisto janada rabi haka waraabiyo Marti la jecel yahay rabi haka dhigo insha alaah

  • @Tubeec404
    @Tubeec404 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay qofkii dulmi loo gaystay ha uga aaro dadkii u gaystay. Abshir, iyo qof kasta oo dulmi lagula kaco ilaahay agtiisa ayuu ku leeyahay. Dal muwaadinkiisu eedaysane iyo qof shaambad xaar leh lala daba joogo u dhexeeyo, caddaaladduna noqotay magac u yaal ayaan joognaa. 😢😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ปีที่แล้ว +28

    Sargaalad Xamdi oo maxbuuskaan Amaan badan kasheegtay waan u mahadcelinayaa. Haayadaha Amnigana waxaan leeyahay war sida Sargaalad Xamdi oo kale Dadka xaquuq-dooda u dhoowra.

    • @Nawaalraage
      @Nawaalraage ปีที่แล้ว

      Gabdhuhu waab ka beer jilicsan yihiin raga

  • @malaboa591
    @malaboa591 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilaahi WA inaa ileeyhi Raajicuun naxariis daranaa

  • @maryancabdullaahi8581
    @maryancabdullaahi8581 ปีที่แล้ว +9

    😢😢 somaliya sidaas ayuuduli ugu jiraa allow na amaanso

  • @shidanecismaan3840
    @shidanecismaan3840 ปีที่แล้ว +4

    Kadiye iyo xamdi waa 2 shaqsi oo amaantoodu shacabka soo gaartay illahay ha xifdiyo
    Gaarane asna allaha qalbiga u qaboojiyo

  • @NasraAdam-me3gn
    @NasraAdam-me3gn 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy haunaxriisto wiilkan marko dhintay ayan muqalkisa dawanaya ilaha iga sareye i cant stop crying😭😭😭😭 ilahow adaa cadaalad fale ahe cadaalada nasii😭😭

  • @Kaafi_Somali25
    @Kaafi_Somali25 8 หลายเดือนก่อน +7

    Caawa wa meed allah u naxariisto shill ayuu ku dhintay 😢

  • @yusra2501
    @yusra2501 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay reer muqdisho kuma soo celiyo farmajo iyo fahad

  • @MahlanxaajiMahlanxaaji
    @MahlanxaajiMahlanxaaji 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alaha unaxaristo qof abaalehna wuu ahaa xamdi abaalkeda xitaa wuu qiray ilaahoow janada guri ugadhig ala dulmiga mafiicna calool xuma weynaa

  • @naimaabdi3920
    @naimaabdi3920 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allah unaxariisto cadaalad aakhira ee taal ee Allah unaxariisto

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 7 หลายเดือนก่อน +1

    Raxmaanka ka amaal marinaya wiilkan hada wuu geeriyooday balse dadkii dhibaatada ugeeysatay ilaahy inuu ka jaaseeyo 😢😢😢😢😢😢😢😢 rabi naxariistii jano haka waraabsho

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed ปีที่แล้ว +6

    Wll abshir nolusha ha isku dhiibin maalin maalmaha kamid eh wd heli doonta xaqaaada Insha allah ❤❤❤😢

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 ปีที่แล้ว +9

    Somalinimo meesha kama jirta ee mooryaan dad qalato ayaa meesha iskugu tagtay. umada somaliyeed allaha kaqabto kuwaa AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi

  • @farxiyoMahamed-vi9gl
    @farxiyoMahamed-vi9gl 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ax alle haku naxariisto abwe😢😢

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf ปีที่แล้ว +14

    Xamdi ilaahay ha ku xafido ina Abti saas xaqa ugu dhimo ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman ปีที่แล้ว +6

    Abshir sidaan hadalkiisa kadheehan karno waa qof aad intelligent uah walhidaa aadna udagan mash allah si shaqsi ah uma aqaani lakin dhibkiisu aad buu iitaabtay 😢😢

  • @FarxiyoMaxamedBusuri
    @FarxiyoMaxamedBusuri 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaah Haku naxristo abwe 😭🤲🏽

  • @GareenMedia
    @GareenMedia ปีที่แล้ว +18

    I´m sorry bro whatever happened to you. You are a very polite man, Allah may help you. Our hearts are with you.

  • @Queen-of-bari
    @Queen-of-bari 8 หลายเดือนก่อน

    🥲🥲🥲🥲🥲😭😭😭😭😭😭😭🥲🥲🥲😭😭😭😭🥲🥲🥲😭😭😭😭😭 alla waa dhitay hada abshir 😢 😢 alleh how naxariisto waa geeri aad uxanuun badan 😢😢😢 ax aduun qiima maleh walhi

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 ปีที่แล้ว +15

    Educated person 😢 Wan ka xumahay waxa kugu dhacay.

  • @ZainaAbdel
    @ZainaAbdel 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ax alle haku naxariisto cadalad akhirad ka heli😢

  • @NamiishNuur
    @NamiishNuur ปีที่แล้ว +7

    Wlhi si dhaba baan uniyad jabay in qof somali ah oo wadankiisa saas looku dhaxkale😢😢

  • @mrsaidmoha8097
    @mrsaidmoha8097 ปีที่แล้ว +4

    Doctor,fanaan Abshir gaarane cidkasta oo asxaan usamaysay walaalnimo sida kadiye,xamdi and maamulka hospital ka samakaal way mahadsanyihiin anoo ka mida shacabka soomaaliyeed aadna ugu danqaday dhimaatadiisa media hanoolatana waa mahadsanyhy 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdulqadirahmed6272
    @abdulqadirahmed6272 ปีที่แล้ว +27

    Aad ban uga xumahay walalkey in Magaca umada Somaliyed lagu dhibatayay waxan rajeyna in ad helidonted Cadalad one day Insha Allah

  • @عمرعبدى-ع7ح
    @عمرعبدى-ع7ح 4 หลายเดือนก่อน

    أسأ الله العظيم أن يرفع الظلم عن بلاد الصومال وأهلها

  • @dr.mohamed913
    @dr.mohamed913 ปีที่แล้ว +12

    Sacad siciid dadka wa ka naxariis badanyihiin.
    Kadiye iyo Xamdi amaan haka gaarto

    • @bushra445
      @bushra445 ปีที่แล้ว +1

      Naxiista geesi nimo ba u dheer sidey ugu dhiradeen bal eeg

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa halkan iiga muqdo somaliyey dhalinyarada dalka somalia malin walbo togashada lagu xukumo in sida loqasbo ilahay halagacabsado wadankena dafanaan iyo nabad uma dhawa ilahow nagasogaar ya rabbi

    • @fadumo5687
      @fadumo5687 8 หลายเดือนก่อน

      Waa wax laga naxo masaakinta in jiadadka laga soo qabsada lajirdila hadana latogta yaa allah

  • @munashchannel359
    @munashchannel359 ปีที่แล้ว +6

    ❤❤🎉ilahay haku xafido Ayaanle

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xamdi alle hakusharfo dumarku waa naxariis miudhan

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 ปีที่แล้ว +9

    #JusticeforAbshirGaarane

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +3

    waa arin xanuun keeda wadata runtii in muwaadin Soomaaliyeed sidaas foosha xun loogu dhibaateeyo wadankiisa halkii xuquuqdiisa la ilaalin lahaa🇸🇴

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 ปีที่แล้ว +6

    حسبنا اللّٰه ونعم الوكيل . اللّٰهمّ اكفناهم بما شئت.

  • @hamseabdi7764
    @hamseabdi7764 8 หลายเดือนก่อน

    Aad buu u xanuun badan yahay waraysigan wlhi waa xanuun dawladaadii oo ku dhibaataynayso alle ha u naxariisto Abshir 😢

  • @ShaficiAxmad-vq6ri
    @ShaficiAxmad-vq6ri ปีที่แล้ว +16

    Kadiye ninka la dhoho waa ilma xalaal wlhi waalid Fiican baa dhalay kolley isaga iyo ehelkiisaba janada allaha geeyo waan qiirooday wlhi bini aadamku isku mid maaha YAAKHII 😭

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hada oo uu geeriyooday ninkan dhalinyarada ah ayaan warkiisa helay aad baan uga xumahay dulmigaas gaadhay.
    Ilaahay ha u naxariisto janooyinkiisa ta u saraysa ilaahay ha geeyo waxaan filayaa cadaalad inuu aakhiro ku helo insha allah.

  • @BarreAffiliateMarketing
    @BarreAffiliateMarketing ปีที่แล้ว +5

    Waa wax daqiiqo ah. Allah inaga qabto kuwa umada sidaan u dhibaateynaayo

  • @bishaaroali3164
    @bishaaroali3164 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah allaahu akbar allaahu akbar alloow noo naxariiso yaa rabbii 😢😢😢

  • @idleaden2032
    @idleaden2032 ปีที่แล้ว +8

    I'm very sorry 😞 for you, Alxm you are still strong and experienced 💪

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 8 หลายเดือนก่อน +1

    illaahoow u naxariiso isaga iyo wixii islaamaba🤲🤲😰

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +4

    Wall ABSHIR GARANE AXMED ❤
    WALL MALIN UUN WAD HELI CADALADADA
    ADUNKA AMA AQIRO INSHA ALLAH 🤲 WALL

  • @fahadcaliahmed8692
    @fahadcaliahmed8692 8 หลายเดือนก่อน

    Allaaha unaxariisto wllkena cadalada xaga alle ayee talaa

  • @uwaysabdiqadirahmed2156
    @uwaysabdiqadirahmed2156 8 หลายเดือนก่อน +9

    Ilahay ha unaxriisto inta markuu dhitay kadib dawaneysah usoo duceeya

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน +1

      AHU Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin

  • @KhaalidXasan-b4x
    @KhaalidXasan-b4x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha ku naxriisto 🤲🤲🤲

  • @amaalaxmed8552
    @amaalaxmed8552 8 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haunaxariisto yaa rabbi

  • @diini235
    @diini235 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun alle ha u naxariistu abshir oo manta shil gaari ku geriyo day

  • @MohamedAli-km5jx
    @MohamedAli-km5jx ปีที่แล้ว +30

    Its a sad story and it made me tear the whole one hour our brother Abshir was telling his story. He is strong and courageous young man who faced great atrocities in the hands of his government and still faces the risks. Brother Abshir we share the pain with you and your story will never fade from our memories . Be strong and don’t dwell on your pain. Let the past be a bucket of ash. Don’t isolate yourself and assume its one obstacle or stepping stone written in your life chronicles . Say Alxamdulilah that you come out safely and still breathing. I know the internal pain will take years to heal . Abshir seek mental support and daily exercise if felt like. Read more of the Quran and Tasbih daily. in addition, we the Somali youths need to rise above the clannish behavior behind and act upon bring back our nation from the ditch. A nation can only be safeguarded by its citizens. We have too many actors to name few the business societies , religious societies , grey elder elites, warmongers, missionaries and international actors who are only in the business to divide the nation and enrichment themselves. Lets learn from the nations that have gone through challenging times of civil wars and other calamities . The way they approached their problems, mediated their difference and rebuild their country. Let the youths come up with the Somali solutions and not wait anymore politicians . its time to act and action is needed urgently . Ayaanla you have got a platform and I know you took the risk of revealing the untold painful stories of our people . Thank you ! its much appreciated the work you do for the Somali community , but we need your help to mobilize our youths to be apart of the problem solvers of their nation regardless of their political affiliation . We need a platform like Hanoolaato that solely brings the youths together and way forward to tackle the Somali problems. we can do it. Ideas and good action starts with one person and one step. Now is the time and we the youths need to that reform with our own hands. Somali hanoolaato.

    • @JuniorCR-M
      @JuniorCR-M ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂 Ya u sharaxaysa, Wa adiga artikel dheeer so qoree.

    • @A__187
      @A__187 ปีที่แล้ว

      👍🏻👍🏻👍🏻

    • @Kamaal-hy7ql
      @Kamaal-hy7ql ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @abdirahmaanisse6607
      @abdirahmaanisse6607 ปีที่แล้ว

      Soomaali ku hadal 🙏

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 ปีที่แล้ว

      Really its so disheartening,very painful to harrass someone's son like that,Alle kuwan umada hakaqabto

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +1

    Abshiroow sidaad sheegtay kuwo badan baan fursadan rabi ku siiyey helin oo dulmigaa ku tagay balse sidoo kalena hada kadib walee kuwo badan baan heli doonin ileen kuwii dulmi geystay waxay ka baqayaan in sidaan oo kale uu uwaramo dulmanuhu😢ilaahay sharkooda hakaa badbaadiyo aboowe bulshadu ogaatey ibtiladii shalay ku qabsatay iyo wixii laga dhaadhiciyey ba ee kuwo ku wada garta allah hanaga yeelo kuna soo dhoweeya si wanaagsan bi'idnillah😊❤boogta aadmi ku badey rabi hakaa tirtiro❤

  • @nasrobbe9593
    @nasrobbe9593 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi videogan hada arkaa 😢😢 waxa soxasustay 2017 aa sidan okale wllkey laqabsaday isla dukankisa asigo jogo waxana ladhahay qiro in as tahay 😢 markas owdhahay waxana aheen maqiranayo won udhuntay isla maraki jirdilka laguwaday xataa goronto laguqabta ow udhintay asgo dhahyo maqiranayo waxana ahen ala maxey aqiro warjira wlhi wllkey gorantadi laguqabta oo kudhintay waliba asgo madax bac logalshay maxey dhiben lkn ale aya kahor warejiyay 😢😭😭😭😭😭

    • @haa8793
      @haa8793 8 หลายเดือนก่อน

      Subhana Allah ale haunaxaristo alshabab wa mareykan in musliminta lababiiyo ayaa loga talagalay Alaha soqabto biidniAllah inta dibkan as astay

  • @jammane3880
    @jammane3880 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha kuu naxariisto young man maalintaqiyaame ayaa ilaahay

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 ปีที่แล้ว +7

    Somaliya waxay la qubansa waa dulimiga dadka somaliyeed ayaa ka gashay alle ha u gargaro umada somaliyeed ee dulimaga nooc loo gaystay💔😢

  • @maxamdxasanciisse
    @maxamdxasanciisse 8 หลายเดือนก่อน

    Ilhy ha naxriisto wll abshir garane😭😭

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +85

    After residing in America for over 30 years, I have never encountered any issues with the justice system or anyone else. I departed Somalia due to the rampant injustice, indiscriminate killing, rape, destruction of personal property, and the ongoing madness perpetuated by politicians and law enforcement. They wield their power to oppress, punish, and even take the lives of their own people. May Allah bring peace, stability, and prosperity to my motherland of Somalia, especially to my birth city of Mogadishu, where all my ancestors belong

    • @Hashi88.
      @Hashi88. ปีที่แล้ว +12

      yaad fariinta udiraysaa, ajnabi kalkaal ku dhashay was adiga oo kale dadka ku dhexjira, luuqadaada ka carareeysaa cadaalad waad rabtaa? 😂😂

    • @OdayaOday-m5m
      @OdayaOday-m5m ปีที่แล้ว +7

      Meesha ad joogtid sii joog walalow dalkan qabiil iyo argagixiso wijiyo badan ka buuxo meshaada allha kugu nabad yeelo walal

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +5

      @@OdayaOday-m5m Aamiin Yaa Rabbi. Somali Allaha nabadeeyo

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +5

      @@Hashi88. Salaama Calaykum Wr Wb. Walaalkeey Warsame Allaha ku xafido caaydaa I ceeysay Cafis aa iga tahay. Allah yahdiik

    • @Cadar49
      @Cadar49 ปีที่แล้ว +6

      @@HassanAliHassan1960Af Somaliga noo xafid caruurta noo bar haduu naga dhumo Af Somaliga waxaan noqo neeynaa umad dhuntay anigaba 32 ayaan joogaa London ilmaheeyga ku dhashay waa 25 ugu weeyn 7 jir ugu yar waa na ku qasbaa Af Somaliga in neey igula hadlaa aduunka intaan Somali ka eheen luqadooda weey ixtiraamaan meel walba eey ku dhashaan luqadooda ma dhunto Somaliyeey xishooda luqadiina sharfa

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 8 หลายเดือนก่อน

    Allaaah ha unaxariisto aaaamiiin wllkey abshir garane

  • @hibanura1929
    @hibanura1929 ปีที่แล้ว +5

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicun xaasidsanaa dadku gaaladaba iyagaa kadarane ala aaqiro maxaa dhicidonaa ilaahey wijikisa markii latako 😢😢😢

  • @Xakameeye
    @Xakameeye 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allha unaxariisto qabriga allha uwasiciyo maanta Manoolo wllkyn Aan uduceyno🤲🤲

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay masiibo haku rido. Kuwa. Dadka. Muslinka ah cadibaya insha allaah

  • @hodenmalin5841
    @hodenmalin5841 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxaristo geridisa kadib bartay

    • @darmaanshow5769
      @darmaanshow5769 8 หลายเดือนก่อน

      ALLE haw naxariisto 😭😭 aniba Facebook kaso arkay waxan so radiyey waraysigan Somalia cadalad ma talo

    • @darmaanshow5769
      @darmaanshow5769 8 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭alle hawnaxaristo wllkeen Facebook kaso arkay geeridisa isago dulmiga laga galay aan cadaalad u helin Bu geeriyoday Somalia meel maha walahay

  • @maryanabukarabukar7865
    @maryanabukarabukar7865 ปีที่แล้ว +7

    Samran jamila waa guulesane insha allah, tan waa adunyo akhiro ka danbeeso ninmankas

  • @Raabi70
    @Raabi70 5 หลายเดือนก่อน

    Imikan daawaday ilaahay ha u naxariisto dulmiga somalidu isku hayso ilaahay ha u gargaaro xaqa ha tuso

  • @xaashiyare2686
    @xaashiyare2686 ปีที่แล้ว +9

    Dadka saas dadka udhibaateynayey ayaa kudhahaya aahada kudhahaya wadanku godbuu kusiisocdaa ayagaana.godkuriday lkn maskiinkaas aduunka eyku dhibaateyen aaqiro meshey uga fakan lahaayeen 😢😢😢😭😭😭😭😭

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢wiilkan cadaalad ma helin lakiin ilahy hortiisa cdaalad taala 😢😢😢

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +5

    Waallaahi waan ooyay waanka callool xumaaday waxaan kuurajeeynaa nolol farxad badan inaad guulleeysato farxadna kuwaar abid

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto wllkeen

  • @yussufmohamed
    @yussufmohamed ปีที่แล้ว +15

    I can’t hold my tears 😢 injustice from the same branch we expect Justice from

  • @zeeraabdinazir350
    @zeeraabdinazir350 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha haku naxariisto apowe🤲🥺