Af duubkii Sahro Axmed Jamac Iyo Antonela Oo Cadan Ahayd Iyo Dilkii Biter Oo Aha Nin Cadan Bisha Cas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +13

    Rabow u naxariiso sahra axmed isku reer hargaysa isku xaafado ayaanu ahayn xitaa habeenka riwaayad jirto ciyaalka xaafada sii daaya ayey odhan jirtay qof magac ku le hoboladii waabari hargaysa ayey ahayd qof wacan ayey ahayd rabow u naxariiso Aamiin

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว +5

    Warku waa 90 boqolkiiba. Wax yar uun baa ka qaldan. Dadkii hawsha galay baan ahayn, Afduubna ma ahayn ee labaduba maxaabiis dagaal bay ahaayeen. Kiis weyn buu ahaa.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilkan yaree hadlayaa ma oga ragii soo qabtay inay qaar nool yihiin oo ay dhagaysan karaan , qaar badan oo la socday sheekadan ayaa jiray.

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 ปีที่แล้ว +5

    Anigoo aad uyar ayaa la igeeyay habeenkii ay riwaayada ayku dhigtay magaalada Baligubadle waan xasuustaa heesihii habeenkaa ay qaadaysay, waayo waayo .

  • @suberh8985
    @suberh8985 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah. Waa sheeko aan hore u akhriyay dhowrgoor waxay ku qorantahay buuga dhaxalreeb ee Boobe yuusuf ducaale qoray

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +4

    Hore umaan maqal in sahra sheekdani ku dhacday

  • @aadanismaaciil9852
    @aadanismaaciil9852 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kaam abubakar maaha adeer ee waa kaam Abokor halkaa iska sax

  • @ashaibrahim8215
    @ashaibrahim8215 ปีที่แล้ว +5

    Sahra Ahmed allaha u naxariisto jana fardowsa allaha ka warabiyo ketabkeeda gacanta midig allaha ka siiyo qabriga allaha u wasaciyo amin ya Rabbi

  • @akhilowle1
    @akhilowle1 ปีที่แล้ว +3

    Qarni joog aad ayaad umahadsan tahay waxaa i soo xasuusisay waaga yaraa sida sheeko caruur looshegijirey aad iigi sheekeysay (Thanks very much Abdisalaam)

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  ปีที่แล้ว +1

      Adaa Mudan Masuul

  • @kinsixasan-bd7ik
    @kinsixasan-bd7ik ปีที่แล้ว +3

    Booked wuu noolyay afkiisana lagama hayo xunyow xunku dhalay

  • @DulmidiidOfficial
    @DulmidiidOfficial ปีที่แล้ว +8

    Hormar wacan sxb❤❤❤❤

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wiil dhalin yaro ah oo Aabihiis dhintay 1945 xiliga la joogaana waa 1990.
    Hadaanad dhulka aqoon waa dhib Hargaysa waqooyigeeda hadana waxa laga soo qabatay wadada u dhaxaysa Berbara iyo Hargaysa . Waa la hadlaaye hadal bay u waasheen.

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน

      Taariikhda ayey been ka sheegayaan si loo moodo in qoladoodu soo qabatay camal.

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan jogaa Baligubadle waxan ahay wiil dhaalinyaro dadka iga wayn ayan waydiinayaa in sahra halkaan timid AUN.

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha u Naxaristo Habo. Aamiin

  • @AbdiDahir-ou6dn
    @AbdiDahir-ou6dn ปีที่แล้ว +4

    Gadhigaasi waxuu ahaa iskorogo layidhaa Sahara tuugo

    • @axmedkayse1060
      @axmedkayse1060 2 หลายเดือนก่อน

      Inader ma hubtaa

  • @melmi9330
    @melmi9330 ปีที่แล้ว +3

    Beenaale saqajaan faqash 🖕

  • @yusufcabdi1731
    @yusufcabdi1731 ปีที่แล้ว +3

    Inaad wax jeediso waxaa ka horraysa inaad barato sida wax loo akhriyo, Annalena Tonelli weeye gabadha talyaaniga mageceedu, ibraahim garre, maaha waa ibraahim gadhle.

    • @mukhtarselef2616
      @mukhtarselef2616 ปีที่แล้ว

      Ta aad ku qaldaysaa waa tii lagu dilay Boorama.

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 2 หลายเดือนก่อน

      Adigaan waxba ogayn waxna garanayn laakiin cambaaraynta iska jecel waxaasina waa xasad kugu gaamurey saan filaayo iyo weliba jahli

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin ya raaaaabi dhamantoda

  • @HiboAli-n7w
    @HiboAli-n7w 2 หลายเดือนก่อน +1

    BEEN BADANAA BAXSAN HAJI CILI AYAY AHEYD TARIIQ BEENA AYAY SOO URURSAFAN WAA WAX BILAA TARIIQ SARA AXMED TII ADEERKED BAADIYAHA KU UUTEYAY EE MAGALADA SOO GASHAY MIYEY AHEYN

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 2 หลายเดือนก่อน

      Halkaa ka daa sister. Somalilander dhab ah ayey ahayde allah ha u naxariisto.

  • @maxmedjr2039
    @maxmedjr2039 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia yaa la oran jirey qadhmuun qadhmuun dhaley yahow jareer yahow xamar diidey in lòo badalo qadhmuun yahow dameero u yaa la oran jirey markii hore ba Somalia ximaar ximaar dhaley yahow hawiye Somalia itaaliyano

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah how naxariisto Sahra

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว +8

    Allahhow naxariisto
    Sahra Ahmed Janadiisa haku Casuumo

  • @halimohasan5009
    @halimohasan5009 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan odhan lahaa iska hubso waxad sheegayso.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว +10

    Dugaagii snm wali sidii bey dadka ugu cunayaan gobolada waqooyi

    • @zakicismaan2994
      @zakicismaan2994 ปีที่แล้ว +1

      Yaan lagugu wasine afka kada dadka dhintay hadi kle anaga lafkugu wasayna doqonbad tahye

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

      @@zakicismaan2994 xalay sow luguma wasin kkk

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว +4

      Wasmadu wax la isku casyo maaha e xishooda waynu kuwada dhalanee raga raganimo udaaya sidaad iskugu casyaysern basd khaniisnimo dhaqan galiseen ale ka baqa geeidu ma foga qiyasmehernuna wuxuu inoo bilaabmayaaba marka qabriga la ina dhigo ha iloobina

    • @abdilaahijaamac6644
      @abdilaahijaamac6644 ปีที่แล้ว

      ey ey dhalay ayaad tahay

    • @majid2968
      @majid2968 ปีที่แล้ว +1

      Reer waqooyi waxbaa lawaxeeyaa waxan ahayn ma yaqaanan miyaa ilaa ragii wax lagu sameeyey

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 หลายเดือนก่อน

    Qoraalada boobe and Ryan ugu raaxeysta iyo ambassador xuseen aimed ducaale cawil waa laba nin oo qoraalka iyo afka soomaliga aad ugu talactagey

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +3

    Wa sheko cajiib ah oo xiiso leh

  • @abdirizakyusufmohamedrasaa2031
    @abdirizakyusufmohamedrasaa2031 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Sahara eebbe ha unaxariisto

  • @caashacalicumar9875
    @caashacalicumar9875 ปีที่แล้ว +5

    Wow 👌 Masha Allah 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam6072 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Qarni joog

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤

  • @mohdekc
    @mohdekc 7 หลายเดือนก่อน +1

    cadamadi iyo sahra axmed

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto edo sahra axmed

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 2 หลายเดือนก่อน

    Bal-Eega Damiir xumada rer waqooyiga
    Waxa Somaali isku dhimanaysa dareen kuma hayaan wiilkaas an kudhaqan iyo dhalasho ahayn ee gaal-ka say u jecel-yihiin

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤😢😢

  • @Qadafimalaay
    @Qadafimalaay หลายเดือนก่อน

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 ปีที่แล้ว +2

    Qolada Xayaysiiska ka shaqeysa kubiir waxani war xaqiiqa maaha.

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam8271 11 หลายเดือนก่อน

    Kaam abokor

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว +3

    Waa sheeko been ah oo kamida sheekoonka beenta ee ay sameeyaan tuugta SNM

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 2 หลายเดือนก่อน

      kkkjkj faqash ilaa faqash

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam6072 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko igu cusub

  • @mama-zg9jr
    @mama-zg9jr ปีที่แล้ว +3

    ALLAH ya raxmo