Inna lilahi wa inna ilehi rajicuun waligay DHULMIGA o kale ma arag nabad sugida waa in sida oo ugu degdeg badhan ay badalaan waa cadhowtinima war dadka in la IXTRAAMA XUQULINSAANKA WAR ALLAH KA CABSADA SOOMALIYEY
Abstract gaarane weligiis shabbat ma noqon anagu nala shaqen jiray kooxda shamsudiin band ayuu ku jiray aaqiro ayaa heleysaa jisadaas adna walalkay allaha kaa masaxo dhibkii ku soo gaaro
Wanka xumahay huuno abshirow dhibka lagu geeystay alah ku siyo xaqaqi huuno wankutageran warbixintada ad ayan ula xanusady ugana ilmeyay wan ku salamaya
Weligey wuu igu jirey dareenka ah in dadka la qasbo maxaa yeelay wiilashii la toogan jirey wey qiran jireen ayagoo og in la dilaayo somali abaar iyo colaad kama dhamaaneyso ilaa ay dulmiga daayan oo cadaalad imaato
Absolutely dadkan wax qiranaya yaab kumaqnaa awal ileen waa dad akhiro loo diro oo lagu qasbo walle qofkasta laba mitir kadanbaysa allow hana fidnayn subxanallh
cadaalad ma jiro dad aan waxba zamayn ayaa laylka dilayaa ilaahow umadaada u miciin alaa maxaa dad badan malinta yoomal qiyaamo su taal iyo cadaab sugayaa wixii umada misaakiinta dhibaaya inuu halaag ku rido
waar hadaalin dadku soomaali maahee kuwa yidhaahda qabyaalada halaga tago waxay kawadaan qabiilkaaga iyo nasabkaaga hasheegan, ileeyn isagaa raba in uu is qariyee
waar dad aan soomaali ahayn oo naagihii axmaaradu kufsanjirtay dhaleen ayaa soomaali ka buuxa ilaa talaanigii garacdii uu naagaha soomaaliyeed ka dhalay, waar soomaali koonfureey dadkiina DNA ka qaada%50 weeye qofka naagta soomaaliyeed dhashay ee aan aabe soomaaliyeed dhalin,hada wiilkan la ciqaabay waa soomaali Asal ah bal u fiirsada
Ninkaan warkiisa ma cad cada waa ka badbadis hana tuso dhaawacyadii soo gaaray meeshii in lagu celiyo ayuu u baahanyahay si uu runta u sheego ma nin xiran ayaa sharaf leh sharaftayda in ay wax u dhimaan ayaan kacabsaday ayuu ku leeyahay
Alle Ha U Naxariisto
Wllkena
Wallee aakhiraa warjiraa, subxan allh. Hasbuna Allh wanicmaal wakeel.
Inna lilahi wa inna ilehi rajicuun waligay DHULMIGA o kale ma arag nabad sugida waa in sida oo ugu degdeg badhan ay badalaan waa cadhowtinima war dadka in la IXTRAAMA XUQULINSAANKA WAR ALLAH KA CABSADA SOOMALIYEY
Hussein Malin Axmed
waxan wiilku ka hadlayo ee lagu sameeyay waa wax dhaca, nabadsugidu waa dadkii kacaankii 21 oktoobar dalka qabsaday uu u carbiyaya ciqaabta dadka soomaaliyeed ee shicibka ah, kuwan maanta nool duruustii ayay bartaan,
Haaaaa😄😄😄😄
Subxaanallah ,waad ka nooshahay manta manshallah ,lakiin ciqaabtaas waa in la badalaaa Laaailahaillaha
AxAx😭 Inaabti Kahajiir kuwaan wa dhigayucab Alxamdu lilaah wadka noshahay mantaa
Mhhhhh😄😄
LAA XAWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH 😭😭😭💔💔💔
Somaliya uqubo bay la rogmaneysaa
Abstract gaarane weligiis shabbat ma noqon anagu nala shaqen jiray kooxda shamsudiin band ayuu ku jiray aaqiro ayaa heleysaa jisadaas adna walalkay allaha kaa masaxo dhibkii ku soo gaaro
Allaha ku Booga Dhayo Wa Arin Murugo Xanun Badan leh
I love muslim🥰🥰🥰
ولاتحسبن الله غافلا عمايعمل الظالمون
Subxanalaah somaliya waligeed dahirimayso ilahay hakuu boogadhayo 😭😭😭😭😭😭😭😭
subxaanallah walaal Rabi ciqaabta Aakharo ifka ha ugu soosaaro cid kasta oo ku xadgudubta qof aan dembi gelin 🤯🤯😢😥
Arxanlaawayaal ayey ahaayeen koleey xaqaada allaah ayaa kaaga aari doono
Dhulka Allaha la gooyo kuwa sidaa kuu galay waa Amxaaaro wllhi
Qarbaa hda xir xiran ragii ciqabaye o ayagi sidii lobahdilay
May Allah ease your situation and life Getrs better for u
Walal qeyr alaha ka siiyo sida aad walall kaa wax aad ula qabatey wad ku mahad santahay
Subxana Allaah Subxana Allaah
A LLAH kuboga dhayo ayagan ILLAHAY aya Laxisab tamayo Adigana xaqaga wukaso bixidona insha ALLAH
By
Madaxdii munafiqiinta ahaa iyo kuwii ay adeegsanayen ama dhamaan Kuwii dadka sidaas u ciqaabayay
Ale waxan kabaryaynaa
inuu aduunka iyo Akhiro kuciqaabo
Aamiin aamiin
Subhana lah subhana lah
ha cafinin waliga allah malinta quyamo ha xisabiyo
Allow Cadaw gacanta hanoo galin. Lkn wiilkan cabsidii baa ka bixi waday .wxy ahyd inuu kolkuu taliyaa u tagay sheego saxda, sidaa xata hadii dilkii lagu celiyo may dileen ,haduu dhintana Shahiid buu noqon laah
Muxuu sheegaa
Wanka xumahay huuno abshirow dhibka lagu geeystay alah ku siyo xaqaqi huuno wankutageran warbixintada ad ayan ula xanusady ugana ilmeyay wan ku salamaya
Walee xisaab wey dabeeysaa waqti dhaw
subxanallah Allaha kuu naxriisto ciqabtay kumarsiyen mid ka daran wey kuso maqantahy waxba ha u arkin ax ax ax xanun badanaa😳
Allaahu akbbar waay dhowdahay maalintaasu walaal kiis
Haaaa
Waligaa hacfin inkaar iniku dhacday
Allahu aagabar yarabi dulmigu xuma
Weligey wuu igu jirey dareenka ah in dadka la qasbo maxaa yeelay wiilashii la toogan jirey wey qiran jireen ayagoo og in la dilaayo somali abaar iyo colaad kama dhamaaneyso ilaa ay dulmiga daayan oo cadaalad imaato
Absolutely dadkan wax qiranaya yaab kumaqnaa awal ileen waa dad akhiro loo diro oo lagu qasbo walle qofkasta laba mitir kadanbaysa allow hana fidnayn subxanallh
Subxaanallaah that's not good 😡 waxaa xaq ma aha 😭😭😭😭😭😭💎🇸🇴💎💎💎🇸🇴‼️‼️‼️‼️‼️‼️‼️💎🇸🇴🇸🇴❓👂
Sorry garâne ax ax sumxnalaahu wall ilaahay ha kaga jaray Inshaallaahu is kaga tag Meeshan allaahu akbar forme somlilaan capital hargysa
Subxaan allaahu
Kuwan iyaga ayaa saab ugunoqonaya in alshabaab lagu biiro
Sababtu waa iyaga
Illahoow adigaa xaq soore ah
Danbiilasha waa insidedeg logusoqabtaa ragasi
Dad. Ku arxan. Daranaa. Alaah idin cadaab. Maxay. Ka cadibayaan. Wiilka yar. 😭💔
Fahad yasinka dadki sidan arkay utagerayan shaqalihisa waye waxa sidan yelaye kwrn iyo amara asaga kasoo baxay dhawr war bixin o sidan cml ah dawaday
illahay nabar xaqdaro hakaaga dhigo rag badan oo soomaaliyeed ayaa sidaa ku dhintay iyo hablo! waar Axmaarada iyo bootaqiiska iska qabta soomaali koonfur iyo soomaali galbeed ciqaabta taalaa somaliland kama dhacdo
Ilowounaxariso
Manta Dowlad cusub aya dhalatay rakii dhibateyay maxkamad hala tiigsato
Subxaanallah subxaanallah
NISA waxaa laga sheegy intii Farmajo joogey al shaab baa xilil culus ka qabtey NISA kolkaa maxey dhaliyarda xiniiyha u qabanayaan
Farmaajo been haa ka sheegin waakii meel kastoo xun iyo magafe idinka soo qaaday dhalintii xamar iyo wuxuu u tari karayeyba idin caawiyey dhahaya madaxweyne mahadsanid qashinkaas afka duubta iyo farmaajona col cad ayey ahaayeen xilall iyo shaqo la siiyo iska dhaafe Abdullaahi Omar Ali ayaan lahadlayaa
@@fatumanoor3261 ninka saa io ka daran dadka yeelay waa fahad farmaaje meesha maju ka ahay asigaba la heyte ahaa
@@fatumanoor3261FARMAJO MAXU U TARAY DHALINYARADA SOWKAN KEENAY MAAHAN IN NIMANKU IS WASAAN BISMILAAHI RAXMANI RAXIIM😢🤢👺👿
Wlhi nin dhalin yaro ah in sidan loo ciilo loona dulmiyo ma ahan.Allah haku ciqaabo kuwi sidaas kuu galay.
Wllo part 3 lasoo dheeree
Dadka kuwaas dirsaday mxy ahaayeeen markaaas yaase la xisaabtamaya
Subxaanalaah
Meeshan xagey eheed 😭😭😭
Walhi Waan dareemey malintasa Aan arkey vidoe in lagu qasabey been abuur Ee tahay qofkasto caqli leeh ayaa dareemi kara vidoe Marka Ee dawada
Walee xisaab Aduun iyo
Aakharoba Awoodda Dowladda
Ayaa dadkii sidaas loogu dhibaateeyo
Waxaas miyaa La fiirsan karaa?
He is not showing any torture signs
Aduunkay ku cadaabeen aduunka laydiku cadaab aakhirana la idiiku dar
Baarista wa sidaas. Lkn warkaaga waxuu u egyahay mid aad abuurtay
Koley maanta ma noola ee yaa kaa cafidoono
Dagaalan oo aargudo
Xilga waxaa looga qadey taliya ku sheeeg NISA waxaan filyaa waa mareexan niman mareexa ah madax ah oo farmajo ka fakir duwan oo u socda Garbahaarey ayuu diidey in ka dhoofan
waxuu ka hor yami goaankii Raysal wasrahii Rooble oo yadhi qof somali ha airporka lagama calin karo hadaan dacwad ka oolin maxkamdaa
Dadkiii waxaas samaynayyyyy waa in laciqaabaaaa oo ladaba galaaaaaa
حسبي الله ونعم الوكيل
😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
ax Ax Bisinka 😢😢
So sad😭😭😭😭
cadaalad ma jiro dad aan waxba zamayn ayaa laylka dilayaa ilaahow umadaada u miciin alaa maxaa dad badan malinta yoomal qiyaamo su taal iyo cadaab sugayaa wixii umada misaakiinta dhibaaya inuu halaag ku rido
Alaha burburyo kuwa islamka dibay
waar hadaalin dadku soomaali maahee kuwa yidhaahda qabyaalada halaga tago waxay kawadaan qabiilkaaga iyo nasabkaaga hasheegan, ileeyn isagaa raba in uu is qariyee
Mafahamin
Waxaas dawlad ma ahayn gangs ayay ahayd
waar dad aan soomaali ahayn oo naagihii axmaaradu kufsanjirtay dhaleen ayaa soomaali ka buuxa ilaa talaanigii garacdii uu naagaha soomaaliyeed ka dhalay, waar soomaali koonfureey dadkiina DNA ka qaada%50 weeye qofka naagta soomaaliyeed dhashay ee aan aabe soomaaliyeed dhalin,hada wiilkan la ciqaabay waa soomaali Asal ah bal u fiirsada
Allah dilee aya dhinta walalka subxnallah Alow muslimnta cadowgoda ka qabo
Ameen
Sorry brother ilahay ayaa cadalada hye somaliy dulimiga yaaban lama qiyaasii karo💔😢😢
ale ayaaka abaal marin wal iska samir dadka ayaanka dhalanaye
If this is true from now on I will not call myself Somalia 🇸🇴
Yesssssss😍😍😍😍
Asc viva7up aaaaaaaaaaaaaaaaaaadd iyo aaaaaaaaaad ayaaaaaaaaaaaaaan ka xumahay kuwasaaaaaaaaaaaa dalka Hogaminayay shaaaaaaaati dawlo wax ku dulmiyay waaaaaaaaaaaaaaaaaaa la xisaaaaabtamaynaaaaaa dawladan ayaaaaaaan uga fadhinaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa inay inti shati dawlo wax ku dulmay illaaaaaaaaaa 1960 dawlan waligeeeeeeeeeeeed dhicin inaaaaaaaad noqaysao 2 cali is waydin mayso waaaaaaaaaa ka sugaynaaaaaa dawladaynna shaaaaaaati dawlo wax lagu dulmiya dawladi u hilisan Rajaynanaaaaaaaaaa insha allah
😭😭😭😭😭😭😭😭
Wariyaha maxa aamusiye mu wareysto dhibanaha si wax cad aa u fahamno
Sorry😭😭😭meesha nolol ma taaal
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢😢😢😢😢
💔💔💔😟
Waxaas waa islaanimo neceeb nimkaas waa gaalo in la laayo waaye
Axaxax
Wadankeena waxoow lahagaagi la'yahay waa dulmiga lagu haayo dadbadan oo masaakiinaah kuwa la ogyahay iyo kuwaan laogeenba walaahi ilaahaay dulmiga raali kama ahan waxaana imaandoonto maalin laka jari doono dulmigii uugeestay haba yaraadee war ninwalboow intaa nooshahay aafursad haysataa kanladulmiyayna daqiiqada dulmiga haduu islamarkaasduceesto waa la aqbalaa markiiba oo samadaa ufuran ilaahoow na cafi dhamaanteen
Fahad oo laangab ah ilka yar oo ka daran baa maamulki gacanta u galay markaas hadana ilaahay naguma soo cesho teem maafiyo farmaajo
Ilkayarata makuwastay
waa shaqadii dawladii kacaanka laga bartay oo sideedii ah! ilaahay dhulka hala gooyo kuwii ku dhibay ninkan maysagaa dadkay ku sheegeen u egba waa kibir intaa leeg
Dhilo iidoor xaarka mesha kala tag
@@rock_diamond9475 hulqe maxaan kaala hadlaa haydalas hacoo!
@@rock_diamond9475 xayawaan kacaankii waalaa carbiyaya oo weli nool baadtahay
Ma rumba’s mise waa been somalidu wixii loo Sheehan’s waa iska run
Maystaab
N
Waa xaqiiq jirta oo abshir gaarane la kulmay ilahay baa cadaaladu ag taalaa kana xisaabinayaa
Sheeeggg cidwalba oo wax ku yeeleyyyyyyy oo haqarinn maxaad uqarinaysaaaa waaa cadawe
😭😭😭😭اللهم عليك بظلام هولاء
Bal na tus mesha gacmaha xadhiga lagaa xidhay
Nisa waa kuwii diley ikraan oo u shaqeyni jirtey
Subxnllaah
Oh subaxanallaha oh sorry Walakeya mcn
اظلم ظلمات يوم القيامة 😭😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Bari ledaqray saa nabad sugid iney labaxa sawadiday wayo inaa aniga mesha karoraa imaneyso lemabilo waisbilna shaqeysata nahay hada roro yaa ibilayo hadiba roraya shaqa miya lakordhiyay mase ana leygu daneynaya hadiba leyrorsinaya wan iska guulguli qofki wax sodilaa isaga dagane qabo oorooridono dad lalabaxay macali marqatidi lanawayo dadki daristihin turyo dil wero dad sokireso shaqo baa kordheysa
Ax sorry wlh wad hele cadaaladada Insha Allah
Kkkk waxba kama jiraan
Nimanka sas ugaleye miyaad kujirte adiga
Siduu u hadlaayo been inuu sheegaayo shaki iigama jiro.
Adigu alaah daniga xun la hortag ujeedo kasta lahaw. Xisaabi meelbay taal waana meel dhow
@@khadraabdirahman6791 👍
Munaafaq ayaa tahay
Kudiganaya wiilkan naskiinka ee arxan lawayasho
Dhibateeyeen
Insha Allah eraygas deelqaafka eed kibirka utiri
Ale wuka amaal Marin
Cadow kagardarana gacanta wad ugalin Somaliyed waad orantoonta
Wana kugu digan doonta somalidu
Ninkaan warkiisa ma cad cada waa ka badbadis hana tuso dhaawacyadii soo gaaray meeshii in lagu celiyo ayuu u baahanyahay si uu runta u sheego ma nin xiran ayaa sharaf leh sharaftayda in ay wax u dhimaan ayaan kacabsaday ayuu ku leeyahay
Dhibka loo gaystay oo lugu mariyo kaliya baa wax lugugu fahansiinkaraa asshall
@@mmis3792 sorry I only said he needs to show us prove you don't have to cursing me need to grow up whoever you are
@@ahmedmohamoud3974 part of what you said was take him back to jilicow bro
Cawra diisa miyu kutusa
@@mmis3792 sax wll
😭😭😭😭😭