Full Wareysiga Abshir Gaarane Axmed iyo sheekooyin argagax leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Full Wareysiga Abshir Gaarane Axmed iyo sheekooyin argagax leh.

ความคิดเห็น • 27

  • @abdinoormohamed4274
    @abdinoormohamed4274 ปีที่แล้ว +4

    Gaarane wax walbo way cadyihiin oo qof dambiila ah maxkamad ma raadiyo iyo cadalad way muqata inad ceeb ka saliim tahay qofki somali ah oo fiyow wu garan kara wax walbo jira iska samir walalkay waxadan ahayn ma noqonaysid cadaalad alle agtiisay taala rabbi qalbiga haku qabojiyo wll

  • @user-be6fp4mm4h
    @user-be6fp4mm4h 4 หลายเดือนก่อน

    Allow ku naxariisto wll

  • @Hafsa12C
    @Hafsa12C ปีที่แล้ว +8

    Aduunyo!!!
    Hada kahor nin shabab shegtay ooba latogtay baa gabar ay daris ahayen igu dhahday walalkii baa utago kudhahay war maxaa shabab ushegatay maba tihide suu yiri wllhi hdii walalka shabab miyaa leydhihi laha haa ban dhihi laha xanunka maray dartii😢 hada ninkas sida la ishegay waxa loo togtay Danbi usan Galin

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

    • @dhabkahadal2255
      @dhabkahadal2255 ปีที่แล้ว

      Shit waxaasaa doonaysaan inaad nagu celisaan meeday somalinimadu nacalad baa idinku taaal

  • @abdifataax3584
    @abdifataax3584 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cadalad ma helin mana cafin kuwii shalay dulmiyey talow wuba geriyode ya cafin doona abshir alle haku naxaristo

  • @AyaanCabdi-kv6gw
    @AyaanCabdi-kv6gw ปีที่แล้ว

    Wlhi ani heestaas aadba u jclaan jiry 2020 aad u dhagaysan jiray allaha ku dambi dhaafo wll Abshir

  • @haliimaahmeddiini7652
    @haliimaahmeddiini7652 ปีที่แล้ว

    Alla dulmiga lasamenayo aakhiro malaga cabsanayo miyaa😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farahdeck5388
    @farahdeck5388 ปีที่แล้ว

    dowlad ma eheen taas Allah na dhaafiye

  • @ibrahimmohamedali9446
    @ibrahimmohamedali9446 ปีที่แล้ว +1

    Inta Abshir iyo dadka lamida ay cadaalada dhibane uyihiin dowladnimo ha sugin Abahirne waxan leeyahay Alle talo saaro taqwadane iyo adkaartane badi wad guuleysan doonta Insha,Allah

  • @nimcaabdisalamahmed5573
    @nimcaabdisalamahmed5573 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going br

  • @saaramuhidin1151
    @saaramuhidin1151 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ka yabay dowlada darmaajo dhibatoyinka ay gesatay iyo suda wax loga sheegin sixirka laga shegaaya aaba run ah

  • @Apdalla78
    @Apdalla78 ปีที่แล้ว +4

    Aad ban uyaaba nahy sidee bay ku dhacday asagoo dawlada usha qeeya san oodhan lagu silciyay wlhi dawladii farmajo dad way silci say koox uusan ahyn buu qasab ugalay

    • @shamsohadaafow8032
      @shamsohadaafow8032 ปีที่แล้ว

      Maxkamada waa tii Allah iska sabar wll😭😭😭

  • @YussufOyow-dl3oo
    @YussufOyow-dl3oo ปีที่แล้ว +2

    Marbay geriduu nolosha dantaaa

  • @younesenjoa9479
    @younesenjoa9479 ปีที่แล้ว

  • @waliyowcade3450
    @waliyowcade3450 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka wareysiga waa ku xaday wuxuu ahaa Nin faraxsan oo iska hees heesaya lkn marquraa ayuu jawigiis is badalay markaad su'aasha ku qabatay

  • @nimcocabdulaahi9212
    @nimcocabdulaahi9212 ปีที่แล้ว

    Alla ku maqan wllkey

  • @suadali2598
    @suadali2598 4 หลายเดือนก่อน

    Dowlada somalia wa shabaab yadaa dadka u qorta shabaabka nacald alle idinku dhacday dhulka alle idinla gooy dulmi adanaa 😢

  • @safiyoabdalahabdalah5289
    @safiyoabdalahabdalah5289 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii shabab baa nahy dhihi jiray madulmanayal by ahyen ilahow daaliminta naga qabo

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 ปีที่แล้ว

      Zaaid, badankood wa Da'd qabiilo la isdaho wxeey yihiin malaha waaye

  • @ashaali5714
    @ashaali5714 ปีที่แล้ว

    😢😢 sorry Wll

  • @shamsayasiin114
    @shamsayasiin114 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Zaara548
    @Zaara548 ปีที่แล้ว

    gaaarane kiis kiiisa wali waa open file 😢

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 ปีที่แล้ว

    Ninka ku dily raadi oo ka aarso xaramig

  • @frdwsocllaahihassan6745
    @frdwsocllaahihassan6745 ปีที่แล้ว

    Sorry abshir ilahey cadal ha Ku siyo