Xarigii Senator GAAGAAB iyo la kulankii MAXAMED SIYAAD BARRE . Qaybta 4-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2022
  • Xarigii GAAGAAB iyo la kulankii MAXAMED SIYAAD BARRE .
    Taxane 8-qaybdoodle ah oo xiiso gaar ah iyo dhacdooyin kala duwan xambaarsan.
    #qayb ka mid ah nolosheenna.

ความคิดเห็น • 38

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl 2 ปีที่แล้ว +4

    Cirid yaanbo hadii aadnan aqoon waa allaha u naxariisto C/laahi Yuusuf Sodogiis dhalay xaaskiisa.

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 4 วันที่ผ่านมา

      alaha u wada naxaristo gedegood aamin

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto Saado Cali dhiig miiran bay ahayd

  • @naasirsomali4786
    @naasirsomali4786 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dulmi in dadka la xiraa ama la dilaa

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 2 ปีที่แล้ว +3

    Majeerteen iyo Iidoor Soomaali halkaa ayagaa dhigay ee ha ku socoto sidaa

    • @laylasuruur5769
      @laylasuruur5769 2 ปีที่แล้ว +2

      he. boy. Iidoor ma magac. ayaad umaleysey. caagyahow. CAGdheer. Iyo. Ciidagale. ayey ku baxdey. cagdheer. hadee iidoori. Iibadal. adina marabtaa. Indabada. l’aigu dooriyo.

  • @haykalpoi8896
    @haykalpoi8896 ปีที่แล้ว +1

    Adeer gaabgaab wllhy dhib badan buu soo marey😰😰😰

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 11 หลายเดือนก่อน

    Siyaad barre halyeey sare AUN

  • @1minuteago741
    @1minuteago741 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii abaal kuu galaa waa la sheegaa, waanka xumahay in Gaagaab uusan sheegin magaca gabadha kasoo saartay xabsiga.

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +2

      Waad asiibtay wllo tusaale ilaa jaamacad free bu ku dhigtay maamulkii maxamed siyaad baana ka baxshey lagama yaabo iney somali wixii loo taray sheegto wixii loo dhiman mooyee

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว +1

      @M-Guleed Madoobe hortiis na laga arag gadaashiis na lama arag sxb

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

      @M-Guleed Madoobe qof caadi ah baan ku qabay rali noqo sxb

  • @mahamudomar3225
    @mahamudomar3225 2 ปีที่แล้ว +1

    adeer inqilaabka waxa uu fashilmay april 1978 ee ma aha 1979

  • @gamingtupe500
    @gamingtupe500 ปีที่แล้ว

    Aad ban uga xumahay gagab inuusan xusin sheegin gabdha magaceedii aadan sheegin

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc, Allha u naxariisto Siyaad Barre, saa gadaashii baa la fidmoobey, baladii iyo qabyaaladdii uu naga ilaalin jiey waa tan qoys land iyo argagixo dhashey, dabadhilif iyo jaajuusna u saxiixey dakaddii boosaaso iyo berbera imaratka Kenyana ay u saxiixeen baddeenii, Siyaad Barre dalka wuu dhisey, gaf wuu lahaa balse wax qabadkiisii ayaan la soo Koobi Karin.wbt

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadduu FIICANAA OO naga ilaalinjiray DALKA IYO DADKA XAGEE uga tagay . KALIGII TALIYE BURBUR IYO dhibaateyn UN BUU ka tagaa. XUKUNKA oo la isku dhajiyo IYO SHARCIGA oo la laalaayo taas weeye waxa maanta somali kusugan tahay

    • @hawkeye8080
      @hawkeye8080 2 ปีที่แล้ว

      kkkk Afweyne isagaa soomaali isku diray oo isnacsiiyay..1969 wuxuu dalka qabsaday iyadoo soomaali isjeceshahay siduu uga tagayna waanu wada ognahay.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

      HA LAYAABIN ISLAANTAN WAY WAA LAGU SHUBAY WAXAY KA DHEEKEYNAYSO WAA BILAA XIKMAD

  • @jaymuouse
    @jaymuouse 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad Barre Allah u naxariisto. Waddanka siday yeeli doonaan buu ogaa!
    Waadna aragtaan ragguu xirxirayey oo dhan 30kii sano ee u dambeeyey dalka ayagaa xukumayey . Halkay dhigeen dalkii ? 🥲🥲

  • @abdideckhersi5392
    @abdideckhersi5392 2 ปีที่แล้ว +6

    So sad walaaahi dictator siyaad destroyed the country and the people too

  • @AbdihakinAbdi-ke3ul
    @AbdihakinAbdi-ke3ul 5 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @PapaMama-lj2vr
    @PapaMama-lj2vr 2 ปีที่แล้ว

    taakhiirey dabkaa ba,,,,,,,maanta wiil yer yer oo afka soo duubtey ayaaa somali cirib tirey

  • @mxm273
    @mxm273 2 ปีที่แล้ว

    Ma anaa mooday mise saado cali qaad ba horyaalay buu yidhi.
    May ahyn qof public figure ah inuu sharfteeda dhulka la galo.

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 ปีที่แล้ว +1

    Afweeyne Sheeydan ayuu ahaa, umada Somaliyed losodiray 1969 isaga iyo intii kaba-qaadka u'ahaa.

    • @libandahir7953
      @libandahir7953 11 หลายเดือนก่อน

      Halyeey Buu ahaa siyaad barre AUN

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว

    Mahbar baad ahayd miyaa markaa. Waligiinba taariikh duugowdey oo aad wadanka ku dumiseen ka sheekeeya.

  • @ifraaxshaafi8656
    @ifraaxshaafi8656 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee dadkii hore dhib waa marisey dooladii hore

    • @hawkeye8080
      @hawkeye8080 2 ปีที่แล้ว

      kkkk Afweyne isagaa soomaali isku diray oo isnacsiiyay..1969 wuxuu dalka qabsaday iyadoo soomaali isjeceshahay siduu uga tagayna waanu wada ognahay.

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa taariikh ay sameysanayaan majeerteenku

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 2 ปีที่แล้ว

      Mujrimiinte.dhashood miyaad tahay

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 2 ปีที่แล้ว +2

      Majeerteen uma baahna taariikh loo sameeyo.ilaah baa taariikh siiyey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      Weli waxaan arki waayey qof soomaaliya oo qirta wixii lagu xidhay qof walba dulmi baa laygu xidhay

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 ปีที่แล้ว

    Ayax teg eelna reeb, waxa dhacay waa wuxuu ka tegay ninkaa dhintay.

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 ปีที่แล้ว

    In qof cuqdad qaba masuul laga dhigo si uu u aarsado waa dhibaato gumeystuhu kusoo kordhiyey siyaasada Somalia hada Farmaajo ka aarso

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani waa kadaab
    Weli kelmad runa ma sheegin

  • @ahmedgaaz8248
    @ahmedgaaz8248 2 ปีที่แล้ว

    Beenloow