Kooxdii Jirdilka kacaanka Maxamed Cabdi Caynab - Qaybtii 2-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 61

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 2 หลายเดือนก่อน +1

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
    حَسْبِيَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 2 ปีที่แล้ว +8

    Anigoo reer Somaliland ah waxaa murugo kale caawa ii ah in daaquud Abdillahi Ciro wasiir dalkayga ka noqday. Dadka noocaa umada u soo dhibay kuwooda nool in cadaalada la hor keeno maalin bay iman. Thanks Muj Juha.

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

      Mo Amin
      Hadalkaas waa mid wanaagsan

    • @amareto5772
      @amareto5772 10 หลายเดือนก่อน

      Oo Biixi oo hadda joogana?

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 ปีที่แล้ว +11

    WAA KHAYR INAY BURBURTAY DOWLAD XAARANTA

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 11 หลายเดือนก่อน +1

      100%

    • @Saraajiahmed2578
      @Saraajiahmed2578 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaah kadheeftay qoxooti iyo qarax qaran dumisoow

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 ปีที่แล้ว +3

    Juxaa jiroo joog, yaan loo qaadan tariikhdaas calaacal IWM waa taariikh u baahan in la maqlo

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 ปีที่แล้ว

    Soomaalinnimo wixii ku qaraabta u fiirsada...waa inta ugu xun ee ummadda xabiibka isaga dhigta.

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 หลายเดือนก่อน

    Waa arin xanuun badan

  • @mahamedabdikadir4450
    @mahamedabdikadir4450 2 ปีที่แล้ว

    Xaninyaha alle idin qabay cadawulaahi bay ahaayen lkn what ever doesn't kill you you only make you stronger 💪

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambayo wasiir JUXA Well done 👏 👏

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo Aad waan ka xumahay walaal Caynab dhibka ku gaaray, Very very sorry!

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhibtaas kuwa hadda jooga waa sameeyaan iyaguna waa dhibkii oo soo noqday.Siyaasiinta Soomaalidu inay hawshaas dib u eegaan weeye.Weliba CabdiMaalik Coldoon iyo dad badan oo la.mid ah

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer puntland allaha idinla jiro walee dhibaato ayaad soo marteen

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso murugo leh waqti adag buu Soo maray

  • @xundubeyabdullah2242
    @xundubeyabdullah2242 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh Waa waxa hada Ka socda Muqdisho waaye

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor 5 หลายเดือนก่อน

    Marka hore waxaa mahadleh ALLAH marka xiga walalka juxa oo shaqo fiin u haaya Shacabka Somali in tarikhda lasoo maray keed u noqoto Kuwii Dalka iyi Dadka maata 20sano kadib waa maxadax sabtana waa buruburkii oo daba dheeraaday kadib markii uu rajiimkii kaalitaliskii somali baray qurunka qabiilka musuq nin jecleeysi jirdil isnaceeb ilaa 55sano

  • @anwardirir2847
    @anwardirir2847 2 ปีที่แล้ว

    waa ka xumahay in muwaadin sidaa loo jirdilo laakiin amarka cabdilaahi ciro ku fuliyey waxaa bixiyey nin daarood ah oo adeerkaa ah sidaa u ogow ciro amar wuxuu ka haystay siyaad bare iyo inadafle.

  • @abdulkariimibrahim1075
    @abdulkariimibrahim1075 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wa dhageystay wa gob rafaaday

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 ปีที่แล้ว +1

    mad sheegtid waxa aad haleysay ama laga rebey pls

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว

    CAYNABOW WAXAA KUGU DHACAY WAX LAYAAB LEH LAKIIN WAA CAFIYAY WAA WAX AAD LAYASAB LEH. ILLAAH JANADA KU GALINAYA KU SEEXO ..............

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

    Jabhadahii burburshay kacaankii Allah kheyr haydin siiyo. Farmaajo hala joojiyo inta aannu innagu weynaan. Buuggiisii Majeerteen iyo Isaaq iyo Abgaal waa u dhaartay. Afewerqi baa macallin u ah.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Cuqdad qabiil baad qabtaa illaahay haku daweeyo kuwase shacabka dhibayey reerkiinaa u badnaa

    • @dr.mohamedabdisheik8813
      @dr.mohamedabdisheik8813 8 หลายเดือนก่อน

      Jabhadihii Baaba' iyo Haalaag ,Qaxootinimo bay soo kordhiyeen waxkale laga faaiidey malahan, Dawladdii kacaanka ahayd ayadana dhibkeeda ma yarayn

  • @AyuubYareXasan
    @AyuubYareXasan 4 หลายเดือนก่อน

    Doqon baad ahayd doqonna sidaas in loo galaa wacnayd!.
    War ma maankaad la'ayd markii aabbahaa la sumeeyey ood kacaandiid noqon wayday oo mujrimiintaas la dagaalami wayday hadde heshay abaalkaa laakiin nin kacaandiid ah oo belaa bay kumoodeen!!.

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 8 หลายเดือนก่อน

    waxan moodaynay in iidoor iska cawdo

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow siyaad barre iyo kuwii lasocdey cadaalad adaa'maris kara

  • @sheikdeeq5915
    @sheikdeeq5915 2 ปีที่แล้ว

    Nimankii daalimiinta ahaa dawlad nimadii ku cayaaray ilaahay ayaa la xisaabtami doona

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa oo kale lama cafiyo, waa xaaraamiyiin aan ilaahay aqoon waxay geysteen in la mariyo ayey mudan yahiin.

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan maliilay
    Maliilay
    Waan maliilay
    Oo maliilay

    • @abdihakiimmohamed2253
      @abdihakiimmohamed2253 2 ปีที่แล้ว

      Ciyaar bad ka dhignaysaa miyaa bro

    • @cawilayaanle2440
      @cawilayaanle2440 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakiimmohamed2253 Jaalle...Waa loo dhintaa Dhul
      Cabaad iyo waan maliiley waan isku xaaray ayaa ku xigta...kkkk

  • @IsmailSaid-dw6uq
    @IsmailSaid-dw6uq ปีที่แล้ว

    Dhaqtar mahayn kaasi

  • @abdi6182
    @abdi6182 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed xasan kalowsade weye wuxu aha Hawargidir sarur inu dhintay ban filaya

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 2 ปีที่แล้ว

    Abdulahi cirro in la maxkamadeeyo weeye

    • @simanmohamed6353
      @simanmohamed6353 2 ปีที่แล้ว +1

      Group kaa uu mudanuhu tirinayo qof buu ka yahaye maxaad kuwaa badan uga tagaysaa in la xukumo yagana. dulmiganoo kale inla cafiyo may ahayn laakiin cida lagu sameeyay hadduu cafiyo waa naxariistiisa iyo iimaankiisa .... raxmaanka ayaa kala xisaabtami.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Ciro hada mujaahid bay tolkii u yaqaaniin

  • @imraxtrader
    @imraxtrader 2 ปีที่แล้ว +1

    Taqtarkaas magaciisa inoo sheeg please

    • @alihaji9416
      @alihaji9416 2 ปีที่แล้ว

      Dr abdullahi mungani ayaa la yirahdaa I hope hada inuu Tanzania daganyahay 2017 mar is aragnay oo igu yiri waxaan ahaa dhaqtar ku takhasusay xanunadda wadnaha.

  • @goolis69
    @goolis69 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad baa dhaha xiligii beri samaadkii

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 8 หลายเดือนก่อน

    Inta dhibka ka shaqeynaysay kuma jirin Digil Mirifle, weli sidii ayey u wadaan kuwii dhibka ka waday Soomaaliya waagaas

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว

    C.lahi ciro alle narta kugu dheereeeeee

  • @anwardirir2847
    @anwardirir2847 2 ปีที่แล้ว

    marka wadanka waxaa burburiyey daarood sidaa haloo ogaado

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 ปีที่แล้ว

    Ciyaala-suuqiintii talyaaniga baa la wareysanayaa

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 ปีที่แล้ว

    Kuwan waxay sameeyeen maxaa loo qariyaa??? Unmad dhan bay u horseedeen shuftonimo.

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 ปีที่แล้ว

    Caruurtey qafaasheen waxas ma dawladbaa farmajo hada caruurtii reer muqdisho qafaashey

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 2 ปีที่แล้ว +1

    iidoorka sababtii loo xasuuqay hadaan gartay ileen Somali bay cadaabeen

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      Wasaq baad tahay hal nin ba idoor ka ahaa. Dhibka Majeerteen u geysteen Iidoor ka waran: Morgan. Kabtan Faalso. Iyo boqolaal kale

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

      You cannot judge a whole nation by the worst men on it

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa la helay haday burburtay tan kale mid walba ha yiraahdo waa laysoo jidh dilay tan kale juxaa markii wasiirka fedraalka laga qaaday ayuu barnaamijyadan bilaabay

  • @girrehgeullehgirreh9444
    @girrehgeullehgirreh9444 2 ปีที่แล้ว

    p8t7g

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 ปีที่แล้ว

    Omg ilaahey cuqubo idinku rid maxay danbi galeen

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan wareysiga qaadaya oo Juxa
    La baxay ex Wasiir wuxuu dacaayad u sameynayaa in Dani la doorto

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 2 ปีที่แล้ว

    😳 Kabtan Ayub iyo Omaar Barbar oo ay dhex martay Dood adag oo Gacanta la isula taggay; th-cam.com/video/cxbreRtt8a0/w-d-xo.html

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 ปีที่แล้ว +1

    iidoorka dadka aad bay u Dhabi jireen hadana iyagaa cuqdadaysan majeerteenku waa gob

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      iidoorka ma ah jaahil siyaad bare somalida qfka la ciqaabayo qabilkisa qabil aan aheyn baa cadaabi jirey

    • @mohamedwarsame1269
      @mohamedwarsame1269 2 ปีที่แล้ว

      Saraakiisha xasuuqa ugu daran geeysatay waa isaaq, baraagaha Biyaha qarxin jiray, ceelashana xabaali jiray

  • @mahamedabdikadir4450
    @mahamedabdikadir4450 2 ปีที่แล้ว +5

    Xaninyaha alle idin qabay cadawulaahi bay ahaayen lkn what ever doesn't kill you you only make you stronger 💪

    • @libandahir7953
      @libandahir7953 ปีที่แล้ว

      Siyaad barre AUN halyeey IGA dheh