Juxa Video Research Archive
Juxa Video Research Archive
  • 189
  • 1 064 626

วีดีโอ

Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE
มุมมอง 4.2K14 วันที่ผ่านมา
Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE
Astaamihii Hoggaamineed ee Madaxwayne Aadan Cabdulle Cismaan iyo Raggii uu Amaanay.
มุมมอง 1K21 วันที่ผ่านมา
Astaamihii Hoggaamineed ee Madaxwayne Aadan Cabdulle Cismaan iyo Raggii uu Amaanay. Garyaqaan Maxamed Ciise Trunji. Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo maray.
Afgambigii Askarta iyo Iska-takhaluskii Dhexdooda ahaa. Qaybta 5-aad
มุมมอง 1.8K21 วันที่ผ่านมา
Afgambigii Askarta iyo Iska-takhaluskii Dhexdooda ahaa . Garyaqaan Maxamed Ciise Trunji. Taxane muhiim ah, qaybtii 5-aad. Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo maray.
Loolankii U Dhexeetay Madaxdii Xukuumadihii Rayidka aha. Qaybta 4-aad
มุมมอง 96821 วันที่ผ่านมา
Loolankii U Dhexeetay Madaxdii Xukuumadihii Rayidka aha. Garyaqaan Maxamed Ciise Trunji. Taxane muhiim ah, qaybtii 4-aad. Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo maray.
Culayskii Labada Gobol iyo Gaabiskii Xukuumadihii Rayidka aha. Qaybtii 3-aad
มุมมอง 1K21 วันที่ผ่านมา
Culayskii Labada Gobol iyo Gaabiskii Xukuumadihii Rayidka aha. Garyaqaan Maxamed Ciise Trunji. Taxane muhiim ah, qaybtii 3-aad. Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo mara
Taariikhda Daahsoon ee Soomaaliya ( 1941-1969 ). Qaybta 2-aad
มุมมอง 1.1K21 วันที่ผ่านมา
Taariikhda Daahsoon ee Soomaaliya ( 1941-1969 ) - Prof: Maxamed Ciise Trunji. Taxane muhiim ah, qaybtii 2-aad. Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo mara
aa Kuma Prof: Maxamed Ciise Trunji? Qaybta 1-aad.
มุมมอง 4K21 วันที่ผ่านมา
Waa Kuma Prof: Maxamed Ciise #Trunji? Waayihiisii Waxbarasho iyo Shaqo. Taxane muhiim ah, qaybtii 1-aad. Tariikhdu waa #marag iyo meel lasoo maray.
Maxamed Xasan BARRE iyo kaalintiisii muhiimka ahay ee QORSHAYNTII WADADA GAROWE- BOSASO - Qaybtii 4
มุมมอง 3.1K10 หลายเดือนก่อน
MAXAMED SIYAAD BARRE & QORSHAYNTII WADADA BARI -Maxamed Xasan BARRE iyo kaalintiisii muhiimka ahayd. #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.
Prof. JURILE iyo marxaladihii adkaa ee Mashruucu maray DHISMAHA WADADA GAROWE-BOSASO - Qaybtii 3-aad
มุมมอง 8K10 หลายเดือนก่อน
MAXAMED SIYAAD BARRE & DHISMAHA WADADA BARI -Prof. Cabdirzaq Cisman JURILE iyo marxaladihii adkaa ee Mashruucu maray. #Gaaldil gartiisana sii.
Prof. Cabdirizaq urile iyo doorkiisii muhiimka ahaa ee WADADA GAROWE-BOSASO Qaybtii 2-aad.
มุมมอง 6K10 หลายเดือนก่อน
MAXAMED SIYAAD BARRE iyo DHISMAHA WADADA BARI -Prof. Cabdirizaq Cismaan Jurile iyo doorkiisii muhiimka ahaa. #haldoorkaaga Baro
MAXAMED SIYAAD BARRE iyo dhismaha Wadada GAROWE-BOSASO - Dr - Cali Faarax Cali - Qaybtii 1-aad.
มุมมอง 14K10 หลายเดือนก่อน
MAXAMED SIYAAD BARRE iyo dhismaha Wadada GAROWE-BOSASO -Eng. Cali Faarax Farmayeeri iyo Sahankii Wadada. Qaybtii 1-aad, taxane muhiim ah.
Qabtii 1991, Go'itaanka SOMALILAND iyo DOODDA DHULBAHANTE. Faarax Ciise Cabdi.
มุมมอง 3.5K10 หลายเดือนก่อน
Qabtii 1991, Go'itaanka SOMALILAND iyo DOODDA DHULBAHANTE. #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.
Siyaasaddii LAASCAANO iyo Xusuusta Af-gambigii Ciidamada. Faarax Ciise Cabdi.
มุมมอง 3.6K10 หลายเดือนก่อน
Siyaasaddii LAASCAANO iyo Xusuusta Af-gambigii Ciidamada. Qaybtii 2-aad taxane muhiim ah. #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.
Tariikhda Qoyska Reer CIISE CABDI iyo Asaaskii LAASCAANO.
มุมมอง 2.1K10 หลายเดือนก่อน
Tariikhda Qoyska Reer CIISE CABDI iyo Asaaskii LAASCAANO. Qaybtii 1-aad taxane muhiim ah. #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.
#PUNTLAND DECIDES: ELECTION DAY IN MOTION. Bosaso 25/5/23
มุมมอง 6710 หลายเดือนก่อน
#PUNTLAND DECIDES: ELECTION DAY IN MOTION. Bosaso 25/5/23
#PUNTLAND DECIDES: Adeer JAABIR iyo dareenkiisa maanta 25/5/23.
มุมมอง 29810 หลายเดือนก่อน
#PUNTLAND DECIDES: Adeer JAABIR iyo dareenkiisa maanta 25/5/23.
Khudbadda taariikhiga ah ee Doorashada 25-ka MAY 2023.
มุมมอง 15510 หลายเดือนก่อน
Khudbadda taariikhiga ah ee Doorashada 25-ka MAY 2023.
"NIN KASTA OO QOOQAA, QOOR SIYAASADEED MAAHA".-Doodda Doorashooyinka Puntland. 25 - April - 2023
มุมมอง 13710 หลายเดือนก่อน
"NIN KASTA OO QOOQAA, QOOR SIYAASADEED MAAHA".-Doodda Doorashooyinka Puntland. 25 - April - 2023
ASAASKII PUNTLAND 1998 IYO DHISMIHII POLICE-KA.GEN: SAMATAR. Qaybtii 4-aad.
มุมมอง 1.6K10 หลายเดือนก่อน
ASAASKII PUNTLAND 1998 IYO DHISMIHII POLICE-KA.GEN: SAMATAR. Qaybtii 4-aad.
QAXII 1991, WADA-HADALADII SOOMAALIDA IYO FASHILKII AL-ITIXAAD. GEN: CABDULLAAHI SAMATAR. Qaybtii 3
มุมมอง 13K10 หลายเดือนก่อน
QAXII 1991, WADA-HADALADII SOOMAALIDA IYO FASHILKII AL-ITIXAAD. GEN: CABDULLAAHI SAMATAR. Qaybtii 3
INQILAABKII 1978, LA KULANKII SIYAAD BARRE EE ITALY IYO WAAYIHII SSDF. GEN: SAMATAR. Qaybtii 2-aad.
มุมมอง 33K10 หลายเดือนก่อน
INQILAABKII 1978, LA KULANKII SIYAAD BARRE EE ITALY IYO WAAYIHII SSDF. GEN: SAMATAR. Qaybtii 2-aad.
TAARIIKH IYO SHAQO - GEN: CABDULLAAHI S. SAMATAR. Qaybtii 1-aad.
มุมมอง 2.8K10 หลายเดือนก่อน
TAARIIKH IYO SHAQO - GEN: CABDULLAAHI S. SAMATAR. Qaybtii 1-aad.
FIKASHADII ISLAAN CABDULLE IYO GABOOD-FALADII KACAANKA.NABADOON YASIIN CABDISAMAD.
มุมมอง 3.6K10 หลายเดือนก่อน
FIKASHADII ISLAAN CABDULLE IYO GABOOD-FALADII KACAANKA.NABADOON YASIIN CABDISAMAD.
XIRIIRKII ISRAEL IYO SODAF & BILOWGII HALGANKII SSDF. DHAMME INDHO-YARE . Qaybtii 2-aad.
มุมมอง 7K10 หลายเดือนก่อน
XIRIIRKII ISRAEL IYO SODAF & BILOWGII HALGANKII SSDF. DHAMME INDHO-YARE . Qaybtii 2-aad.
TAARIIKHDIISII CIIDAMADA IYO U FIKASHADIISII ETHIOPIA EE DHAMME INDHO-YARE. - Qaybta 1-aad
มุมมอง 6K10 หลายเดือนก่อน
TAARIIKHDIISII CIIDAMADA IYO U FIKASHADIISII ETHIOPIA EE DHAMME INDHO-YARE. - Qaybta 1-aad
GALKAYO - GABAGABADII WACYIGELINTA DIIWAANGELINT. - 28 - Feb - 2023
มุมมอง 9110 หลายเดือนก่อน
GALKAYO - GABAGABADII WACYIGELINTA DIIWAANGELINT. - 28 - Feb - 2023
JUXA IYO BADHAN.#GeeddiCaanoLeh. 31 - Jan - 2023
มุมมอง 6910 หลายเดือนก่อน
JUXA IYO BADHAN.#GeeddiCaanoLeh. 31 - Jan - 2023
WAANADA WAAYEELKA: Ganacsade Jaabir Muuse Cali Gaban . Qaybta 2-aad.
มุมมอง 38310 หลายเดือนก่อน
WAANADA WAAYEELKA: Ganacsade Jaabir Muuse Cali Gaban . Qaybta 2-aad.
Nolosha iyo taariikhda Ganacsade Jaabir Muuse Cali Gaban . Qaybta 1-aad,
มุมมอง 1.7K10 หลายเดือนก่อน
Nolosha iyo taariikhda Ganacsade Jaabir Muuse Cali Gaban . Qaybta 1-aad,

ความคิดเห็น

  • @mustafemahamoud7492
    @mustafemahamoud7492 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sool iyo sanaag ma aha waqooyi miya

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend Juxaa wxaan ku ammaanayaa taariikh aruurinta guulayso wasiir.

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 วันที่ผ่านมา

    Asc- Waa qof aad u danbeysa oo Gabdhaha la jiray khawiilkooda ka dhigtay waxba an ahay=kuwaas kute

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann วันที่ผ่านมา

    MAASHA,ALLAH. WALAAHI PUTLAND WAA WADANIYIIN WAA DAD KARTI LEH LAAKIIN MAAMUL FIICAN MA HEYSTAAN.

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 2 วันที่ผ่านมา

    Waa habar xun qarankii dumisay maxkamad saara

  • @XassanyusufibrahimAllale
    @XassanyusufibrahimAllale 2 วันที่ผ่านมา

    Ileen khaa in bu ahaa sayidku cadwku aha m zubeer

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekadu isma saarna, dadku isaaq bay ahaayeen kadibna mid baa mareexaan noqday. Anigu iyaga hadaan ahay waan ka xishoon lahaa sheekadaan, Waxaad ahaydeen aabihii burburinta Somalia

    • @safiyamaxamedcali
      @safiyamaxamedcali 2 วันที่ผ่านมา

      😂🎉😅

    • @safiyamaxamedcali
      @safiyamaxamedcali 2 วันที่ผ่านมา

      Iwmf🎉❤❤❤❤❤😮❤😮

    • @safiyamaxamedcali
      @safiyamaxamedcali 2 วันที่ผ่านมา

      Ikfjfkd😮😅😅😊😊😢😢Ikfjfkd and 😢uga ysfdtx5w.

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 2 วันที่ผ่านมา

    Allah. Kani waa maxkamadii badbadaada. Tuugi dadka layn jirey.

  • @haybeibrahim4127
    @haybeibrahim4127 2 วันที่ผ่านมา

    15 ma dhaafto miyaa😂

  • @abdirahmanhad
    @abdirahmanhad 2 วันที่ผ่านมา

    kawida rabii ba xasuqeey🤣🤣🤣qaraan dumis ma guleysto

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 3 วันที่ผ่านมา

    Waxa la buuxinayo ma fahmin

  • @AAY205
    @AAY205 3 วันที่ผ่านมา

    Morgan was siyad Barre's (his father in law) right tool for wrong doing.

  • @abdirashidshariff5915
    @abdirashidshariff5915 4 วันที่ผ่านมา

    ahlu naar khaatuma xumo tariikh madow ssdf

    • @bby6
      @bby6 3 วันที่ผ่านมา

      Hadad naar iyo jano hayso kac adiga geey

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 วันที่ผ่านมา

    Turunji Iyo aabheey isku Jin

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 4 วันที่ผ่านมา

    Mansha alaah

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 4 วันที่ผ่านมา

    Somlnd waqooyi iyo Gobolka Mudug gaalkacayo ilaa baadiyaheeda Sixun loogaley bandow dil dhac, ceelashoo xoolaha Laga sumeeyo, Historic bad, xun ayaa lasoo marey. Wax ku qaadasho leh, Allow Somali isukeen is fahansii iyoidnimo ay badooda dhulkooda ilaashadaan Garansii

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 4 วันที่ผ่านมา

    Ilayn mj beenta waa ka simantihiin bal dadow ma been ayaan.sheegay bal baara safiirka libiya xiligaaas iyo Lacagta Uganda oo ay dhahday 100 dollar 400 oo Uganda ayuu xiligaas ahaa hadda ayuusan 400 dhamayn boqolka dollar markay hadayso ugu yaraan waa 40 Sano ka hor

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 4 วันที่ผ่านมา

    Tan labaad waxay dhahday safiirka Libiya xiligaas reer khalaf ayuu ahaa taasna waa been safiirka libiya waxaa la oranjiray ina ilka dahab

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 4 วันที่ผ่านมา

    Maamada inay been sheegayso iyo inay ilow saas u samaynayso maaqaan waxay dhahday 100 dollar 400 Uganda bay u dhigmaysay waa been hadda 2024 wlhi 400 madhama waa 370 oo lacagta Uganda waa 100 dollar hadda markay hadlaysana 1970 kii

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn
    @abdulkadiradedhussein-cg4vn 5 วันที่ผ่านมา

    Profesoorka waa ceeboobay ma wasiir sintinoow ayaa wareystay😂

  • @AAY205
    @AAY205 5 วันที่ผ่านมา

    Geelle Allaha unaxariistee waba maxadin. Positive. Laakiin waxuu ahaa Siyad Barre's right tool for wrong doing.

  • @galduurmedia4521
    @galduurmedia4521 5 วันที่ผ่านมา

    Leegada maxaa looga jeedaa horta

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 6 วันที่ผ่านมา

    ACuuuuuuuDU BilAALBAL WAXEY KA ShEEKEYNEYSO ARAG

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 6 วันที่ผ่านมา

    Wa habar mufsadad ah wa habar qaram dumis ah

    • @Ayyhh2022
      @Ayyhh2022 4 วันที่ผ่านมา

      Fasaad baa qaranka dumiyaya viva ssdf ❤❤❤🎉

  • @IsmailSaid-dw6uq
    @IsmailSaid-dw6uq 6 วันที่ผ่านมา

    Mamadan maha mama qabiilaysata taariikh uun bay ka sheekaynaye dadku waa isugu mid waa qofqiimule dadka soomaliyeed walahay baanay kala jeclayn waxaa ay ka sheekaynay waa wax waa hore dhacay iyana anay shaqo kulahayn

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 วันที่ผ่านมา

      Wa habar weyn oo khaimad ah waran dumis ah

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 7 วันที่ผ่านมา

    Marna isaaq bay ahaayeen bay leedshay marna mid mareexaan midna waa isaaq, mama mulyuun walaasheed been badanaa

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 8 วันที่ผ่านมา

    Cudur marexan ladhaho ku gu dhac balaaya ku warey satey saan u dhagey sanayay unbey marexan ku waa latay habarta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kismachannel
    @kismachannel 8 วันที่ผ่านมา

    6 sano ayaa lagu dhameen karaa quraanka

  • @abdulahiburhan1626
    @abdulahiburhan1626 8 วันที่ผ่านมา

    War waa munaafaqada daroodka been abuurja taaa riiqda caydiiid ayaa diiday markasaa cabdullaahi loodirey

  • @Abdulkadir-vi6ue
    @Abdulkadir-vi6ue 8 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله سعاد عثمان، الله يحفظك

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 8 วันที่ผ่านมา

    Qoftu waxbadan ayey ogeyd lkn sida aad u wareysatay ayaa yara hooseysa. "Casual talk" ayaad Ka dhigtay.

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 9 วันที่ผ่านมา

    manta maxay haysaa hee guneyste wadankada uso raacdaye dumisaye sheeg bal wakas cad cad lokala goostee dowladasiye mantana lagu muran sannyahee badaadew

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 9 วันที่ผ่านมา

    Wax Laga xishoodo baa aman noga dhigaysaan miyaa oo ah dad sheganayo wadaniyad miya dhahna mise jajus wadankale rabana wadankiisa in uu dumiyo uso raacay dowlad cadow ah ineey dumiyan wdankoda war waxan camal lama so qaato tariiqna ma ahan waxan wax bulshada loso qaato ma ahan uf

  • @FartunK
    @FartunK 9 วันที่ผ่านมา

    juxow adiga mar walba aan ku arko habar buraan iyo mid laxooxda dubto baad hoos fadhidaa ma dumar baa la soo kortay shaneeye miyaa tahay xawo leyda ayaa ka gurtaa sheekada sidee wax u jiraan

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m 9 วันที่ผ่านมา

    Isku xishood qof yahay saacaddaan soomaali qabiil ku daashay reer hebel haku wardine naga jooji dadkii hor u mar beey gaareen adiguna qabiil baad kala shaandheenerysaa diinta baro janno ku tegi meeyside aakhiradaada u cabso.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 9 วันที่ผ่านมา

    Xussein Kulmiyo Afrax Golaha sare kacaanka kuma jirin waayo 1985 Golaha Sare Kacaanka majirin.waxaa jiray Guddiga Siyaasada Xisbiga Habtiwadaaga Kacaanka Somaaliyeed.Xusein Kulmiya Guddiga Siyaasada XHKS ayuu ku jiray.

  • @farxiyayuusuf1133
    @farxiyayuusuf1133 9 วันที่ผ่านมา

    Wxn iska dhaafo diricii iyo gorgoradii so celi aamanay ahaayen ileene😂

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 วันที่ผ่านมา

    LIVES

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 วันที่ผ่านมา

    LEGETA

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 วันที่ผ่านมา

    LIKEWECIS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 วันที่ผ่านมา

    LEGETA

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 วันที่ผ่านมา

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 วันที่ผ่านมา

    LIKE

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 9 วันที่ผ่านมา

    Xasan Cali Mire ay gabadhu sheegayso waa qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee shahaadada Ph.D qaata. Nin aqoonyahan ah buu ahaa Alle haw naxariisto

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 วันที่ผ่านมา

      Sheeko dhabayaci war beenta dadka Kala taga

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 วันที่ผ่านมา

      @@rock_diamond9475 Walaal maxay tahay beenta aan sheegnay, ma wax xun baase hebel wuxuu ahaa aqoonyahankii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee Ph.D qaatay. Wax reer gaar ah u daneynaya maahan mid kalena waxyeelaya, just ninkaas odayga ah ee la sheegay Alle haw naxariistee yaan waxa laga yaqaan qaybo ka mid ah xusay. Googleka waad ka baadhi kartaa '' First Somali PhD holder''. Mahadsanid

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 10 วันที่ผ่านมา

    Dhilo dhiilo buugi juxa SSDF iyo quruun ayuu ku waashay.

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d 10 วันที่ผ่านมา

    Wa markey soomaalinimadu sharafta laheyd

  • @hassanahmedhassan9892
    @hassanahmedhassan9892 10 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah waa mamo cilmi iyo wayo aragnimo leh

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir5457 10 วันที่ผ่านมา

    Iskuuladaas wuxuu ku yaala xafadda Goljanno

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 10 วันที่ผ่านมา

    Amigu gabadhaan haddaan ahay waxaa kama sheekeeyeen oo waan dhuumanlahaa Sidii aan u kharaabinay waddankayagii oo hadda aan dhibane ucnahay

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 10 วันที่ผ่านมา

    Waa gabro majeerteen ah nac isaaq baa kabuuxa dhilo majeerteen