"Dil waxaad ka heshid ayaad leedahay"Kulankii odayaasha Mudug iyo Siyaad Barre 1978.Dr.Bashiir Cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @ikraanhassen2219
    @ikraanhassen2219 หลายเดือนก่อน +2

    Abtigay Dr Bashir ali biixi

  • @aliabdillahi1206
    @aliabdillahi1206 ปีที่แล้ว +5

    Dr Bashir Ali , waan salaamayaa.

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 ปีที่แล้ว +4

    Waa barnaamij taariikhiya part 2 noo soo gudbi mmj from laascaanood

  • @Puntland1
    @Puntland1 ปีที่แล้ว +4

    Part 2 🙏

  • @mohamedhussein8072
    @mohamedhussein8072 ปีที่แล้ว

    Hambalyo zxb axmed hormar wacan ban ku rajayn

  • @abdulahiali9042
    @abdulahiali9042 ปีที่แล้ว +1

    odaygu xataa daqiiqadihii aabahii baa u qoray

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +2

    ILAAHAY BAA GAALKACAYO SCHOOLKAA DHAAFIYAY WAXAAN BAARLIIN KU ARKAY NIN DHULBAHANTE AH OO SCHOOLKAA JOWHAR KA BAXAY OO LA GAALEEYAY I KASTOO BERI DANBE UU SOMALIA AADAY OO DIB U MUSLIMY WUXUU IGU YIRI DADKA WAXAA KA MID AHAA AXMED CABDISALAAN OO CAYR AHAA

    • @mussejama311
      @mussejama311 ปีที่แล้ว +1

      Allaa mahad leh.
      Waagaana Abaarso waa roogtay miyaa!!!

  • @cuddooncabdillaahi3758
    @cuddooncabdillaahi3758 ปีที่แล้ว +2

    nosodhamystirde bwe

    • @Gaas12-24
      @Gaas12-24  ปีที่แล้ว

      Haye walaaalo part two bay leedahay

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 ปีที่แล้ว

      Asc muuse shire cilmi (shire farey sidee ugaran wegdey bashiir calibiixi xanaf mise wakahoos dusteg

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 ปีที่แล้ว

      Muse maygaa

  • @sharmarkenur8398
    @sharmarkenur8398 ปีที่แล้ว

    waa run Dr ka m siyaad barre waxuu ahaa nin aqli badan oo lala hadli karo laakin soomaida dagal uun beyaqanaan tanasul ma yaqanaan hebal hebal wuu k adkaadey bey yaqanaan waxa burburka noo keyney ilaaa maanta waa tanasul la aan

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 หลายเดือนก่อน

    Cajib waxa la isku habaaro jiray QAAXO KU DISHAY

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 7 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqo inuu siyaad barre caqli badnaa. Qolada kale ne xoogaa is lawayni ay jirtay waa laga yabaa

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 10 หลายเดือนก่อน

    Waa nin aqoon iyo aqli isku darsaday ditoorku. Waxaan mqlay odayaashu inay hanjabaad iyo car ma samayn kartaa isugu dareen. Taana aad buu ooga xanaaqay madaxwaynuhu baa la yidhi.

  • @Ubaxnimco
    @Ubaxnimco ปีที่แล้ว

    ADUUNKA WAX KA QASADA QABIUURAHA KA DHEXBAXA