Somalis never say alxamdulilah jaamacad buu dhiganayey dowlada ka bixin jirtey qabiileyste bu noqday maxaa loo xiriwaayey nin waxbarasho free ku siiyey baad qayaantay waliba wu kuu naxariistay cawaan waaxid
@@mhassan0163 Kablalax waynu nahay lakin hadalkas aad tiri mid sax ah ma aha guud ahaan, gaar ahaana bil ramadan. Hadal gobeed ma aha, Sayed Mohammed oo 200 kun ka badan ujeedkisi ku naf waydayba waa Kablalax. Maanta iyo iyada oo dhir iyo kalluun laynagu leeyahay way wada dhasheen, maxaad Kablalax u haysaa?
Wallaahi waa legend. Respect from Somaliland. Waa kaxumahay gafka Siyaad Barre kagaly beesha Majeerteen.
Ha oran Allaha unaxariisto Illaah cadaabtiisa ugu xun haku fogeeyo mujrumka kaafirka Afweyne
Siyad Bare waa tagee maxaad isu cuneysaan
Adigu naarta uma haysid laakiin caadifad iyo ciilqab qabiil baa kaa muuqda reer abaarso ayaad tahay miyaa
@@gedefletv6049 Nacas yahoow Aboo kuwii oran jiraad aheed soow maaha hooyadaa iyo abaarsabo was
Xaar Wayne fan badanaa adookale wala yaqanaa xaarbaa kasocday marka said Barre utagtay
Adeer gaaduur madhiman wuu noolyahay
Ilaahayow ha igu salidin bani- Adam, anigana iyaga ha igu salidin. Xataa Patrice Lamumba willkiisii waa lagu ixtiraami waayay aabihiis.
Allaha unaxariisto abwaan xadraawi sidaas ayoow kusheegay Siyaad Bare inoow qofkale kaadhigaa oo hadba meel waxkaaga sheegaa, marka oow kulahadlaa hadba moojad ayoow kugu furaa.
Jaale maxamed siyaad bare ninbuu ahaa oo fiican oo naxariis badan oo dadka jacel haduu nin xun yahay xabsiga kamasideyn laheyn waxaan waa kul mulmistii cadowga ushaqeyneysay
asc juxa plz inantana raadi wallaahi shaqo fiican qabataye jazakallah waa taariikh thankz adeer
Haaaa wlhi gabadhaas raadi wan rabnaye
Gabadhaaaas raaadi
jamacadina ziyad ayak a qasaariyey,
wa ka xumahay.
Ninkan waa fantamaya
Siyad bare ummad waalan bu maamuli jiray. Look at them
ninkii aabihii dilay asna dhibaateeyey buu leeyahay alaha una xariisto waa iska miskiin
Kkkkkk qosol baad igu dishay
Thnks histry caawa sifcn ban uqoslay saacada ficilku hada sameyey aa ladhacay
Kan timaha cad oo hadlaya waa nac nac le..Qurmis, mahbar, kudaafad..You are lucky to be a live
Mahbar was the best thing happened to Somali
Qurmis iyo qabiil iyo qabyaalad
Faan badanaaa
Dhib waa uu soo maray .Siyaad barre khasaaradiisa iyo waxtarkiisa waa is le ekaayeen Waxay ila tahay Dawladdaas iyadaaba qabiilka dadka bartay
bal maxuu gaaduur ku amanay oo uu qabtay
Raggu iskuma jiraan cirro iyo ninkaa u markhaati furey.Raggii kale markey beqeenba waa isaaq
Somalis never say alxamdulilah jaamacad buu dhiganayey dowlada ka bixin jirtey qabiileyste bu noqday maxaa loo xiriwaayey nin waxbarasho free ku siiyey baad qayaantay waliba wu kuu naxariistay cawaan waaxid
Mahad wasakh ibnu xaaraam ah baad tahay oo laangaab ah, oo maskaxda ka dhintay, qabiili ah, ninkan wuxuu sheegay inaanu wax dambi ah lahayn wakhtigii la qabtay, waana runtii oo annaga waa garan karnaa, adigu wixii dhib ninkaa soo gaartay oo aanan isku qabiil ahayn, baad ku farax santahay, wacal wacal dhalay, siyaad barre naarta jahannama kaga daba tag
@@mhassan0163 dhakhle adigu sow dadkii moorgan dhalay kamid ma tihid hooyadaa so weydii cida kaa dhashay Kkkk
Qabyalada kahadlinaysa wa dareemi karna marku aderada wada sarakiil kadhigay u bilado wada suro gariyaal kuwada socda yiri aderadayna magaloyinkoda gubayay dadkoda laynayay gbdhaha lakufsanayay what,s wx barasho mxay tare wx barasho shit
@@hudabashiir4322 ninkii naag kufsada nin nool weeye hada nin wala waayey ajaanibta la guursadaa kawaran huuno
Ninkii nin uusangaarayn isku dherersha xabsi buu kudanbeeyaa
ninkan wax ka maqan ma jirto, waa geessi qabiili ah, ninka kablalax ah ma midgaan sade ah baa gaari kara oo waligiis siyad barre hortiis surwaal iyo shaadh xiran
@@mhassan0163
Kablalax waynu nahay lakin hadalkas aad tiri mid sax ah ma aha guud ahaan, gaar ahaana bil ramadan.
Hadal gobeed ma aha, Sayed Mohammed oo 200 kun ka badan ujeedkisi ku naf waydayba waa Kablalax. Maanta iyo iyada oo dhir iyo kalluun laynagu leeyahay way wada dhasheen, maxaad Kablalax u haysaa?