Hadaad Walwalsantahay...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 343

  • @abdifatahgaadayare6732
    @abdifatahgaadayare6732 3 ปีที่แล้ว +44

    Likiga buuga foulabook.com/ar/book/%D9%85%D9%88%D8%B3%D9%85-%D8%A7%D9%84%D9%87%D8%AC%D8%B1%D8%A9-%D8%A7%D9%84%D9%89-%D8%A7%D9%84%D8%B4%D9%85%D8%A7%D9%84-pdf

    • @maxamedbooska2232
      @maxamedbooska2232 3 ปีที่แล้ว

      Asigoo English ah ma heli karaa wll adigoo mhd san

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 ปีที่แล้ว +126

    Fadhigaan iyo Rafaela 🏃🏽‍♂️🏃🏽‍♂️

    • @husseinyousuf5150
      @husseinyousuf5150 3 ปีที่แล้ว +4

      Xb aduunyo waaye iska dhaaf ha qaato waqtigiise. 😁

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +9

      Sharci aa ka yaalo ♥️🙌🏾🤣

    • @liibansane235
      @liibansane235 3 ปีที่แล้ว +3

      talo wngsn kolba 8pack waxbadn bu ogyhy, awdhere intan nafta ku abal mrinlaha rafeala in an qosolkga ku abl mriyo layqaty😆

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +7

      @@liibansane235 maalin kaste qosol ma kaa yeeleyso 😄

    • @zayn6131
      @zayn6131 3 ปีที่แล้ว +1

      Shuceyp 8bac macsalamo 😂😂😂😂

  • @liibansane235
    @liibansane235 3 ปีที่แล้ว +10

    hamaada ibraahim sxpow stresska wa iska jiraa waliba mrka qofku arday yahy kaligina meel jooga. xaqiiqadi bilahan danbe mrkan istrees daremo channlkga so booqda, lkin manta wn qoslay wlhi intan ku warery cashardi bn notificationkaga raacy moqlkan igaga so bxy🙃😜

  • @halimamukhtar2594
    @halimamukhtar2594 3 ปีที่แล้ว +10

    4 hours of reading I get bored everyday 📚😑
    But you're the first motivator Hamada👏

  • @dluula6707
    @dluula6707 3 ปีที่แล้ว +3

    waan jeclahay hal mar inaa soo arko nolosha kalinimada wiligey waalidkeyga kama ag tagin lakiin waxaan hubaa inee waxbadan nolsha iga qarsanyihiin oo u baahan inaa soo arko next year waxaan rajeynaa inaa waxbarasho dibada ah aado insha allah

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      InshaAllah wll qali. Niyadaada allaha kuu yeelo

  • @abdoworld7111
    @abdoworld7111 3 ปีที่แล้ว +2

    Alhamdululah walwalka dawdisu waa quranka guy's 🙌
    Thanks bro hamada ibrahim

  • @qalpiholcay4650
    @qalpiholcay4650 3 ปีที่แล้ว +2

    Ha ka shallayin hadii aad qof daacad unoqotay
    xitaa hadii uusan uqalmin in daacad lonoqdo
    Qofkaasi Dadka qaar waxay modaan in doqonimo iney ka tahay daacadnimadada

  • @abdullahiahmed7181
    @abdullahiahmed7181 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc bro youtube-kga xaley ayn ku so birey 'Hamada fam'.xaley galiya 18 vid ayn dawadey hhh wlhi wx badan ayn ka faa'ïdi hadi e noqoto faa idada e leyaday aqriska hadi e noqoto History"of WW1,2 stress ka dhibada oo ku leyahy nolasha and money more masha allah. ad iyo ad ayn kga mahadnaqa vid-da quruxda bdn. THNK YOU

  • @codewithreshidev
    @codewithreshidev 3 ปีที่แล้ว +5

    Never Stop Chasing Your Dreams Untill You Catch it

  • @Mohamed-cb9zp
    @Mohamed-cb9zp 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp intaan youtube ku jirey waan waayey qof sidadoo kale wacdi wadciga ah ka hadla hormar dagdag inshaalah

  • @NAAZ_89
    @NAAZ_89 3 ปีที่แล้ว +7

    Hadda aan wax aqrinayay 📚🖋waana is ku dhibaayay😖 lkn awaal marinta video ayaan kadhigty 😅😋

  • @hamitttaahir7372
    @hamitttaahir7372 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheeraw kal iyo laab ayaan kuu salaamay

  • @ilragazzoaliabdalla6843
    @ilragazzoaliabdalla6843 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere
    Shaaha Dheg Jabiye Maaha Ee waa DHAKO JABIYE

  • @yuuuofficial721
    @yuuuofficial721 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanta muqaalka wd soo hormarisee waa ku wataa mr hamada

  • @abdallakarim7592
    @abdallakarim7592 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Hamada

  • @abdallaaw73
    @abdallaaw73 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere breathwork same adaa shukulaato kale oo shidan heli doonee

  • @Rays70713
    @Rays70713 3 ปีที่แล้ว +1

    Doqoni kuma salanto hadeyba ku salanto kumaso martiso hdeyba kuso martiso kuguma foogaato hadl nin ween 🙏

  • @maxamuudmuxiidin2468
    @maxamuudmuxiidin2468 3 ปีที่แล้ว +1

    hamada. (The art of war ). macluumad kasoo samey
    thank you 😊

  • @axmaamoha614
    @axmaamoha614 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdeere taarikhdada kahadal ama tahriib ama noloshaada big chenge small change eraygaa xasuuso mel kale maku aragtay

  • @A_yash77
    @A_yash77 ปีที่แล้ว +1

    Brother ku one video waali ah kaa sugooya ✨the blue sky

  • @Footballlegendaryy
    @Footballlegendaryy 3 ปีที่แล้ว +1

    Isagoo dhagaysi ah ahaad helaysaan buugaas waan dhagaystay

  • @kamelmahder5678
    @kamelmahder5678 3 ปีที่แล้ว +1

    after 3 day's am still watching 1 topic by 2 Videos am Proud of you Saxiib.
    sidaad Markale soomali Noogu Soo gudbisay Mowduuc Muhiima

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, my bro Awdheere, thanks 100 times, but red tshirtka wey kuso sareysa 👌👍

  • @nimcocadceednajax7877
    @nimcocadceednajax7877 3 ปีที่แล้ว +1

    okay waaa igu ogthy awdheere. Allah haka dhowro stress thanks 😊✊😍🥰

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere Ma isla orodnaa 😂😂buuga Waan isku dayaa inaan aqriyo🤩🤩🤩😍😍😍👍🏿

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 3 ปีที่แล้ว +1

    am in love with this channell sxp hirumar bn ku rajaynaya

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว +3

    Hamada single nimada wiiye istariska😂
    Keep up pro

  • @Mromar-uo4ti
    @Mromar-uo4ti 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheere kuu xisay in badan wall qali

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada ilaahay hakuu rumeeyo hamigaaga iyo kayagaba mahadsanid.

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 3 ปีที่แล้ว +1

    Waanku saalamy awdheere🤩🌻

  • @mohamadahmed1669
    @mohamadahmed1669 3 ปีที่แล้ว +2

    Ow dheere waan ku salaamy sxb qali
    حتا انا احب الجوز الهندي

  • @macquul_7
    @macquul_7 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib owdheere waxaan rabaa inaan kuu sheego ineysan jirin malin xun ayaanka ama maalmaha ma aha kuwo aan anaga sameysano marna xuman kara marna wanagsanan kara Allah ayaa leh ayaanka ma dhihi karno malintan wey xun tahay kaliya qaabka aad u wajaheyso ayaa xun waxaan rajeynayaa inaad ifahantay pro Guuleyso waligaa

  • @hamaadomohamuud7263
    @hamaadomohamuud7263 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you hamaada

  • @waryaacabdi100
    @waryaacabdi100 3 ปีที่แล้ว +2

    aw dheere guuleyso if iyo aakhiraba👊👊

  • @dajiyedalmar9553
    @dajiyedalmar9553 3 ปีที่แล้ว +1

    Xamada pro keep going

  • @benahesaawlhichannel6710
    @benahesaawlhichannel6710 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @gaazaaliibaan9266
    @gaazaaliibaan9266 3 ปีที่แล้ว +2

    Big fan my brother love you from muqdisho💯🥰❣️

  • @Mohamedfarhan5
    @Mohamedfarhan5 3 ปีที่แล้ว +2

    Owdheere Waa Ku wataa Me...

  • @muktaraptidon3241
    @muktaraptidon3241 3 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wanagsa bro👑

  • @awilabdullahimohamed4898
    @awilabdullahimohamed4898 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere walaalka See first itahay wanku wataaa

  • @hafsaali3524
    @hafsaali3524 3 ปีที่แล้ว +1

    🇪🇸🇪🇸🇪🇸waxyabo badan kafaide 🌼🌼🌼🌼

  • @canadavivichanal7158
    @canadavivichanal7158 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere sheekada naga soo gabagabee taariikho gal zhp

  • @mrmer149
    @mrmer149 3 ปีที่แล้ว +1

    mnta nasiib ficnya Anoo wal walsn soo dhigtay video
    Tnx wll 🙏

  • @LFG303
    @LFG303 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wxa oga ado maresid 7k hambalyo inta iyo in kabadan kurajena ma bro🙏🥰

  • @Saraamustaf99
    @Saraamustaf99 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah 1 million aa gaaartaaaa

  • @AliHeemaal
    @AliHeemaal 3 ปีที่แล้ว +1

    welldone broter for your encouragement so i proud you mydear brother so keep going to reach your goal and never give up for youe ever ever ever .....

  • @safwanpro
    @safwanpro 2 ปีที่แล้ว +1

    We miss u bro hamada

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb hamaada thanks

  • @ibrahimmohamedomer4889
    @ibrahimmohamedomer4889 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa u mahadsantahay hamada ibrahim

  • @farhanabdullahiomar6646
    @farhanabdullahiomar6646 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin wenaa tahay ee hesaha kadaa vidiogaga

  • @maxamedjoon8780
    @maxamedjoon8780 3 ปีที่แล้ว +1

    ب العافية عليك ❤️❤️❤️

  • @abdifatahhassan8999
    @abdifatahhassan8999 3 ปีที่แล้ว +1

    Wall Hamada wx garad baa wax la waydiiyaa legend horay usoco sxp 😇

  • @abzinokant
    @abzinokant 3 ปีที่แล้ว

    Mr hadama my somali brother, love you for the sake of allah, wax badan baan kaa faiiidaa, keep up the good work.
    1:36 sida note's aa usameysatid in aa video ka sameysid, is a suggestion i have for you, af carabiga sida uu buugas ugu qoranyahan with the different colours impressed me. Thanks bro.

  • @salmancarab1163
    @salmancarab1163 3 ปีที่แล้ว +2

    Congrats 👏 Broz keep going ❤️

  • @warsamegraphics
    @warsamegraphics 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaw dheere funaanada iga soo badal jaaw jaaw 🤣🤣✌

  • @abdirahiimali961
    @abdirahiimali961 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada ibrahim Allah haku sharfo wallaalo

  • @dheemankacade7805
    @dheemankacade7805 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo muuqaaladasoobadii waanjeclahy soobadi

  • @husseinyousuf5150
    @husseinyousuf5150 3 ปีที่แล้ว +2

    3:28 That's cool secret 😂😅😆

  • @asiadhool1895
    @asiadhool1895 3 ปีที่แล้ว +1

    Examination diyaarintiisa ayaa stress igu ridey awdheere lkn inan ka gudbayaan isku qanciyaa sidad cunta cunoow ma jecli 🥰

  • @omarabdullahi5246
    @omarabdullahi5246 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere thanks

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 3 ปีที่แล้ว +1

    Thx u bro

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere aniga adoo 9k haysta ayaan kugu soo xidhmay wanan ku taageeraa bro lkn intro gan matagga ah naga badal please😂😂😂i proud you man

  • @adanthe9644
    @adanthe9644 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa iga horeeya ow dheere

  • @drc.risakmahamed7646
    @drc.risakmahamed7646 3 ปีที่แล้ว

    Ow dheere videogan kan ka horeeyay intro waa ka taktay!

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 ปีที่แล้ว +2

    Assignments are always endless 🙄 that is what makes me feel exhausted 🥺😭🤘 that is school life.

  • @khalidfuaad8312
    @khalidfuaad8312 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxb wllhi runtii videoyaashadaa waaka helay

  • @hassan_laro9069
    @hassan_laro9069 3 ปีที่แล้ว +1

    Good job

  • @apdikamal1095
    @apdikamal1095 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw-dheere videoga waa gaban yahy noo dheere bro

  • @bazmaziyaaj308
    @bazmaziyaaj308 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheere Thanks ❤️

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere MahadsaniT 😍👑❣

  • @hussienabdirizak3479
    @hussienabdirizak3479 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere waa nawalowsaa

  • @shafiemohamed
    @shafiemohamed 3 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely very good idea 😍

  • @maamafood1587
    @maamafood1587 3 ปีที่แล้ว +1

    Coffe kasoo hdal pro✌✌❤

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp dad badan ayaa ikaa soo raacay ma aragtay😁😍💯

  • @where3431
    @where3431 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo maadama timihii kuu soo baxeen.

  • @xamdamaxamud129
    @xamdamaxamud129 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi Dheere from burco

  • @LibanJirdeProduction
    @LibanJirdeProduction 3 ปีที่แล้ว +2

    Wali love nooma saarin aw dheere

  • @zemadaudali926
    @zemadaudali926 3 ปีที่แล้ว +1

    Aww dheere bis waaye hada xanqdo gedasa kuso gada 🙋🏻‍♀️✌🤣🤣❤

  • @C.One10
    @C.One10 3 ปีที่แล้ว +4

    The one and only lagand

  • @makgaming7745
    @makgaming7745 3 ปีที่แล้ว +1

    Theres a new way that u can explain that u r perfect editor da was to make new intro every week

  • @ibomohamud
    @ibomohamud 3 ปีที่แล้ว +1

    Anxiety waxa dawo u ah quran aqris

  • @hakiim7408
    @hakiim7408 3 ปีที่แล้ว +1

    Great

  • @x.qirink120
    @x.qirink120 3 ปีที่แล้ว +1

    شغال على نفسك يا اسطورة ✌🏽🔥👏🏽

  • @dunats6679
    @dunats6679 3 ปีที่แล้ว +1

    Xiisaha family ga iyo stresska yurup wan kula qabna lkn in nafta la abal mariyo wa mahuran 🥰❤️🥰

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +2

    Intro haaga waa jeclahey🤪🤪🤪
    Hamada

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      Dadka qaarkood kuma haystan 🙌🏾😄

    • @mrhanad6655
      @mrhanad6655 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamadaibrahim7424 please ka soo hadal worst habits dhalinyarada leeyihiin

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Fikrad aad u fiican

    • @axmaamoha614
      @axmaamoha614 3 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 kasoo hadal passport fake

  • @xeydarpoi7
    @xeydarpoi7 3 ปีที่แล้ว +1

    Muqalkaga wuu naso gaaray #kiitos

  • @sayid-alimukhtar4797
    @sayid-alimukhtar4797 3 ปีที่แล้ว +4

    Si qoto dheer u neefso, maaha nolol xun,
    Kaliya waaa maalin xun.
    -HAMADA IBRAHIM 😊✊

  • @mkmohani5652
    @mkmohani5652 3 ปีที่แล้ว +1

    ow dHere waN ku zalmaY zHp kHaali😇✌️🇸🇴

  • @sadiaabdi8574
    @sadiaabdi8574 3 ปีที่แล้ว +1

    Wn ku xiisnay awdheere ♥️

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 3 ปีที่แล้ว +1

    ooow salxa dheere la.anta abaaar wxn kasocda wll hosow pro kahorna wxn aha asxbtada tiktok followna wt ii ehet👏👏✊✊

  • @cajabchannel5635
    @cajabchannel5635 3 ปีที่แล้ว

    Dhaga jabiye maha
    Waa DHAKA JABIYE

  • @jrshey8798
    @jrshey8798 3 ปีที่แล้ว +1

    iskalaji style ma kaso kabatey from your big fan inkastoon for 2 weeks xildhibanadada kusoo biirey love buuran from jigjiga

  • @MaxamedApdi-de5oj
    @MaxamedApdi-de5oj 2 หลายเดือนก่อน

    im watching 2024 awdheere salaamat

  • @Yahyebashir2012
    @Yahyebashir2012 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb dalkii hooyo baanu joognaa
    Si wacan ugaran meyno English iyo Arabic
    Marka buugagata ku luqadda somalika ha ka iloobin
    Allah haku sharfo ebow

  • @iamdarboweyne8926
    @iamdarboweyne8926 3 ปีที่แล้ว +1

    Kowda hamada waxa u qabay inaa dheertahay balsi marka aan arkay jalmada afka ka jaban waxa garwaaqsaday inaad gaabantahy cadeen aa heestaaa.

  • @iqroaadan1061
    @iqroaadan1061 2 ปีที่แล้ว

    Mar hore waxa dhahy stress ka weyn majiro students / financial problems wlhi

  • @maddaale8199
    @maddaale8199 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sxb Hormar Wacan Owgaab !

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @rooyan9227
    @rooyan9227 3 ปีที่แล้ว +2

    Salaam sethy wll

  • @abdishukriibrahimguhad4168
    @abdishukriibrahimguhad4168 3 ปีที่แล้ว +1

    Howshu ha socoto awdheere