Waa Ku Jeclahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad ⬇️
    www.nytimes.co...
    www.pnas.org/c...
    mashable.com/a...
    www.theatlanti...
    www.wired.com/...
    www.economist....
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim

ความคิดเห็น • 461

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 3 ปีที่แล้ว +261

    Aw dheere Hada ma igu socdo miyaa Muuqaalkan inan dhameestaa Rabay lkn waa i ceerisay😂

    • @zekeriamuhudin6470
      @zekeriamuhudin6470 3 ปีที่แล้ว +10

      Wxan kugu sii habmalye nayaa 300k ee subscribe ee aad gari donto oo ay 1k kga dhiman thy waxan ku le yahy habmalyo wll igu qali ah

    • @iamasad
      @iamasad 3 ปีที่แล้ว +3

      McNaha Degahaada Mid Single ka dhig
      MidNa MeesHa Ugu Bax @nasroabtidoon

    • @somtik-tok4731
      @somtik-tok4731 3 ปีที่แล้ว +3

      Iskabaka bulo lee lo waramooyaa

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +36

      @nasraAbtidoon 🤣🤣👊🏾waabis lee waaye

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +4

      Na dhaaf waa miirsatee Singles dhib na heysta 🤣😅

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 ปีที่แล้ว +144

    🤣🤣intaa single ah like🤣☝🏻

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +2

      Halkaan igala soo xariir plz h
      Hadii iga heshid adaa leh dooqa quruxeey Instagram: Hanad vines 👍

  • @abdikhaalaqaadan827
    @abdikhaalaqaadan827 3 ปีที่แล้ว +10

    Awdheere Waxaad noqotay qofkii ugu horeeyey ee isticmaala TH-cam ee aan jeclaado, Taasina waa ixtiraam aan kuu hayo❤️!!!

  • @abdimalikahmed7363
    @abdimalikahmed7363 3 ปีที่แล้ว +51

    1:23 hadaad hindhistid ood dhuustid jidhkaaga screenshot iska qaadaya 😂😭

  • @adimiyaa1426
    @adimiyaa1426 3 ปีที่แล้ว +12

    Muqaaladada waa igu socdaan🤩🤩🤩 lakin insha,allah arimihii uu daxiix galay ama lagu canbaareeyey inaad iska ilaaliso baan rajeenayaa.
    Love u brother

  • @SorajMoh
    @SorajMoh 3 ปีที่แล้ว +22

    هههه والله انك مبدع استمر وانشاء الله تجمعنا الايام حبييي 🥺♥️

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 3 ปีที่แล้ว +9

    I love your grandma 🤩😍
    I love hamada 😍😋
    Single lives matter😇

  • @ilyaasisgoow8243
    @ilyaasisgoow8243 3 ปีที่แล้ว +9

    4:04 walahi waa iga qosolsiisay

  • @khalifeyfilmsvlogs6088
    @khalifeyfilmsvlogs6088 3 ปีที่แล้ว +5

    Promoter Hamada full respect bro wlhi ✌

  • @khaledofficial6603
    @khaledofficial6603 3 ปีที่แล้ว +5

    This man is so educative wlhy manshaAllah..asagoo naga qosolsiinayo ayuu hadana wax badan oo aana ogeyn na ogeysiinayaa,Cilimiga Allah hakuu ziyaadiyo..Awdheere thanks bro,You are such a vibe🙌🏼

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 3 ปีที่แล้ว +4

    Ow dheere waan kusalaamay you are the best TH-camr somali i support you💯✅

  • @AhmedHASSAN-bg9dj
    @AhmedHASSAN-bg9dj 3 ปีที่แล้ว +5

    Awdheere upload every week bro. I love your videos.😍😍

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +9

    Awdheere team khaas OO isla shaqeysiin igu dar
    Bro aniga wax faa,ido iyo mowduucyo ku hayaa 🤣👊
    Aniga noolaaheyda 96 like bixiyay adaa inta ugu badan kuu saarey
    Apps ka video call ee Somalida aqoon isticmaalaa naago hal dhar xirneyn shukaansadaa istaqfurulah
    Alla waa qurxanahey naag kasta like isaartaa Alhamdulillah

  • @mohamedyarisow4469
    @mohamedyarisow4469 3 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo 8ksubscribers my pro 🧨🎊🎂
    Insha allah 100k coming soon 😜🎂🙏

  • @cabdiwali8205
    @cabdiwali8205 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada is back wlhi the best TH-camr somalida kale 90k dagaal anan dhamanenin
    Horay usoco wll hamada long life 🥰🥰🥰ayeeyo saln kal io lap iga garsii

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 3 ปีที่แล้ว +34

    Vidiowgaan Vidiowga ka Horeyey Waxaan Kaa fiir sanayey Talefon iPhone Ah Hadane waxaan ka dawanayaa Talefon Samsung Ah wllhi Adunyada waa wareeg Telefonkeyga allow ii Caafi 😓

  • @maankam.3763
    @maankam.3763 3 ปีที่แล้ว +2

    First with Like😍💯

  • @taxeyyare360
    @taxeyyare360 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my pro nevar give up 💪🤞

  • @Xogaha.calamka
    @Xogaha.calamka 3 ปีที่แล้ว +4

    Firts view we love hamada ❤

  • @kingdeeqzi8109
    @kingdeeqzi8109 3 ปีที่แล้ว +3

    Hamada Ibrahim habeen ksta waa imda profilkada youtupeka wlhi xda wxii hore inaa ku ceshto aa qsap eh hdan wye vedeo cusub keep going wll

  • @wllzaki14
    @wllzaki14 3 ปีที่แล้ว +1

    wow sxb horay u soco ninka kaliya ee aanan lagu caajisin ku qirsanahy madadaalo io murti socoto tahay keep goin

  • @mahadcajep3902
    @mahadcajep3902 3 ปีที่แล้ว +18

    Xamada
    1,000 IQ wllhy😂
    Comentiyada mawduuc ka samaysa😂

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 ปีที่แล้ว +2

    Channalkan markaan arko wuu ifarxad geliyaa mashallah

  • @suberjama9269
    @suberjama9269 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan ow dhere video giisa waxan ku tagera si walbo u dherado lagama daalo kp going bro

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxad la timid wax aan hore TH-cam barada Somalida loga Arag Wan kugu daba feyla keep going bro🥰❤️ manta kugu so biray

  • @liibanabdulahi9
    @liibanabdulahi9 3 ปีที่แล้ว +3

    First one aw dheere 😂🙏

  • @abdijabar-shabz5314
    @abdijabar-shabz5314 3 ปีที่แล้ว +5

    Awdheere singal lives matter ✌✌

  • @brothermaajid6625
    @brothermaajid6625 3 ปีที่แล้ว +2

    Oow dheere 10k coming soon insha Allah

  • @dhadonyj1776
    @dhadonyj1776 3 ปีที่แล้ว +1

    10k next video if allah zay

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 ปีที่แล้ว +2

    Omg😂😂😂😂 that was meee wlhi when I was child inuu qof I taabto xataa waa necbanaa jire hora ka bilaabi jire wabaaa 😭😭 hhhhhhhh. Wlhi mood socdo aatahay brother because you are the only person oo markaa videos kiisa fiirsanaayo aan said uqoslo aatahy.🥰🥰🥰

  • @abdifataxdhuux1703
    @abdifataxdhuux1703 2 ปีที่แล้ว +1

    awdheere vedioskaaga ka daa information aan loo baahnayn.dhamaan cilmiga aad soo dhigtaa waa kumo naga qarsoon oo aan u baahany

  • @zaamkeyzaamkey7315
    @zaamkeyzaamkey7315 3 ปีที่แล้ว

    Video kan 18 saac ooyaala an dawanoyaa wall Soo badi video yashada kwarn work out gym thank u

  • @mariaali8647
    @mariaali8647 3 ปีที่แล้ว

    wlhi halmar xita kuma caajisin warkisa keepgoing proo

  • @sihaamqurux796
    @sihaamqurux796 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walal keyga 🔥

  • @ruizboiy6915
    @ruizboiy6915 3 ปีที่แล้ว +3

    Oodheere waa nawalaysaa nio keep goin brothers🔥💯

  • @Abdimalik_Educate
    @Abdimalik_Educate 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamada waxaan sugaayey videogada hore usoco bro

  • @juleibibade
    @juleibibade 3 ปีที่แล้ว +2

    Runti Macluumadka Aad Ka Hadlayso Wa MId JIra Oo Sax Ani Ayaa Mar Baaritan Ku Sameyey Lkn marki Aan Xaqiqda Helay Waxa Iso Baxday In Aan Bulsha Weynta La Wadagi Karin Sbbtuna Ay Tahy In Qormadeyda Aysan Meel Dheer Gaareynin Iyo In An Caan Aheyn Tnkle Hamada Wan Kaga Mahadcelina Sida Quruxda Badan Ee Ad Ugu Faideyso Dhamateen Hadi Aynu Nahay Bulshada Somaliyed Sido Kle Dhaman Muqaladada 2 Muqalba Mid Baan Wax Ka Faaidaa Mahadsanid bro 100%

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs bro guul iyo gobanimo Insha Allah
    Muuqaalo qrx bdn soo gilisaa
    Muuqaal xiiso badan asoo dheer hadane xiiso badnaa
    Gabar caan ahna weyba Ku daawanee nasra abtidoon💟💟❤️❣️🌹🌹

  • @anisohussein8870
    @anisohussein8870 3 ปีที่แล้ว

    Ale ha na asturo dhamanteen umadeena Muslim meelkastoo Ka jooga aamiin

  • @abdullahiyasin5155
    @abdullahiyasin5155 ปีที่แล้ว

    Ow dheere waa ku wataa wlahi keep going ❤❤❤

  • @sabiriinosman6713
    @sabiriinosman6713 3 ปีที่แล้ว +2

    Gorme been kushagay😂😂ilahey haku barakeyo🥰

  • @atopro6296
    @atopro6296 3 ปีที่แล้ว

    Saaxiib ow dheere channel kaaga maanta recommendation ku helay runtii aad ayaan uga helay, soomaali gaagana waa top, hore usoco brother ❤️✌️.

  • @adisom1396
    @adisom1396 3 ปีที่แล้ว +1

    😃😃😃😃😂😂awdheere waan Ku salamey ✋✋

  • @qalbix7949
    @qalbix7949 3 ปีที่แล้ว +1

    Youtupka qofka kaliyah ee aa ugu jeclhy ina daawado

  • @abdirisaqadam5990
    @abdirisaqadam5990 3 ปีที่แล้ว +2

    Oow dheere wan kuwataa 😁💥 funny + aqoon is wadata

  • @zaamkeyzaamkey7315
    @zaamkeyzaamkey7315 3 ปีที่แล้ว

    Walal xamda hor mar wacan u deserve 1m and over subscribers

  • @fooskheyre1239
    @fooskheyre1239 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂Ustaad meesha hanugu cidlayn noo joog.❤❤

  • @khaledfou5363
    @khaledfou5363 2 ปีที่แล้ว

    Tu est passe ou je vois plus t'es vidéo tu nous manqué frère depuis Djibouti 😔🇩🇯🇩🇯🇩🇯😔😔😔😔

  • @hamdiali871
    @hamdiali871 3 ปีที่แล้ว +5

    Single lifes matters😂💯

  • @salmanmohamed4753
    @salmanmohamed4753 3 ปีที่แล้ว +2

    aw dheere salaan sare single ilaha noo maqan hh h
    lkn codsi video kaso samey muhiimada ay leedahay in qofka abuuro ganacsi u gaar ah iyo faaidoyinka ku jiro Bro waaku taagera hore usoco you deserve more than this but keep goind hard work , you will reach

  • @same7470
    @same7470 3 ปีที่แล้ว

    hh aw dheere wan ku salamay ku tager san ahay horey uu socoo

  • @maamgboodh350
    @maamgboodh350 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp wallaahi nin baatay please sxp soobadi Muu qaalada waa codsi 💚

  • @somalidahoretube6857
    @somalidahoretube6857 ปีที่แล้ว

    Mabaxaayi wlh waan joogeynaaaa intee noo wadaaaaa

  • @guuleedahmed4594
    @guuleedahmed4594 3 ปีที่แล้ว +4

    Respect Pro HamAadA _____ 🥰🖐

  • @maddaale8199
    @maddaale8199 3 ปีที่แล้ว

    Waan Ku Salaamay Owgaab

  • @sakarieupdy6500
    @sakarieupdy6500 3 ปีที่แล้ว

    Fire 💥video liph

  • @zakirmaxamuud6996
    @zakirmaxamuud6996 3 ปีที่แล้ว +1

    Zhp machallaH alle hakuh zharFoH❤🤔
    Burco kasoo salamaYaH

  • @anisohussein8870
    @anisohussein8870 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa IGA qosoliyey

  • @abshirtahlil2720
    @abshirtahlil2720 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw-dheere xaq dhoor soomaaliyeed hore u soco

  • @faizadiriye8127
    @faizadiriye8127 3 ปีที่แล้ว +1

    حماده متت من ضحك اليوم والله ما عرفتك 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @iqracardoof6975
    @iqracardoof6975 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdulahitoosane2159
    @abdulahitoosane2159 3 ปีที่แล้ว +1

    From hosow sxb qosolka iga dhameysay adaaba screenshot ah pro keep going 🙏

  • @xaliyesaid7209
    @xaliyesaid7209 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere asal baad tahay Horay usoco

  • @sacdiohassan4961
    @sacdiohassan4961 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere anaa gabar kusinayo waka naxaa wall jira

  • @rahmokhaliifismail3745
    @rahmokhaliifismail3745 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wll hamada

  • @harunbille6929
    @harunbille6929 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere hadaanu rag nahay waxaan niyada ku dhisanaynaa in mar walba oo aan single nimada ku raagno ay fursaduna siyaadaysa ama in gabdhuhu na like gareeyaan😄

  • @mohammetothman518
    @mohammetothman518 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere 🤓😂wlcme back

  • @liverpoolfc1772
    @liverpoolfc1772 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa jiro buug lagu magacabo ( GARADSO INTADAN GUURSAN ) dhalinyarada jecel iney arosan please bugas so aqrista waa buug aad ku cawinayo🥰

  • @abshirmohamud4591
    @abshirmohamud4591 3 ปีที่แล้ว

    Asc ow dheere fadlan ka sohadal
    Gym faidad oo jirkena uleyahay iyo
    Dhibatada oo leyahay thanks bro

  • @fathiamahamudabdifaatuushm7662
    @fathiamahamudabdifaatuushm7662 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala qosol iguma harin

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 3 ปีที่แล้ว +4

    Single life lives matter 😁😁
    Hadda single tahay waa ku salamay

  • @apdiapaal3287
    @apdiapaal3287 3 ปีที่แล้ว +4

    Nio Ani Jacaylk 5 mar ban la kufay , Ereyga jcylna waka xanaqa o xasisiyada igu kacda

    • @Maryuumdiini
      @Maryuumdiini 7 หลายเดือนก่อน

      آسف حبيبي 😂❤😢😢😢

  • @entertaimentshow9320
    @entertaimentshow9320 3 ปีที่แล้ว +1

    awdhere,awdhere,awdhere.
    faraha nagaqaad wexena iska rabnaa😥😥

  • @heemaalvlogs
    @heemaalvlogs 3 ปีที่แล้ว

    hmmm wlhy wllo hamada ibrahim waad iga qoslisay.....
    that is really way ...... so it`s for us hmmm
    anyway horumar wanaagsan walaalkay hamada ibrahim .

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayeeyo igu salaan 💕🙏🏼

  • @ashcaribunow3432
    @ashcaribunow3432 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂✌ screensht waan ku wataa owdhere

  • @tabiyahadunida7213
    @tabiyahadunida7213 3 ปีที่แล้ว

    m.a awdhere salan wacan waan kula socda

  • @ahmedismail3807
    @ahmedismail3807 3 ปีที่แล้ว

    Sxb hormar wcn muuqaaladaada laguma caajiso guul bro❤✅

  • @abdukadiromar4980
    @abdukadiromar4980 3 ปีที่แล้ว +17

    4:05 - 4:15 hhhh wlhi waa run

  • @adnaanmaxwi957
    @adnaanmaxwi957 3 ปีที่แล้ว +1

    Keeb going pro😍

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 3 ปีที่แล้ว +1

    Anu fpga waxaan like baxshay xisaab malaha waa sababta uu iiga aqoon badan yahay intaa friends kunahay sxbkey😂

  • @zakiyare5781
    @zakiyare5781 2 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere taariikhda tataarka amazing maquulka kasoo hadal plz 🙏♥

  • @shakaa2527
    @shakaa2527 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahey

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 3 ปีที่แล้ว +4

    Single wan ahy lkn waan heesta xabadkaygi❤️🥰👩‍❤️‍💋‍👨😂😂

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @sayidali9219
    @sayidali9219 3 ปีที่แล้ว +1

    Too cute to be single ❤❤

  • @abdirahmanfarahduale144
    @abdirahmanfarahduale144 3 ปีที่แล้ว +1

    single live matter 😪

  • @mahadyusuf6312
    @mahadyusuf6312 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa kuwataa hamaada 🤞🤞🤞

  • @mohamedamiin1207
    @mohamedamiin1207 3 ปีที่แล้ว

    dhagajabshe kkk
    funny dhakajabiye

  • @yourchannelthejoker6721
    @yourchannelthejoker6721 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi talent ledahy hhhhh xarabad tahy nio

  • @maxamedbooska2232
    @maxamedbooska2232 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamaada xaar kuus wax tayo leh ayad inoo keentaa horay usoco walal key🙏

  • @Abdifatax-oba
    @Abdifatax-oba 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo NASAra shout outs usameey

  • @thenewworld5301
    @thenewworld5301 3 ปีที่แล้ว +3

    @Hamada Ibrahim sxb maalin hore anigoo wado socdo ayaa waxaa hal mar maskaxdeyda kusoo dhacay halkii maalin eee meeraha dhulka waa 24hr wow markaas baan isdhahy tolow waqtiyadu salaadaha maxey isu bedelaan oo marna waqti hore ladukado marna waqti danbe malaha arinta ah 24hr iney tahay maalinta meerahaan joogna ayaa shaki iga galay markaas baan waxaan kabaaray googleka waan sii fiirfiirshe xogaha ii soo baxay in mararka qaar ay noqoto 23hr 56min iyo 4ssec sxb hadii aad cinwaan kasoo diyaarin karto nooga soo diyaari mhadsid sorry qoraalka waan dheereeye ayaan filaa 🌹

  • @mankacade8116
    @mankacade8116 3 ปีที่แล้ว +3

    You so funny man 😅😅

  • @cx9644
    @cx9644 3 ปีที่แล้ว +1

    Rag waa ku wii is caawiyo bro horo usuco 🤩😂😂😍

  • @abdinuur4442
    @abdinuur4442 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa ku wata nio ✌😂

  • @11stars26
    @11stars26 3 ปีที่แล้ว +2

    Hddii aad single nimo aada ku jirin liketa igu dadal
    Macalin oow dheere alle ha ka saro single nimada waa xanuun wlhi 😂😂

  • @saamirchannell
    @saamirchannell 3 ปีที่แล้ว +1

    Awodhere dhalanyarta Somalia badanaa waxay dhelaan Pubg arimo ku sabsan dhibatoyinka maka hadli kartaaa ama Waxyalaha lamidka ah

  • @baboaimaraimar7599
    @baboaimaraimar7599 3 ปีที่แล้ว

    Wlcm back legend

  • @tallisoali2532
    @tallisoali2532 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta laga maqan yhy majoogi kartaa aw dheere 🤣🤣🤣🤣😜😜😜 mase waan baxaaa