Ku Safarka Waqtiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2020
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Hada waqtiga ku safartid maxa sameen leheed ?
    #somaliproud#cilmi#taariq#Science
    Xisaabiyaha speed of light
    www.emc2-explained.info/Dilat...
    Macluumaadka meesha aa ka heleysid.
    authors.library.caltech.edu/3...
    www.fourmilab.ch/cship/timedia...
    ui.adsabs.harvard.edu/abs/2006...
    www.space.com/21675-time-trav...
    en.wikipedia.org/wiki/Novikov...
    en.wikipedia.org/wiki/Hafele%...
    en.wikipedia.org/wiki/Ahmed_M...
    en.wikipedia.org/wiki/Warsame...
    en.wikipedia.org/wiki/B-theor...
    Jaamacada saxsan uu ka shaqeeyo Warsame Ali magaceed ?
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 578

  • @MuscabHasan
    @MuscabHasan 3 ปีที่แล้ว +162

    :adigoo qoslayo hada commentiga soo asatay dhac igu siii😂😂😂😂😂

  • @mosseAli
    @mosseAli 5 หลายเดือนก่อน +19

    in 2024 inta dawaneysa

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 ปีที่แล้ว +3

    Qatar saxib hore u soco bro

  • @beenmajr7359
    @beenmajr7359 3 ปีที่แล้ว +22

    World war 2 bruh xamada keep going.

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 ปีที่แล้ว +2

    استمر ونحنا ندعمك دوم

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      اشكرك يا قلبي 🙏🏽❤️

    • @cabuud16
      @cabuud16 3 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 حلقاتك تذكرني بالدحيح بس بالصومالي .

  • @maxamedaxmedcali6237
    @maxamedaxmedcali6237 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going zer👍

  • @knightsknights3645
    @knightsknights3645 3 ปีที่แล้ว +6

    تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ70:04

  • @maxamedjoon8780
    @maxamedjoon8780 3 ปีที่แล้ว +1

    الله يوفقك ويقويك اخوي💕❤️

  • @xakimabdy2102
    @xakimabdy2102 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere wa ku wata👍

  • @MuscabHasan
    @MuscabHasan 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going pro

  • @abdallahilmi9086
    @abdallahilmi9086 3 ปีที่แล้ว +2

    Very awesome 👍

  • @aliciid27
    @aliciid27 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going bro wa xooga cilmi waa kugu jiraa lkn hay madhaxayn adigu like kaftanka aan mel haysan🤩😅

  • @cagid.8528
    @cagid.8528 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow keep going

  • @ibrahimdalbac5170
    @ibrahimdalbac5170 3 ปีที่แล้ว +6

    Hamada ibrahim waa ku wataa zxp hore u soco keep going kuma oran kareee 🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣😂🤣😂

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro

  • @yossefsaidyossef5393
    @yossefsaidyossef5393 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa cilmi xaraabaysan awdhere✍

  • @shukriabdiabdille
    @shukriabdiabdille 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb horey u soco barnaamijyadaada waan ka helaa sxb horey u wad

  • @ilyasali161
    @ilyasali161 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep goo pro hamada 💞

  • @abdillahihoch9674
    @abdillahihoch9674 3 ปีที่แล้ว +1

    You are really genius continue like this bro

  • @mohamedabdullahi355
    @mohamedabdullahi355 3 ปีที่แล้ว +3

    روووعه 🥰👍🏿

  • @maxamudali5039
    @maxamudali5039 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninyahow benekumashegaayi keep going

  • @masudogas6804
    @masudogas6804 3 ปีที่แล้ว

    Swear I like how you talk and you are good educator and may Allah reward you buddy

  • @baboaimaraimar7599
    @baboaimaraimar7599 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend❤👐

  • @kingmaali
    @kingmaali 3 ปีที่แล้ว +5

    OMG you deserve more than a million subscribe mate
    GOD bless you mate

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks bro. I honestly appreciate your support and kindness

  • @ayishaahirsi9199
    @ayishaahirsi9199 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ka helay ani👏

  • @sahracumar4184
    @sahracumar4184 ปีที่แล้ว +4

    Specific relativity and general relativity noo gudbi si fiicanbaad wax u waddaa maashaallaah🖒

  • @feysalabdullahi40
    @feysalabdullahi40 3 ปีที่แล้ว +2

    m.a noso badi video cilmiga nocan ookle💯%

  • @faborycisse9284
    @faborycisse9284 3 ปีที่แล้ว +2

    The first SOMALI Nobel prize WINNER in Science. Hamada👈Congrats

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣👊🏾🙏🏽❤️thanks bro 😎

  • @sagalsiyad
    @sagalsiyad 3 ปีที่แล้ว +3

    vedioga ugu xiisaha badan dhankeyga noo soo badi mowduucyadaan oo kale bro🥰

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 3 ปีที่แล้ว +2

    Prof Ahmed Mumin Warfa Masha Allah, Waa Rectorka Cusub Jamacadeyda Zamzam university Masha Allah.

  • @abdirisak5090
    @abdirisak5090 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp talent lee dahay kugu haystaa k.going

  • @suldaand
    @suldaand 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaa sheekada aaan weli fahmi laAhy

  • @xamdamaxamud129
    @xamdamaxamud129 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ninkan waa aqoonyahy TH-camrs saso kale rabnaa

  • @Aragsanmedia
    @Aragsanmedia 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahi wa iga qoslisey 😂🙏🙏🙏❤️

  • @haldoorkamedia492
    @haldoorkamedia492 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa Ku wataa bro keep going qofka in la yidhaahdo u qalma waa adiga ilaahay cilmiga iyo caqliga ba ha kuu barakeeyo👌💯👌💯👌💯👌💯

  • @Abuyusuf7
    @Abuyusuf7 3 ปีที่แล้ว +11

    🤣😂🤣walaalkeey asoo badar cunooyaa oo fiirsanaayy vedioka bilaawga oo ku qoslay 🤣😂badarka ku qaloocday
    nio hamaada wlhi gurikeen walaga jecel yhy🥰
    even ayeyo ku fiitsato 😆

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +4

      MashaAllah waa ku faraxsanahay intaas. Waana ku mahadsantahy hadalkaaga sharfta leh ❤️🙏🏽

  • @yamyamofficialcrb8515
    @yamyamofficialcrb8515 2 หลายเดือนก่อน

    isoo jawaab😊

  • @khalidali8678
    @khalidali8678 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada bro aad baan kuu taagera wax yabo bdn baan kaa faaide ino so badi ✌

  • @AhmedSaid-ub5jv
    @AhmedSaid-ub5jv 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamada legend 🥰🥰

  • @updalla.mohamet
    @updalla.mohamet ปีที่แล้ว

    big fan ku ahay🥺

  • @amranabdullahi1898
    @amranabdullahi1898 3 ปีที่แล้ว +9

    Saan kaa rabnaaa noo soo dadaal 😂❤️

  • @abdikafiali4022
    @abdikafiali4022 2 ปีที่แล้ว

    Prof ahmed muumin warfaa alle naxariistiisa jano ha siiyo

  • @sadaammahamed1883
    @sadaammahamed1883 ปีที่แล้ว

    Asc xamda wllky filmka magici mahdsnd 😍

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa sana ka rabaa no so badi

  • @leejopubg2940
    @leejopubg2940 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend

  • @every-thingchannel8248
    @every-thingchannel8248 3 ปีที่แล้ว +1

    aw dheere waxaan ahay arday xiisiiya physics waxaan kaa bartay waxyaalo badan waxaana rajaynayaa sanadka cusub 2021 inaa noqotid mid ay cilmi usoo raadsadaan nus million qof iyo kabadan horey usoco aqoonyahan.
    fadlan xagee lagaaga soo xiriiri karaa

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid masuul. Waxa igal soo xiriiri karta Instagram. Lifewithhamada

  • @wllak3354
    @wllak3354 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco bro 😎 waan ku wataa runtii

  • @hunterofficialchannel3183
    @hunterofficialchannel3183 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp wllh Somali TH-camrs waX cusub ku soo kordhisay muuQaalada soo badi zxp 1m ku rajeenaa

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      InshaAllah masuul. Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh

  • @xamsexassanbarre
    @xamsexassanbarre ปีที่แล้ว

    Hhhhh markii hore waan ku arki waa yey wllhay

  • @whizzapdala5641
    @whizzapdala5641 ปีที่แล้ว

    Hamada qosolka iga dhamaysay allh haku xafido sxb😆😆

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansh llh aqoonyahan sidee luuqad lagu baran karaa special english aad ayaa loogu baahan yahay waanu kugu qanacsanay🤩

  • @faarax_fanto
    @faarax_fanto 3 ปีที่แล้ว +1

    The grand father paradox waan fahmi waayey mar aan akhriyey adaa jilciyey Thanks. Noo soo badi sxb.

  • @mustafahmedali3246
    @mustafahmedali3246 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha naxriisto prof warfaa hada waa geeriyooday

  • @had1070
    @had1070 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dhere you are my best teacher in TH-cam

  • @abdinasirhusseinali5898
    @abdinasirhusseinali5898 3 ปีที่แล้ว +1

    8:05 best movie waaye wlhi, i enjoyed watching it 100%

  • @blackblood4789
    @blackblood4789 3 ปีที่แล้ว +1

    Lov my brotha 💯 hore usoco

  • @kariimlizaa3582
    @kariimlizaa3582 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyow waku wata wlhi🙂✌🏽thx bro wayo wax badan muqaladada iga cawiyan

  • @hussseinabdirisaq5867
    @hussseinabdirisaq5867 3 ปีที่แล้ว

    awdheere waa nawaashay sxb ,

  • @muslimopwnsudjs8033
    @muslimopwnsudjs8033 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnks aw dheere

  • @adnan1234.
    @adnan1234. 3 ปีที่แล้ว +6

    دحيح صومالي انا فخور جدا ابن وطني يصنع مثل هذا المحتوى

  • @korazkaz4122
    @korazkaz4122 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp cilimi iyo qosol wadata keep it up basaxiirow😁

  • @crahmanqeys5347
    @crahmanqeys5347 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Caadi Ma Ahan Hamada Ilahey Haku Sharfo Wax Badan Ayan Ka Faaide Ilaa Xisaabta Aan Dib U Raacay Hormar Ayan Ku Rajeyna Boqorow Oow Dheere

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid boqorow 🙏🏽❤️❤️❤️

  • @lazyboyfma
    @lazyboyfma 3 ปีที่แล้ว +4

    اول تعليق 😌❤️

  • @xaliimoyusufmaxamed3898
    @xaliimoyusufmaxamed3898 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waa funny 😆

  • @user-ec9tc1od9s
    @user-ec9tc1od9s 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco wllkeen cadwgaaga hoos guilayso

  • @brothermaajid6625
    @brothermaajid6625 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going lipaax

  • @abdiomerchanelcom4880
    @abdiomerchanelcom4880 3 ปีที่แล้ว +2

    Hore
    Uzoco😁😆😆😆

  • @salmaanxamdi4448
    @salmaanxamdi4448 3 ปีที่แล้ว +1

    You are so funny wallhi and so intelligent keep going pro we are wait more video about world war 2 ww2

  • @abdukadirali9411
    @abdukadirali9411 3 ปีที่แล้ว +11

    Ustaad time travel waa science fiction umana maleyn doono inay suurtoobi doonto.
    Waayo waxay ku tacaluqeysa gaybka
    Haddii uu qofka awoodo inuu ogaan karo mustaqbalka meesha waxa ka baxayso awooda Allah ee ahayd inu axayabaha maqan asaga ogyhy
    Dad bdna Alpert einstein bay ilaah ka dhigan lahayen waayo waa asaga keenay wax mustaqbalka lagu ogaan karo.
    Einstein waxa uu dhahy haddii labo wiil oo isku da,a ah mid meero kle la geeyo midna dunida haddii kan dunida uu duqdo noqdo midka spaceka joogo waxa uu noqon mid dhalin yaro cause waqtiga aan soconeyn
    Einstein sharaxdan uuka bixiyay time travel ma ahan mid waadax ah.
    Umana maleyo inay dhici doonto wax time travel la dhaho

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 3 ปีที่แล้ว

    Wcz masuul

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha muqalo an lagu xajiseynin horay u soco

    • @knightsknights3645
      @knightsknights3645 3 ปีที่แล้ว

      تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَة 70:4

    • @knightsknights3645
      @knightsknights3645 3 ปีที่แล้ว

      quite difficult to understand!

  • @bashiirabdullahiomar7013
    @bashiirabdullahiomar7013 3 ปีที่แล้ว +3

    Wku wtaa wllka😍😍😍

  • @abdirizaaqabdullahi8057
    @abdirizaaqabdullahi8057 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk keep going

  • @abdihassan1977
    @abdihassan1977 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw-dheere mar mar Dejevu ayaan arkaa, eternal recurrence wax la dhaho inay jiraana waan maqlaye, bal war iga sii😁

  • @somali846
    @somali846 3 ปีที่แล้ว +2

    Weee welcome back hamada waa lgu waayey 😉😉😉😇

  • @lonepoi1543
    @lonepoi1543 3 ปีที่แล้ว +7

    Iskalaji vidiogogn halaga Qariyo😂💪❤

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 3 ปีที่แล้ว +2

    wow

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 ปีที่แล้ว +3

    War sxp family ka inan kga so aruriyay Aa tolka kuu dhax socdaa Ee noso badi video yada keep going gacma dheere

  • @chaldiforlan3580
    @chaldiforlan3580 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada ibrahim Ma legend

  • @salmanmohamedulamin9130
    @salmanmohamedulamin9130 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll qali sidado kale ayan jeclahaye inan xifdiyo tarikhaha Aduunka malmahan waxan suguyay video ee Soo horey usoco

  • @crahmanqeys5347
    @crahmanqeys5347 3 ปีที่แล้ว +11

    Jawaab Su.asha Hoos Taalo : Warsame Ali Jamacada Uu Ka Shaqeyo Waa Prairie View Texas A&M University Qeypta Department Of Electrical And Computer Engineering Sidaas U Maleyna Hadan Qaldanahay I Saxa

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +15

      100/100 sax. 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾video hada fiirsatay. Waa ugu talagalay inaa qaldo meesha uu ka shaqeeyo. Si loo barto. Allah yacizak Waa saxsantahay

  • @user-jx4dg3eu9x
    @user-jx4dg3eu9x 4 หลายเดือนก่อน

    Horo usoco sxp.aad baan kuugu xiranahay

  • @c58pro50
    @c58pro50 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaa kalaah

  • @dabacsariskadeh8610
    @dabacsariskadeh8610 3 ปีที่แล้ว +2

    ninkan wan kuheysta wlhe tiktok i followed gave him love i subscribed his youtube liked his videos ma fav lad loph you buddy full of knowledge

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      Thank you so much bro. This means a lot to me 🙏🏽🙏🏽❤️

    • @dabacsariskadeh8610
      @dabacsariskadeh8610 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamadaibrahim7424 actually you deserved it wlhi walal dadkan wxa faidada maba arkan mama malyun aa shegeyso aye aqli modaan

    • @dabacsariskadeh8610
      @dabacsariskadeh8610 3 ปีที่แล้ว

      every single second am here to like your videos whenever you post

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      @@dabacsariskadeh8610 🤣🤣🤣

    • @dabacsariskadeh8610
      @dabacsariskadeh8610 3 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 hhhh

  • @kalgacalone4179
    @kalgacalone4179 3 ปีที่แล้ว

    Shanta sano soo socota ilaahay ha ka baryin cidlo

  • @hacker1st794
    @hacker1st794 3 ปีที่แล้ว +6

    Notification dhac buu isoo yiri anna fartaan ku dhufty 😂

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro riyada inoo soo badi way ba igu socotaa wallahi 🤣🤣🤣 aqliga iyo garashada ilahay hakuu siyaadiyo wan isla dheer dheer nahay we are tall

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh masuul. Waa igu ogtahay 👊🏾♥️

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz 3 ปีที่แล้ว +1

    Warzame ali

  • @jikaartacade6178
    @jikaartacade6178 3 ปีที่แล้ว +1

    So badi Waan ka helaaa vedio yaasha oo kale

  • @user-tz1es6tx5z
    @user-tz1es6tx5z 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wey dhici karta

  • @realwaryaaa7929
    @realwaryaaa7929 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin Masuul sare barnaaminjyada please noso badi

  • @abdirahmandallab8957
    @abdirahmandallab8957 3 ปีที่แล้ว

    Ow dheere aniga waa iga waashey Bes 👀

  • @hafsaxubi2368
    @hafsaxubi2368 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wasax waligey mamaqlin cawa kahor

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin weyn

  • @xuseenxasanshuceeb6847
    @xuseenxasanshuceeb6847 3 ปีที่แล้ว +1

    Bravo 😂 ❤️ 👋👋👋

  • @cabdiraxmaanabiib2705
    @cabdiraxmaanabiib2705 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaar suldaankani waa nin adag wlhi waar nio soo wad video yadano lale

  • @isxaaqxasan6419
    @isxaaqxasan6419 3 ปีที่แล้ว +1

    Kiitos sa oot niin hyvä bro

  • @InaSulub
    @InaSulub 3 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ayaan kugu soo biirey waxaan kaa soo arkay Tiktok

  • @omardiini
    @omardiini 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere xisaabahaas ma iisoo diri kartaa

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 ปีที่แล้ว

    AWDHEERE WALLKEY QAALI WAAKUU XIISNEY RUNTII WAXAAN RAJEYNAYAA INAAD BADQABTO INSHA ALLAAH FADLAN MUQAAL SOO GALI WALL HADAAD AWOODO