SU’AAL & JAWAAB.( 5K dabaal dag )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Buugi ugu fiicna aa aqriyay
    www.amazon.com...
    Filinka ( THE VOW )
    ww3.9movies.yt...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim

ความคิดเห็น • 583

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 3 ปีที่แล้ว +64

    😂😂cawaa saad iiga farxisey alleH Hakaaga farxiyo

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 ปีที่แล้ว +4

    لقدام يا استاذ حمادة ،، تستاهل الدعم وقناتك تكبر ونحن معك

  • @maxamedaxmedcali6237
    @maxamedaxmedcali6237 3 ปีที่แล้ว +11

    Ahmed cabdicasiis Hussein
    Sidaad iishaafthy Allah hkuu sharfo
    Zhp see you soon next vidio

  • @baboaimaraimar7599
    @baboaimaraimar7599 3 ปีที่แล้ว +9

    Sxp walhi share aan kusameyay broh i.a 1000k aan ku rajieynaa

  • @juweriamo1494
    @juweriamo1494 3 ปีที่แล้ว +24

    Hhhhhh walahi ur so funny 😂 keep going wll a lot of you-tuber somalia waad dhanta inbadan masha allah .big salam 🤝from Burco ☺️

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 3 ปีที่แล้ว +39

    This guy is epic 😎 👏 huge fan from galkacyo

  • @cabdullahicabdicisman2714
    @cabdullahicabdicisman2714 3 ปีที่แล้ว +6

    Ow Dheere
    Cajiib baa Tahya sxb
    Sii wad Barnamijyada Ugu Hadleysa Taarikhda Iyo Dagaalada

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 3 ปีที่แล้ว +15

    Saaxiib Xamaada maalintayda ayaa samaysaa Wlhi😘🙏🙏🙏🙏
    Full Respect Doqoni kuma salaanto Kuuna martiso kuguna ma daahdo😂✌

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 3 ปีที่แล้ว +8

    Axmed c.casiis ibraahim
    Hore u soco pro
    WOOOOW JARA KEEGA JAR WADA JARA IDINKOO IS JACAL WADA JAR 😍😘😗😙😎😚

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 3 ปีที่แล้ว +7

    Awdheere Mahadsanid
    Alle ha ku sharfo
    11:30

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare6139 3 ปีที่แล้ว +24

    OW DHEERE NO JAWAAB MIYAA 😂 CAAFIYO 🙆‍♂️😂

  • @Bakarupdy
    @Bakarupdy 3 ปีที่แล้ว +7

    Sxb waan sugi la ahey maalinta aad 100k gaartid keep going sxb haddaan awoodi lahaaa waaku gaarsiin lahaa keep going

  • @kafiiomar4447
    @kafiiomar4447 3 ปีที่แล้ว +6

    Come on wlhi he deserves more than 100k

  • @ayaanmohamud5274
    @ayaanmohamud5274 3 ปีที่แล้ว +5

    Marmarka qar waxey ila noqota in an kula jogo sidi rux ad u shekeyneyso iska qosla 🤣🤣🤣 alle ha ku xafido wll 🥰 guleyso waqti walbo 😊🥰

  • @abdulaahimahamuudabdirahma7796
    @abdulaahimahamuudabdirahma7796 3 ปีที่แล้ว +21

    Aw dheere soo tabiyaheena sharafta leh waan ku salaamay hambalyo ayaan kaaga soo dirayaa KISMAAYO
    Boqorow majiro video kaada ilaa waxaan kala tagaa wax igu cusub iyo cilmi faaiido badan ayaan ka faaiidaa.
    Tan kalena ee ugu wayn ee aan muuqaaladaada ku jeclahay waa kaftanka iyo ka farzinta daawadayaasha .
    Faa iido mooye khasaaro kuma qabo waqtiga iiga baxaayo daawashada muuqaaladaada iyo soo booqashada TH-cam-KADA
    Ayeeyana noogu salaan gaar ahaan aniga una sheeg in isgaad gaad lagu hayo 😂😂 kftn 😂😂

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +3

      Allah yacizak boqorow. Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh

  • @yuu_Cade
    @yuu_Cade 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc Walaal hamaada wxaan ku weydiina inaa noo sheegto sida barafka useesmo oona usoo da'o 🙏🙏🙏🙏 Pls wll qaali Full respect🔥

  • @theqodax
    @theqodax 3 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely saaxiib. Barako iyo baraaro ayaan kuu rajeynayaa.

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 3 ปีที่แล้ว +2

    Aw dheere mahadsanid sida aa daawadayaashaada waqtigooda u sharfeesid iyo sidaa u jaceshahay

  • @Burcad7
    @Burcad7 3 ปีที่แล้ว +4

    Ow DhereH Keep Going ProH💖💯

  • @ahmedkaniini1114
    @ahmedkaniini1114 3 ปีที่แล้ว +15

    Fa’ido lee dahay sxb Finland 🇫🇮 kula jooga gaar ahaan Helsinki horey usoco .
    5k iyo ka badanba wa uqalanta

  • @Ahmed_farah_m_dalab
    @Ahmed_farah_m_dalab 3 ปีที่แล้ว +15

    Aw dheere shenteena kun ahadaan iskaa shano single nimada waan kaa saari karnaa baan filaayaa . ayeeyana iigu salaan in lagu haystana usheeg 😂😂😂😂😂

  • @Ahmethozman
    @Ahmethozman 3 ปีที่แล้ว +2

    100k Ku rajynaa brother

  • @mrmohamedddd
    @mrmohamedddd 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamada keep going pro
    Wlhi fani

  • @Modi2002_q
    @Modi2002_q 3 ปีที่แล้ว +4

    Wczm zxb sare keep goin long life for your ever ❤️💪🤲

  • @asraawi
    @asraawi 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdhere legand a tahay wa ku wata sxb horay u soco bro thanks

  • @abdikhaalaqaadan827
    @abdikhaalaqaadan827 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayeeyo igu salaam walal kkk From Somaliland To Burco❤️

  • @kingmaali
    @kingmaali 3 ปีที่แล้ว +2

    Aw dheere aniga ha iga waalin 😀 congrats my bro long life mate

  • @user-oy1oz9iz7t
    @user-oy1oz9iz7t 6 หลายเดือนก่อน +2

    form hargesi ✌️🦁

  • @Suheybalpha
    @Suheybalpha 3 ปีที่แล้ว +15

    Ow dheere waan kugu xiranahy Adiga Love isaar Asxpta kugu xiran markii laga soo tago

  • @c58pro50
    @c58pro50 3 ปีที่แล้ว +3

    Inkasto suaalaheeygii aadan soo qaadan waxaa isku eg Su'aasheeyda iyo su'aashaan 11:47 waana qancay Thanks Hamada

  • @cumacadde1435
    @cumacadde1435 3 ปีที่แล้ว +10

    28 daqiiqo aan dareemin gortee dhamaty wlhi so funny bro Allah keep u 🥰🙋‍♂️

  • @saciidhilowle4929
    @saciidhilowle4929 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb hamada keep going my brother 1000k insha allah

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 3 ปีที่แล้ว +3

    I am sure You reach quick 100k bro

  • @Mo7wolfy
    @Mo7wolfy 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf ku haya bro hore usoco ❤

  • @AbdiqafarMohmud
    @AbdiqafarMohmud 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheere 5k subscribers ah uma qalantid wlhi 500k iyo ka badanba uqalantaa inshallah inshallah waadna gaaraysa

  • @jiyoo4207
    @jiyoo4207 3 ปีที่แล้ว +2

    Best editing I have see in my life

  • @libanmireh8125
    @libanmireh8125 3 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed Abdiaziz ibrahim❤️
    The Happiness Project.
    Ma buuga u qoray Rubin baa awdherow.

  • @taxeyyare360
    @taxeyyare360 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow owdheeere wan kuwata kaptan 500k kurajayna i.a my big pro ❣️

  • @ahmedrooble3377
    @ahmedrooble3377 3 ปีที่แล้ว +3

    Au dheere mabruuk
    اللهم اجعلهم شاهدين لك لا عليك يارب♥️😭

  • @mulkianwar4421
    @mulkianwar4421 3 ปีที่แล้ว +8

    You are absolutely good critical thinker.😍😍😍😍 go forward brother.

  • @alishekh8652
    @alishekh8652 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah intaa iyo inkabadan ayad uqalantaaa sxb

  • @hafsamaidhane2414
    @hafsamaidhane2414 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamblyo 5k ka badan ayad u qalantaa Insha Allah hadii la noolyahy Malinban arki donaa adgoo 1M Haysta 🙏 Horay U Soco

  • @apduraxmanfeysal3342
    @apduraxmanfeysal3342 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhirir maa wx lagu guursaDaa markaad dhahdey wllhi Daacad u qosley one love awaree wllhi💖🙏😀

  • @Fiora-hilowle
    @Fiora-hilowle 3 ปีที่แล้ว +5

    5:46 ha jabin lee aw dheere bismilh😊

  • @marwachamaal8369
    @marwachamaal8369 3 ปีที่แล้ว +1

    😮Cajiib wllk

  • @1minuteago662
    @1minuteago662 3 ปีที่แล้ว +2

    5M wa uqalantaa aw dheere 🙏❣

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha 🥰allaha ku xafido
    Muqalad quruxda bdn waax ku mahadsan thy ❣💯🙈

  • @Sakixaashi1
    @Sakixaashi1 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid, si fiican baad wax usoo gudbisaa hore u soco

  • @sharmaakecali9296
    @sharmaakecali9296 3 ปีที่แล้ว +2

    kan kasoco kanna kaasho dhalinta soo koraysa anfacaysaa thanks macalin (alif ninkii kubara al-baqruu kutusaa)

  • @guledadan6923
    @guledadan6923 3 ปีที่แล้ว +1

    Legendary Awdheere Alle Ayeeyo Haku Daayo sxb. By the way Congratulations sxb wan ku faraxsanahay Gushad Gaadhay

  • @khayrqasaaro754
    @khayrqasaaro754 3 ปีที่แล้ว +2

    Baryahan Si khaas ah Baan Kuu daawada Ugaas❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed8124
    @cabdiraxmaanmaxamed8124 3 ปีที่แล้ว +3

    War ilahay ugu mahadnaq.wan dabal dagaya

  • @abdurahmanmohamedibrahimad1119
    @abdurahmanmohamedibrahimad1119 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqorow su'ashayda ma adan so qadanin blse si walba wan ku aminsahaya
    Hampalyo ayan kuleyahay dhaman Hamada ibrahim channel family na dhamantoda waxan leyahay hampalyo TH-camkena madaxa ayu ino saran yahay wlhi waxan umalaynaya inan youtobe kan yahay kayga wn ku jclhy Allah darti ayana ku jclhy king❤❤❤

  • @abdisamadhuseein1248
    @abdisamadhuseein1248 3 ปีที่แล้ว +2

    ألف مبروووك...

  • @ilyashaldoor7333
    @ilyashaldoor7333 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar wllhi waan ku farxay markaan arkay new video inoo saa badi

  • @yooniscabdulaahi8408
    @yooniscabdulaahi8408 3 ปีที่แล้ว +2

    Ay ay odey 30aa sugaayo Labo isbuuc ila noqdey keep going 😍😍wlhi halqof ahay ma ahee 100k subscribe waan ku siinlaha keep going sxp qali.
    Madax suulow we love you 😍

  • @yaHyaIzlaw19
    @yaHyaIzlaw19 3 ปีที่แล้ว +8

    Ayeeyo war Ash haado😂😂It's so funny wlhi. K.G wll👌💌🥰

  • @saedali5183
    @saedali5183 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa seexan rabaa sacdu waa 12:00 habeen nimo meesha aa joogo lkn mid ogoow waa ku seexanaa video gaan anoo dhageysanaayo.
    Thanks bro horay u soco.

  • @ibroztime24
    @ibroztime24 3 ปีที่แล้ว

    Owdhere Big Fan 100k Coming soon i.a

  • @khalidalishmohamed897
    @khalidalishmohamed897 3 ปีที่แล้ว +2

    Congrats man

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 3 ปีที่แล้ว +1

    5:35 It's amazing

  • @amranmohamed377
    @amranmohamed377 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayeeydaa numberkeeda isii haddii lasoo furay😂😂😂ISKAABULADU WAA BOQORTOOYO!

  • @musharafkodah
    @musharafkodah 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere maalintaad 100k gaadhaysid baa ii muuqata keep going🥰❤️

  • @rahmasandol3026
    @rahmasandol3026 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalow wlhi I wish I was ur friend wlhi. U are so educational 🥺 Ilaah haku barakeyo

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 3 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaal aan sugayay balse iga soo daahay 🤞👍✋

  • @ahmedbashirisak1701
    @ahmedbashirisak1701 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro👏

  • @MaxamedMukhtaar-d4h
    @MaxamedMukhtaar-d4h หลายเดือนก่อน

    Awdherowwwww Videogan waxan ugu Raxeysanaya like you posted Few minutes Ago Ngl 😂❤

  • @agedow
    @agedow 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo sanadka cusubna 10k Inshallah

  • @yaqaanemedia8970
    @yaqaanemedia8970 3 ปีที่แล้ว

    Sxb hamada hal su'aal ayaan qabaa sxb hamada ibraahim ow dheere , hadal wax ma dhibee kumana dhibee, haan camal aad u heeasahe kii hadal ahaay waan ogahee waxeena tahay 1) waa maxay sababta qori uu kuu suranyahay gidaar ka sxb ? Waxaan rajeena in aad jawaab naga sii doonto madaama dadkoo dhan sxb kooda thy of course aniga waaba thy bilaa shuruud.... thankz😂

  • @abdishukriibrahimguhad4168
    @abdishukriibrahimguhad4168 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere qosol iguma hadhin caawa wllh ku wataaa si walBo wllka ❤❤

  • @Footballlegendaryy
    @Footballlegendaryy 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhawaan in 50k baa inoo balan ah insha alaah

  • @abdimalikmohamed6786
    @abdimalikmohamed6786 3 ปีที่แล้ว +1

    My brother keep up the good work

  • @khaledfou5363
    @khaledfou5363 3 ปีที่แล้ว +1

    Je suis ton fan et tes un bon gars continue comme ça je suis avec toi moi et mes amis .. im from djibouti

  • @abdelqaniothman1713
    @abdelqaniothman1713 3 ปีที่แล้ว +1

    wax ka badan waad u qalantaa bro hore u soco izha allah

  • @dalqafsahal
    @dalqafsahal 3 ปีที่แล้ว +1

    youtuber adag

  • @mohametkingzame4874
    @mohametkingzame4874 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going proz ✌️

  • @nijibnajib76
    @nijibnajib76 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheere keep going sxb sari

  • @hodonenaahmett5207
    @hodonenaahmett5207 3 ปีที่แล้ว +3

    Aw dheeree nolow bro

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco brother

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Malin dhaweed. Prank ee hud hud labo gabdhood kugu sameeyen aa fiirsanaayey. 🤣kilyaha aa i xanuunay saa u qoslaayey 😅😂😂

    • @abdii3898
      @abdii3898 3 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 😂😂😂

  • @samarmaxamad6739
    @samarmaxamad6739 3 ปีที่แล้ว +4

    ‏ ‏awdhere anaa kujogo singal matihit maanta laga bilawo 🌹lov isar

  • @aamiinsantoz2489
    @aamiinsantoz2489 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going.... bro..

  • @AxmedIbraahim-v1x
    @AxmedIbraahim-v1x 2 หลายเดือนก่อน

    saxb maigu caawin inan so Galo mediyaha ayan Rabaa

  • @hanadcumarxasan2690
    @hanadcumarxasan2690 3 ปีที่แล้ว +4

    Soo jeediye waa kugu hesta 🙋‍♂️😂🥰✌
    Wacaleykumu salam hįnjâěb waa luqad italiyana maqan sababtan udhahay
    Jaaw jaaw 🙋‍♂️

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 ปีที่แล้ว +5

    Awdheere inta aad halkan fanaanad wadato ana waxan xirtay waxa dhar borsadeyda kujira adna kii unbaa tahay mr mugdi😂😂

  • @AxmedIbraahim-v1x
    @AxmedIbraahim-v1x 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ugu horayn mediyaha inn so galo ayan Rabaa ma igu caawin 2 waxan Raba inan Shacabka somaliyed baraarujiyo side u aragtaa.

  • @abdullahomar1313
    @abdullahomar1313 3 ปีที่แล้ว +1

    #0:31 Kkkkkkkkkkk wcs professor Hamada walaahi wan sugayey vidogaga
    #25:19. hora kugu sheegay my dhiiga hadan wa kuu sheega ka badan ayaa istaagisha wadan gaadhi doontaa insha allah wr waxaa aaminsanahay inaad noqo doonta Yutubarka nomber one oo ugu caansan soomaalida xitaa kuwa hada lagu heesto ad kor u sii dhaafto hore u soco wa kula jirnaa Ilaahay ka suke, ilaa ad meesha ugu sareeysay gaarto iyo hadafkaga ku hesho wad na u qalanta my dhiiga
    ✊✊✊

  • @abdallahmhassan2101
    @abdallahmhassan2101 3 ปีที่แล้ว +1

    كنت متردد اني اطلع اعمل محتوى بصومالي لاكن بعض ماشاهدت محتواك فعلا اعطيني حافز استمر ياوحش

  • @maslahabsh5372
    @maslahabsh5372 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend Tahay ToolaHi

  • @anisamaxamuud8892
    @anisamaxamuud8892 3 ปีที่แล้ว +1

    TH-cam ugu muhimsanaa arkay waye wlhi video hore Ayan firsanoyaa m.a kalyo laab ugu haystaa wlky

  • @dunats6679
    @dunats6679 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambayo bro hore usoco kabadan mudantahy 🥰

  • @bigprofilmsvlogs2692
    @bigprofilmsvlogs2692 3 ปีที่แล้ว +2

    Owdheere Legends Badan Baa Galkaio kaala Socda I'm From Gobolki Geezinimada

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 ปีที่แล้ว +1

    Zhp tagerayashaduba waa waqooyi hre u soco

  • @AxmedIbraahim-v1x
    @AxmedIbraahim-v1x 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ugu horayn mediyaha inn so galo ayan Rabaa ma igu caawin 2 waxan Raba inan Shacabka somaliyed baraarujiyo side u aragtaa

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +5

    *Ow Dheere* waa ku salaamay Hambalyo 500K ayaa inoo ballana Insha Allah Su'aalahaygiina waad iiga jawaabtay waadna ku mahaddantahay.

  • @safiyaali830
    @safiyaali830 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @mohammedabdirahmanbashir4935
    @mohammedabdirahmanbashir4935 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan Qirooday wlhi sxp Ani waku tageraa su,aasheedana dip u fiiro wll qaali
    Hampalyi sxp mcn Waan guleysaneynaa i.A

  • @sahanelaki1234
    @sahanelaki1234 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kugu hambalyan nayaa sanadkaa cusub 7cisha kadhiiman 🥰🥰🥰

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku zalamay Aw dheere 🙋‍♂️😅♥️. From Hargeisa

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi7699 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Xamaadow, meesha cidlada kadaaa, soo camir meesha brother

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 3 ปีที่แล้ว +2

    Congrats Ow-Dheerow🤍