Noocyada Dhiiga Dadka iyo Dabeecadaha ay Wadaagaan iyo Cuntooyinka ku Haboon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 3.9K

  • @طالبةالفردوس-ق7د
    @طالبةالفردوس-ق7د 2 ปีที่แล้ว +114

    Dadka dhiigoodu yahay A+ waa dadka ugu maskaxdu badan aduunka. Noolada intaa isku dhiiga nahay my family A+🥀

    • @maznamuzthpe4201
      @maznamuzthpe4201 2 ปีที่แล้ว +3

      Izku dhiig nahayyy 😫❤️

    • @salmacabdi7051
      @salmacabdi7051 2 ปีที่แล้ว +1

      Me

    • @nuuriyeshop230
      @nuuriyeshop230 ปีที่แล้ว +2

      We are same blood

    • @salmasalma9177
      @salmasalma9177 ปีที่แล้ว

      My blood

    • @Adan-qj2hx
      @Adan-qj2hx ปีที่แล้ว

      ​@@salmacabdi7051❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊by❤

  • @ikramabdi939
    @ikramabdi939 5 ปีที่แล้ว +642

    A+ inta igu dhiiga ah i nolada 💞

  • @zuusaaninadalmar293
    @zuusaaninadalmar293 5 ปีที่แล้ว +57

    A+ahy runtii waxyaabhaa sheegtay tijaabiyay waa run 90% thanks pro .😊👏

  • @ilovemynameparadisefirdaws7880
    @ilovemynameparadisefirdaws7880 5 ปีที่แล้ว +206

    A+ahey walahi hilibka cas iyo caanaha majecli lkn kaluunka iyo digagan jeclahay

  • @jimcaaledirir2141
    @jimcaaledirir2141 5 ปีที่แล้ว +605

    Dhiigaygu waa 0+ wixii aan isku dhiig nahay like isaara

    • @hirsaaqaofficail2329
      @hirsaaqaofficail2329 4 ปีที่แล้ว +8

      isku dhiig banahee like na wanku saree
      gabadh cusub oo youtuber ah ban ahay igu caawi subscrbe iyo like

    • @xamsexasandhereye855
      @xamsexasandhereye855 3 ปีที่แล้ว +6

      Dhigaygu waa O+ like sar inti ila dhiiga

    • @hirsaaqaofficail2329
      @hirsaaqaofficail2329 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xamsexasandhereye855 wll isra subscribe insha alllh

    • @saedabdilahi2124
      @saedabdilahi2124 3 ปีที่แล้ว

      @@xamsexasandhereye855 ćii hcycyttcyçtx'tcycy'çfçx,chuu

    • @kaariyeyare1299
      @kaariyeyare1299 3 ปีที่แล้ว

      Sxb isku diigaanahay soomaalida dhana waa o+

  • @dowzamaxamed8031
    @dowzamaxamed8031 5 ปีที่แล้ว +453

    0+ wa dadka igu dhiiga fcn wlhi mel walbo way kawangsanyihiin like hada thy

  • @ahmedabdullahi2428
    @ahmedabdullahi2428 5 ปีที่แล้ว +710

    0+ Inta ila ah
    FARTA TAAAGA
    FARXAD KUWAARA
    🔥😍💯✔

  • @mohamoudomarasawe.
    @mohamoudomarasawe. 5 ปีที่แล้ว +364

    A+ WLHY BEEN MAAD SHEEGIN 95% WAR LIKE II SAARA DHIIG WALBOO TAHAY

    • @moabuukarkoor413
      @moabuukarkoor413 3 ปีที่แล้ว

      @@abdisamadadam288 sxb anaa A+ ah wlhi midaas waa kanaxay lkn waxwalbo waa calaf

    • @truelife6820
      @truelife6820 3 ปีที่แล้ว

      @@moabuukarkoor413 wxn baritanlee waye koly anu A ayn ahy wil qrxona wan gursaday iska hdl le u arka midas,

    • @salmacali277
      @salmacali277 2 ปีที่แล้ว

      Maan she alaah alaah
      Alaahakuxiftiyo

    • @salmacali277
      @salmacali277 2 ปีที่แล้ว

      Muranlayguwasheeg

  • @Nasir_official2255
    @Nasir_official2255 3 ปีที่แล้ว +50

    (A+🩸💉) Inta dhiigooda UU yahay,👍💯

  • @amcproduction2592
    @amcproduction2592 6 ปีที่แล้ว +271

    A+ inta uu ka shegay dabeced ahaan 75% Waa sax team A+ love you

    • @samiiracudoon4072
      @samiiracudoon4072 5 ปีที่แล้ว +2

      A+ anaa kula ah👈👈👈👈👈👈❤❤ wxaa qosolka ika dhameyay markuu yiri dadka A ga ah guurka dad qurxoon nasiip uleh🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @asmamaan3126
      @asmamaan3126 5 ปีที่แล้ว +3

      A+ kusodhawada dabecadaha ay ledahay intabadana wn iskahelay

    • @rathervita3377
      @rathervita3377 5 ปีที่แล้ว

      Aniga shalay ayan isbitaal tagay dhiigayga nooce yhay waan soo ogooday A+ ayan ahayn

    • @yaazolsaid7189
      @yaazolsaid7189 5 ปีที่แล้ว

      @@rathervita3377 A+

    • @Khadar_Finance
      @Khadar_Finance 4 ปีที่แล้ว

      Me also A+🙋

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 6 ปีที่แล้ว +75

    *Prof B+ bn ahy wax badn ayaad runta ka sheegty qaasatan cuntada shaqada aan xiiseeyo dabeecadeheyga sida aan u seexdo in badn baad saxday cilmi iga qarsonaay ayaad i tusty fadlan Nosii wada barnamijkaan saab tv mahadi haka kaadhee inta B+ ila ah 👍 thnkz Prof*

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 4 ปีที่แล้ว +66

    B+🌏💥💖
    Waa dad farxad badan
    Mana dareeman murugo
    Waa dad haday daalan seexda hurdo aad u fcn oo an hawshoodii iyo dhibti aanay ku dareemin
    Waa dad soo jiidasho badan
    Dabeecad wanagsan oo qosol.badan
    Oo cid walba la jaan qaadi kara
    Waa dad mushkiladaha maarayn kara oo maamulk ku fcn
    Hogaamintana aad ayay ugu fcn yihiin

  • @asaldhaladcadeeey2127
    @asaldhaladcadeeey2127 6 ปีที่แล้ว +608

    war duca qabayaaal intii madaxda 😍0+😍 ah like iyo reply iskugu keydara waxaan ahay walashiiin 0+ ah iskuna aragtay dabecadaha u tirinaayo

    • @alizhaheiz4817
      @alizhaheiz4817 5 ปีที่แล้ว +7

      O+ ban ahey lkn ma hurdo badni wana hurdo fuduudey 🤔 lkn inta kle waan leeyey

    • @saciidabdimalik6621
      @saciidabdimalik6621 5 ปีที่แล้ว +4

      @@alizhaheiz4817 sdo kle O+ ban ahay 6 ama 7 sac ka bdn ma sexan kro ayado nal daran xita ma hurdo kro ta ben bu ku shegay

    • @alizhaheiz4817
      @alizhaheiz4817 5 ปีที่แล้ว +2

      @@saciidabdimalik6621 haa o+

    • @alizhaheiz4817
      @alizhaheiz4817 5 ปีที่แล้ว +2

      @@saciidabdimalik6621 same beynu nahay

    • @bileshidaneahmed7332
      @bileshidaneahmed7332 5 ปีที่แล้ว +1

      Soo dhawaaw walalo

  • @mustaphaabdalla5616
    @mustaphaabdalla5616 6 ปีที่แล้ว +144

    A+ dabecado badan wan isku arkey jasaka lah kheyr ustad

    • @aishahassanali7616
      @aishahassanali7616 6 ปีที่แล้ว

      Ox

    • @saabiryare3564
      @saabiryare3564 6 ปีที่แล้ว

      A+ tilmamaha Laga Shegay 90% wa sax Waana Wax Aan Isku Arkay dhamantot

    • @tafsanh398
      @tafsanh398 6 ปีที่แล้ว

      A wax muu kaqaldin waa sax runtii

    • @rahmabashir2445
      @rahmabashir2445 6 ปีที่แล้ว +4

      Kkk gabar folxun baa nisugeyso itaa A ah

    • @mustaphaabdalla5616
      @mustaphaabdalla5616 6 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmabashir2445 hhhhhhhhhh wa lo bahanyahey dumarka fool xum taa badalkeda waa dumarka ugu kartida iyo fariidnimada badan

  • @zuzuqalli887
    @zuzuqalli887 5 ปีที่แล้ว +112

    O+ inta ila ah hanbalyo 😘

  • @hannansabir4064
    @hannansabir4064 6 ปีที่แล้ว +631

    A+ inta ila ah like ❤ wanah run tilmamtada Thnks mudane

  • @chinatown7775
    @chinatown7775 5 ปีที่แล้ว +145

    B + ❤
    best leaders
    Best friends

  • @abdikarimaar5377
    @abdikarimaar5377 3 ปีที่แล้ว +63

    Am O+ and I do possess the characteristics of A as well as O almost half of each. Many thanks

    • @xubiabdullahi.4118
      @xubiabdullahi.4118 3 ปีที่แล้ว +1

      Whli same too mine wa O+ balse hab dhaqankeyga wa A

    • @SAM22948
      @SAM22948 3 ปีที่แล้ว

      Naga laga hilib cunida KFTN 😆 🤣

  • @engabdirisakosmanmohamed4271
    @engabdirisakosmanmohamed4271 6 ปีที่แล้ว +186

    O+ yaa ila ah

  • @somaliafunny3643
    @somaliafunny3643 6 ปีที่แล้ว +173

    Am O+ inta o ah like thanks

  • @farxiyohussein6363
    @farxiyohussein6363 4 ปีที่แล้ว +83

    B+ my blood 🩸 inta ilah wan idin jeclahay

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 3 ปีที่แล้ว

      So kle

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 3 ปีที่แล้ว +1

      @Zalmaan Moha Anigu wll Boodada wn isku arkay iyo dhamman tilmaamaha😁

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว

      Me Walal hhh

    • @alwayslegend2177
      @alwayslegend2177 3 ปีที่แล้ว +4

      Wll Waxaan isku Araky in Aan Danrada maraksta Hor Mariyo oo Dadka Dantada Ku Raaco Yaa Ila Qaba Dabecadaas B+

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 3 ปีที่แล้ว

      @@alwayslegend2177 ma taadad hor Marisa wll

  • @fadxamaxamed2882
    @fadxamaxamed2882 6 ปีที่แล้ว +314

    All O group like here 🙋‍♀️👈🤩

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 5 ปีที่แล้ว +56

    19:06 ayuu bilaawana O+ sifooyinkiisa
    Faacil qeyr baan ahay 👍👍👍

  • @alxuneynsomali1471
    @alxuneynsomali1471 5 ปีที่แล้ว +35

    Wlhi waa runtii 0+ baan ahy wxu shegayana wan isku arkey Hampalyo inta ila mida like iisar

  • @kabtansaladdeck6270
    @kabtansaladdeck6270 5 ปีที่แล้ว +218

    Umada A+ waxn idin leeyahy like ha lagu qabto 👍👍👍

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 5 ปีที่แล้ว +145

    B+❤ baan ahay intii ah ee iga dambysi like ha iisaaraan teeda kaleeto 90% waan isku arky wuxuu sheegayo

    • @mahamedshabcaan3409
      @mahamedshabcaan3409 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc isku dhig bn nahay wili ma arkin gabadh an isku dhig nahay

    • @cardafshow7129
      @cardafshow7129 4 ปีที่แล้ว +1

      Isku dhig baynunahay wll

    • @hamdaibrahim1269
      @hamdaibrahim1269 3 ปีที่แล้ว

      Anaa Kula dhiigah 95% waan isku arkay

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 3 ปีที่แล้ว

      @@mahamedshabcaan3409 ani xataa hore ma u arkin qof isku dhiig nahay

    • @queenoftheyear2477
      @queenoftheyear2477 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdaibrahim1269 welcme

  • @maymuunali7173
    @maymuunali7173 5 ปีที่แล้ว +58

    0+ exccep dad is hubo 💪💪like isar my team

    • @SHARMARKINHO
      @SHARMARKINHO ปีที่แล้ว

      Viva O+❤❤❤❤❤🎉🎉

    • @abdirisaaqosman-tz9pw
      @abdirisaaqosman-tz9pw ปีที่แล้ว +1

      𝑨𝒏𝒊𝒃𝒂 𝒅𝒉𝒊𝒊𝒈𝒂𝒚𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒂 𝑶+

  • @Hassanibro-m
    @Hassanibro-m 6 ปีที่แล้ว +152

    Wixi ehlu sharaf ah ee B+ ahaa like ha saaran mahadsanidiin

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 6 ปีที่แล้ว +159

    I am O+ and so much inlove with Nature.

  • @caawiyahaadmiga8211
    @caawiyahaadmiga8211 4 ปีที่แล้ว +7

    Mudane waa mahadsan tahay. Xaqiq-dii waxa aad sheegtay waxay u badan yihin xaqiq 90% waana wax aan aniga ahaan teyda iska fiiriyay aniga dhiigaygu waa O+ shaqadaydu waa marketing waxaan ahay qof ku wanaagsan sidokale waxan ahay qof flexibility sidokale waxan aad u jeclahay raashinka hilibka ukunta malayga. Sidokale waxan aad u jeclahay inan ka dhax-muuqdo bulshada.

  • @roodamahmud8980
    @roodamahmud8980 5 ปีที่แล้ว +177

    O+ dowlo iguso aruuriya like inti O+ aH🤩🤩 hurdada xta wlhi sasa usexda😂😂😂😂😂

    • @mohamedgalow491
      @mohamedgalow491 5 ปีที่แล้ว

      O+

    • @mariyoqueen358
      @mariyoqueen358 5 ปีที่แล้ว

      rooda mahmud hhhhhhhh

    • @ahmedosman6227
      @ahmedosman6227 4 ปีที่แล้ว +2

      Lkn anu anaa O+ ha lkn ma hurdo bedni
      Sheekhu halkaa haka fiirsado

    • @abdiraxmanfartaag2293
      @abdiraxmanfartaag2293 4 ปีที่แล้ว

      rooda ciyaal O ayaan nahee xagaan kaa helaa ppe farxadu waa astaanteenee

    • @ismacilahmed6371
      @ismacilahmed6371 4 ปีที่แล้ว

      DhiigAwaaAxmajecelinaandadkalasocod

  • @Rooxaani
    @Rooxaani 6 ปีที่แล้ว +78

    B+
    Waa run anaa ah aad baan idiin salaamaya like ii saar

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 4 ปีที่แล้ว +10

    A+ wlhi realy buu ka hadlay intad sheegtayba waa run dhamantood
    👏👏👏

  • @abdirahmanjaapiri1848
    @abdirahmanjaapiri1848 6 ปีที่แล้ว +152

    A+ baan aahey waxyaalo badan buu iga tilmaamey inta ila dhiiga waxaan leyhay welcome 🙏

  • @barogaariwadid
    @barogaariwadid 6 ปีที่แล้ว +666

    Intiii A+ ah waxn idin rajayna farxad
    Like is saara asaxabtan islenahy

  • @cuudchannelcuud7820
    @cuudchannelcuud7820 5 ปีที่แล้ว +27

    O + inta ah anaga hogameno wadanka 😂🤗🤗🤗💪💪🙏🙏🙏😂😂😂😂👍

  • @abdirizakcambe
    @abdirizakcambe 6 ปีที่แล้ว +459

    A+ Ayan AHay Wixi Anu Izku dhiig Nahay Like isaara

  • @hamsebadal2416
    @hamsebadal2416 5 ปีที่แล้ว +169

    A+ayaan ahay inta badan wa wax jira inta illa dhiiga ah ee A+ ka fadlan like ha ii sarto

    • @mohamudabdi3504
      @mohamudabdi3504 5 ปีที่แล้ว

      A-😥

    • @rathervita3377
      @rathervita3377 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga shalay ayan isbitaal tagay dhiigayga nooce yhay waan soo ogooday A+ ayan ahayn

    • @moabuukarkoor413
      @moabuukarkoor413 3 ปีที่แล้ว

      @@rathervita3377 pro ani xitaa hadaa isasoo baray oo ah habenimo talaado sogalayso 7/6/2021 sidaas darteed waxan you tube karad shay noocyada dhiga

  • @hodanhappy3098
    @hodanhappy3098 4 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah O- ayan ahay alxdulilah wanan furfuranahay wlhi

    • @munalizamohamed3398
      @munalizamohamed3398 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo dadka 0 ah qasatan 0- ka ah gabdhaha wee ilmo ridaan xilikasta

    • @ismaduran4502
      @ismaduran4502 2 ปีที่แล้ว +1

      @@munalizamohamed3398 haa abyo aniga ilmo 5 bilod iga so halabeen sabab lkn 🥺

    • @AbuuclaahiAljabartiyi
      @AbuuclaahiAljabartiyi 5 หลายเดือนก่อน

      Anigaba hooyaday 5 ilmood iyo kabadan ayaa kasoo halaabay​@@ismaduran4502

    • @AbuuclaahiAljabartiyi
      @AbuuclaahiAljabartiyi 5 หลายเดือนก่อน

      Isku dhiigaan rabbi hayna barakeeye

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 6 ปีที่แล้ว +60

    Hhhhh aniga gabadh foolxumi in ay jirto maba aminsani, qof wal o illahay aburay wu qurux badan yahay.

  • @susibibi281
    @susibibi281 6 ปีที่แล้ว +64

    A+ to be proud Alhamdulilah ❤️❤️❤️

  • @mohamedabdisalanisak1682
    @mohamedabdisalanisak1682 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah, 90% wa sax tilmaamaha uu ku sheegay blood groupyada.
    Professorku aad iyo aad bu u mahadsanyahay.

  • @ahmedfaisalabdillahi6461
    @ahmedfaisalabdillahi6461 5 ปีที่แล้ว +194

    Dhigaygu waa A+ waxaana isku arkay 95% dabecadahaa ushegay so jediyuhu dabecada fcn iyo kuwa xunba
    Gooni socodka
    Akhriska iyo qoralka✍✍✍✍✍
    Xaga hasawa xabad madhaafin karo 🤵🤵🤵👩‍🎤👩‍🎤
    Dalxiska burahan jeclay🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️
    Mths and physics ku ficny ✍✍✍✍
    Waana qajilaad badany😌😌😌😌
    Inta ilamidkaa Aynu ddka iska baranoh ileen isku dhiig nehee hehehehwhw

    • @anisoonnn5767
      @anisoonnn5767 5 ปีที่แล้ว +2

      Hahaha me too

    • @Humaira9323
      @Humaira9323 5 ปีที่แล้ว

      Anigaa kula mid ahy intaa tirisay ooo dhan wa ahy wana kufcnhy

    • @niimaxasan9262
      @niimaxasan9262 5 ปีที่แล้ว

      Aniyo adi meelo badan baan isaga egnhy

    • @salaadoomar285
      @salaadoomar285 5 ปีที่แล้ว

      Aniga sidasan ahay waxbadan wa runtii waan ahay

    • @rathervita3377
      @rathervita3377 5 ปีที่แล้ว

      Aniga shalay ayan isbitaal tagay dhiigayga nooce yhay waan soo ogooday A+ ayan ahayn

  • @munaluula6997
    @munaluula6997 6 ปีที่แล้ว +11

    Really wax uu ka sheegay professorka A are true 80 %
    Laakin folxumda ma amenin because qof walbo Iyo nasibkiisa weyaan

  • @nasraali9775
    @nasraali9775 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaal waxaan ahay O group waanan hurddo fududahay,hilib cunna maahi inkastoo wax walba exceptional laga helo inta badan laakiin
    Waad sax.thank u bro

    • @ismahaanahmed4587
      @ismahaanahmed4587 3 ปีที่แล้ว

      isku mid ayaan nahay

    • @umumarsum
      @umumarsum ปีที่แล้ว

      Aniga kula mid ayan ahay hurdo badan ma helo qasab ayan ku badha hilibkana kuma badni

    • @NajaxMahamed-n9h
      @NajaxMahamed-n9h 6 หลายเดือนก่อน

      Ani xataa

  • @brightways82
    @brightways82 6 ปีที่แล้ว +154

    Team O+ runta ayuu ka sheegay marka laga reebo cunto jacayl hhhh anigaa ah O+.

    • @ubahahmed8487
      @ubahahmed8487 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh dadka buurbuuranoo hilibka jecel 0+ beeen waaye inta kle sax

    • @faruuqtv7441
      @faruuqtv7441 5 ปีที่แล้ว

      Cunto jacayl mabo sheegin daqtarkee hurdo jacayl unbuu nagu sheegay ugaas

    • @yemengaal6145
      @yemengaal6145 5 ปีที่แล้ว

      Iyo hurdatha

    • @abdi-azizabdi-rahman674
      @abdi-azizabdi-rahman674 5 ปีที่แล้ว

      Aniga 0+ ah
      Ninka ugu muranka badan dunidan ahat

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +43

    A+ baan ahay masha allah
    Hogaamiye inaan noqdo ayaan jeclahay
    Bugaag kala duwan ayaan akhriyaa
    Qoraa baan jeclahay inaan noqdo

    • @abdisamadadam288
      @abdisamadadam288 5 ปีที่แล้ว

      Waan ahy ee firi muxu yiri hogaamiye ayey noqdaan. Masha allaah waa si ficn

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 ปีที่แล้ว

      Aniga ismaan baarin laakiin dadka wal walbadan baan ahay hurdadeydana mabadna shaqooyinka uun baab kafekera allah ayaa udaayey xaaladkasto kujirno

  • @filsanismaciil4751
    @filsanismaciil4751 4 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid macalin
    Dhiigaygu waa A+

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 5 ปีที่แล้ว +80

    O+ dabecadahoda %90 wadla heshay farta taaga wixii ila group ah

  • @muparikamousa1715
    @muparikamousa1715 5 ปีที่แล้ว +12

    0+ all dabeecdaas oo kaleh ah waan izku wadah arkay mahadsanid professor

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 5 ปีที่แล้ว +20

    I'm A+ welcome our brothers

  • @Crazak_Haji19
    @Crazak_Haji19 6 ปีที่แล้ว +174

    Professor ku O+ dabeecadaha uu ka faalooday 70% waa right inta igu raacsan like saar

  • @mooraalkatv7686
    @mooraalkatv7686 5 ปีที่แล้ว +400

    O+ ayaan Ahay inta aan isku dhiigga nahay Hambalyo Ayaan idin leeyahay
    Like iibsaara intiinna 0 ah

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 ปีที่แล้ว +8

    Absolutely o+ dhiiga soomalida❤

  • @hamdyy143
    @hamdyy143 6 ปีที่แล้ว +138

    A+ Ma Blood Type

  • @abdirahmanjama8723
    @abdirahmanjama8723 6 ปีที่แล้ว +49

    O+ best blood group in the world

  • @rodaabdirahman1496
    @rodaabdirahman1496 5 ปีที่แล้ว +4

    B ayaan ahay wax walba aad ka sheegtey waa sax lkn wax ma iloobo xusuustaeyda aad bey u fiican tahay maashallaah

  • @mariamohamed6785
    @mariamohamed6785 5 ปีที่แล้ว +90

    Wlhi wa runtada O+❤️hhh hurdo WAN jeclhy lkn mel kasto ma sexdo dr😅alx farxada iyo bulshawinimada 💪

    • @axmedcukash8410
      @axmedcukash8410 5 ปีที่แล้ว +4

      Masha alaah aniga waxaan ahay qof damqasho bada waxaan u damqadaa asxaabteeyda

    • @abdi-azizabdi-rahman674
      @abdi-azizabdi-rahman674 5 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi 0+ ban ahay lkn hurdadu way igu yartahy
      Mel an gogoshayda ahayna kuma gam'o

    • @khadarcabdiraxmaan3939
      @khadarcabdiraxmaan3939 4 ปีที่แล้ว +1

      kkkkk wxaaan ahay nin xalin kara mushkiladaha ka hor yimaada o-

    • @abdiraxmanfartaag2293
      @abdiraxmanfartaag2293 4 ปีที่แล้ว

      kama wado waa qof nacas oo meel kasta iska seexda balse ujeedo wuxuu ujeeda meel kasta lulo ayaa ku qabada waana ku gami karaa

    • @missxayichannal5096
      @missxayichannal5096 4 ปีที่แล้ว +1

      Maria Mohamed 😂😂😂😂jooji meel walba seexatin aniga Sxpkg aa sas cml ah😂😂😂😂😂

  • @apdiwahaababdilaahihassan5347
    @apdiwahaababdilaahihassan5347 5 ปีที่แล้ว +371

    B+ Intii ah fadaln like ii saar🙏🙏

  • @NasraMaxamedAxmed-w7m
    @NasraMaxamedAxmed-w7m ปีที่แล้ว +6

    Inta daawaneyso 2024😂 waan idin salaamay

  • @jamaadamahmed4490
    @jamaadamahmed4490 6 ปีที่แล้ว +21

    Runti Aadban iskugu Arkay dabeecadahan thankz{A+)

  • @abdirahmanismailhussein1903
    @abdirahmanismailhussein1903 6 ปีที่แล้ว +58

    A+ Like isaar

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi 100/95 waa isku arkay calamadaan oo dhan dhiigayguna waa A+🙏🙏🙏🙏

  • @abdishakuraden7815
    @abdishakuraden7815 5 ปีที่แล้ว +52

    O+ ayaan ahy blood wacañ🤗🤗🤗🤗🤗 intuu sheegayaba waan ka ahy 🤣

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 5 ปีที่แล้ว +35

    O+ ayaan ahay caalamadahana badankooda waan leeyahay
    Yaa ila ah O+ oo caalamadahan isku arkay

  • @mohamudm3380
    @mohamudm3380 5 ปีที่แล้ว +23

    O+ hadad tahay like igu qabo
    Sidokale hadad farxad badan tahay like igu qabo

  • @ubahhassanaden5087
    @ubahhassanaden5087 6 ปีที่แล้ว +30

    I am A+and absolutely I have majority of those characteristics

    • @nawaalahmed2612
      @nawaalahmed2612 6 ปีที่แล้ว

      O+ dabeecadahaasoo dhan wan isku hayaa

  • @abdikarininaharir2906
    @abdikarininaharir2906 6 ปีที่แล้ว +51

    *Inta A+ ila ah liketa igu qabta wllhi waa runtiisa waana dhap*

  • @hibaaqsayid1201
    @hibaaqsayid1201 4 ปีที่แล้ว +12

    B+ mnsha allaah Dabeecadu waa taydiiba

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว +375

    O+ Is the pest Blood Of The World
    Yaa igu raacsan Like🙏
    Dhiigii Raga💯

    • @salimcabdicaziiz5617
      @salimcabdicaziiz5617 6 ปีที่แล้ว +1

      Arahmaan Aidarouz anaa ah kuguracsan hhh

    • @duluftaxaafada5925
      @duluftaxaafada5925 6 ปีที่แล้ว +2

      Arahmaan Aidarouz Sdkle Wan kuracsanhy,A aya ugu xun Qandho dulqaad yaree Anna ka kow ah abid ma dulqadan,Hda Iska doon doonaa!😔Wllhi Wan kari lahay malinkasto werar qaad kufakaraa,makarayo inan samro Illah ban ka codsada in u Iska kay cafiyo hadan danbi wayn kudhaco,Maadama Qadarka rabi ku samri Karin,illahow intan ka bdn ma dulqadan karo ban ku calacalaa,danbigayga dhaaf Wan qasa Waxan qasi karo Cml, Wllhi Istaqfirullaah!Kkkkk

    • @Abrahan-biihi
      @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว

      @@duluftaxaafada5925
      Wll Allah wixii kudhibaya Hakaa dulqaado waankusoo ducaynayaa

    • @Abrahan-biihi
      @Abrahan-biihi 6 ปีที่แล้ว

      @@duluftaxaafada5925
      Hadii Aad doonayso inaan Waxka caawiyo Waad ilasoo xidhiidhi Kartaa what's up number 00201069337407

    • @nimoabdillahi2116
      @nimoabdillahi2116 6 ปีที่แล้ว +1

      my bloood❤❤

  • @abdikadirahmedomar2768
    @abdikadirahmedomar2768 6 ปีที่แล้ว +274

    O+ asxabta ah oo calamadaha wanagsan isku arkay like saar wll isku tol nahayee

    • @nayumaaismail8788
      @nayumaaismail8788 6 ปีที่แล้ว +6

      O+ wllhi waa runtii been ma shegin

    • @naniyare3429
      @naniyare3429 6 ปีที่แล้ว +2

      Mataanka diyaar waaye 0+

    • @aaadam1234
      @aaadam1234 6 ปีที่แล้ว +2

      th-cam.com/video/5QeR34HJqNY/w-d-xo.html
      Walaal videogan aan shaksi ahaa anigu sameeyey
      Subscribe ii saar oo chanalkayga ka faaiideyso oo sharegaree
      Waxyaalo badan oo caafimaadka ku saabsan baan sameeyaa.

    • @idmanshariif3157
      @idmanshariif3157 6 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi O waxuu kashege proff waa runtii intaa qabka jiifka iyo hilip jaceylka ka aheyn markaa aniga isbar bardhigy sidan ahy wuuu mhdsanyhy

    • @abdikadirahmedomar2768
      @abdikadirahmedomar2768 6 ปีที่แล้ว

      @@idmanshariif3157 tolka thy nolol farrxad leh ku noolow queen

  • @zayidkhan7042
    @zayidkhan7042 4 ปีที่แล้ว +9

    Inta dhiigodu B+ yahay oo daawanaysa 2021 like
    👆 saar 🤩🤩🤩

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 6 ปีที่แล้ว +53

    Waxan ahy A. Waayo waxn jclhy meelaha qurxdabadan iyo inaan marwalba daawado waxyaabo qozolkaa runtii wax akhriska iyo wax qoristuna ima dhibaan

    • @inakhadar5234
      @inakhadar5234 6 ปีที่แล้ว

      Isku mid Nahay😆

    • @ahmedmohumeddahir1182
      @ahmedmohumeddahir1182 6 ปีที่แล้ว

      Ma A+ ba tahay mise -ve

    • @zahraweyseysane3952
      @zahraweyseysane3952 6 ปีที่แล้ว

      Anigu A baan ahay walaahay runtii intaa oo dabecadood ba waan leyahay

    • @nimcocabdullahi9422
      @nimcocabdullahi9422 6 ปีที่แล้ว

      Aniga xataa huno 😊

    • @maxameddarwiish9676
      @maxameddarwiish9676 6 ปีที่แล้ว +1

      Asiya Yusuf aniga dhiigayga waa A + waxa uu dhqtarka timaamay waa run marka laga reebo in dumarka foolxun ay guursadaan

  • @khalidshayga5473
    @khalidshayga5473 6 ปีที่แล้ว +35

    anu
    0+ baan ahay
    dabecahadas badankoodo wan leeyahay lkn midh ayanan lahayn
    inaan meel ay dadku iskugu imadaan inaan ka dhex muuqdo👍

    • @youngzidci4062
      @youngzidci4062 5 ปีที่แล้ว

      Waryaa naga dhaaf yaakh khalidoow hargaysoon buuq u baahnayn ayaad dhex boodaaye

    • @Said.Ahmed.
      @Said.Ahmed. 4 ปีที่แล้ว +1

      Sow adiga youtubers ka noqday si aad reer hargaysa isugu muujiso

    • @nadifomohamud7154
      @nadifomohamud7154 4 ปีที่แล้ว

      0 + baan ahy

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 ปีที่แล้ว +7

    O+ayan ahay alxamdulillaah o+like ii saara ⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘

  • @abdisalamabdulahi4386
    @abdisalamabdulahi4386 5 ปีที่แล้ว +12

    Really badanaa. Waa run
    A+
    Alxmd. Cfmd Allah inawada siiyo.

  • @مصطفى-ت4ت7ذ
    @مصطفى-ت4ت7ذ 6 ปีที่แล้ว +12

    ninkan masha allaal waxaan ka helay sida uu usoo bandhigay barnaamijka iyo waliba waxani aayad maaha ee waa cilmi baadhis waa hadal fiican

  • @rahmiitabintuapdih8483
    @rahmiitabintuapdih8483 4 ปีที่แล้ว +8

    O+wxii eh like dhac kusiiya intas claamadod waan leyahay wanii keclhy O+intii ktirsan like dhc dhac 💖💋💓

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว +127

    B+ ila ah like me

  • @sdkfrh
    @sdkfrh ปีที่แล้ว +1

    A+ amaanada iyo balanta iyo maamulka number one ❤ agree 90%

  • @yasminofficial6794
    @yasminofficial6794 5 ปีที่แล้ว +39

    intii O+ ah like ha ii saarto duco qabayaal

  • @haajibaaba824
    @haajibaaba824 5 ปีที่แล้ว +58

    Xarago
    wax akhris
    Xishood
    Kawalal hwlha
    Balan oofin
    Iq ama maskaxda kuwa ugu fican
    Leader ship ama hogamiye
    Dareen badan
    Dumar foolxun bay kuhagagan😀
    A+ is the best

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 5 ปีที่แล้ว +3

      Horta anigu dhiigayga ma ogi lkin qoladaa A ah bn isku dhaqan noqonay, hordo yarida, dulqaad yaraanta wn isku hayaa iyo dumarka isla waynida yaqaan oo aanan heshiinba kk

    • @haajibaaba824
      @haajibaaba824 5 ปีที่แล้ว

      Mo mo dhigagu wa A BAN UMLYN

    • @haajibaaba824
      @haajibaaba824 5 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed ali ehehe A grouo aya thy umlyn

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 5 ปีที่แล้ว

      Ax hadaa bad ku jiraa mid foolxun guursanayaa sory

    • @shaanmoha9968
      @shaanmoha9968 5 ปีที่แล้ว

      @@adnankafi4035 😅🤪

  • @nagaadjamaal2433
    @nagaadjamaal2433 5 ปีที่แล้ว +17

    A+ waan isku arkey 95%inta ila dhiiga like isaar I love u teem A

  • @y4ska37
    @y4ska37 5 ปีที่แล้ว +38

    O+
    Lkn hurdada waxaan u hurdaa sida B
    28:05😎

  • @armyshelpy3231
    @armyshelpy3231 6 ปีที่แล้ว +46

    A+ absolutely waa run astaamaha sheegtey waan leeyahey dabecadahaas run ahaantii mahadsanid

    • @rexamin
      @rexamin 6 ปีที่แล้ว +1

      Al amiin sports legend gabadh foolxun allaha kaa ilaliyo 😂

    • @armyshelpy3231
      @armyshelpy3231 6 ปีที่แล้ว +3

      @@rexaminhhhm😅 waad iga qoslisey zxp## ma jiro gabadh foolxumi qof walba sidu "illaahey"' ubuurey baa qurux badan #gabadh diin leh alle ha iicalfo zxp mahadsanid guul baan ku rajeynayaa aduun iyo aakhiro ba

    • @istahilnour2884
      @istahilnour2884 6 ปีที่แล้ว +2

      Waa run diin iyo akhlaaq ayaa lagu doirta A+ dhiig jira aallh wax quruxban hanagu beego

    • @armyshelpy3231
      @armyshelpy3231 6 ปีที่แล้ว

      @@istahilnour2884 wllashey A+ islanahey wl insha alle calaf khayr leh ha inagu beego nolol cibaado iyo camal suuban ku rajeynaa🖐😍

    • @jamaalmuxumed7189
      @jamaalmuxumed7189 6 ปีที่แล้ว +1

      85% Waan ku hayaa

  • @zultaanhondsome8796
    @zultaanhondsome8796 4 ปีที่แล้ว +4

    A+ baan ahy 100% waana isi soo badhya markaan videogan markaan daawadey waana ay is qabtey inta uu sheegay cida aan isku bahda nahy like❣

  • @zamzamalimohamed9277
    @zamzamalimohamed9277 6 ปีที่แล้ว +35

    O+ run poo kasheegy 😍

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 6 ปีที่แล้ว +105

    Wixii B+ ah farta taaga ☝️

  • @deqaabdisalan1095
    @deqaabdisalan1095 4 ปีที่แล้ว +16

    Asc dhiigaygu waa B+ dabeecadaha aad sheegtay wax badan ayaan leeyahay

  • @abdisamedabdulahi1947
    @abdisamedabdulahi1947 5 ปีที่แล้ว +31

    O+ lkn no isqor kadaa masuul
    95% dabeecadayda sax weeye

  • @bakersadiiq693
    @bakersadiiq693 6 ปีที่แล้ว +80

    A+ ✋🏽imisa aynu isku dhiignahy.

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 6 หลายเดือนก่อน

    thank you for research.

  • @wadarabashsomalilander9278
    @wadarabashsomalilander9278 6 ปีที่แล้ว +80

    Team (O)😂 viva muranka .... they call me trouble maker😂😂😂

    • @ubaxfoodsbeuty1412
      @ubaxfoodsbeuty1412 6 ปีที่แล้ว +1

      Ani A aha runti wan jeclaha dhigayga

    • @queenyusuf2058
      @queenyusuf2058 5 ปีที่แล้ว

      Mid yaroo ila dhashay ayaaa dabeecada O+ uun ku sheegay leh waba xaqiiq dabacdahaas uu leeyahy lkn hore uma Ogeyn noca dhiigisa kkkk wan qoslay intAas marka uuu ku sheegay best dhiiga wlhi

    • @farsowsoqali2390
      @farsowsoqali2390 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk Muran kaan kuficnhy o×

  • @sahalismacilomar8568
    @sahalismacilomar8568 5 ปีที่แล้ว +36

    O+ Is my blood type.

  • @rathervita3377
    @rathervita3377 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga shalay ayan isbitaal tagay dhiigayga nooce yhay waan soo ogooday A+ ayan ahayn dabeecadaha uu dsheegay Professor ka "inbadan ayan isku arkay wlhy beentaa mahan dhamaan wan isku arkay Azaming 👀👀🤩🤩

  • @Mohashi33
    @Mohashi33 6 ปีที่แล้ว +21

    B- inta ah like saara

  • @nasradajiya1159
    @nasradajiya1159 6 ปีที่แล้ว +35

    Exactly A+ dabeecadahyga inuu aniga iga hadlayo moodayba 99% 👍

    • @aishasahal3506
      @aishasahal3506 5 ปีที่แล้ว +1

      @pretty ehelsan ma ila arktey 99 A+

    • @nasradajiya1159
      @nasradajiya1159 5 ปีที่แล้ว

      @@aishasahal3506 aaad iyo xooog

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 5 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan ahay O+ hasa ahaate Dabeecadahayga 8 ka mid ah kuwa A ayaan leeyahay. O waxa yar baan ka leeyahay.

  • @abdizhakourahmed3317
    @abdizhakourahmed3317 5 ปีที่แล้ว +50

    Intii O+ ila ahi hay dhafina😂😂😂

  • @ilkacazeyoutuber805
    @ilkacazeyoutuber805 6 ปีที่แล้ว +85

    Anigu A+ ban ahay yaa ila dhiig ah tolow 🤙