PRANK NAXDIN ISKU BADAlAY SUBXANALAH 🙉🙊

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 88

  • @amalbaqare9872
    @amalbaqare9872  2 ปีที่แล้ว +5

    Soodaawo 10,000 subscribers celebration
    👉th-cam.com/video/lCHARhTT54g/w-d-xo.html

  • @wadaniboy9183
    @wadaniboy9183 2 ปีที่แล้ว +36

    The best persone ever the most knowledgeable and most shy of all has allah created is prophet muhamed scw scw❤igula sali scw❤❤❤

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 2 ปีที่แล้ว +14

    Cabdiqadirow dumaashi sixun baad ugashay amaal prank kii oogu naxdin badnaa waaye kan
    Amal dagdag fool ah marabta ine qabato dumashiyow.
    Team amal sekugali donan ayan kasi fikiroya aniga hadertan baxara kujirta ogaw yaah dumashi.

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 2 ปีที่แล้ว +23

    Prank gaan waqtigaan kuma haboona mardambe haku sameyn intee ka dhaleyso waa qatar Subxaanalah

  • @zamiii5017
    @zamiii5017 2 ปีที่แล้ว +13

    good wife wanwada xalineyna mashaaallah barakaallah

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 2 ปีที่แล้ว +33

    C/qadir gabadha mar danbe sida haku sameen waa xamilo qalbigeda ilali Amal dar alle ayan ku jeclhy abayo 🙏🥲🫶

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc waa idin salaamay walakey gabar uur leh waxaas looma sheego waaqatar carabkeeda iney cunto aa dhici karto gabarta quraan saar adiga illaahey ha u saqiro aamiin yaarabi

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla hakusamenin Amal wll waa xaamilo gabadha wax kasto ey unugashahay mardabe hasamenin

  • @kaefissajama1517
    @kaefissajama1517 2 ปีที่แล้ว +2

    Hayaay naa fadhiga ka kac oo luqada baro nag hddy timdo bes weye dqnta usha agteda ku dhufo hddy grn weysna la dhac 😷😷😷

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว

    Dumashiyow amal iyadaa marxaladaan ku jirto paranki kusamesid maficneen markey dhasho waa cadi lakiin hader waa qalad dumaashiyow🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰

  • @sunduscabdimahad4263
    @sunduscabdimahad4263 2 ปีที่แล้ว +14

    Su'aalaha say uwaydiinayso amaal in ay prank waxka ogtahay bay cadaynaysaa amaalay adiga iyo dumaashi cayaarta naga daaya 😂😂😂

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +7

    *Cawa Waa Habeen Jimca*🔮 *Insha Allah*
    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *👉Ixasuusi Aan ku xasusiisay Khyrka Allah Drtis Walalah Cafi Allah Drtis🙏*
    *❣❣❣ اللَّهُـمّ صَــــــلٌ علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْكما صَــــــلٌيت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ اللهم بارك علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْ كما باركت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد*
    *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥*
    *👉 Ku Sallinta Nabiga💖 C.S.W💖 Waxay ka mida tahy🌷🌴*
    👉♦️ *Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga badan uuguna*
    👉♦️ *Qiima badan loona Baahany*
    👉♦️ *Qofka Muslimaka ah inuu*
    👉♦️ *Badasado kuna dadaalo*
    👉♦️ *Inshllh Ka Faaidaysi Wacan* ❣❣❣
    *Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa & Islaaaaxa Umada Muslimiinta* *Baarkallahfikum* 📝☕

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 2 ปีที่แล้ว +6

    Sorry amaley abdukadir maanta wuu ka raayay team amal baqare waan so aarsanenaa dhibmalahan team amal waan aarsanenaa

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 ปีที่แล้ว +2

    naa miskiinsanidaa🤣🤣🤣 wlhy aniga hadaa ahaan lahaa sheekada isbitaal bay ku dhamaan lahayd il iyo gooon bn ku dhufan lahaa wlhy maxaa la ooyee wah

  • @iqrocalixusen2826
    @iqrocalixusen2826 2 ปีที่แล้ว

    Prank iyo mic u xiran 😂😂😂😂 sheeko Somaali

  • @daganqaaliinamaxamed5856
    @daganqaaliinamaxamed5856 2 ปีที่แล้ว +7

    Dumaashi gabadha waa xaamilo kadaa prankiga

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 2 ปีที่แล้ว +1

    Miskiin weeye wlhi gabadh lkn ninku cadawsanaa waar baro waqtiyada aan ladhibin ogow in ay waxkasta u nugushahay

  • @naciimanalka4128
    @naciimanalka4128 2 ปีที่แล้ว +2

    Amal ha kaxanajin dumaahi gabarta waa xamilo unax ee no ilali ilove you amal si dar alle kujeclahay

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 ปีที่แล้ว +3

    Amaleey maanta wxii ku helaan kayaaby😀😀😢😢🤛🤛

  • @laylayuusuf3677
    @laylayuusuf3677 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi. Khadal baad kusamaysay. Waayo waa xaamilo. Amal in aad kanaxiso maaha. Waar nagatag. Ax ax

  • @hibosalad9488
    @hibosalad9488 2 ปีที่แล้ว

    Alla waan ka naxay wlhi c/qadir wllo sidaas hasamayn mar danbe waa xamilo waana xiliyade ugu darneed ayey marisaa wllo kadaa wa halis

  • @fatimaabdi6128
    @fatimaabdi6128 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah waxaani waa doqonimo gabadhu waa xaamilo adaya iyo ilmaha dan kamalihid miyaa

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 ปีที่แล้ว +5

    Prank yada qaar iska daaya plz amal iyo abdulkadir 😫😫

  • @najmaabdalla3415
    @najmaabdalla3415 2 ปีที่แล้ว +2

    So sorry Amal❤️😭

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 2 ปีที่แล้ว

    Dumashi yow c/qaadir amal waa xamilo prankigan caml mar dambe haku samen

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +4

    Sorry xabti amal walahi dumashi woka gashtey ❤❤

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha uurka leh maxaad uga nixinaysaa bismilaa sidaas markale ha ku ssmayeenin

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka 😪war gabdhu wa xamilo wa ku side kadaa waxyabahani ma fiicnee

  • @faraxzan428
    @faraxzan428 2 ปีที่แล้ว +2

    Prak hduu ruyhy ilmahaaha halis beey ku jiraan lkn waad isla ogtihiin kkkk

  • @halimosamatar8852
    @halimosamatar8852 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal qalad sameysay gabadha waa xaamilo inaad ku sameyso prank maha iyado xaladan ku jirta sorry amaal abaayo

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc cabdulqadir sixunbayeshay gabadha uurkaleh moshin maxaugadhigtay waxas waqatar haunoqon walahi wariski labo nafle waye haunoqon waiga dardaran walalow

  • @deeqomohamed1932
    @deeqomohamed1932 ปีที่แล้ว

    Haduu hadalkaas ila soo hor istaagi wallee isbitalka asigoo jooga soo naaxi lahaa

  • @yaasmiinmahamuud9869
    @yaasmiinmahamuud9869 2 ปีที่แล้ว

    Wllo is amal baqara fine?plz tell us what did you did when u went offline?shes sick plz if something happen to her even it will happen to the bay plz be careful.

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 ปีที่แล้ว +1

    Parank mad iska daysaa
    Naxdinta ma fiicna hadana qofka uur markay leedahay waa sensitive
    Subxanalaah
    Waxad dhuuso modaysaa yey wax kaleidinku noqon

  • @munamohamed7181
    @munamohamed7181 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa miskiin inantani ani maiture

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 2 ปีที่แล้ว

    Sorry amal war wll maxad xamilada sas ugugele wll tem amal hadan hay wa xanaqnay 😭😭

  • @shukriadan4365
    @shukriadan4365 2 ปีที่แล้ว

    sorry amal cadeey mom hhh

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 2 ปีที่แล้ว

    Amaal abaayo ma uqalntid lakiin
    Haduu sidaa gartay xajiga labaas
    Walaal amaal waa xaamilo u bahan daryeel iska ilaali wax kastoo dhibaya

  • @newlife6410
    @newlife6410 2 ปีที่แล้ว

    C qadir Mardanbe gabadha sidaas hayeelin waaxaamilo

  • @nadiiracabdulahi2248
    @nadiiracabdulahi2248 2 ปีที่แล้ว

    Amlay intaadn dhalinn ka so arso plz

  • @nimcocadeey7405
    @nimcocadeey7405 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhuusaa xaar igu noqotay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xamdishaxmed4872
    @xamdishaxmed4872 2 ปีที่แล้ว

    markale haku sameen barki maxa yeelay xaamilo maskiin waye abowe ka dhaaf

  • @sucaadahmed4854
    @sucaadahmed4854 2 ปีที่แล้ว

    wa maskiin ilali qalbiga ihuray

  • @farahkosaar2531
    @farahkosaar2531 2 ปีที่แล้ว

    Ax wll gabadhu wa xamilo waxas waqalad

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 2 ปีที่แล้ว +1

    Lee.ilaha Naa jilec badnida😏maa dhirbaxo fujisid😡wlle Isbital lola carari laHa 😂

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 2 ปีที่แล้ว

    Waxasa lama dhaho prnk sorry xbbti

  • @amishali7064
    @amishali7064 2 ปีที่แล้ว +1

    Wah maxa kugu dhacay abowe gabadha waa xaamilo waxaas logama nixiyo waa qatar waxa dhici kara in uu dhiga ku kaco walalow mar danbe ha ku sameen amal. Plz not good

  • @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ
    @اممحمدعبدالرحمن-ف2خ 2 ปีที่แล้ว

    😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamda8992
    @hamda8992 2 ปีที่แล้ว

    Prank danbe amal haku sameenin ilaa ay xaaladan kabaxeeso

  • @Ilwaadabdi34
    @Ilwaadabdi34 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdulqadir zamiga abaheey ayaatahy gawadha xamilada mx karabtaaa isheek

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 2 ปีที่แล้ว +1

    Caku youtupe markaasaaa nacaaa wlhi war waaa xaamilo hadana jiran nacalaa nin ku yalaaa wax uu yahay malaha

  • @rahmasheikhabdi6710
    @rahmasheikhabdi6710 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdiqadir gabadha wa xamilo haka nixinin

  • @najmohussein9573
    @najmohussein9573 2 ปีที่แล้ว

    Amal manabad qabta hello

  • @nadiaabdirahman4782
    @nadiaabdirahman4782 2 ปีที่แล้ว

    Team amal aan arsano

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @nasrasharif5030
    @nasrasharif5030 2 ปีที่แล้ว

    Manexe ayaa tahay

  • @unitedgirl6415
    @unitedgirl6415 2 ปีที่แล้ว

    Alla gabdha xaamilo ah maxa saan ugu gashe aqaadir wax ka imaan kara ma fahn sand miyaa hadana waqtigeda wax ka dhiman iska yar ma sugi weysey intee dhaleeso 😭sorry 😞 abyo amaaal

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 2 ปีที่แล้ว

    Amal wala helay kkkk

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ciyaar ma ahan

  • @aliksa4751
    @aliksa4751 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @naimosulaiman8881
    @naimosulaiman8881 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabadha Uurka leh Ibida haku karinin walalkay

  • @nasroaweys688
    @nasroaweys688 2 ปีที่แล้ว

    Abowe sidaan maxey thy

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 2 ปีที่แล้ว

    Aabyo sorry Amaal

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +1

    War yaa gabadha xaamiladaa yaaku dhahay kusamee waxaan 😡😡😡😡😡

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha prank haku sameen mar dame uma dul qaadan karto waxaas

  • @hapoonmohamed2566
    @hapoonmohamed2566 2 ปีที่แล้ว

    Xanuun waaye wlhi mxaad didaa Amal ugu gashay abdiqaadir sorry Amal 😞

  • @nadacfitaax3892
    @nadacfitaax3892 2 ปีที่แล้ว

    Alla kadhaaf waa xamile

  • @ruqiyoruqiyo7989
    @ruqiyoruqiyo7989 2 ปีที่แล้ว +1

    waxa caml wa qald wayo gabdha w a xamilo marka mar kale ha unoqn cabdi qadir

  • @shukriabdullahi1932
    @shukriabdullahi1932 2 ปีที่แล้ว

    Waka xumahay

  • @laylafarah2727
    @laylafarah2727 2 ปีที่แล้ว +3

    Cidaan suurahaan kunacay iyo iscaruuraynta

  • @canab284
    @canab284 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahan in ad kusameysid sidan
    Wayo waa xamilo
    Was Qatar xiligan

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @xaalicabdi9480
    @xaalicabdi9480 2 ปีที่แล้ว

    Waryaa wadqaldantahay nag xamilah mataqinid xaladeda

  • @sucadxabib4013
    @sucadxabib4013 2 ปีที่แล้ว

    Sorry qali

  • @samiyomaxamed7372
    @samiyomaxamed7372 2 ปีที่แล้ว

    🤰🥺🥺😩😩😩😭

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +1

    😠😠😠😠😭😭

  • @ojaawa1074
    @ojaawa1074 2 ปีที่แล้ว

    Waraa gawadha kadaa waa xamilee

  • @munamohamed7181
    @munamohamed7181 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi ani wajigayka lamuu soo haristagen hadalkaa wllo hablaha ee konfuredka sidanoo dhan masakiin miyad utihiin wllo alle hadiin danbi dhafo wllo qof xamilaaha inaad ka nixiso wlhi danbi ayay kugu tahay

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 ปีที่แล้ว

    That Isn't good