16/8/2024 RAYLA KUSO DHAWOW ADUUNKA HOOYO MACNTO ALHAMDULIHA WAA MADSANTIHIIN ASXAPTA QALIGA AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 503

  • @NazmaNira27
    @NazmaNira27 2 หลายเดือนก่อน +23

    Mcha Allah Rayma Illahay Haku Daysto Rayla Kuso Dhawow Habo Mel Laga Jecelhyhy Duni Laga Sugayey Oo Manta Ad Ku So Birrtey Uma Malaynyo Qofki Kowad eee Kuso Dhweyey Inan Noqdo Ama Hoyadaa Rayma U Hanbalyeya balse Mar lapad ku lethy Dalkga Iyo Diintda kuso Dhaowooow❤

  • @SadiaNoor-j4o
    @SadiaNoor-j4o 2 หลายเดือนก่อน +9

    Plz intee umusha kujirto aa 100k kucimamadno kbdn ee uqalantaaye❤❤

  • @Farh940
    @Farh940 2 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allha illhay ma kuu sahlay walhi 10 jeer waan eegay meeshan walwal illhay hakuu daayo❤❤❤❤

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 2 หลายเดือนก่อน +9

    AlxamDullilaaH waa Ku Farxay wllhi Maasha allah Kusoo dhawaaw Duni lagaa jecelyahay Habo mcn Raylaa❤🥹✋🏾

  • @fardowsaali4185
    @fardowsaali4185 2 หลายเดือนก่อน +1

    ‏سلام عليكم حبيبتي 1000 مبروك تهاني والتبريكات المولود الجديد بنتك إن شاء الله تتربى في عزكم إن شاء الله❤❤❤❤❤❤

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alhamdulillah wlhi wan ka werwersaneyn 🥺 Hambalyo qaali Umushii udgoon ee isxanbaarsata Alle haka yeelo Raylay adna momy Duriyad saalaxa Alle haka yeelo Koro kalin gaL habo ❤

  • @ImlauluChanel
    @ImlauluChanel 2 หลายเดือนก่อน +9

    ASC rayma alxamdullilh hadu illahey kufududeyay masha Allah.

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 หลายเดือนก่อน +4

    M.a abayo hambalyo ilahey haku daayo inta heysane ha siiyo ubadka waa farxada qalbiga ilahey naguma qadiyo darenka hoyonimada aamin yaa rabi ❤🤲

  • @ramlaabdiaziz2706
    @ramlaabdiaziz2706 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maa shaa Allah alxamdulillah mabruuk so barbaar Rayla yarisey Allah ku barakeeyo habo ilaheey umul fiyow haka dhigo in shaa Allah ❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh abayo umul cafimad allh kadhigo ❤❤❤❤

  • @xaawosaciidfarax9183
    @xaawosaciidfarax9183 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allha hanbalyo habo qali soo dhawow umushii isxanbarsato alaha idinkadhigo aamiin yaarabi

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalaah abayo alaha ha kucafiiyo ❤❤

  • @siradm
    @siradm 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdulillaah, umul fayow Allaha kaa dhigo, mabruuk

  • @hariza9384
    @hariza9384 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allh hanbalyo wllo wllhi waan kuu duceeyay waana kaa warwaray rabi haka dhigow umul caafimad qabta dar allan kuu jeclhy wllhi❤

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mash alh tabaraklh byo ilhy hka dhigo umushi udgon o is xanbarsato ilhy hku barakyo

  • @ayansm7785
    @ayansm7785 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah sister Allaah cafimaad kugu Kala keney umushi is xambaarsato Allah Ka dhigo

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa Allah mabruuk xabiibti nuunayda tii soobarto oo dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda anfacdo allaha kadhigo 🤲🫶🌹

  • @th3_Apthirahmaan_hassan
    @th3_Apthirahmaan_hassan 2 หลายเดือนก่อน +2

    m.a allah allaha ku barakeeyo

  • @faaisasiciid3470
    @faaisasiciid3470 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.allah abayo Allaah haku xifdiyo umushii is qaadata Alle haka dhigo🎉❤

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaaah hambalyo alle hakaa dhigo umushii is xambaarsata wlzhy❤

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allh rayla yar soo kor oo kaalin gal hbo rayma adna umushii is xanbaarsato allh ka dhigo

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 2 หลายเดือนก่อน

    الحمدلله على السلامه abayo

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse 2 หลายเดือนก่อน +2

    M.a M.a Illahy baa Mahad iska leh ❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah tabarakallah ilahay haku siyadiyo wlshy qali Amiin Amiin

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allxamdulillah shukri haduu alle ku nabad keeney adiga Iyo ilmahaga yar alle ha idin xafido

  • @NimcoDegan-e2p
    @NimcoDegan-e2p 2 หลายเดือนก่อน

    Macha allh wllshy allh Haku barakeeyo

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah allaahuma baariklanaa yaa nice baby❤👍🙏

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah abaayo alxamduli laah waye hadiba ilaahey kufududey❤

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh mabrouk abaayo

  • @HamdiadanIssack
    @HamdiadanIssack 2 หลายเดือนก่อน +1

    الحمد لله ماشاءالله تبارك الله الله مبروك اختي 🌹♥️💋

  • @Fadumohassan-b4u
    @Fadumohassan-b4u 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alxamdulilaah ilaha mahada iskale adoo cafimad qawo aanku aragni iwaran hawo mcn adi iyo beybiga

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah tabarakaAllah walal Layla BarakaAllah

  • @fartuunmaxamed1328
    @fartuunmaxamed1328 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a abaayo alxmd haduu alle kuu fududeeyay habo mcn dunidaan quruxda badn kusoo dhawaaw

  • @AmiiraBashir-q8i
    @AmiiraBashir-q8i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah Hambalyo ❤🎉🎉 iskuwakhti aan ahayn Lkn waa iga hordhashay ilaahay ani iyo inta ilamidka ahna ufududeeyo 🎉🎉🎉🎉

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah beautiful sister illahay ha ku barakeyo ❤❤

  • @ashakashut13
    @ashakashut13 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah i was so worried abayo congratulations ❤❤❤

  • @nash764
    @nash764 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allaah tabaaraka Allaah wll caafimaad isku daawada adi iyo nuunaha cusuba qoska Allaah hakuu barakeeyo.

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله يحفظكم❤❤❤

  • @sacdiyomahamed2388
    @sacdiyomahamed2388 2 หลายเดือนก่อน

    Msh allah alle umul fiyow haka dhigi abyo

  • @ahlaamahmed250
    @ahlaamahmed250 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh abyo cafimad ku rajeenaya adi io awlaadada mcla dumashi❤❤

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊 mesha Allah tabarka arxmaan soodhoow Rayla yariisay masha Allah ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🧑‍🍼🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SamsamahmedAhmed
    @SamsamahmedAhmed 2 หลายเดือนก่อน +1

    🎉 mabruk sister ilahay haku barakayo ilmaha qaaaali gabadhan miskiin weeye sida uma views jecla kuwa kala wan dhalay hadana video kala ku xiga ayago leh maxaa dhalay sidan ku dhalay😂. Markaa gabadhan hala garab is tago markiiba runta. Iska sheegta. 🎉

  • @faysallinhodiaz1518
    @faysallinhodiaz1518 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah my sister Allah mahadleh oo ku fududeyay❤

  • @HabiboHussein-j8q
    @HabiboHussein-j8q 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaaa Allah abayo umushi isxambarsato Allah ha dhigo

  • @bakoolwaaberi466
    @bakoolwaaberi466 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤Asc Rayma alxmdallah hadu illahe kufu dudeyay masha Allaha illaha aya mahad isakaleh alxmadulilah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @anisamohamed474
    @anisamohamed474 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah congratulations abayo cafimad Allah ku siyo babyda yarna Allah dayo ❤❤❤❤

  • @nabiiladaahir8530
    @nabiiladaahir8530 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilaah abaayo

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alx m.a tabarakllh❤mcnto illaahey hakaa dhigo umul caafimaad qabato o udgon isxinbaarato in.a❤inantaada alle hkka dhigo mid Edinburgh anfacdo aduun iyo aakhiro ❤noqo hoyo ❤diinta iyo dalka dadka soomaaliyed anfacdo maadaama ladal kaso kama jeedo dalka hooyadaa anfac in.a horumar fcn ka qabo adi iyo wallaalahaa❤in.a❤❤❤❤❤

  • @SahroCadey-j7e
    @SahroCadey-j7e 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaa abaayo alx illaahey hakadhigo umul fayow insha allaa🤲🤲🤲❤❤❤

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulillah 🎉❤ congratulations habo ❤ caafimaad Alle ha idin siiyo so dhawow abyo mcn ❤🎉🎉

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah congratulations sister ❤

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 2 หลายเดือนก่อน

    masha allah abyo ilahay ha ku naabadkey ❤❤❤❤❤❤

  • @asinamoha6153
    @asinamoha6153 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alxm waa ku farxay wlhi illahey cafimad tama haku siyo Reyla yarna waxan leyahy noqo tii D.D.D anfacda soo barbaar habo mcn kor oo kalin Reyla yar❤💋🫶⚘️

  • @sumayoguler
    @sumayoguler 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah alx ilaahey ku fufudeeyey AA mahada iska leh❤❤

  • @NasroXaaji-b1o
    @NasroXaaji-b1o 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallha hbo mcn Rayla ku so dhawow dunida cusub abyo adi allha ka dhigo umushi is xanbarto❤❤

  • @DeeqoAli-s7e
    @DeeqoAli-s7e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah family qurux badan ilahay haku barakeyo

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 หลายเดือนก่อน

    Manshallah walal janalkaaga bil ka hor baan kuso biirey, waxad haysataa family qurux badan iyo nin aad U wanaagsan ee ku faro adeyg abaayo Allah haysu kiin barakeeyo umushii is xambarata noqo ❤❤❤❤❤

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz 2 หลายเดือนก่อน

    M.a abayo saa ku sugaaye manta page fiirininayaa final m.a congratulations queen❤

  • @deeqokhaliif803
    @deeqokhaliif803 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah umushi isxambarsata alle haka dhigi

  • @eshiahajji7592
    @eshiahajji7592 2 หลายเดือนก่อน

    Alhmdulh 😢

  • @falissalaad8760
    @falissalaad8760 2 หลายเดือนก่อน

    Alxmdllh abaayo umushii is xanbaarto Allaah hakaa dhiko quruxeey😊😊😊❤❤❤😊😊

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabrikallah

  • @ShukriMohammed-jv9xh
    @ShukriMohammed-jv9xh 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Allah haka umul cafimad qabto amiin yarabi ❤❤

  • @nasriinapdi3856
    @nasriinapdi3856 2 หลายเดือนก่อน

    Alhmdulilah hadu rabi ku sakhirey alle ha ku barakeeyo awlaado oo ha kuu xiftiyo masha Allah

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 หลายเดือนก่อน

    hanbalyo ilahay cafimad ha idin siiyo soo dhawow habayar❤❤❤❤ cafimad kuwara amin❤❤❤

  • @MunoManka-kk6mr
    @MunoManka-kk6mr 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah alxmdulilah umul fiyow allaah ka dhigo abayo mcn❤

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ani shalan dhaley adneh manta masha allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Idkwhyimhere632
    @Idkwhyimhere632 2 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulillah Abya May Allah help you ,illahey Kufudedeyay Ramaya.

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel 2 หลายเดือนก่อน

    Walalaha Rayma 100 gaarsiiya umusha please team Rayma is mujiya

  • @ayaanbile8435
    @ayaanbile8435 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalah byo

  • @hodancabdirisaaq5094
    @hodancabdirisaaq5094 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah mabruuk abaayo alxamdulilaah hadad nabadqabtaan❤

  • @abdiali-s6j
    @abdiali-s6j 2 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah abayo❤

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah wllshy umul udgoon Allah hakaa dhigo inshaa Allah

  • @saramohamedsusu6769
    @saramohamedsusu6769 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdullh 🤲🏼hada nabad ku dhashey xabibti

  • @BasraAli-zv7bp
    @BasraAli-zv7bp 2 หลายเดือนก่อน

    msha allh❤❤❤❤❤ abyo cafimad adig iyo uwatkaga ❤❤❤

  • @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc
    @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc 2 หลายเดือนก่อน

    Manashalaah habalayo habalayo xbbti

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alxdulilah cala salama hambalyo xabibti ❤❤❤❤❤❤

  • @NurtoAdenIbrahim
    @NurtoAdenIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @iqraartan5648
    @iqraartan5648 2 หลายเดือนก่อน

    M.a abayo umushi is xan baarto allah kaa dhiko

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllaah hambalyo abaayo. Caafimaad taamah iyo bogsasho dagdag ah inshaAllaah.

  • @AbdikarimMohamed-k6g
    @AbdikarimMohamed-k6g 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hamplyo

  • @HoodoAhmed-u3m
    @HoodoAhmed-u3m 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Alle ha idin xafido

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460 2 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎉 abayo

  • @MaryanMahdi-y7r
    @MaryanMahdi-y7r 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah ❤

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alif Mabruuk Alif Mabruuk ألف ألف مبروك يا بطلة والعائله كلها ........................Lakiin Inanta Maxaad Ugu Magac Dartay Odaygii Foosha Xumaa Ee Mr. Rayla Odenga Ee Reer Kenya ...........................Kaftan Kadib Runtu Waxay Tahay Magacu Waa Cibri / Yahuudi Carabtu Waa Soo Xaday Rayla = Xakiima ............Inay Canugta Xakiima U Bixiso Ayey Ahayd..........................................Wa Laahu Aclam.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allhaa Agbar maansha hadii ilaahay nabad kukukala keenay maansha Alaah tabaarkalaah Alxamdulila rabilcaalamiin ❤️❤️❤️

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuu fududeeyo walaashay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Dsaxan
    @Dsaxan 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allh Hampalyoh abaayo umushii is xambaarta alla haka dhigo❤❤

  • @ayaansaciid5686
    @ayaansaciid5686 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waa kaa walwalsana alxamdulillah illahay haduu ku nabad keenay

  • @safiyoxaaji8671
    @safiyoxaaji8671 2 หลายเดือนก่อน

    M.a umushii is xanbaarata allah idinka dhigo 🎉🎉🎉🎉

  • @Umayma12
    @Umayma12 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakalah rayma saan ku sugaaye alhamdulilah Allah ayay mahad usugnaate xabbti aragaga wano abshir ilaahay haka dhigo umul fiyow

  • @Haadiyo
    @Haadiyo 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Allaha idin xafido

  • @queenamuu
    @queenamuu 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah illah ha kudeysto ❤🎉

  • @SahroAbdi-ys7mh
    @SahroAbdi-ys7mh 2 หลายเดือนก่อน

    Umushii isxambarata allaha kadhigo abaayo 🎉🎉🎉 hanbalyo ❤❤🎉🎉🎉

  • @sadiasaedosman6825
    @sadiasaedosman6825 2 หลายเดือนก่อน

    Msh allah wa alle mahadi byo rayla so bar bar mumi ❤

  • @Fatimaabdi785
    @Fatimaabdi785 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah umul cafimaad qabta alle hakaa dhigo wllo

  • @falisgureey422
    @falisgureey422 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah illah haku bogadhayo abaayo umul caafimad leh allah ka dhigo waa ku farxay videogan