Riyada dilka qofkii ku riyoodo asoo qof dilay ama isagaba la dilay riyadaas waxa lagu fasiro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @nasranur5030
    @nasranur5030 9 หลายเดือนก่อน

    Xalay waxa ku riyooday nin dheer oo xoog weyn qolka jiifka nagu sogalaya. Wuxu madaxa ka jug siiyey ninkeyga si uu u so jeedeyo kadibna baaskoolad ku fiiqay. Waan naxay madaxa kor u qaaday ana wa igu fiiqay baskooladi wax rasaas ah na kama dhicin. Wana so baraarugay. Maxay noqon riyada kheyr insha allaah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน +2

      waa digniin waxaa jira dad ka xun nolosha gurigiina marka sharta Ilaahay ha idinka qabto

  • @zihamabdi6729
    @zihamabdi6729 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh xalay waxan ku riyooday walashy iyo eedadey iyo gabar kale lkn gabadha kale masixi karo cida ay eheed oo dil ii qorsheeye cunug yar bey iidhiiben guri baan kaligey joogay si baan udareemay waxay ii qorsheeyen dhan ayago markaas ii imaday baan isla marki dhahay ani meshan majogayo waan baxaya walashy baan gacanta ka gujiye waxn modaye iney ibadbaadineyso ayadana qeyb beyba ka eheed dilka eedadey baa dhahday wax yar uun maxaad usii joogiweyse hadaba nolatid isla marki waan cararay waxana ahay gabar laqabo maxay noqon kartaa riyadaas

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada waxay kaaga digaysaa dad kuu dhow oo xumaan kula rabo iyo dhibaato marka waa digniin

  • @nimcoahmed641
    @nimcoahmed641 11 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Gabdh ayaa ku riyootay hoyadeed oo dhimanaysa kadib way oyday wana qaylinysy oyintii xita igama so baxyn bay tiring kadib wy carartay waxa u dhawaaqay qof kaaso leh kaaly oo aamu way nooshee lkn ma ramysan wy sii oydy waxyna qofkaas u malynyaa bay tiri inuu ahaa abahay kadib bay ii dhawaystay hooyaday waan soo noqday wyna soo noolatay subxnlllh.
    Lkn run ahaan hoyo way nolosha hay iso fasir inshaallh.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน

      waa walwal iyo murugo ay dareemi doonto gabadha riyada aragtay maalmaahan soo socda riyada dhimashada hooyada halkan ka daawo: th-cam.com/video/zSTgEQL1WfY/w-d-xo.html

  • @munaabdi8852
    @munaabdi8852 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wax ku riyoday ah ani oo joogo guuri dabaq ah wax ii imaday nin aan kasayo wuu iso waaday ani oo didayo aasiga jaranjarada dhulka aya usodagne aasigo ani oo iqayanayo kadib wuu ii qasbaye ani wan didaye wuu iso wade tuhun aya igu jire ani waxa aarge dhulka oo waada dhiqo ah aasiga neh wuu sode isdoh qasbaye ani waxu I geeye dhul wasaq badan wuu I dhaqsinaye kadib dhiqo leeh ani wan iska ilalinaye markan soconayo wax dhahaye ani allah allah socodka waxu noqonaye qof bubayo oo kale ninka wax kadaremey xarif ah xasid ah waxu igu turirabey bosamer saxaro ku jirto melankabaxo majirto. Qof dumar ah ay Ii qellise Mel aye itlmante mesha aya kabaxa int aan slicaye oo dhan ah wax arkee ani oo ilmaha xabarsan qof dumar ah aya uimade ani oo dalan waxe I dhade biyaha waa lacag ee xage dagnet wax ka dacwode ninka iso wade ilmaha abo hood waye qof dumar ah dhahed xaasidkas miya dhale ilmaha ani wax dhahaye haa ok ya tire biyaha hore waad ku qubesane ee hacabi biyaha 2 labad waad ku qubesane biyaha 3 waad cabe aye igu tire qof ta dumar ah ani Haye aya dhahaye ilmaha aya iga qabate waxa dhade mesha wa mel qurun ah ani bilabi rabo aya sokacaye hudada iso fasir ani ah hooyo garob ah thank you

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน +2

      ws riyada waxay kaaga digaysaa nin xun oo faasiq ah oo rabo inuu khadka kaa saaro waa nin dhiiqo xumaan ku galin rabo iska ilaali

    • @munaabdi8852
      @munaabdi8852 6 หลายเดือนก่อน +1

      Asc mahadsani jasa ku mulahu qeer wax kugu duceye janada firdows ah aamin Aamin ilaahey ha ku dajiyo aamin yaa rabi calamin

  • @Ikhlaseyyy
    @Ikhlaseyyy 7 วันที่ผ่านมา

    Asc waxa ku riyooday anigo cunug yaro 5 jir ah dilay kadibna meydkisa mel qashin ah ku qariye iso fasir wll adigo mahadsan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 วันที่ผ่านมา

      ws riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn aad gali doonto oo aad qarsan doonto

  • @UmalkhyarCilmi
    @UmalkhyarCilmi 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh wxn ku riyoodey nin ileh maxad hebal ula hdli laadahy isaga iikaaso direy ayuu ilaha kadib wuxu isku dayey inuu idilo wnka baxsadey wuu I eryanaayey kdib meel jar ah ayaan ka tuurey isago inu idilo raba

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      ws waa qalalaalso iyo dood qof idin dhexmari doonaan

  • @Fatuura
    @Fatuura 20 วันที่ผ่านมา

    Asc shekh waxa kuriyoday labo wiil aqaano iso wareraayo waliba bistolad xabadaha igu furayaan ilmo yaryar aan dhalay mesha ila jogen marke xabadaha so turayen ilmaha iyo anigabo waxbo nama Garsin ayaga la dagalamay labadoda wa dhawacay kibac mesha askar imanaayo labada wiil iso weraraayo wa labo nin walaalo ah family ah ifisir ado mahadsab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  19 วันที่ผ่านมา +1

      ws riyada waxay kaaga digaysaa cadaawad dad kuu qabo is ilaali

    • @Fatuura
      @Fatuura 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoontadadka arkaayo miya cadawad iqabo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  18 วันที่ผ่านมา +1

      waa dad cadow ah oo laga yaabo inay saaxiibo tihiin

  • @MudalibAbdi-f3q
    @MudalibAbdi-f3q 3 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxaa ku riyooday anoo qof gacan ku dilaya oo kaga adkaaday maxay noqon kartaa?
    Sido kale waxaan ku riyooday anoo nafta dhaafiyay qof xaq aaa ku leyhay oo riyo ku dilay taasna maxay noqon gartaa??
    Ku darsoo waxaa ahy nin dhalinyara ah oo la dulmiyay sixirna loo istcmaalay skhiikh plz riyooyinkaas igso jawaab 🙏

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      inshaa Allaah haddii xaalkaaga saas uu yahay dulmiga ayaad ka adkaanaysaa waxaad noqonaysaa qof ka badbaadayo dhibka loo geystay ku dadaal quraanka

  • @FarxiyoAbdullahiCadi
    @FarxiyoAbdullahiCadi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiiq waa ii fasirtaa qufkii kuriyoda laba lafood oo qabiilkisa isdagaalayo kawaran

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      ws qaabka aad ku aragtay soo faahfaahi

  • @FalastinMohamed-u5o
    @FalastinMohamed-u5o 28 วันที่ผ่านมา

    Nin kaha ku riyada nin aya is yaqan oo biskulada ku burasanayo please i so fasira

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  28 วันที่ผ่านมา

      adiga reer miyaad leedahay msie arday baad tahay?

  • @Akrambeeg
    @Akrambeeg 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxa kuriyooday anigu salaad gelaya qof mopil iga xaday kadib an dilayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      ws waa qof kaa mushquulin rabo khayrka iyo cibaadada marka ugu dambayso waad ka adkaanaysaa wax kaama qaadi karo

  • @monadeek4233
    @monadeek4233 24 วันที่ผ่านมา

    Waxan ku riyooday anigoo nin idhibay dilay oo waliba mudi la dhacay lkn maan biraynin 🥲

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  24 วันที่ผ่านมา

      xaas maa tahay ama gabar?

  • @JuweriyoAbdi-fm6eo
    @JuweriyoAbdi-fm6eo 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh wxn ku riyoode labo hawen anigo joogo mel dad badn jogan oo la dilayo ana an ka bad bade hawenka klana wxn ku riyode ano wado socdo qof nin ah la dilayo ana igu le yhy asmus meshina waka carare pls ii jawab

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      ws labada riyo isku wax ayay tilmaamayaan waxaa lagaaga digayaa halis aad ku dhici karto ee is ilaali

  • @Gabadhiiriyada-t9p
    @Gabadhiiriyada-t9p หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxaan ku riyooday anoo gabadh aan aqaano ay 2tuug boorsadeda kaqateen kadib aan kula dhagy boorsadi tuugi.
    Kadib mindiyo ay wateen ayaan mid kamida tuugtii intaan ka qaaday ku dilay midna uu cararay maxay ka dhigan tahay sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      hooyo maa tahay?

    • @Gabadhiiriyada-t9p
      @Gabadhiiriyada-t9p หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta may sheekh gabadh ban ahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      waa dood aad la gali doonto rag waxaana sabab u noqonayso gabar aad saaxiibo tihiin

  • @Amouchy
    @Amouchy 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh xly wxaa ku riyoode anoo ley shirqolayo oo ley daba socdo wlshy ila socte mar badan wn ka faktya lkn ugu dambeyn aderkeyg leyso adeygsna ima dilayo lkn wx leyhy wn dilay biskoloda ku wata gadal hooydey iyo dadkal iga celinayn lkn ugu dambeyn wn cararya askar bdn meel wlpa iga so werertay dhinac wlpa ubaxay wn ku gu leysan wye ugu dmbyn xabad leygu so ride naaska aktiise iga dhcdy lkn kuma dhiman wn noladay xanuun iguma heynin alxmdullilah 😢

    • @Amouchy
      @Amouchy 5 หลายเดือนก่อน

      Riyadan marka ku riyanye hooyo iga kicisay oo leh wlsha wey mqnthy xaly se ubxdy ila hada ma imanin ano walwal ihaayo wlshy maqneyd oo aroos jirtya ila hada wey mqnthy walwal nagu haayse noo soo ducey sheikh inan helno😢😭

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      riyada waa digniin Ilaahay sharta ha idinka qabto

    • @Amouchy
      @Amouchy 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta amiin sheikh jasakumullhi khyrn 🥰😇😊

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 6 หลายเดือนก่อน

    Asc shikh riyadan ii macne waxn tagaya guri ayeeydey ka dhimatey kabacdi qol ayaan gal damcay in an galo lakiin nin ayaa iiga soo bodey wuxu damcay in u i kufsado ka bacadin intan xanaaqey ayn ku bodey o xiniyihisa xabad kamid ah afka kula so bxay waley xirey jeelka ley geyey wxn jelka ku arkey dad caan ah mrkas jeelka ka bxaya ninki ma dhiman lkin koom ayu jira ley dhihin wxn ka baqin i uu dhinto wxn jelka ku arkin gabar ninked is diririn mrki ay damcan reerkod in ay u gar naqan wax malayacni ah ayey ku hdlin ila reerkeda yaban gabadha xata wa mid caan ah wan is magin ninkeda wax ka shegin ka bacdi waxn arki ilmo yar o so lumey oo naago silcin nayaan aniga qaadan oo si fiican u haynaya ila reerkedi la helo wxn kacay gabhi yared o reerkodi aan u geen lkin reerkedi la heley shikh gabdha canka ah ee an is dirir ney mrkan sexanayey vidyow ay lee dahay dawadey

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa xaalad nafsi ku haysato oo la xiriirto nin waliba nin damac kaa leh oo kaa rabo arrimo aan fiicnayn Ilaahshay sharta ha naga ilaaliyo

    • @deeqo-o6b
      @deeqo-o6b 6 หลายเดือนก่อน

      Thnkis shikh rabi hana xafido dhmnten

  • @ZakariyeHuseen-t1r
    @ZakariyeHuseen-t1r 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga waxan ku riyooday anoo hurdo xaaskeygana ay ila hurudo anagoo wada jiifno ayaan waxan ku riyooday xaaskeyga oo ladilayo waliba lagowracaayo ayan ku riyooday riyadas maxay noqoni karta. Ustaad ila soobwadag bilis sida ugu dhaqsiyaha badan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga in si xun loo dulminayo Ilaah baa og qofka dulminaya laakin riyada dulmi weyn ayay tilmaamaysaa

  • @fadumamuse1025
    @fadumamuse1025 10 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh aniga xalaye waxan ku riyodaye nin walan oo rabo inoo ikusbado wan iska celinaye uu cararaye naag baa gacanta iqabtaye kadib wan qaninaye gacnteedi ninkii ayan dilaye hadan naagti ayaan u jeestaye wajiga ayan kadilaye oon ka garacy labadoodiba waan dilaye rag badan ayaa igu laha war naagto xoogwaynaa way dishay labadoodiba ooy yaban yihin iso fasir sheekh gabdha ahye maguursan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal inaad gacmaha la gali doontid taasna waxaa sabab u noqonayo nin aad isku fiican tihiin inshaa Allaah waadna ka badbaadi doontaa dhibkaas www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/

  • @qalanjoqurux8430
    @qalanjoqurux8430 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh waxan ku riyoday ninkeyga oo qof dilay kadibna aan joogno maxkamad oo u fadhino dooda dilka isaka oo la xukumayo wali asika oo dil laku xukumin aya hurdadi ka toosay

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน

      ws riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato inuu isgalin doono oo keenaysaa dood iyo dagaal iyo cadaawad waliba saameyn karta mustaqbalkiisa

  • @FardowsaMoha-p5d
    @FardowsaMoha-p5d 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ww shekh waxn riyo ku arke dumashide oo qof mindo uheysto ana firinayo qofka wajigisa ma aqni mana dhimanin dumashi lkn mindo ayu ku sarsrayey adig mhdsn ifasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      ws waa fidno iyo cadaawad uu kala kulmayo dad

    • @FardowsaMoha-p5d
      @FardowsaMoha-p5d 4 หลายเดือนก่อน

      Alle kamagan gale shukrn shekh

  • @XamdaYusuf-o7q
    @XamdaYusuf-o7q 19 วันที่ผ่านมา

    Asc xaasban ahay waxaku riyoday inaantay yar gabadh mindi qorta kaga sartay ana gabadhi an midiku sarsaryo jidhkeda

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  18 วันที่ผ่านมา

      ws waa dood iyo dagaal ay ilmo sabab u noqonayaan marka ilmahaaga ilaalso

  • @mriajano4137
    @mriajano4137 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh adoo dakhraayo qof aad isku dhowdihiin intaad murantaan oo hadana walid ku ah ii fasir plz😢😢😢😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  9 หลายเดือนก่อน

      soo faahaahi qaabka ay dhcday arinta

    • @mriajano4137
      @mriajano4137 9 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta meel baan isku raacny marka qof shaqo naga dhaxeyso way thy hadana walida aan isla egnhy Markaa wan muranay kadib dhagax ban ku dhufty dad baa igu soo baxy way buuqeen wana kasoo tagy meeshii

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dood iyo dhibaato aad kala kulmi doonto shaqada ama dad adiga kuu dhow marka is ilaali.

  • @yasminyusuf5826
    @yasminyusuf5826 หลายเดือนก่อน

    Asc shekhow wuxu ku riyooday xaajigeyga ama ninkayga isagoo xabad lagala dhacaayo gadaal ama ddhabarka maxaa weeye😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      waa khiyaano la khiyaani doono dad uu ku kalsoonaa ayaa khiyaanayo

  • @EnzoYosuf
    @EnzoYosuf 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ani qofka aan dilay ma uusan aheyn qof maskiin ah ee wuxuu ahaa qof asiga I dili raba markq waan ka cararay intii karaankeyga ah ka dib meel baan ku dhacay waan suuxay markii aan soo kacay ninkii oo i hortaagan arkay oo idili raba seyf baan iskula soo baxnay marka dhoor jeer buu iga dhaawaxay gacanta kala goosyadeeda ninka qof xoog weyn buu ahaa ka dib marlabaad cararay intii aan cararayey buu mindi iga soo daba tuuray midii igu mey dhicin isla midii baan qabtay wadnaha ayaan ka taagay seyftii gacanta iigu jirtayna waan ku sii dhameys tiray oo qoorta ka jaray..!

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  6 หลายเดือนก่อน +1

      ws waxaad ka adkaanaysaa qof qiyaano kugu wadao oo aad daacad u tahay Ilaahay baa kaa qabanay inshaa Allaah www.daruur.com/tag/riyada-dilka/

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 4 หลายเดือนก่อน

    walalo waxn ahy qof sıxran am ıla xasad ku dhacaday marka rıyo waxn ku araky anıgoo dad cadow o aqonın gaarı ıgu dhufteen kadıdbna marke ıso kor ıstageen waxn ıska dhıgay qof dhıntay walına wa nolaahay bal ıı fasır qeerkeda Allah ı wafıjıye ❤❤❤❤

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka fogaanayso dadka xun oo dhibka kuu geysan rabo ku dadaal quraanka iyo adkaarta

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta wall waxı dhıb e hore ıgu geysteen ba kaso kabsamı lahy mıdkle ılahey kamgan galy xasbunalahı wanıcımal wakııl

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      astaamaha dadka xaasidka: th-cam.com/video/Smb3zGQUNoA/w-d-xo.html

    • @mohamuud2477
      @mohamuud2477 3 หลายเดือนก่อน

      Wll isku riyo baan nahay wlle anigana waxaan ku riyooday anigo dad i aqoon igu soo baacsanayaan gaari gaarigiina iga banjaray kadibna meel baan galy hal albaab leh way iga daba yimaadeen xabaday igu dhufteen hadana waan isnabayaaya waxaaana iska dhigaaya qof hurda anoo xabado badan igu dhaceen dadkana waan dhageysanaaya 😮

  • @ubaxclaahi7830
    @ubaxclaahi7830 8 หลายเดือนก่อน

    Dhowr dumara ooo aad iicayrsanaaya baan kuriyoday oo aan cararayo isafir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      waa dumar adiga kugu mashquulsan waxaa laga yaabaa inay jiran dumar kaa masayrayo faahfaahin riyada dumarka guud ahaan halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-dumarka/

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaan ku riyooday laba habeen oo isku xiga anigo habeenka hore wiilal yaryar oo 15 jiro ka yaryar baa dhagax nagu so tuuray ka dib mid ka mida ayan qabtay oo si xun u dilay
    Kan labaadna wiil yar anan garanayn cida dhashay baan meel isku raacnay ka dib wuu ii socon waayay ka dibna waan dilay oo dakhar baan madaxa ka gaarsiiyay dhiig yar baa ka yimi ka dibna waan aamusiyay isoo fasir wll

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      adiga reer maa leedahay mise gabar baa tahay?

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta reer baan leyahay lkn wali ubad man dhalin

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      Waa ilmo aad dhali doonto inshaa Allaah ilmo badan ayaad dhali doontaa

  • @canabsiciidjiis1716
    @canabsiciidjiis1716 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyoody anigoo nin idilayo aan aqaano xabd buu igu dhufty wle iifasir wle

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      Waa qof adiga dan kaa leh oo niyadda kugu hayo laga yaabo inuu dhib kuu geysto haddii uu kaa waayo waxa uu kaa rabo

  • @Rahmish77
    @Rahmish77 หลายเดือนก่อน

    Shekh wxn ku riyodey ano nin i caydhsanayo oo waran igu caraysanayo kadib xoga markan ka cararay bn u istagay warankina intan ka qadey bn asagi ku dilay ee bal iso sheeg😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama naag la qabo?

  • @DahaboibrahinDahaboibrah-og8wo
    @DahaboibrahinDahaboibrah-og8wo 5 หลายเดือนก่อน

    Riyada markuu qof kusoo weeraro oo dil garaacid ah garaactid maxeey Ka dhigan tahay shiiqow

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      riyada faahfaahsan halkan ka akhriso www.daruur.com/tag/riyada-garaacidda/

  • @HiboAadan-vh2cf
    @HiboAadan-vh2cf 11 หลายเดือนก่อน

    Wll waxan kuriyoday iyado tuugsogalay xafada kadib laga wada cabsanayo ila Ani mooye kadib ayan albaabka ku xidhay dadka uqayliyay bolis aya yimi kadib markan sogalay aniyo boliskii hoyaday otuuga agtagan ayu naaska midi kagaliyay waxna may noqon iso fasir wll

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa cadow halis ah inuu jiro waxaa laga yaabaa inuu dhib idin geysto shardi am aha dhibkaas inuu noqdo mid jirka la xiriira wuxuu noqon karaa mid macnawi ah faahfaahi dheeraad riyada tuugada www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/

    • @mohameddahir6569
      @mohameddahir6569 10 หลายเดือนก่อน

      Waxaan ku riyooday nin rabo inu I dilo lkn aan ka bad baaday riyadaas maxay thy fasirkeeda

    • @mohamudyusuf3171
      @mohamudyusuf3171 2 หลายเดือนก่อน

      Asc sheekh. Riyadan ii fasil.?
      Waxaan kuriyooday anikoo dagaalamaaya oo ninkale ladagaalamaaya.
      nin gadaal ikakayimi oo ika gardaran mana garanaayo waana iska celiyay

  • @Xaawoahmadmatan-zr3lb
    @Xaawoahmadmatan-zr3lb 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxa ii fasirtaa naag isoo weerartay baaskoolad iisoo qaadatay oo rabta inay idisho .anna waan iska celiyey oo xabad baan ku dhuftay .ka dibna waan baxsaday iifasir.

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      Waa dood iyo mashaakil aad la gali doonto qof aan ku jeclayn oo xaasid ah www.daruur.com/tag/riyada-bistoolada/

  • @nasroburalle169
    @nasroburalle169 8 หลายเดือนก่อน

    waxaan ku riyoodey qof aan ku diley mindi wuu dhintey kadibna dadka dhan idawa ordaayaan hataa gabdhaha saxibaheyga wiilka isku cid yihiin iga soo horjesadeen oona anigana cararaayo aana dhuumaanaayo kadibna tagey cida wiilka aan ka diley kadiinba aan ku doodaayo kas maan udilin hooyo ninkii meesha xukumaayey dhahay kac lacagtaas keen cadadkeeda yahy 20000 kenya shillings

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  8 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal aad dad la gali doonto taas oo kuu keenaysa in qarash badan ku galo ama lacag in lagugu yeesho faahfaahin riyada dilka: www.daruur.com/tag/riyada-dilka/

  • @RidwaanMohamed-o3o
    @RidwaanMohamed-o3o 4 หลายเดือนก่อน

    waxa ku riyoday anig diilya gabr an aqaano kadibna rali galinya maxa wey shekow i fasiir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      Waa gabar qalbiga aad ka jabin doontid

  • @FalastinMohamed-u5o
    @FalastinMohamed-u5o 28 วันที่ผ่านมา

    Nin ka ku riyada asku kaari la ku buursanyo iso fasira please

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  27 วันที่ผ่านมา

      riyada si fiican usoo qor xaalkaagana soo sheeg arday ama qof reer leh haddaad tahay

    • @FalastinMohamed-u5o
      @FalastinMohamed-u5o 26 วันที่ผ่านมา

      @@barta-aqoonta aniga ku ma riyana Nin ka ku riyada

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา

      ninkaas muxuu yahay doob miyaa reer muu leeyahay xaalkiisa soo qor

  • @UmuAlma-d6k
    @UmuAlma-d6k 16 วันที่ผ่านมา

    Sheekh xalay ban ku riyooday habar yartay oo rasaas igu eryanaysa o inay idisho rabta ana waan ka caraaray maxay tahay sheekh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  14 วันที่ผ่านมา

      xaas maa tahay?

    • @UmuAlma-d6k
      @UmuAlma-d6k 4 วันที่ผ่านมา

      Xaas cusub

  • @Siraaji-x
    @Siraaji-x 11 หลายเดือนก่อน

    zxb waxaa ku riyooday anigoo diyaarad wadayo ani iyo zaaxibkee maxaa waye zxb

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  11 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso rajadaada xagga nolosha sidoo kale si degdeg inaad ku helayso waxyaabaha aad jeceshay, faahfaahin dheeraad ah halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-diyaarada/

  • @najibnajib487
    @najibnajib487 4 หลายเดือนก่อน

    Wll waxa raba in i fasirto waxa ku riyooda anigoo dagaal ku dhimanaya oo xabad igu dhaceeso oo ashahadaanayo mrke igu dhacdo meela halis ah way iga dhacda iyo ayado shaqsi idilaayo sido kale na an ashahaadanayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      Waxaa lagaaga digayaa arrimo dhib kuu keeni kara oo qalbiga kaa dhaawici karo

    • @najibnajib487
      @najibnajib487 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta sharaxaad fiican ma iga siin karta wll adoo mahadsan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      riyada di dhab ah ma tilmaamayso ee waxaa laga wadaa qof qalbiga kaa dilayo oo niyadda kaa jabinayo oo murugo kugu dilayo waxaa laga yaabaa inuu noqdo qof aad kalsooni weyn siisay

  • @cadesaciid1963
    @cadesaciid1963 5 หลายเดือนก่อน

    Hadan kuriyooday gabarteyda on will aqano dilayo maxaa lagu fisiraa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน +1

      qaabee buu u dilay faahfaahin maka bixin kartaa riyada?

    • @cadesaciid1963
      @cadesaciid1963 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Ani iyadoo Isla joogno xabaduu kubdhuftay kadib waannooynaa ciidaan ku firjinaa wanna canug xaafada Nala dagan oof yard

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa arrimo murugo leh oo dhib ka dhalan kara

    • @cadesaciid1963
      @cadesaciid1963 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta illaahey dhib hainaga haayo waan kukacay riyada waagana wuu baryay 3marna dhinaca bidix cantuuf ku tufay waan ka kacay sariirta

  • @ShakuurCali-ri4gv
    @ShakuurCali-ri4gv 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ahay hooyo uur leh waxaan ku riyooday anigo guriga jogna wiilal tuuko ah no yimaden mobeel bay naga xadeen wan sheegay walaga qaday ka dib anay i dhaartyn wiilkii wala dilY ka dib aniga odYaashi i dharten gbar an garanayo baskoolad la igu so dhiibay way i dishay wana baraarugay hbeen 00:30 ah😢😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      Riyada waxay kaaga digaysaa rag aan fiicanayn oo wax kaste ay ka suurtoobaan marka taxdar ka qab dadka aad ka shakin karto tuugada guud ahaan waa dad shar badan: www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh aniga oo la i dilaayo ayaan ku riyoodey xale😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      fadlan soo sheeg xaalkaaga iyo qqabka loguu dilayo ??

  • @ayaancabdiraxmanmuxumed3014
    @ayaancabdiraxmanmuxumed3014 17 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku riyooday qof anoo dilay kadib jarjaray oo aasay maxay tahay riyadan😢

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  17 วันที่ผ่านมา

      reer miyaad leedahay?

  • @FadumoMaxamed-r7o
    @FadumoMaxamed-r7o 3 หลายเดือนก่อน

    𝘚𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸𝘴𝘤𝘸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲