Sheekh yadu maxay uga hadli laayihiin kufsiga dumarka loo gaysanaayo ee la dilaayo waayo.... maxaad uga haliwayday dhibaatada qoysaska hooyoyinka dhibaataysan raga waad uhadashaane dumarkeena maxaad u xaqirteen
oo xorta dinta islamku qof in la adonsado miyay ogoshahay wa sual? waayo she diri wuxu jiri hafsa aski nabiga aqon ay laheed bay dhishay kkkkkkkk marka waxa kacad halka in ay dinta islamku ogoshahay qof in la adonsado ama she diri ba dinta islamka ben ka sheegaaya walaalayaal wax i fahamsiiya
Gaal iyo islaam ba Dadkii hore Dad u adeego ayeey lahaayen Oo ay adoonsadaan tusaale Bilaal adoon buu ahaa waxaa fasaxay Oo iibiyay Asxaabi taa kolka laga tago Jihaadka Dadka laguso qafaasho waa la adoonsan diintaana fasaxday qofku inuu is xoreeyo ama la xoreeyana way dhacdaa
Allaahu akbar, somaaliduna afar iyo labaatankaa saac ayey isdilayaan💔
MAASHA ALLAAH.
JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW
Adeer ALLAHA kudaayo aamiin yaarabi.
Jazakalahu kheyran sheikh Mohammed sheikh Cumar Dirir.
Shabaabow daawada videogaan oo ilaah ka baqa oo nabad galiya umadda.
Salahu caleyhi wasalam Salahu caleyhi wasalam Salahu caleyhi wasalam
Live afarta galabnimo wan ugu be horeeya
Yaa iso racaya
mansha allah sheikh muhamed alle haku barakeyo
Masha allh shiiq
9-10
Mnsha Allah
Maantana qaatiliintii ayaa madax ah salaamaad
Masha allaah
Allahu akbar
Asc sh Dirir alle ha ku xafido
Maasha alaah shiikh alle ha ku xiftiyo
Masha allah allaha
Allow noo xafid shuyuuqda
Sheekhow ninkaan naftayda iyo maalkayga uga taagwaayo oo duullan ah waan dili karaa sow maaha? Sow kaa dhiiggiisu iima banaanna?.haa garanay oo ruugney.
38:00
Soobadi
Asc wll shiikha suaal baan waydiin lahaaye xagee ugu diraa yaa ii sheegi kara khayr hele
Gmail ka
Gmailka ma ii sheegi karta wllo
@@umuabdiraxman4659 Dee wll magranye Inan ba Malin lahed waxbn ugu diraya lkn mrkn imk weydiyey kute wati laysasoo jawabiwayey
Amiin
Allaah hakubarakeeyo
shit kan dhagarqaba ee ku baqaaya in qof la diilo bay wax ka dhageysanayan , kan sheikh maha ee wa shaydan wa in la xiiro oo umada laga qabto
Sheekh dirir jazakalah qeer aakhiro iyo aduunba
W s w b
Qof idilorabaya hadaan asaga dilo maleey hasytaa ??? Mise wa isdifaacid
May wad is tifacysay wllo wanaa iskaa celin kartaa
Sheekh kufsiga in lo dilo miyanay ahyn
Colamo badan ayA qabta in lo dilo
Mashallah
ام
بي سي
Manshalllha😍🤲
Sheekh yadu maxay uga hadli laayihiin kufsiga dumarka loo gaysanaayo ee la dilaayo waayo.... maxaad uga haliwayday dhibaatada qoysaska hooyoyinka dhibaataysan raga waad uhadashaane dumarkeena maxaad u xaqirteen
Duceysaneey gabatkasta wiil ayaa ladhashay aabna waa leedahay inta badane hooyo kastaa maxaysan uhubineynin in wiilkeeda ama ninkeeda amaba aabeheeda uusan dhibaateyneynin ehelka kale macaato waddanka dhan nabad ayuu noqonlahaa ee aan isku dayno in aynaan sheekhiinta ookeliya kasugno xalligaa allaha kubarakeeyo gabaryahay aamiin allaha xaqa nawadawaafajiyo Aamiin yarrabilalameen 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️👈🏼🇨🇦
oo xorta dinta islamku qof in la adonsado miyay ogoshahay wa sual? waayo she diri wuxu jiri hafsa aski nabiga aqon ay laheed bay dhishay kkkkkkkk marka waxa kacad halka in ay dinta islamku ogoshahay qof in la adonsado ama she diri ba dinta islamka ben ka sheegaaya walaalayaal wax i fahamsiiya
Hadalkaaga ma fahmin
Gaal iyo islaam ba Dadkii hore Dad u adeego ayeey lahaayen Oo ay adoonsadaan tusaale Bilaal adoon buu ahaa waxaa fasaxay Oo iibiyay Asxaabi taa kolka laga tago Jihaadka Dadka laguso qafaasho waa la adoonsan diintaana fasaxday qofku inuu is xoreeyo ama la xoreeyana way dhacdaa
28:00
Masha allah