Fasirka Riyada Jawaabti Talephonka Waa Su,Aalo Cajiib ah Yey Ku Dhaafin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.พ. 2021
  • #Maxaad Ku Riyootay#?

ความคิดเห็น • 113

  • @dromarmohammed9115
    @dromarmohammed9115 3 ปีที่แล้ว

    jazakallah sheikh

  • @Kitty_pikachu29
    @Kitty_pikachu29 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc shekh kheyr allah haku siiyo waxaan ku riyooday aniga oo dhageheyga dhukay ka saarayo ka dibna dhukay badan ka soo baxay afkeyga iyo sankeyga magaceyga waa Ahmed shukran

  • @safiyomaxuuud4584
    @safiyomaxuuud4584 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiiiiiiiin ya rabi

  • @argsan3782
    @argsan3782 2 ปีที่แล้ว

    Ameen Insha Allah Allah haseyo

  • @ismailkhana9179
    @ismailkhana9179 3 ปีที่แล้ว

    Asc mashaa alaaha alaaha kubarkeye

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah

  • @hafzodiiriye7655
    @hafzodiiriye7655 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxn ku riyoday talefankeyga o jabay talene qalbiga ma iga jurin anigane waxan ahy xaas ee iso fasir sheekheyga allah qeyr allah ku siiye

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah keep going

  • @nadifojamal1465
    @nadifojamal1465 3 ปีที่แล้ว

    Manshaalah sheq ilahay haku barakeya

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh

  • @cabdulaahicabdulaahicabdim4168
    @cabdulaahicabdulaahicabdim4168 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh kheyr alle haku siiyee janada fardowso guri hakaaga yeelo aamiin sheekh waxaan kuriyodey dad aan isnaqaano oo talkeyga iga so wacayaan Anigana aan kaqabaneynin wuxuu ileeyahey waa inaan burji kaweyn uadeeg sadaa maxey tahey sheekh

  • @luulali1873
    @luulali1873 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

    • @jaabir....................1606
      @jaabir....................1606 3 ปีที่แล้ว +1

      Luul Sh Riimi Allah barakeye subscribe isar codsi

    • @luulali1873
      @luulali1873 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jaabir....................1606 aamiin aamiin wankusaray wllo

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 ปีที่แล้ว +1

    WCS WALALKEY MASHA ALLHHH MASHA ALLHHH MASHA ALLH

  • @khadracadaawe5845
    @khadracadaawe5845 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh

  • @fahmohassansaney3204
    @fahmohassansaney3204 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikhow

  • @raaxoibrahim3039
    @raaxoibrahim3039 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh asc wan kusalamay waxad ifaasirtaa riyo waxan ku riyoday ano ibsanaya barfuun ooka ibsanaya qof an jeclahay

  • @zakariyepurhan7088
    @zakariyepurhan7088 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiikh Rimi miyaad iskadhaaftay fasiraadihi cmantiga aad uga jawaabeysey

  • @zaciimka143official3
    @zaciimka143official3 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh telkaaga meesha kusoqor adigoo mahadsan

  • @luulali1873
    @luulali1873 3 ปีที่แล้ว +1

    Anawaan ssugaya isha Allah jwbra

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 16 วันที่ผ่านมา

    Sheekh riimi waxan ku riyoodaa mar walba bisha oo laba dhinac kasoo baxdey

  • @kingdeeqsi6228
    @kingdeeqsi6228 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh allah kubara keeyo waxaan kuriyooday anigoo maclin keyga aktiisa ku kadshaayo kaadidii gaareysa aad ayaan ugu argagaxay
    Waana maclin dugsi waan kabaxay
    Lkn qalintii wali ma aan dhiibin

  • @hananafraxmousa2435
    @hananafraxmousa2435 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheq wan ku slmy allaha kuxafido magaceya wa rahma muse waxan ku riyody anigo abo nin igu darayo ane ur leyahy xamilo uniqday lkn sheq xas an ahy waleqabaa iso sheg dheq

  • @Maxkamadsare
    @Maxkamadsare 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascww sheikh riimi allaha ku xafido waxaan ku riyooday ilkaheyga iyo ciridkeyga inta udhaxeeysa annigoo wasaq badan kasoo bixinaayo qashin badan ayaan kasoo bixinayy ilkaha iyo ciridka inta udhaxeeysa wasaq qashin ayaan kasoo bixinayy farteyda ayaan kusoo bixinayy iisoo jwb qeyr allaha ku siiyo wllkeey

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh riyada ashahadad qof ka ardaygaha wa maxay??

  • @farhiyomursal5516
    @farhiyomursal5516 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh ilaahay qayr haku siiyee ii soo jawaab aniga oo sooman Ayaan seexday barqadii waxaan ku riyooday aniga oo maqaaxi cunto u doontay markaasuu iyiri ninkii cmaqaaxida gadayey oo iska shedhemi markaasaan cuney wax macaan waxaan ku iri war waan soomanaa laakiin Ale ayaa I irsaaqay waxaa ka dhiman afurkii wax yar waxaad I sidaa labo oodhar oo cunto ah aniyo ilahayga Wuxuu I siiyey cunto tiro badan oo ah labo baaldi oo bariis ah iyo baaldi cabitaan ah iyo midkale oo uu yiri waa cunto aad jeclaan doontid wuxuu iigu sheegey magac aanan waligey maqal waxaa isoo fiirshay dad kii oo dhan waxa la I siiyey lacagta aan baxshayna ma badneyn

  • @abraaribraahim3481
    @abraaribraahim3481 3 ปีที่แล้ว +1

    asc shiiq waxaanku aniga iyo gabar isala socono waxaan araganay ari meel daaqaya ariga waxaaku jiri rimataano dhashay labada matoon waxay iskaga xirayihiin labada jeeni rida iyo ilmuhu wayqaylinayaan gabadhii ilasocotay ayaanku iri kalafur ilmaha ahadana waxaan iri iska adaah anaa kalafuraya waana kafuray waana aamuseen markaas ayaan waxaan iri ilaahow mataano isii waxaan ku saliyay nabiga waxaanku tufay gacantayda midig waana ismariyay saliga nabiga salaahu cehiwasaaam xaas ayaan ahay

  • @safiyomaxuuud4584
    @safiyomaxuuud4584 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan ku riyooda markasta wa igu soo lalaabata riyadan in badan anigo dhumaayo isla magaalada xamar wa baxa wa lumaa

  • @falastinharun4380
    @falastinharun4380 2 ปีที่แล้ว

    Asc adeer waku salamay adiga io dadka kugu xiran waxan ku riyoday qof an xariir la han jirnay hooyodisa isla hadleno

  • @fethiibrahim2396
    @fethiibrahim2396 2 ปีที่แล้ว

    ASC sheekh waa gabar lambarkaga wadanke joogta Whatsapp ama imo kee ledahay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh see kuu soowacnaa

  • @calimaxamuud313
    @calimaxamuud313 3 ปีที่แล้ว +1

    AdcSheeqoow waxaan kuriyoodaa anoo wiil sideed jir ah oo dilaayo hadana ila dagaalaayo markuu dhinto haddana igu soo kacaayo oo ila dagaa laayo

  • @sahraaynab7672
    @sahraaynab7672 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq waxaan kuriyooday carabkayga oo biro yar yar oo qalin ah kudhaganyihiin dhamaantiis waxaan qaatay caday waana iska soo daadiyey wax xanuuna madareemaynin lkn waan cabsaday birahaan igu taxan

  • @abraaribraahim3481
    @abraaribraahim3481 3 ปีที่แล้ว +1

    waxaanka waday waxaakuriyooday

  • @haniaday5669
    @haniaday5669 3 ปีที่แล้ว

    Asc shik waxn ku riyody ano umul ah qof iga dalyna ma aqano gabr ban ahy

  • @ayanmohamed8285
    @ayanmohamed8285 3 ปีที่แล้ว +1

    asc sheikh waxaan ka walwalsanahay Riyo waxaan ku riyooday aniga iyo dad asxaab ah oo daar wayn ka soo dagayno meel ayaan u soconaa waxaan sugaynaa gaari na qaado walaalkay ila dhashayna waan sugaynaa in uu na raaco markii uu yimid walaalkay wuxuu u egyahay eey rifrifan oo carabka banaanka yaalo dhareerkan daadinayo waxaan iri ala walaalkay waxaan rabaa in aan tirtiyo ama nadiifiyo laakii waa nijaas ma taaban karo marka sheikh ii fasir in ilaahay ku barakeeyo

  • @calimaxamuud313
    @calimaxamuud313 3 ปีที่แล้ว

    Sheeq waxaan kaloo kuriyooday anoo fara.badne leh 2.madax dhagaxkastoon kudhufto kudhaceenin wuu kaboodayaa waxaana rabaa inaa dilo

  • @fatumamohamed4687
    @fatumamohamed4687 3 ปีที่แล้ว

    Please isoo jwb sheikh ilaahey kheyr bdn haku siiye suashana commentiga kabaar 2 jer ila 3 jer kuso qoray

  • @nasrinanaash684
    @nasrinanaash684 ปีที่แล้ว

    Sheikh ani waxan kuriyodhe mobelka ligaqate oo qof kale leh

  • @abraaribraahim3481
    @abraaribraahim3481 3 ปีที่แล้ว +1

    shiiq alle hakuxifidiyo

  • @hekmaabukar8252
    @hekmaabukar8252 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq xagee lagaa soo xiriiraap

  • @user-qs5xe5nn4e
    @user-qs5xe5nn4e ปีที่แล้ว

    Asc sheikh riimi AlaAh hakuxafido lambarka watsabka igcaawi ALE dartii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayanaamediaproduction9513
    @ayanaamediaproduction9513 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekh aniga riyada maiga so jawabin sedx mar Ayn ku sodiret

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb

  • @husseinmohamed6757
    @husseinmohamed6757 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan u baanahay telephone kaga si aan kula Soo xiriiro

  • @umataamir4569
    @umataamir4569 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @khadracadaawe5845
    @khadracadaawe5845 2 หลายเดือนก่อน

    iisheeg

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka AllAAh sheekh hadaa bada ku qabeeasto maxay ka dhigan tahay

  • @hawamohamed765
    @hawamohamed765 3 ปีที่แล้ว

    Asc wrb shiiq wan.kusalamy mel.walbo jogtit shiiq waxa 3 mar iyo.kabadan.kuriyody o ah riyo an kala dheren ano jogo jacbada xajaru aswad waxa tukanayo dadka ane wan la xira naya salada waxa kabixi wayay salada dhaxdeda oyiin an kala go la heen waxana kudhax oyaya sujuda dhaxdeda shiqow iso sheeg ilah haku bara keye adun iyo aqiro maga ceygu waa xawa maxmed o jogto germnny

  • @caashoxuseen884
    @caashoxuseen884 3 ปีที่แล้ว

    Waxanraba sheekhow riyo inad iga jawabto taso diyarada badan samada qariyeen

  • @shukriinahappy8277
    @shukriinahappy8277 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ilwaadgwal3107
    @ilwaadgwal3107 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh waxa ku riyooday nin maskiin ah oo danbi galin oo ka nabsanayo laguna xukumaayo in gacanta laga gooyo anoo qofkaas unaxaayo ayaan danbigiisa dusha saartay kadib qofkaas badalkiisa aniga ayaa gacanta leyga goynaaya kadib waxaa arkay anoo janada joogo oo ley leeyahay janadan qofkaas aa danbigiisa dusha saaratay ayaa u sabab ah in janadan lagu keeno ii fasir sheikh plz

    • @halwaahmed68
      @halwaahmed68 2 ปีที่แล้ว

      A.S.C shiikhow waxaan ku riyooday telefon cusub la ikeenay wax ikeenay ma aqoon aniga ku faraxsan telka ayaa nin iso wacay riyad dhaxded wax isheegay inuu telka isaga ikeenay mana aqaan ninka jawaab wacan

  • @shugriabdulqadir1356
    @shugriabdulqadir1356 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiqa ilaaheya haku xafido waxaan ku riyodaya waxaan aqarstaya habeenkii quraan isha iyo xasdaka kadiba waxaan ku ritoodaya iyo doo biyo liyagu kudkudayo naag kadib naaga icaawisaya maro duuban iigu tirtaya kadib wana arkaya bada markaasa bada ito darbi dhexdoo ku jiraya hadaan dhaqaaqo badaanku dhacaa ama darbiga jaanisa mahysto kafib yixaas arkaya oo hoosda iiga jiro wuu ifirinaya waxaan xasuustaya inuudadaka dafo waan kacaya anoo faraxsan dhahaya alaxabduliha

    • @abshirocabdulahi5376
      @abshirocabdulahi5376 3 ปีที่แล้ว

      Sheeqow.waxan.ku.riyooday.anoo.daad.u.shaqeey.naayo.oo.dukaan.ah.jwb.insha.allaah

  • @user-oy1np5pv7b
    @user-oy1np5pv7b 11 หลายเดือนก่อน +1

    Herimi wahadonaya inan ihkto riyada madahwannaha ado telefon kolahadlaya

  • @nadianoora4709
    @nadianoora4709 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh waxa Aanku riyooday Saygeyga oo dhintay hooyadiisna Aad u ooyneyso JAZAKALLAHU kheyr isoo jwb

  • @qaaliquruxqaaliqurux8803
    @qaaliquruxqaaliqurux8803 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq alle haku xafido waxan ku riyoody anigoo meel duur jooga oo beero ah eeyo ayaa igu soo kala ordeen wliba meel saxaro ka buuxdo eeygane mid nin ah ayaa ugu so horeeyey wey badnaayen ii fasir sheeq mahadsanid

  • @fooscdymuhamed6503
    @fooscdymuhamed6503 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheikh riimi waxaan kuriyoodey oo marwalba aan xasuusto riyadaa saameyn iga yeelaneyso inaan kula wadaaqo aa rabaa intee kaa la soo xiriiraa بالله sheikhow hadaad qoraalkeyga araqto aga soo jawaab🥺🥺🥺

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +4

      Lambarkaas igala soo xiriir 612646151

    • @fooscdymuhamed6503
      @fooscdymuhamed6503 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SheekhRiimiChannel shukran Shaikh danbigaaga allah dhaafo

  • @fatomoosman8342
    @fatomoosman8342 3 ปีที่แล้ว

    Teleefoonkaada sax miyaa Mala soo wici karaa

  • @janaayojamaal9035
    @janaayojamaal9035 3 ปีที่แล้ว

    Shekha halke lagala xidhidhaya wan ubahane

  • @zeynabxassan2605
    @zeynabxassan2605 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aadanabdihassan5428
    @aadanabdihassan5428 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyoodaa anoo ku dhaxa jiro lo tiro badan mexey ku furuntaa riyadaas ALLE ayaa wax ogee

  • @ayanelmi9840
    @ayanelmi9840 3 ปีที่แล้ว +1

    Telkaga maan rabaa sheikh

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +2

      612646151

    • @umudaacwamedia9220
      @umudaacwamedia9220 3 ปีที่แล้ว

      @@SheekhRiimiChanneloutlook.live.com/mail/0/inbox/id/AQQkADAwATY0MDABLWU4MTgtMGRjNy0wMAItMDAKABAAriXaQkHQmUWREwP%2BzHmqjQ%3D%3D/+252615630034+252615630034

  • @naciimaaadan8615
    @naciimaaadan8615 3 ปีที่แล้ว

    asc ship nabaka sootur

  • @user-hh4xv9ex3h
    @user-hh4xv9ex3h 3 ปีที่แล้ว

    sheekh ani arinkaygu wa xasasi riyo halkan ka shegi karo mahe an goni kugu shege number ma izizid

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx wbr

  • @husseinmohamed6757
    @husseinmohamed6757 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ku riyooday anigoo kusii socdaa mexraabka Laga adimo laakin ma anan adimin

  • @farxiyocedarus5269
    @farxiyocedarus5269 3 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq inte lagasowaca

  • @mohamedjabaan768
    @mohamedjabaan768 2 ปีที่แล้ว

    Talefan aad heshay muxu yahay micnihiisu

  • @muminamohamed5657
    @muminamohamed5657 3 ปีที่แล้ว

    How can I contact you guys please

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 3 ปีที่แล้ว

    Shiikhan riyooyinka qaruun buu fasiraa😳

  • @husseinmohamed6757
    @husseinmohamed6757 2 หลายเดือนก่อน

    ASC

  • @mudanmediegrup683
    @mudanmediegrup683 3 ปีที่แล้ว +1

    shekhi labarkagag sogali ama melanu kala soxidhidhino

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh dumarka cod kodu wacaro ma banana rag ajanima inay maqlan

  • @khadracadaawe5845
    @khadracadaawe5845 2 หลายเดือนก่อน

    lubarka

  • @alisaaram8287
    @alisaaram8287 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadi makuso wacii karnaa si ad nagu jawbtit

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +1

      Haa walaal waad i soo wici kartaaa

    • @rayanmunye1317
      @rayanmunye1317 3 ปีที่แล้ว

      @@SheekhRiimiChannel asc sheikh can I get your phone number please.

  • @Misscodey-channel
    @Misscodey-channel 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle dartiis subscribe is Aaron wll

  • @fayzamahamoud8393
    @fayzamahamoud8393 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh nabarkaga WhatsApp ayaan ubaxahy

  • @abdiali5093
    @abdiali5093 4 หลายเดือนก่อน

    Sheiko iwana to asked you question so I need your number

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 3 ปีที่แล้ว +1

    WCS WALALKEY MASHA ALLHHH MASHA ALLHHH MASHA ALLH

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mrcalifarax4426
    @mrcalifarax4426 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin