FASIRKA RIYADA SAAKADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @Xilkasfilms
    @Xilkasfilms หลายเดือนก่อน

    Masha allah shalay galab ayan ku riyoday anigo saako cad taash ah meel ka fiirinaayo quruxdeeda ayan aad ula dhacay waxana ku fakaraye arooskaaga inan xirto alx allow qeyr iga dhig

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 4 ปีที่แล้ว +6

    masha allaah toob dheer op buluug ah baa ku riyooday oo aan aroos joogo bacda sallaadii subax

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 2 หลายเดือนก่อน

    Saako dheer oo aan xiranahay kalaro badan oo ciid ciid ah ayay isuggujirta wayna igadhertahay sakada kabo dhadher nan uxirtay iyo taraxad iyo xijan madaw gabarbaana iikentay xasbana ahay

  • @fatxahassan3765
    @fatxahassan3765 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wanku riyoodey khayr allaha ka dhigo

  • @jeesto1
    @jeesto1 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxan ahay gbr waxaana ku riyooday saako cusub oo dheer midibkeedun yahay baluuk maar aadna u qurux badan inkastoo aadan sheegin midibkaas allow qeyr iiga dhig

  • @maryancumar1570
    @maryancumar1570 หลายเดือนก่อน

    Cawkuriyoday masha alah sakocad oodher iyo sakogadud gawan

  • @nasrosalat9899
    @nasrosalat9899 ปีที่แล้ว

    Wll Riyada Aabaha hadiyad sakada cagaran Oo dheer kusiiye Oo ber cagaran jogo

  • @xamdibarwaaqoofficial52
    @xamdibarwaaqoofficial52 4 ปีที่แล้ว +1

    Maash allh xalay ayaan kuriyoday saako cad oo dheer

  • @ayannittamohamed5647
    @ayannittamohamed5647 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abowe waxan jeclahay sida wanagsan eed riyada ufasirto Allah haku barakeyo walal waxan ku riyoday hooyadey oo dhimatay ayado wadato sako cad iyo maro cagaran ayado xiran oo ileh waxan ka imaday masjid masajidka maxay noqonaysa fasirkeda

  • @islow_____7257
    @islow_____7257 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow plz iga so jawab waxb ku riyoday bijaamada lagu sexdo ano ibsanyo clourkeda wa cagaar aad u qurux badn waxan ahy garoob

  • @fardowsoshafirkaafi7487
    @fardowsoshafirkaafi7487 2 ปีที่แล้ว

    wan ku riyode sako bulug mari ah cusb wan xitey

  • @leloali7961
    @leloali7961 4 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq waxaan kuriyooday guri dumay oo saqaf kii kore kabiday oo geel dhex taagan yahay oo dad kuna ku or daayaan mana garanaayo wax degan guriga mexey noqonee shiiq

  • @wiilomohamed1394
    @wiilomohamed1394 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wan u

  • @abdullahimaxamed9838
    @abdullahimaxamed9838 3 ปีที่แล้ว

    ASC walalo waxan kuriyoday saka yalow ah waxan anigo gabar ugadayo raba inlifisiro gabadhana wan aqana

  • @safajaama9431
    @safajaama9431 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh ani Saako akhtara baan xidhay anoo waliba xaflad u diyaar garoobaya

  • @ladantoxow5967
    @ladantoxow5967 4 ปีที่แล้ว

    Walal illahy haa ka abalmariyo ana ku riyoday saako iyo xijabkeeda midabkedana cagar yahay mana leyqabo

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 2 ปีที่แล้ว

    w ku riyodey canbur bati oo dheer ano wato oo dhahayo gabadhi lahed aan u genaa waxaan ahey xaas blzz iso fasir wll

  • @yasmiinosman8997
    @yasmiinosman8997 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh sheq allh kuxafido sheq wankubarya isojawab markasta waxan kuriyodaa anaa dhul quruxbadn oooo dog ah ooo buro io ubaxyo kabuxan 100 kiba 100 wey igusolalabata anoyar ilaa hadaa waliba qofna ilama jogo plz isojawab wanku barya🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nafisocadeynafiso3869
    @nafisocadeynafiso3869 2 ปีที่แล้ว

    Walale aniga waxan ku riyodey anigo sako cad xiran midkalo binki ahna kadulxiran

  • @fatimaahmed1041
    @fatimaahmed1041 4 ปีที่แล้ว

    Shaatiga gudduudan ano nin u gadayan ku riyoday an adna ugu faraxsanahay shatigaas quruxdisa

  • @sacdiyomuuse939
    @sacdiyomuuse939 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga riyadeda saa usoo qorye wan dale mana ley fasiro qoralkeyga lma arko miyaa

  • @marianabokar6232
    @marianabokar6232 3 ปีที่แล้ว

    Anaa ku riyooday saako cad oo baro baro leh waana isku cabitay riyada dhaxdeeda

  • @jamiilo13mustaf90
    @jamiilo13mustaf90 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waan ku riyoodey dharka iskulka anogo ku Levinson aya arkey

  • @ayannitta
    @ayannitta ปีที่แล้ว

    ❤❤❤masha Allah

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 2 ปีที่แล้ว

    Ok aniga waxan arkay fuustangeyga o ani an leeyahay o an rabo inana aroos ku adi rabaya lkn magashanyi colorkisan waxa waye binki waye i so fisir iyo waxan kalo arkaya sarir o an guriga o horey kashaqenjatya qolka an sexan jiraya plz 2aad riyo i so sheeg

  • @cadayahmed274
    @cadayahmed274 ปีที่แล้ว

    Saako canasta iyo kabo cagaara oo cusub iyo nin aad uquruxbqdan

  • @fatumaoluse831
    @fatumaoluse831 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday qof made ah on Amano 00 isnayo sake cagaran oo quruxbadan

  • @tasniimali8289
    @tasniimali8289 3 ปีที่แล้ว

    Ma sha allaah aniga saako cad ayaan ku riyooday anigo iibsanaya

  • @falisfani2036
    @falisfani2036 ปีที่แล้ว

    Ani waan ku riyoday anigu sago soo ibsanayo lkn sagada noocida ma.aqan leymana qabo

  • @yasmiinosman8997
    @yasmiinosman8997 2 ปีที่แล้ว

    Sheq waliba melahas an kuriyonayo sidaa inan horay ujogi jiray CML ayan udhaqmaaa sheq iso jawab plz plz jazaka lahu qeyr😍🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @HabonFarax-hf5wb
    @HabonFarax-hf5wb 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd abowe gabdh ayan ahy waxa arkay ano sako dhidhan oo ku faraxsan

  • @SucaadoMuumin
    @SucaadoMuumin 7 หลายเดือนก่อน

    𝐌𝐢𝐝𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐟𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐧𝐨𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠🥺😭

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 8 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku riyooday saako cad o xariir ah ano gashan on leyahay kuma so bixin said baa caato u ahay hooyo o dhimata ila joogta gabadh kast nocaygo kale gashan gsbadh baa ahay

  • @rahmiitabintuabdihrahmiina8938
    @rahmiitabintuabdihrahmiina8938 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow saakada cagaarana ?

  • @Samaara-u3g
    @Samaara-u3g 7 หลายเดือนก่อน

    Ani waxa ku riyoody sako guduud gaban Lakin man ibsan Wan katagy

  • @axmedosman980
    @axmedosman980 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallal

  • @buqaarimohamed
    @buqaarimohamed ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday sako gaduudan oqurux badan wana saga aroos

  • @sacdiyomuuse939
    @sacdiyomuuse939 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ku riyado anoo gabar ah anoo dhalayo wil iyo gabar matano aha oo sifudud u dhalyo oo xanun lhen waxan kaloo ku riyoode anoo dhar gonoyin iyo waxas gadanyo lkn ma xiran

    • @asmasombeauty4032
      @asmasombeauty4032 4 ปีที่แล้ว

      Sacdiyo Muuse abay isku riyo ayaan kuriyoonay kwrn 😳

  • @xikmaawi4274
    @xikmaawi4274 ปีที่แล้ว

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @cabiirmohamed8574
    @cabiirmohamed8574 4 ปีที่แล้ว

    Dharka hurdada kaso hadal wll plz kalarka jaalaha

  • @faizaahmed5729
    @faizaahmed5729 ปีที่แล้ว

    Xaas ayan ahy waxana ku riyoday sako yar oo cad oo qurx badan maxa waye

  • @liinaancawaale7485
    @liinaancawaale7485 3 ปีที่แล้ว +1

    Sadako dheer oo dhiigleh xabadka dhiigkuleh oo cafe ah aan kuriyooday

  • @sumayoqoriyaw9664
    @sumayoqoriyaw9664 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan ahay gabar xaasleh ninkeyga ayaa wuxu hadiyad nogu keenay sakooyin anga iyo gabdho walalihiisa ah sakoyinki ayan furay midib cadeeysi ah ayan laso baxay maskas ayu igu dhahay iskadaa wuxu iisosaaray mid midab dameeri ah bal iiso macnee

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 28 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ku riyooday anoo gashanaya aaako cadgaaran gabadhkakana oon aqoona waxa qaadatay saako can mershan anigu cagarka kagashaday iyadu waxay xidhatay cadan ana cagar labo xabo ayan qaatay😅

  • @xaliimoiimaan932
    @xaliimoiimaan932 2 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoday sako cusub o xarurered isodadl shikh inshalh

  • @qaaliahmed4494
    @qaaliahmed4494 3 ปีที่แล้ว

    Qofka ku riyooda isaga today dharna kawaran wali saka yaal

  • @qaaliahmed4494
    @qaaliahmed4494 3 ปีที่แล้ว

    Qofki ku riyoda isago tulayo saako ama Dirac baati ah

  • @farahdaango9751
    @farahdaango9751 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu khyr,,wastup ma noo soo qori karta aan su aalaha ku soo qorno,,

  • @shaaficicabdi7608
    @shaaficicabdi7608 4 ปีที่แล้ว

    haweyneeda la qabo oo saako cad xiran soo fasir walalo

  • @inahajjiomer7305
    @inahajjiomer7305 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waxan raba riiyo ifasirtiid allan khayr haku siyee waxan ku riyoday iyado laba dumar ah oo an garanayo ay hareeraha igaa tagan yihiin waxay midkastaa wadata.mas midana mas madow midna mas cad walal iso fasir

  • @AsmaYasiin
    @AsmaYasiin ปีที่แล้ว

    casanka kamaad hadlin

  • @ubaxaragsan218
    @ubaxaragsan218 2 ปีที่แล้ว

    Waan kuriyoday sakada waliba anoo washey u,iibinayo lkn jaalo ayee aheyd

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 4 ปีที่แล้ว

    Qof ayaa igu riyoode ano saako cagaaran qaba

  • @salmanmohammed1234
    @salmanmohammed1234 2 ปีที่แล้ว +1

    Gawar an jeclaa oo sako cass oo dal dal kujiro xiran maxa kutafsiri

  • @sumayoqoriyaw9664
    @sumayoqoriyaw9664 3 ปีที่แล้ว

    Xaamilna wan ahay wll

  • @fartunnh6438
    @fartunnh6438 4 ปีที่แล้ว

    Msha alah

  • @adoonkaalle6347
    @adoonkaalle6347 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll whatspp ki mad iska delete gareyseen

  • @nasraabdijelle3035
    @nasraabdijelle3035 3 ปีที่แล้ว

    Sakada aroska oo cagar ah kaso hadal