Waa Ahlu Naar - Haddi Riyada Musqusha Aad Ku Riyooto Adigoo Xaalkaas ku suggan- iLLAH U TOWBAD KEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @fasirkariyooyinka
    WEBSITE:
    fasirkariyada....
    Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
    WhatsApp: +252682269300
    #Facebook// fasirka riyooyika
    www.facebook.c...
    instagram: @riyooyinka1

ความคิดเห็น • 55

  • @prettyhamdi4345
    @prettyhamdi4345 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh Wxn Ku Riyooday Gabar Yar O MusquL Ku Dhex Suuxday Musqushu Wxy Ahayd musqul ay leeyihiin walaalahay bahda aabahay ah ii so fasir riyadaas جزاك ألله خيرا

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +8

    Alaahuma sali calaa Mohammad wacalaa cali Mohammad kamaa baraktu calaa ibraahiim wacalaa cali ibraahiim filcaalamiina inaka xamiidulmajiid alaahuma baari calaa Mohammad wacalaa cali Mohammad kamaa baraktu calaa ibraahiim wacalaa cali ibraahiim filcaalamiina inaka xamiidulmajiid alaahuma 🍒🍒🍒🍒❣❣❣💚💚💚💚📿🕌🕌🕌😍😍😍😍

  • @dheemancabdi6323
    @dheemancabdi6323 2 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤

  • @shariinnuur3393
    @shariinnuur3393 2 ปีที่แล้ว +3

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond6415 2 ปีที่แล้ว +4

    Salalahu calaayhi wasalaam 🥰🥰

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc SCW SCW SCW mashallah shukrn

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +4

    SALALAAH CALAYH WASALAM
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najimamaxamed2602
    @najimamaxamed2602 2 ปีที่แล้ว +2

    ما شاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukran aquuya allah haku barakeeyo ❣❣❣💚💚💚💚🍒🍒🍒🍒🥰🥰

  • @qumanqani1655
    @qumanqani1655 ปีที่แล้ว

    Fasirka riyooyinka walal anigu waxan ku riyooday anigoo musqusha waliba fadhiga ku fadhiya oo ciriiri igu yhy dharkeygana aan qabo lugaha godka hoos ugu sii daayey ustaad hadi aad aragto I.a iiga so jawaabtid

  • @salebandaher7572
    @salebandaher7572 ปีที่แล้ว +2

    Salalhu caleyhu wasalam

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @najmamohamed9668
    @najmamohamed9668 2 ปีที่แล้ว +3

    Salallaahu calayhi wasallam.

  • @mumtaazshxasan1934
    @mumtaazshxasan1934 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc allaah hakaa abaal mariyo meshaan meel aan ahen oo riyada lagu soo qori karo majirtaa

  • @abdishakurshafici4561
    @abdishakurshafici4561 ปีที่แล้ว

    Shiikh xalay ku riyoday inaa gaadsho raby kahor waxa kaso cararay askar askarti dhalinyar isku badashy musqushi wa dhexsexday kadipna we Iso qabteen maxawa jasakalh

  • @user-se4mo2st6y
    @user-se4mo2st6y ปีที่แล้ว +1

    Waxaan kuriyday anigoo musqusha kujira albaabkana iixirmiwaayo dadka oodhan I eegayaan waana xiri la ahay Alaabka

  • @manaali3401
    @manaali3401 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-fv4wt1sh5y
    @user-fv4wt1sh5y 2 หลายเดือนก่อน

    Shek isu sheg fadlan waxan ku riyoday ano sulga dhex horda u wil asboc kahor an wad socnay uan an isdenay ay sulga an horday ku garb yalah uay mel iska daloln ay igo yriy wanig ku modayay xafdan inad gasho wa maxay ma sulga ayd hesxtaa

  • @sumayoaliali5856
    @sumayoaliali5856 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha sheikh

  • @xaliimomaxamed5807
    @xaliimomaxamed5807 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wall.waxanku riyoday anigo marodi Yar xambarayo mid weeyna akteyda tagan tahay Wana madow wan fiirsaday fidiyiwga uga hadashay marodiga lkn mid Yar Kuma jiro

  • @user-fy7et4so8t
    @user-fy7et4so8t 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaanku ku riyoody anoo agmaraya waan eegy Wana ka soo noqdy laakiin magalin

  • @LG-rt9dc
    @LG-rt9dc ปีที่แล้ว +2

    صل الله عليه وسلم

  • @deeqsan9133
    @deeqsan9133 ปีที่แล้ว +2

    Salalahu celeyhi wasalam

  • @xaajimukhtaar4055
    @xaajimukhtaar4055 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran🥰

  • @mahadmaxamed8424
    @mahadmaxamed8424 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 ปีที่แล้ว +4

    Acudu bilah wa sheydan hadad musqul aragto

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHU AKBAR ❤️❤️❤️❤️

  • @Cabdiwaaxid-zy1jc
    @Cabdiwaaxid-zy1jc 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll aniga waxaan ku riyody musqusha albabkeda marka aan furaayay waxaan kudhax arkay muqusha dhaxdeeda.Lo.wll waxaas maxey yihin

  • @farduusmaxamedciise4938
    @farduusmaxamedciise4938 2 ปีที่แล้ว +2

    waxan ahay xasa waxan ku riyoday anigo hiliba shiiilay hilibakan waxa lahayda gabdha Aan garanayo

    • @ifkaumeyma3392
      @ifkaumeyma3392 2 ปีที่แล้ว +1

      walal gabdha ma xamatay hilibka waxa laga yaba xanta inay tahay iska key cafi ku dheh hadad xamatay xanta wa adigo cunayo hilibka walal kaga okle adigo cunayo قال الله تعالي يايها الذين امنو اجتنبو كثيرا من الظن ان بعض الظن اثم ولا تجسسو ولا يغتب بعضكم بعضا ايحب احدكم ان ياكل لحم اخيه ميتا فكرهتموه وتقوالله ان الله تواب رحيم

    • @sahraxuseenmaxamed3902
      @sahraxuseenmaxamed3902 2 ปีที่แล้ว

      Asc shiiqow waxaan ahay maamo weyn waxaan ku riyooday xali anigoo tegey meel safar kadib a meesha aroos baa lagu qabaa waana meel tuulo ah waxaan arkay diyaarad dad badan kor ka ka saaran yihiin oo soomaali erlen ah oo la leehe dadka as arooskey u socdaa marka aniga musqul ayaan galay biyo aad u yar ayaan fuusto ka helay oo qaatay musqushi waa ku saxarooday saxaro badan kadib markaan dhameystay ayaan arkay musqushi iney dhinac ka feydan thy oo niman ii jeedaan waa naxay biyo aan saxaradi ku dhaqo ma haayo musqushi kisti biyaha yarka ahaa aniga a ku istijooday ka dib baaldiayaan soo qaadanaa saxaradi ayaan rabaa in aan ku xaaqo sey dadka ii dhihi ama aysan saxaradeyda u arkin ka daroo dibi dhal baaldigi dhamaan waa halaabay anigoo talo meel aan ka bilaabo la ayaan hurdadi ka ka ay shiiqow ii soo fasirbo riyadaas

    • @zeynabahmed8432
      @zeynabahmed8432 7 หลายเดือนก่อน

      Masha llh wiil bad dhalaysa i a

  • @fatmajako
    @fatmajako 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadi ad ku riyoto adigo xajarul aswad asigo tabanayo maxa waye fasirkeda

  • @sabirincabdulahi4992
    @sabirincabdulahi4992 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyoday aniga o ad saxaro i heso o orad guri an dagnan jirnay o an ka so gurnay musqushisa galayo kadip marka galay an arkay meshi o saxaro ka buxdo wan kasi tagay 😢 wana ka kacay hurdadii

  • @hafzodiiriye7655
    @hafzodiiriye7655 ปีที่แล้ว

    Asc wllkey waxan ku riyoday musqusha o buuxsanthy o biyaha aan ku celinayo kadibna wxn dhahaya afkan ka shamiteynaya marks hoyo waxa I dheheyso Ha shamiteynin e makaal qas ku dabool mari hye ayn dhahaya wana ley qaba hoyoyan ahay Iso sheek wllkey musqushas guri hoyo ayey ku tala

  • @amiishabuukay8453
    @amiishabuukay8453 2 ปีที่แล้ว

    Riyadan i fasir walal wxn mar walbo ku riyoda gabar walashey ah o dahab i siiso dhego iyo faranti mar labadna waxan ku riyoda iyado dhego dahab ah isiineyso hadey 4jog cml yihin labo cml ayey i seney labo klena wey iga naqsaneysa sido kle wxn ahy hoyo uur leh

  • @xasuusogeerida1458
    @xasuusogeerida1458 ปีที่แล้ว +1

    scw scw scw

  • @ZeynabCali-zk9jd
    @ZeynabCali-zk9jd ปีที่แล้ว +1

    Sçw scw scw scw

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d ปีที่แล้ว +1

    SCW ❤❤❤❤❤

  • @narsomohamed821
    @narsomohamed821 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll ifasir riyadan fadlan aniga aabahay wuu dhintay marka waxan kuriyoday wuxuu yiri waxaad ii soo gadaa masago cad iina soo kari oo iikeen

  • @amalali6951
    @amalali6951 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @sabirincabdulahi4992
    @sabirincabdulahi4992 11 หลายเดือนก่อน

    2riyo an 1halmar ku riyoday mid wa midi saxarada an ku shegay tan lawadna wa ano roti iyo yanyo cunayo hadana cararayo marka so cararo na arkayo ilmo an aqan o mel ay banoni ku ciyarayen o roti badan yalay rotigiya so qabsana marka so qabsado ayaga i arka marke igu arkan we iga dhiganayan ano jab ka gostay 🤔🥺

  • @user-zb2zc7fe4v
    @user-zb2zc7fe4v 7 หลายเดือนก่อน

    Riyada xaar kuusoo urayaa oo aad suuli fiirinaysid lknse xaarba ma arko ee wuu isoo uraya bananka ayuu kasoo uraya guriga dhexdisana waa nadif lknse gurigana ma aqan aan joogo

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 ปีที่แล้ว +1

    SHEKH MUFASIR ::
    Wll Alle ha ku xifttiyee Waxan ku weydiinayaa 1habeen ka hor waxan ku riyooday, Waxa jirta horta marka aan weysaysan rabo een musqusha aado Kaadida ayaa aad iskaga ilaaliyaa waxa jirta in kaadida mararka qaar aniga oo iska daahiriyay ay hadana mar labad iga soo tif tifto waxay ila tahay xanuun , marka aad ayaan iskaga jiraaa midaa , hadaba 1haben ka hor ayaa waxa ku riyoday aniga oo musqusha aadaya OO kadidii iga tif tifi jirtay marka an kadidii dhameystay aan istaagi rabo igu tif tif tiri surwalkeygii kadibna , waxaan idhi shaydaan ayaa kadanbeeya ee waan kacay musqusha qabeyska ayaan tagey waan kasoo wada qabeystay..???? Bal isheeeg sheekh waxay tahay fadlan aaan ogadee adoo mahadsan , murug iyo xoogaa imtixaaan rabi wey iska jiraaan dheeraaday waliba ,
    waxaba lama sheegee waa nimco rabbiye???????👍✋✋✋ Alllah Ya Barak 🌻💯

  • @mohamedrashid4665
    @mohamedrashid4665 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh musqusha dunsan maxawaye riyada

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 2 ปีที่แล้ว +3

    Swcswcswcswcswc

  • @DJAajaa796
    @DJAajaa796 ปีที่แล้ว +1

    SCW

  • @roodacaday-sc1em
    @roodacaday-sc1em ปีที่แล้ว

    Number wadbka nosoqor

  • @kawa_flex9289
    @kawa_flex9289 ปีที่แล้ว

    Guy u ok j'espère 'nb

  • @user-fy5lt1sg8r
    @user-fy5lt1sg8r 3 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscwscwscw

  • @abdirahmanmukhtarchanel5084
    @abdirahmanmukhtarchanel5084 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw