Mash Allah waan idin salaaney Allah ha idin barakeeyo Aamiin, shukran ajir Allah ha kaa siiyo mar walaba sida aad waqati- gaada aad nola qeyebsatid jizakallaah qeer waalid- kaada Allah ha u naxariisto janada Allah ha idinku kulmiyo Aamiin ya rabi mahadsanid !
Naciimo abyo waxaad noo heysaa shaqo muhiim ah ajar badan allah kaa siiyo abyo aniga calamidii sonkorta wan dareemaa hadan dr markan u tago ma qabtid ayu i dhahaa burka bariska bastada iyo macmacaanka wey idhobaan jirkeyga waxan ka dareema dheeftuur maxaan sameyaa abyo
Asc xbti wan ku salamay qof dhalinyaro ah oo dhuban 65 kg ah la yiri blood sugar ayad ledahy diabetic Madan garin lkn dhigaga sonkorta Ku bdan maxa talo u haysa macmacan aan cunin lkn carbohydrates isticmala sida bariska
Asc.abyo niciimo wan ku salaamay kadib walaaley dhabarka ayaa mudo dheer la iga haayaa.dhakhaatiirta waxey igu dhahaan lafahaakaga waa ostioprosis 1sano calsium ayaan cunaa waxbo iskama key badalaan.clostrolna waan qabaa .waxaan la I dhaha v.D malihid waan dadaalaa hadan isbadal malihid jirka dhanna ixanuuno.disk ayaana kala baxsan bal talo keen ilahay baa talo ku filan
Asc naciima macaanto abaayo telkaaga aa u baahanahay aniga xataa sokor iyo dhiig kar aan qabaa macaanto aadaan kaaga faaiday
+358 40 366 5082
Masha allaah abaayo keep going ❤❤❤❤❤❤❤🎉
Allahu akbar 🤲🤲🤲❤❤❤❤
Mash Allah waan idin salaaney Allah ha idin barakeeyo Aamiin, shukran ajir Allah ha kaa siiyo mar walaba sida aad waqati- gaada aad nola qeyebsatid jizakallaah qeer waalid- kaada Allah ha u naxariisto janada Allah ha idinku kulmiyo Aamiin ya rabi mahadsanid !
Shukran Walalo
Maasha allah
Naciimo abyo waxaad noo heysaa shaqo muhiim ah ajar badan allah kaa siiyo abyo aniga calamidii sonkorta wan dareemaa hadan dr markan u tago ma qabtid ayu i dhahaa burka bariska bastada iyo macmacaanka wey idhobaan jirkeyga waxan ka dareema dheeftuur maxaan sameyaa abyo
Asc Naciimo aniga sokorta waanqabaa gajada ayaa igubadan cunistsyda aad ubadan marka waxan ku waydino kaabaha aad shegtay.Wax bahida iga ilaaliyo
Baahida wuu kaa reebayaa!
Anaaaa u horeeya ❤❤❤❤❤
Soo dhawoow!
Nicimo sokorta dhecesana
ASC xbbti dhiigkarka ka soo hadal please
Asc xbti wan ku salamay qof dhalinyaro ah oo dhuban 65 kg ah la yiri blood sugar ayad ledahy diabetic Madan garin lkn dhigaga sonkorta Ku bdan maxa talo u haysa macmacan aan cunin lkn carbohydrates isticmala sida bariska
Asc wr wb quruxban qaali dumar ilaay ha sharfo
Mahadsanid abayo waa maxay korooniyamka?
Niciimo sidee kula soxiriraa telephokaga ma helikaraa
+358 40 366 5082
Scw scw scw scw scw scw scw 🥰😍😍😍❤❤❤❤
Asc xabiibti magnisiyam iyo ziigi ma.wada cuni Karaa
Masha Allah ❤️
Sonkor markaa maqlo ayeyday isniino muuse geele baan soo xasuustaa 😢😢😢 ilaahay haunaxariistee faham la,aan iyo qadar rabi isu darsamay sonkorta faham dad badan kama haystaan allaha unaxariisto intii dhimatay waalidka iyo walalka waxaa xasuustaa far xata in laga jaray markii hore farta namar yaraa kasoo baxay ilaa lugaheeda dareenku kadhamaaday .markii danbana kelyahaa fariistay. Koolay wax kasta waa qoraal
لااله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير 0:56 1:00
Manshaallah tabarakallah Alxamdulilah ❤
Chromium kaligii mala qaadan karaa mise waxaa jira vitamin uu kumilmo oo aan la,aantii laqaadan karin?
❤❤❤❤❤❤❤
Sc samiyow magaca aan wadaagnaa
Asc
M. Allah
Asc abaayo macaan taab one ka soo hadal
Aniga camal
اللهم وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Asc.abyo niciimo wan ku salaamay kadib walaaley dhabarka ayaa mudo dheer la iga haayaa.dhakhaatiirta waxey igu dhahaan lafahaakaga waa ostioprosis 1sano calsium ayaan cunaa waxbo iskama key badalaan.clostrolna waan qabaa .waxaan la I dhaha v.D malihid waan dadaalaa hadan isbadal malihid jirka dhanna ixanuuno.disk ayaana kala baxsan bal talo keen ilahay baa talo ku filan
Niciimo xameytidana waa la iga baxshay taasna waan kaa ilaabay
Abayo kaso hadal igfashinka dhiga wax u fcn insha allh wa ka sugaa iso jawab plz❤
Muringaha muxuu udaranyahay
Asc abayo numbarkada mahelikaraa khayr allaha kusiiyo
+358 40 366 5082
Walhi waa wax isax an daremy😢
abaay dhirta shaah camalmaa loo karinaa
NICOMA seedaba calashaa
Huno nicmo anigu daadeydu 25 jir lakin sonkor ban yeshey lakin imka wabanlaqabsadey 6 jir ayu iahaya huno bal mel kusheg dawadisa macal hoyo uu dhibey
Jzlqeer abaayo
Anlga wankuxanunsadaa muringaha
Naciima. Sactar. Waxtarkiisa. Kasoohadal