Asc walal gaastariga ma ufiicantahay aniga ayadoo miromiro ah ayan ruugaa kadib markan dhecanka ka dhamaysto wan tufa marka xoga gaaska ayey igu kicisaa
Asc abaayo allaha ku xafido maanta ayaa igu kaa horeeyso qosolkaga aniga ayaaba ka helay Mashaa.allaah abayo baaba siista gudaha ayaan u isticmaalaa saliideda dhib miyaa iiga imaan karo hadi aan ku shubo mahadsanid
Asc abaayo allaha ha ku hifidiyo macanto waa ku jecelaha ilaheey ha ku jecelado wax ma iiga sheegi karta hooyada ayaa mudo 3 sino korhur hayo wax ma iiga faaideey karta
Alla haku sharfo
Nambar kaaga ayaan rabay naciimo
Asc walaashey aad iyo aad ayaad u mahadsantahay masha allaha ayaa tahay, aqont iyo cilmiga noo faa'iideysay kheyr allaha ku siiyo masha allaha.
Macha allah
جزاك الله خيرا
Maashaa allaah
Asc abayo sida ugufiicn oolo lsticamalikaro noosheega masha alaah
Aamiin yaarabi
Maashaa alaah alaaya barriklakum adiga iyo ehelkaaga isticmaalka oo tafattiran noo soo sheeg.
6😊😊😊😊😊66😊😊😊
😊😊
😊😊😊😊6😊6😊
😊😊6
😊666😊😊😊من 😊😊
Aamiin
ماشاء الله تبارك الله ilahey hakusiyadiyo qosolkaka iyofarxadada
Maasha allah
Mahadsanid abaayo
Mash' allah
Asc abaayo barnaamijadada waa ay fiican yihin lakn waqtiga ayaad aad udheereyneysa waqtiga 5 daqiiqo hadad kadhigto ugu badnan 1 milyan ayaa dawan lkn cid walbo oo kafa idi lahd waxay arki waqtiga wayna kasi tagayan sidaa same marka insha allh
Maashaa Allah walaashay naciima ilaahay ha kuxiftiyo
Jasakalaahu kheyr walaal
Abayo hoyo ilaahay ha unaxariisto
Hinda walaal aamiin aad ayaad u mahadsan-tahay!
Jasakalaahu khayr abaayo❤
Masha allaah
Masha Allah ilahey ha ku xafido walalo 👍👍💖💖💖💖💖
Mnsha allaah jazaakallaahu khayrn jazaa runtiii waan kula arkay faa iidada ay ledahayna maaha mid tirsan noosoo badi wll
Masha allah niciimo alle haku barakeeyo wll ❤❤❤❤❤
Mahasanid abaayo.
MAASHA ALAAH ILAAHAY HA KU XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN AAMIIN YAARABI
Thankyou
Ilahay haku barakeeyo wllashay
Maasha Allah abaayo naciima
Asc mansh allaah
Walal side lo istacmaleya walal
Masha allah rabi haku xiftiyo
Thanks for sharing 👍
❤❤❤ asc walal Nacima sedey loqadan ma ta tukanka talan caba misey wan sameesta bal ikala sheeg?????
Jisaakalaah khayr qaali❤️
Asc, dhinaca firaashka maku fiican that?mise?
السلآم عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبتي شكرا
Asc walal side loo isticmalaa nala soo wadag
Hoyo idhaha way cadayen hada madawbyy noqdeyn g
Hereraha dhadh indhahana way ilmeyaan xabd zawdo indhaha dawo my utahyy hoyo iso jawaab
walal wad mahadsantahay walal oosharax Qababka loo isticmalo
Asc wrwb abaayo Nacima xabasowdada mida salida mise mida miraha
Imis ayaa laga qaadan karaa yoomkii walal,ha qaad, amase dhibco
Maciimo abaayosokortamaxaa ufiican
Asc abayo see tahay ILAAHEEY Haa kuu xafiidoo see loo isticmalaa hee tee waayee hee saliidaa mise murumuruhaa soo fasiir
Wcs Fahmo, baahidaada ayay ku xiran tahay macnaha kuligeed waa isku mid saliid ku isticmaal ama budo kuligeed waa dawo!
Abayo xabad sowdada ciyalka malasinkara
💞
Masah Allaha abayo side ugu dara
Asc walal gaastariga ma ufiicantahay aniga ayadoo miromiro ah ayan ruugaa kadib markan dhecanka ka dhamaysto wan tufa marka xoga gaaska ayey igu kicisaa
Asc abaayo allaha ku xafido maanta ayaa igu kaa horeeyso qosolkaga aniga ayaaba ka helay Mashaa.allaah abayo baaba siista gudaha ayaan u isticmaalaa saliideda dhib miyaa iiga imaan karo hadi aan ku shubo mahadsanid
Wcsww abayo jasaakallahuqer abayo 12 madaawaadka maka lasku qaso meqo kor ayaa cabikartaa malinti? Shukran qaali ⚘🌺🌻
Caisha Cadey walaal 1 ilaa 3 mar oo qiyaas ah waad isticmaali kartaa!
Bawasirta ma u ficantahay wll
Asc wllo waxan ahay gabadh wajiga haaro kule sidee u isticmaalaa adoo taliya
Asc walashey mcnto ishek sonkor ayaa kilida kaa dhacawday ayey igudhahen
Hadsnid naciima
Hooyo mcn waxaa saaid layga hayaa wadnaha wuuna igaraacmaa mar waliba waliba xilliga nasashada maxa sameeya dhaqtaraduna caadi baa tahy ayey i dheheen plz hoyo mcn isoo jawaab
Toonta badso biyaha kurido 1xabo IshAllah wad kucafimaadi
mashallah abyo jisakalahu qeyr
Mikroni maxakawata afsoomali igusheg nacimo🥰🥰🥰
Qofka jaban ma isticmaali karaa
asc abaayo mcnto qaabkauguficn oloisticmalo nososheg
Kalyo xanun qaba xage kala so dhiidh walal
Mamo ayido budo macuni karaa malin kasta.
Qof baa idehe kiliyaha wey dishaa Ben miyaa mum
Manaciimo
Asc naimo dadka jabi kaso hathal pliz
Mikreeni maxaa laga wadaa
Sidee loo isticmaalaayaa wllo
Sidee loo isticmaaalayaaa . Qaaaabka loo cunayo
Abayo alabtan markan isgudaro sideen usticmala fadlan iisosheg
Ma saliid baa laga samaynayaa mise iyo miro miro ayaa loo isticmaalayaa
Thanks wlashay qaaali
waw gabar isku kalson cimamadada mala haysan karo
Asc nacimoy ilmaha kaadiya ma u fiicantahay
Asc abaayo allaha ha ku hifidiyo macanto waa ku jecelaha ilaheey ha ku jecelado wax ma iiga sheegi karta hooyada ayaa mudo 3 sino korhur hayo wax ma iiga faaideey karta
Wcs Hamida walaal mahadsanid, ilaaheey haku jeclaado Allaha ku xifdiyo. Su,aasha walaal mafahmin, qoraalka kusoo celi ama telkeeyga qoro: +358 40 366 5082
hada bilaaway xabiibti
Abyo qof ur leh ma isticmli kr
see loo isticmaalaa walaal saliida miyaa mise mida miraha ah jawaab kasuga
ABAAYOOY MARKASTA MALA CUNI KARAA XABADSOWDADA ILEEN WAA QALAJIYE SIDA ANTIBIYOOTIGA
Asc abayo naciima aduun iyo aaqira allaha ku caawiyo waa nacaawisaa jazadaada jana farduus
Asc
Wcs
Qof uurleh ma isticmaalikarta
masha alaah
Cabur baa la dhahaa.
Hal malqo
ASC ABAAYO 7 AFKA MU KU SHUBANKARA BIYO MA KA DABCABIKARA
Maryam ma waxaad kawadaa 7xabo oo Xabad Sowdada ah??
@@adigaisahaaw HAA
IYAADO AN SHIDNEYN
Maasha Allah abaayo naciima
mash allah
Masha allaah
masha allaah abayo nacima