Qli qofku marmar emotional wuu iska noqon karaa wn ku dareemynaa markasta illahy number one hakuu noqdo saliga ku dul ooy meelkale ilmadaadu yay ku dhicin😢
Waa ku dareemi karaah wlhi abayo mnta garab waalid ma heesatid ma aqaan aabe inuu ku nool yhy lkn hooyo ma heesato gbdhan mnta nah ilmaha kaliged loga tagaay masuuliyadii sorry wlhi xbbtii 😢 guul ku rajena Mar wlbo ha murugon❤
Allah u wada naxariisto waalidiindeeda iyo waalidiindeena dhamaan iyo inta muslim ah Allah u naxariisto 🤲🏽🤲🏽🤲🏽Samiirana Allah u saqiro wado qeyr qabdo Allah u furo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
Wax alaala iyo waxa tabaneysid allaha kaa tiro i.a wlhi aniga adiga kuu duceynaa xaladadeyda alla og lakin xaladba xaalada ka culus allha noo wada fududeyo arimahena i.a
illahay ha ku xafiido adiga iyo ciyalkega muradkad illahay ha sahalo waxai ku dhibayo illahay ha kaqabto dadka illahay ha kaga dhigo hooyo iyo abe Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤
Ilhy muraadkada hakuu sahlo cadowga Allah kaa qabto ilmahane Alla kuu fududeeyo korintooda waxaankugula talinaa inaad astaqfaarta iyo ducada badiso si waxwalboo alle kuugu sahlo
Ilhy farxad badan haku siiyo abaayo mcn insha allah nolosha aduun ka dhan baa qabyo ah mgrty marna ma dhameys tirna marka insha allah wax kasta wa ku hagagayan guuleyso qali ❤❤❤
Abayo mcnto dhibka iyo adunka waa matano alle dhib waliba dhef ha kugu badalo hoyo miya so xasusatay alla ya raxma raximiin amiin yaa allah hoyo mcnto adunka alle naguma fidneyo aqiro janatul fardowsa ha na wada siyo insha allah samir ka bada abayo mcnto 😢😢😢😢😢😢😢😢
Qli qofku marmar emotional wuu iska noqon karaa wn ku dareemynaa markasta illahy number one hakuu noqdo saliga ku dul ooy meelkale ilmadaadu yay ku dhicin😢
@@SucaadMaxamed-w4j sax kuma na sii jirto markay ku arkayaan dad dhibkaaga jcl in aad dhib yar dareentay lama tusa ba
Abaayo suratul baqarah aqriso iyo istiqfarta iyo xowqalada iyo saliga nabiga scw baadhi iyo salaada leylka tuuko ducadaa badso quraan aqriso ❤❤
Abaayo astaqfarta badso iyo saliga nabiga kadib kadib ducayso❤❤❤❤
Abaayo hooyo Adag baa thy ee samir wllhi anigaaba ilinta ceshan waaye hooyana illhah ha unaxariisto 😭🤲🤲
Waa ku dareemi karaah wlhi abayo mnta garab waalid ma heesatid ma aqaan aabe inuu ku nool yhy lkn hooyo ma heesato gbdhan mnta nah ilmaha kaliged loga tagaay masuuliyadii sorry wlhi xbbtii 😢 guul ku rajena Mar wlbo ha murugon❤
Aabahed na ayadoo yar ayu dhintay
😢😢@@umumascuud3307
Allah u wada naxariisto waalidiindeeda iyo waalidiindeena dhamaan iyo inta muslim ah Allah u naxariisto 🤲🏽🤲🏽🤲🏽Samiirana Allah u saqiro wado qeyr qabdo Allah u furo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
Samiiroy sariirta wax badow ama qaxwi ama gaduud kufiraash si eyisku soosaaraan daahana kalar asna kulifaaq sieyusoo baxaan cadaanka hada waa wada cadaan marka quruxdiisa masoobaxeyso❤❤❤❤
Naaa wllo samiraaaa Cadoww aah aa ilmaadaada yeey arag wllo vlog yadiiiinaaaa nooo sooo badiiii gurigiii Naa Wuu ku dhamadeeeee Mnsha Alah ❤❤❤
Abaayo muruga ALAAH hakaa qaado ❤❤❤aamiin aamiin Samidey aad tahay maasha Allah
Ilaahey umuurahaaga haku islaaxiyo abaayo qalbigana ilahey haku qabojiyo faraj qeyr qabo haku furo aduunkan wa iska imtixan abayo sabar
Abayo mcn Culeska Fuded Allah hakugu badalo ❤ insha'Allah 😊
Ha ooyin oohinta kuma qurxanid qaali allaha kuu yasiro waxey ahaataba waa sax rabigaa xagiisa u carar isaga ayaan ku dayaceynine
Ilaahay SWT hakuu fududeeyo wax kasta oo khayr kugu jiro oo aad niyada ku hayso adiga iyo intii muslim ah, Guuleyso walashay samira, Alle ha idin xifdiyo, cafimad iyo farxad waarta, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏❤️🤍
Sidha jaceshahy oo kheir kugujura Allah hakusiyo inshaAllah abayo allahuma amiiin
Oohinta farxad Allaah ha kuku badalo Amiiin Amiiin istiqfaarta badso Insha Allaah khar
Abayo kurbada io walwalka alaha kaqado waxad jeceshay io khayrana alaha kusiyo adigiyo aw ladadana alaha idin xifdiyo alahu maa amiiin 🤲🥰
Abayo murugta faraxd aan dhamaad laheyn allah kugu badalo in.a ❤
Abaayo macan farxadada qarso maxayelay wallagaa xasidaya murugadaadana qarso abayo maxayelay dadbadan oocadawgaga ah bajira ookufarxaya illintaada abaayo marwalbana allaetarasaro wankujecelnahay wallal
Simaney abayo macan allaaha ku xafidu garab iyo gaar gaarna allaaha ku siiyo❤❤❤❤❤
Mansha Allah nolosha haku wacnato samiira siman keep going xabibti alxamduillah ❤❤
Wanu kuu soo duceynayaa ilahay hakuu rumeeyo riyadaada kurbadana ilahay hakaa dul qaado ❤
Ninkii gabnah marks hoyo dhimatay wax yiri garablada ahay away nin somali
Allah ku sahalo waxii ku qeera
Ninka ka tgy inanta quruxda bdn e u dhshy ubaxa yaryar e quruxda bdn Mansha Allah ninkaasi nasiib xumaa walow clfku cajiib yhy wll Alle wxd tabanayso haku siiyo dunidana dhmys maaha
Illahay haku qabojiyo qalbiga 😢 farxad aan dhamad leheen illahay haku siyo
Abaayo mcn illaahay waxan kaga barrayay muragata allaha ka qado allahumaa amiiin
Qali ankula kaftamee anigu waxn sugayay manta walysoo Donay maxadhacay
Asc. Samiira Siman. Ilaahay qalbigaaga ha dajiyo wax ku dhibo Aduun iyo aaqiro allaah ha kaa haayo walaal wax ku dhiba waad qayraysaa inshaa,llaah.
Abyo kurbada allah hakaaqaado waxad samaysaa istifaarta badso iyo saliga nabiga scw waa dagaysaa Insha allah guriga saad u haajisay masha allah quruxeey horey usoco gadaal ha eegin guulayso ❤❤❤❤
My sister Everything is Gonna be OK🤲🫶♥️🫶👑🌹🥰💯👍👏👏
Ilaahay ha kaa aqbalo wixii aad doonaysid ee kuu wanaagsan Ilaahay ha Ilaaliyo wixii ku dhibaya
Ilaahay garabkaaga ha galo wllo❤❤❤❤❤
Dhibatadaa daremesid allaha kaadulqaado qalbiga allaha kuuqabojiyo farxad allaha kusiiyo❤❤❤😢😢😢
Illhy qalbiga haku qabojiyo wll❤
Mnsh allah wallo allaha ku barkeeyo❤❤❤
Wax alaala iyo waxa tabaneysid allaha kaa tiro i.a wlhi aniga adiga kuu duceynaa xaladadeyda alla og lakin xaladba xaalada ka culus allha noo wada fududeyo arimahena i.a
Ilahay arimahaga hakusaqiro adigo Ilahay hayasata hamurugon quruxey ❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo culeys walbo fududeyd allaha kugubadalo ❤❤❤ aamiin yaa rabiii dhmn muslimiinta
Allaah haku fududeeyo wax walbo jeceshahay abaayo samirka badi samraa sadleh allaha kaa farxiyo
Abaayo macaan waxaad jeceshahay allaha kusiiyo abaayo
Abayo murugta kukeysato allo farxad hakugu bedelo insha allaah muqaalkaan mukaalkiisakale insha allaah farxad lasoonoqo ❤️🩹💞❤️❤️
Allahey umurahaga haku saqiro saliga iyo istiqfarta badso farxad baad ka helin
Abaayo ilahay haku sahlo amurahada oo macsiya aheen istaqfaarta badso iyo saliga nabiga abaayo waxana kuga wanina ani ahan asturnanta ku dadaal insha Allh surat baqrah laziim aqri malin kasta insha Allh wan kuso duceyay si qalbiyan xili roob socda waya ilahay haiga aqbilo
Asc abaayo murugta farxad allaha kuugu badalo wixii aad jeceshahay oo qeyr ah allaha kusiiyo aamiin aamiin ❤❤❤
Muradka alle hakuu sahlo qali
Asc wllshay wixii ad dhibsato niyayso inu waxsahlan yihiin isha alaah wallhi way sakhirmaysaa ilmaha qufac ama quman ha ahaado ama hargab sii xabadtu sowdo miraha ah shiid biyo kukarkari ama toon iyo liin dhanaan iskugu qas insha alaah ale jeclow waa uu jeclaanayaa inshaa alaah
Qalbiga alle haku dajiyo allena muradkaga haku saqiro walashey qali insha allah
Abaayo waxaad jeceshahay ooay jano uweyntahay allahakusiyo walidkana allaha unaxaristo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
illahay ha ku xafiido adiga iyo ciyalkega muradkad illahay ha sahalo waxai ku dhibayo illahay ha kaqabto dadka illahay ha kaga dhigo hooyo iyo abe Aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤
Mcny Alle qalbi haku qabojiyo anagaa walalada ah horay usoco ❤❤❤❤
asc wll samiira waxwalba oo aad jeceshahay oo aan macsilahayn allah hakusiiyo abaayo xaramkaan joogaa insha allah ha kuu aqbalo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🩷🩷
Ilahay qeyrka haku waa fajiyo abaayo
Abaayo sidaa jeceshahay o kheyrka kugu jiro alle hakusiiyo ❤wajeclahay farxadada alle adartii aya kujeclahay ❤adiga iyo caruurta alle haku xafido
Abayo illahey amurahaga haku sahlo illahey culeska haka dulqado carurta illahey haku cafiyo😢
abaayo qalbiga allah ku qabojiyo
Horumar wacan abayo hooyo alaha unaxaristo
Maasha Allaah Allaha ku xafido Ciyaalka
Ilaahey kurbada hakaa dulqaado abaayo waligaa ha ciishoon ciil Ilaahey kuma bado ❤❤
Illaahey ha ku caafiyo ❤❤❤
الله يزيل همك ويفرح قلبك ويسعدك يا رب العالمين يا حبيبه قلبي😊
Umurahaga allaha ku sahlo abaayo macaan
Illahay qalbiga ha kuu qaboojiyo❤
Qeerka allaah ha idin wafajiyo shartane allaah ha idin kaxijaabo adiga iyo ilmaha allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
Asc samiira murugada farxad Allaahu kuugu badallo insha allaah
Wall ilaahy hakuu caafiyo wll
Ilhy muraadkada hakuu sahlo cadowga Allah kaa qabto ilmahane Alla kuu fududeeyo korintooda waxaankugula talinaa inaad astaqfaarta iyo ducada badiso si waxwalboo alle kuugu sahlo
Ilahay saa jeceshahay hakunsahlo wllo ane iso duceya xamilo ahay in ilahay infududeyo in fosha idhibin ilmo cafimat qabana isiyo
Alle hakuu adkeeyo qalbiga
Abyo Ilaah murugada farxad dag dag ah hakuugu badalo, danbi dhaafna Allaha kaaga dhigo Dhib kastoo Aad dareemeeso, Dhamaan arimahaadana sidaa jeceshahy sida ugu fcn Alla kaaga dhigo. Aamiin yaa Rappi
Muraad kaga Allaha kuu sahlo, walwalka badan iska yaree, Alle kuma qadinaayo
Ilhy farxad badan haku siiyo abaayo mcn insha allah nolosha aduun ka dhan baa qabyo ah mgrty marna ma dhameys tirna marka insha allah wax kasta wa ku hagagayan guuleyso qali ❤❤❤
Abaayooy ilmaha balkoonka iyo jikadaba ka ilaali please 🙏 abaayo Alle ha kuu xafido
Guul abayo❤❤
Waxi kheyr ku ah allah ha ku sahlo abaayo ❤
Abayo mcn alaha kuu fududeyo amuurah Abayo ilmaha alaha kuu deysto
May Allah bless you ,family and ease your pain ❤❤❤
Amin ❤❤❤
Abyo mcn ilahey culeys walbo ku heysta haka dulqado wax walbo jeceshahay rabi haku siyo wlshey mcn qalbiga rabi haku dajiyo marwalbo culeys darento quranka iyo salada ku dadal insha Allah abyo mcn adkartana badso ❤❤❤❤🤲❤️
Ilaahey sidii niyadaada jeceshahay ha kuu yeelo abayo, Sorry 😢. Ilaahey muraadkaaga midigta ha kaa siiyo aamiin Aamiin yaa rabbilcaalamiin 🤲. Culeyska Ilaahey fudeyd ha kuugu badelo aamiin
Asc abayo adunyo waaye malin farxad malin emotional waaye inshallah qeer abayo nafta qeer usheeg ina macalin cusran yusran allaha kufududeeyo
Mash allah quruxey horay usoco ,الحمد الله على نعمة الإسلام
Alle qalbiga ha kuu dajiyo awlaadana alle ha kula koriyo wll
abaayo illaahey murugta hakaa qado insha allaah🤲❤
Waxaa jeceshahay allaha kuu sahlo abayo hadii aad murug dareemeysid alle ha kaadul qado
Mash Allah abayo macaan ilaheey waxaa rabto ha ku siiyo adı caruurtaada ❤🎉
Allaah murakata faraxad kuga badelo abaayo aamiin amiin amiin aarabi
Abayo mcnto dhibka iyo adunka waa matano alle dhib waliba dhef ha kugu badalo hoyo miya so xasusatay alla ya raxma raximiin amiin yaa allah hoyo mcnto adunka alle naguma fidneyo aqiro janatul fardowsa ha na wada siyo insha allah samir ka bada abayo mcnto 😢😢😢😢😢😢😢😢
Abaayo ha ooyin ilahey haka korkaaqodo kurbadada ilahey ha u naxariisto hooyo 😢😢😢
Abayo ilahey hakuu fududeyo muradkaga
In culusow ilmihii kaaqaatay ayn moodaybee ,abaayo ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo
Allah unaxariisto
Abyo sajacashy Allah ha ku yeelo hooyo Allah ha u naxariiso Abyo
Abaayo illaahay waxaad tabeeyso oo kuu khayir haku siiyo❤
Allah haku gargaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahay qalbiga ha kuu qabojiyo waxaii qayr kuugu jiro ilahay ha ku sahlo.
Farxad bdn allaha idin siyo adiga iyo ciyaalkaga apayo ilahy haka dulqado culeyska
Allh tabarakallh watacaala wax walbo oo aad jeceshahay oo qer kuu ah Allh ha ku siiyo qaali inaad is asturto ku dadaal
Kurbada ku haysato illahay ha dulqado abayo Qayr a noqon insha allah
Sorry abayo Hooyo mcn Allha unaxaristo
Allah ku siiyo waxad jeceshahy oo kheyr walal iska sabsar aduunkaa iska sidaas malin farxada malin murugo ah
Culayska fudayd alle haku badalo wll
Sorrya Abaayo Allah ku cawiyo qali
Wcs Sabar abayo kurbadda Alle hakaa qaado anaga dhamaanteena qalbiyada Alle hanoo hagaajiyo oo wax waliba oo Alle raali nooga yahay hana haleeshiiyo