Qaybtii 2aadDhar Magaalo Waa la Xidhaaye Dhal Magaalo Lama Noqdo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Chanelkan waxaad Ka helaysaa
    dhamaan Madadalooyinka
    Sida Riwayadaha,Gabayada Jacburka ah, Heeso Badalan Iwm
    For more info Tell us 0634308432

ความคิดเห็น • 647

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 ปีที่แล้ว +21

    Burco wexey ku taalaa halka lagu taftaafee xididada tin iyo cirib tebinaayo dhiigee dayax taaba qaadoo 15 Shan joogiye xidigaa tartamayee isku tixay dushoodaa tahan iga hirayee tusmo barashadeedii taran tarinta laafyaha😍😍😍😍😍

  • @abdirashidahmed5939
    @abdirashidahmed5939 6 ปีที่แล้ว +37

    Qolo raashin Naga xaday ban kudhaarinay beri hore 😂😂😂😂riwaayadahan waxaan kaga helay jilayaasha maqoslayaanba daawaduhu in uu qoslo bay kuwacan tahay. mahadsanidiin akhyaarta👍👍❤❤

  • @mustafamahamud7893
    @mustafamahamud7893 6 ปีที่แล้ว +31

    Reer burco waa dadkii murtida noolaada Viv Burco💋💖💗

  • @moustaphamohamed8199
    @moustaphamohamed8199 6 ปีที่แล้ว +13

    😂😂 C.boy horay u socda wll wlhi waan ni tagera 😂 Reer burco waan ni salamaya 🙋 from Djibouti

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 6 ปีที่แล้ว +7

    Mash allh wallle gabadhan xijaabka xidhan ee marwalba ama ruwaayad walba kulajirta wey asturan tahy msh allh allaha kuugu wado wll sidaa isku astur marwalba

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +25

    Hhhhhhhhh
    RagaYgii Kooxda Samadoon
    Go Forward...👏

  • @asmaismail5869
    @asmaismail5869 6 ปีที่แล้ว +16

    hmmmm wlHy daacad uqoslay apwaan marjjoojiye AbdiraHman gacantu kuma go do

  • @hoodoindho6119
    @hoodoindho6119 6 ปีที่แล้ว +58

    hhhhhh ninkan su rer miyiga u matali yaqanban ka hela tageero buuxda ✅💪🏾

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว +2

      +Hoodo Carab wlcme

    • @hoodoindho6119
      @hoodoindho6119 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman C-BOY wllo wn dhawahy thnks lkn iga so badiya murtidii rer burcay ku hadhe guul bn idin rajaynaya insha allah deeh burco aan imadeeh agtarad ma layga dhigaya 😂😂😂😂

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว +1

      +Hoodo Carab haa wnu ku zo dhwyn in pdn wllo

    • @mohamedyuusuf5244
      @mohamedyuusuf5244 5 ปีที่แล้ว

      @@hoodoindho6119 handshake

    • @axmedxuseen3401
      @axmedxuseen3401 5 ปีที่แล้ว

      hhhhhjjaahhhkkkk

  • @feygaooh3921
    @feygaooh3921 6 ปีที่แล้ว +92

    😪😪quraankii ayaa ciyargalay iyo qosol qosol akhiro samanweyan Wlhy

    • @zakareyahussein
      @zakareyahussein 5 ปีที่แล้ว +4

      Waa higaad weeye sxb waa carabi weeye been hakasheegin ragee wuxu yidhiba waa aragnaaye

    • @hamdanlyrics6463
      @hamdanlyrics6463 5 ปีที่แล้ว +2

      war waa higaad ee quraan mahee Aamus yaab lagu gu qosline

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 5 ปีที่แล้ว +3

      Hingaad weeyaan sxb kla baro hingaada iyo quraanka

  • @munacali3244
    @munacali3244 6 ปีที่แล้ว +113

    Yaaa igasoo horeeyay aar ilmadeerayaal like ta

  • @muusesaleeban8156
    @muusesaleeban8156 6 ปีที่แล้ว +20

    Inta burco ku daawanaysaaa like igu qabta

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 6 ปีที่แล้ว +14

    Waa tukaan kacay kulahaa hhhhhh gacan ayaan idinka taagay walaahi

  • @quruxlaylugobaasto4404
    @quruxlaylugobaasto4404 6 ปีที่แล้ว +64

    5:25😂😂wxn xsuustay barigaan mlcamada dhigan jiray an mcalinka isla liidan😂😂 ya ila qaba arintas

    • @muztfemohett1544
      @muztfemohett1544 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 mhee

    • @sagalmahamed9549
      @sagalmahamed9549 5 ปีที่แล้ว +1

      HUSH

    • @mohamednoor5098
      @mohamednoor5098 4 ปีที่แล้ว +1

      Saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa saaaaaaaaaaaaaaa

    • @inahahmedkooz5197
      @inahahmedkooz5197 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wllo

  • @zaahiryare5110
    @zaahiryare5110 4 ปีที่แล้ว +2

    Qolo raashin nagaxaday baan ku dhaarinay 🤣🤣🤣🤣🤣 wllhy daacad baan uqoslay liketa hayla dhaafin

  • @abdirizaqaadan8710
    @abdirizaqaadan8710 5 ปีที่แล้ว +19

    Waar halla xasusto nebi maxamed scw

    • @RealMadridfans115
      @RealMadridfans115 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmednurgele4356
    @ahmednurgele4356 6 ปีที่แล้ว +3

    Qaybta Malcamada waxaan u arkaaa in laga fiican yahay waaayo diinta Alle qosal ma ahan tusaaale gabadha oo quraan aqrinaysa ayay maalaa yacni u jooojiyeen tan kale siduuuu u leeyahay ilama qumana.

  • @huseenkurdishow782
    @huseenkurdishow782 6 ปีที่แล้ว +161

    Akhrinta commentiga ayaan qaabilsanee like igu dhagsii😅😅

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 6 ปีที่แล้ว +1

      Huseen kurdi SHOW like

    • @ugbadcumar65cabdi11
      @ugbadcumar65cabdi11 5 ปีที่แล้ว +1

      +Asma Cumar cabdi

    • @mA-ts2gp
      @mA-ts2gp 4 ปีที่แล้ว

      Kaligay bn ismodeya hh dadku waa ilamid lpx

    • @siciddekisse4618
      @siciddekisse4618 4 ปีที่แล้ว

      😷😷😷😷😷😷😷😷😷😷😷😷😷

    • @siciddekisse4618
      @siciddekisse4618 4 ปีที่แล้ว

      🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶

  • @nimcoahmed.2345
    @nimcoahmed.2345 6 ปีที่แล้ว +4

    Abdi rahman c-boy samadoon inta tageera liketA

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 6 ปีที่แล้ว +10

    Inaba caadi maaha love u reer burco

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 ปีที่แล้ว +26

    Hhhh masha alllah kuwan walhi aad baan ugu qoslaa cid gacan qabata uunbay baahanyihiin SUBSCRIBE ISAARA ASXBTA IDINKUNA

  • @kingqueen5485
    @kingqueen5485 6 ปีที่แล้ว +129

    Isku khajiloo bal manta wx iigarta wllayal

    • @najaxadaax9484
      @najaxadaax9484 6 ปีที่แล้ว +1

      King Queen Anne and hamzic we will have been trying for the heads to get a hold on my what's your address and phone number of the heads and hamzic you have been a great year for the love of the love of the same thing I was thinking of the love of the heads up I was thinking of going to get the heads to respond to your place and I have been talking for a new place to get the heads to respond to this we will be in touch soon and shamzic we are going out forward it r we are going out for the heads up and I was like you real and I will get back with the heads to get a hold you and I hope you fhaada the heads to respond to this I have to go in to the office today but will get back with people who have a new email for the love hno you fhaada you real or you can come to get the love of going to a new house and hamzic the heads to get a new one in the heads and I have a few things and I have a few things and I have to go in ay the love of going to a friend's house for rent in ay the love of God in ay of God and hamzic to get the same thing as last time we spoke you were able to find you a few days ago to respond to your address and I'll come out for letting me thanks you too love hno you fhaada the heads to respond to this we will have been trying for a great time and phone number of God and the same to get to know the status was about a new one in the heads and I will have been a good day to respond to your place and we are going out for a few I have a meeting at the love and support the heads to the airport at a few places in mind for future ayaad tahay qor wall in the same thing but I was like you real and I will be able to get a ride with you fhaada r we can go out for dinner tonight if you fhaada r you fhaada you real and I will be in touch soon to be in touch with the heads to the office and hamzic the love of God is good all week and hamzic the love of God and his wife will be home at the moment I will

    • @yusufjama1241
      @yusufjama1241 6 ปีที่แล้ว +1

      Najax Adaax your comment makes no sense wllo wax macneh malaha comment gaga 😂😂😂❤️

    • @inamuse3461
      @inamuse3461 5 ปีที่แล้ว +1

      like ayad bary saa

    • @mohamedyuusuf5244
      @mohamedyuusuf5244 5 ปีที่แล้ว

      @@yusufjama1241 mnemonics Allenheads skkejemnej en jwkwjkkkkk el wjwjjwijwbwbwhh

    • @mrniikoniiko2935
      @mrniikoniiko2935 5 ปีที่แล้ว

      Kuu gartay lakin ha iibaran

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +6

    Kooxda SamadooN Horu u Socda ZhpyaaL...👏👏

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 6 ปีที่แล้ว +13

    mnzhlh wiilka waxn kahelay qaabku doonayo inuwax ubarto iyo xiizaha uwaxbrashada uhayo
    hore usocda wloh 😍😘

    • @mr.haatuf8726
      @mr.haatuf8726 6 ปีที่แล้ว +1

      amoun omer hhhh sheekada run baabad ka dhigaty

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 ปีที่แล้ว

      😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sadaamaademmahamed1847
    @sadaamaademmahamed1847 6 ปีที่แล้ว +45

    Zxp nimankan sidan ubartey comment aqris ayunban kumashquley iiii abaal guda dadow

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 6 ปีที่แล้ว +34

    Hore Usoco Apti
    Abdirahman Ali Isse Umal Mire😍

  • @illkocaztiiburco1319
    @illkocaztiiburco1319 5 ปีที่แล้ว +5

    wlhi qozol away reer burco like

  • @farduuscabdi9076
    @farduuscabdi9076 6 ปีที่แล้ว +17

    Naa ceeb dee ceeb kkkkkkk waxbaa helay 😂😂😂😂

  • @drmaansammohamed450
    @drmaansammohamed450 6 ปีที่แล้ว +33

    Bacaac kulaha alla qosol weyna

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +74

    Burco inan imaado insha Allah daacad ban uqoslay wllahi 😀😁

    • @ruweidemohamed1061
      @ruweidemohamed1061 6 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi wa is racayna diyar garow😂

    • @rabiicdiaby7095
      @rabiicdiaby7095 6 ปีที่แล้ว +1

      Kamal Abdullahi Ana ha iga tagin awooowe aaan kula soo arkeeee

    • @adamprodaction5399
      @adamprodaction5399 6 ปีที่แล้ว

      Kamal Abdullahi an haygTagina

    • @adire9965
      @adire9965 6 ปีที่แล้ว

      Hayga tagin

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว

      Ruweide Mohamed wayahay lkn reer burco ma ahi xafadina ma igaynaysa Marti ahan 😀😀😀 hh

  • @izlaamomer6227
    @izlaamomer6227 6 ปีที่แล้ว +80

    Aaar AzxaapTay igu qaPta maaNta like ta xuN

  • @abdikariimaliomar5817
    @abdikariimaliomar5817 5 ปีที่แล้ว +4

    Maaha noloshu ciyaar Like ha ilaawin

  • @nagguumabdle9192
    @nagguumabdle9192 6 ปีที่แล้ว +17

    Baaaca 😂😂😂😂😂😂😂😂😂sida lxda miynany ahyn wlhi ragani wa rag nol

  • @zacadizmail2789
    @zacadizmail2789 6 ปีที่แล้ว +145

    Like igu shrfa alle hydin shrfee

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 6 ปีที่แล้ว +99

    dhip ma hysaaaa 😂😂😂😂 likeda hayga ilawina

  • @moe4175
    @moe4175 6 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh reer burco oo aftahana baa heshay wllahi way ka xaraamaysatay 👍😜👍

  • @howitmade9007
    @howitmade9007 6 ปีที่แล้ว +40

    hmmmm wlhi Ragan waaa RaGii riwaayadaha maTala la yidhi
    waa Actors dhamyztiran

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว +108

    War Hooy Like-ta KoLay Ku Dhibi Maysee Sii taabo

  • @fathiyusuf8834
    @fathiyusuf8834 6 ปีที่แล้ว +25

    Kulahaa qolo raaashin naga xaday ayaan ku dhaarinay ,ala beerka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @riyokuqosle9384
    @riyokuqosle9384 6 ปีที่แล้ว +27

    hhhh hhhh 13waysaad naga jabisay

  • @Zaki-qj2zb
    @Zaki-qj2zb 6 ปีที่แล้ว +27

    Idaa cajidta kackac intaa maqashay like igu cawiya

  • @hanadyare6174
    @hanadyare6174 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala caloosha ar kuwan iga qabta hbn xasus leh 21/1/2019 isniin time 23:18 jiif dhnka bidix 😪 like isaara

  • @fadumosuruur6435
    @fadumosuruur6435 6 ปีที่แล้ว +40

    Kkkkkkkkk wllhi waan ka helay burco waan iman kkkkkkk

  • @dhawrzanindhdahapo7019
    @dhawrzanindhdahapo7019 6 ปีที่แล้ว +3

    waad dhiqaysaaye haaye bl u kaadiyo sugoo Hhhhh hore usoco deq mroojiye reer minimada ku so bxysaaa

  • @fply3303
    @fply3303 ปีที่แล้ว +1

    7:23
    Wa mxy jahilnimada inta leeki 😟
    Kitabki qur'anka ayuu dul saray bugi markasu wax ku dul qorayaa😢
    Subxanallah🥺

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 6 ปีที่แล้ว +13

    Baraa bisinla anigaaba reeraha usoo saari jiray kkk

  • @naimahoney543
    @naimahoney543 6 ปีที่แล้ว +42

    Aamina dHeeer😂😂😂😂xaraBoh

  • @mustafekamara7009
    @mustafekamara7009 6 ปีที่แล้ว +28

    Waar sawka buugi kitaabki dul saray yaa rabbi

  • @MohamedAhmed-gq4xy
    @MohamedAhmed-gq4xy 5 ปีที่แล้ว +2

    Idaa hargabta hindhis
    Idea caajista qayilkkkk wlhi beerka dagada I noqday vevo burco hhh 💕💕👍👍👍👍👍

  • @walaxwalaxbeauty7533
    @walaxwalaxbeauty7533 6 ปีที่แล้ว +12

    It's funny fun guuleysta waligiin ruwayadaha wax badan kasoo dhiga lakiin wllyal

    • @hassenmohamed2825
      @hassenmohamed2825 6 ปีที่แล้ว +1

      so funy wlhi rer burco 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว

      +walax walax oky mhd

    • @shakiramin4141
      @shakiramin4141 6 ปีที่แล้ว

      walax walax. Nimco. Cabdilqaadir. Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @khmarjiboy9477
      @khmarjiboy9477 6 ปีที่แล้ว +1

      walax walax zhpo nimankan walhi caajiska iga Duuliyan

  • @hoodoindho6119
    @hoodoindho6119 6 ปีที่แล้ว +15

    hhhhh sida idaha ka daah rer burco 😂😂😂

  • @selmanuura9602
    @selmanuura9602 6 ปีที่แล้ว +2

    Horta waa suaale tolow 👍 like maxa laga helaa Adkiina Khubirda kuahi

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว +15

    Waa Inaan Burco Imaado Fasaxa Insha ALLAH❤😍
    Lkn Yaa iso Dhaweynya😎😕😉

    • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
      @hazzanmohamedpaapapoolito9862 6 ปีที่แล้ว

      Isxaaq Maryacade sxp. Anaa kuzoo dhaweyn. ZI baLadhan wElipaH. Lkn Hlke ka iman mcnHa mGalaDe naGa ZoopoqaN

    • @isxaaqmaryacade18
      @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว

      Hazzan Mohamed Paapa PooliTo
      Sxb Garoowe
      WaLe ReeR Burco Gobonimo Iyo QosoL Ugu Kaalay

    • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
      @hazzanmohamedpaapapoolito9862 6 ปีที่แล้ว

      Isxaaq Maryacade gaCmo Furan kuZoo dhawow. Sxp

    • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
      @hazzanmohamedpaapapoolito9862 6 ปีที่แล้ว

      Isxaaq Maryacade burco adiGah Leh laGama XiGoH

    • @isxaaqmaryacade18
      @isxaaqmaryacade18 6 ปีที่แล้ว

      Hazzan Mohamed Paapa PooliTo
      Sxb FaceBooK Maxaa Kuugu Qodhan

  • @naruromohamed7929
    @naruromohamed7929 6 ปีที่แล้ว +16

    Hh waa maxay inantan haarigiii kkkk wuu baqdayba

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 5 ปีที่แล้ว +1

    Qolo raashin nago xaday baan ku dhaarinay bari ku lahaa deeq maroojiye waa funny runtii

  • @gamastube2729
    @gamastube2729 6 ปีที่แล้ว +6

    Rag rag ah, Halkaa ka wada saaxiibayaal walee waad Iga qoslisaan e 😂😂

  • @shidelyrics2136
    @shidelyrics2136 6 ปีที่แล้ว +16

    Hhh Reer burco TOlKay
    noladaH Shidanan

  • @simanaragsan7396
    @simanaragsan7396 5 ปีที่แล้ว +6

    Barigaan yaraa xiligii dugsi baaan mclinkii intuu iga, waaliyey anoo casharkii kapaxaayo baan waxaan yiri wahadeynaaHun lug doodli🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aadansooyaal1208
    @aadansooyaal1208 6 ปีที่แล้ว +8

    Risiq ilaahaybaan dayacay Hore u socda

  • @umujannaabdi8001
    @umujannaabdi8001 6 ปีที่แล้ว +33

    Maxad la kaca kufaysa kulaha 😂😂😂 reer burco murti halo dayo Togdheer gobalkii reer abtigay

    • @qadanabdi5164
      @qadanabdi5164 4 ปีที่แล้ว

      😁😚😙😐🙁😴🤓

    • @user-bp6vk1nh8u
      @user-bp6vk1nh8u 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว

      Kalaparo inaga baro shaahii reer burco inta 2020daawanaysa like dhac

  • @r00bleismaaciil97
    @r00bleismaaciil97 3 ปีที่แล้ว +1

    nii kasra niis😃😃😃fadlan like dheh wll

  • @ayaanabdi5829
    @ayaanabdi5829 6 ปีที่แล้ว +13

    Ta yarba ta weyn lagu gaadha masha allah saas kuwada zxpyal

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 ปีที่แล้ว +32

    Hhhhhhhhh walahi ninkaaan waa majajaaliste burco kuli ma majaajilo ayay isu raaceen waxa hormood ka ahaa sooraan iyo jawaan dariiqoodii ayay raceen
    Cidii igu raacsan subscribe channelkeena

    • @csalanmaxamed7048
      @csalanmaxamed7048 6 ปีที่แล้ว

      Maxaa raacay

    • @safamubarak8827
      @safamubarak8827 6 ปีที่แล้ว

      Somali midea 😍 rer burco murti uguh kaaly iyo majajilo i luv ma gobolkygah

  • @abdirisakmohamedinadayax3956
    @abdirisakmohamedinadayax3956 6 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkkk walahi wan kahelay ruwayadan best comedy a like

  • @apdlehazzan5424
    @apdlehazzan5424 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninki tagera nimanka like isaar

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa8539 6 ปีที่แล้ว +6

    Higada ciyarta kada walhi berka casadaye 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdihakiin3339
    @abdihakiin3339 6 ปีที่แล้ว +3

    noolaada kooxda samadoon murqaan maroojiye iyo mudhxiye iyo dhammaan garbaha ay kooxdu ku taagantahay

  • @maxamedabdi622
    @maxamedabdi622 5 ปีที่แล้ว

    Hangaada quraanka waa hangaad igu cusub asxaabey hingaada burco masidaana waxaan islaha lahjadaha uunbaa kala duwan hingaada qur aanka xita waan kala duwanahay viva cboy group

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣 hangaad waxay wll ma higaad bad ujeeda
      Anigu reer hargeysan ahay sida ruwayada o kale unban u dhiganay higada

  • @anisaahmedajaaaahmed7215
    @anisaahmedajaaaahmed7215 6 ปีที่แล้ว +5

    idaaa hargabta hindhis😁😁😁😁 like walllayaal

  • @sakomedia
    @sakomedia 6 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah murqaan maroojiye mudhxiye 👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏🎓🎓🎓👒👒 rag raga

  • @hazzanmohamedpaapapoolito9862
    @hazzanmohamedpaapapoolito9862 6 ปีที่แล้ว +13

    Gacanbaan idinTaagaY sxbyaL
    C_boY. Thnkz sxp

  • @qnsagaldarajo3545
    @qnsagaldarajo3545 5 ปีที่แล้ว +1

    Nio dadkan ma xanun like ah ba haya naga amusa beerka lay dinku,dhufaye

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 6 ปีที่แล้ว +19

    All commentaries are like "like"

  • @tupeecofficial2306
    @tupeecofficial2306 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlalayaal like

  • @abdirahmanjile5741
    @abdirahmanjile5741 5 ปีที่แล้ว +1

    Qeybta qur.aanka wan cambaareynaya...wayo gebedhu ayadaha ey aqrineyso ee laga jojiyay waliba ayado cajib ah o murugo leh qofki micnohoda fahmayo qalbigu garirayo aadban uga xumahay cibado filim haku jilina filim magashe qushuc bey u bahantahaye

  • @butthatsnoneofmybusiness399
    @butthatsnoneofmybusiness399 6 ปีที่แล้ว +6

    God he is a amazing actor and is sooooo dammmm cute can't i be your wifey✋✋💜💜💜💜💜

  • @hamzeaden5157
    @hamzeaden5157 6 ปีที่แล้ว +14

    Waan ku haystaaaa kooxdan halkaaa kasiii wada sxbyaal mustaqbal wacan ayaad ledihiine soona dadajiya qaybta 3aad 😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet1873 6 ปีที่แล้ว +2

    Maroojiye best actor wllaahi ii kiis kiis kkkkkkkkkkkkkk

  • @zhucaypfarahali8245
    @zhucaypfarahali8245 6 ปีที่แล้ว +2

    Apdi rahman wiiil poqortooyo gcn baan kuu tagay wlhi zxp

  • @AxmedSaalaxProduction
    @AxmedSaalaxProduction 6 ปีที่แล้ว +5

    11:33 idaaaaa hargabta hindhis
    --- --- --- --- --- ---
    idaa caajista kac-kac
    --- --- --- --- --- ---
    idaa qaadirta _____ 😂😂😂
    --- --- --- --- --- ---
    wa idaa caaroota is xoq
    hhh kulahaa waa iskuullada waawayn baa lagu dhigtaa

  • @indhawarnle1432
    @indhawarnle1432 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂 Go Forward
    Thx wllo C/rahamn c-boy

  • @ahmeddaakirchannel4798
    @ahmeddaakirchannel4798 6 ปีที่แล้ว +9

    Hhh Ar Iku qabta liketa

  • @badram1784
    @badram1784 6 ปีที่แล้ว +6

    run ahanti waxan ahay dadka sida wayn idin xiseya alle haidin dayo sokordhiya riwayadaha waliba inankan wankahela riwayadihisa sacad hhhhhhhh kulaha dhibti xolaha mahaysa

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 6 ปีที่แล้ว +5

    Rageedi waaye reer Burco waa wada atoorayaal hhhhhh

  • @sahalcabdikariim7280
    @sahalcabdikariim7280 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh walaahi waan qoslay runtii ruwaayadaahaan hala soo badiyo
    Runtii hadaad xanaaqsantahay
    Xitaa waad qoslaysaa

  • @cmaalikcali7527
    @cmaalikcali7527 5 ปีที่แล้ว +2

    Riwaayaddani waa ka yaab wllhi

  • @apdouladif8529
    @apdouladif8529 6 ปีที่แล้ว +2

    War Baa dhe "Bacaaac" kulaha 😅😂😂 rer burco funny Wlhi

  • @abdifatahyusuf2829
    @abdifatahyusuf2829 6 ปีที่แล้ว +10

    Ma ya iyo feegar ayaaad gashay 😂😂😂😂aaar ina mari lagu siii qaaadye

  • @shacnisharaf3481
    @shacnisharaf3481 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh baarabisinla waan aqaan ma dhigane qolo bari hore raashin naga xadaan ku dhaarinay kulahaa so funny wlhi daacad baan u qoslay😂😂😂😂😂✅

  • @ilyaashassan9157
    @ilyaashassan9157 6 ปีที่แล้ว +15

    Sheeko Qosol Badan
    Nin Baa Lagu Yiri Rag
    Dagaalamayay, War Maxaad U
    Kala Celin Weyday Oo Meesha
    Isaga Taagan Tahay, Una
    Fiirsanee.. Wuxuu yiri " Hadaad
    Oganlahaydeen Isku Dirkooda
    Dhibkaan Ka Maray, Kala Dhici ima
    Dhahdeen🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hamdamosa7929
    @hamdamosa7929 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhy riwaayadu waxaa lamooda inay aniga iga hadlay waan xsuusta bari baan mid yar saas uwaabsaday

  • @jamaalmohamed1701
    @jamaalmohamed1701 5 ปีที่แล้ว +2

    Commentigiina oo dhan waa soo aqriyay maxaan inka mudanahay

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 5 ปีที่แล้ว +2

    Deeq Maroojiye Nin Aan gacan Utaagey Jeclahey jiliinkiisa

  • @MuhammadAli-fl3iw
    @MuhammadAli-fl3iw 6 ปีที่แล้ว +1

    Horta wllyaal liketu dadka maxay usoo kordhisaa
    Qof waynoo wlloh like taa ha ila dhafin hayaa
    Waa wax laga xishoodo runtii

  • @nagam9246
    @nagam9246 6 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhhhhhhhhh qulux waan haysta

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว

      +ÁŜMà MÖHÖMÈĎ hhh

    • @mohamedyuusuf5244
      @mohamedyuusuf5244 5 ปีที่แล้ว

      Lllolwlleoo woollen own
      Ekekkek let Seekonk Lenovo woollen keeled

    • @axmedxuseen3401
      @axmedxuseen3401 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂wl laaallllllllllll lilwr

    • @axmedxuseen3401
      @axmedxuseen3401 5 ปีที่แล้ว

      @@AbdirahmanCboy siil

  • @jabarnazari2748
    @jabarnazari2748 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlll sulal like taa maxa faido ku jirta

  • @MioMusicTube
    @MioMusicTube 4 ปีที่แล้ว +1

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Fadlan Igu Caawiya Wllayaal
    👉👉👉Subscribe Ta 🙏🙏Plzz Plzzz

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 ปีที่แล้ว

    Wiilka BAKOORADA oo BAADOWGA matalooya, kaala iska arag waaye 😊

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 6 ปีที่แล้ว +5

    Qolo raashin naga xadaanu baara ku dhaarinay😂😂😂😂😂

  • @khalidomar5550
    @khalidomar5550 6 ปีที่แล้ว +6

    Waaryaahe halked la
    Kacaa kufaysaa kulaha
    Kan fataal sanaa hhhh

  • @xuseeenaaafir7321
    @xuseeenaaafir7321 6 ปีที่แล้ว +9

    maansh allh like asxpy