Daawo : Qosolka Jilayaasha reer Burco oo Ruwaayad cusub ka sameeya Garowe 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Daawo : Qosolka Jilayaasha reer Burco oo Ruwaayad cusub ka sameeyay Garowe & Flames 2020.
    Share, Like & Comment Waa xagiina.
    Mukhtaar Suudaani

ความคิดเห็น • 444

  • @axmedcabdilaahi9831
    @axmedcabdilaahi9831 4 ปีที่แล้ว +45

    Qofkii waalidin tiisa ixtiraama like zaara wallkay ama walshy

  • @israacpress8527
    @israacpress8527 4 ปีที่แล้ว +338

    Inta quraNka jecel like iZar plz and plz

    • @nimcodubed4600
      @nimcodubed4600 4 ปีที่แล้ว +2

      Wooweee ❤❤❤😍😍🤩🤩☺☺😚

    • @xamsebaashe816
      @xamsebaashe816 4 ปีที่แล้ว +1

      Quranka ayaad like kuraadinaysa subxanalah

    • @israacpress8527
      @israacpress8527 4 ปีที่แล้ว

      @@xamsebaashe816 adoo raliya sbscribe igu caawi plz

    • @maamanmaxamed3793
      @maamanmaxamed3793 3 ปีที่แล้ว

      adiga macduur miyaa tahay waxa ku hadasho miyaa weysay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah aniga aya jecel hadana shaydaan aya IGA mashquuliya
      Ilaahay xaafid ha IGA dhigo aamiin

  • @sumayacayni5013
    @sumayacayni5013 4 ปีที่แล้ว +20

    Taydii waa tee walal😂😂
    Wllhie burco idiiN xiistay😓🥰😊😋

    • @muscabiiofficial380
      @muscabiiofficial380 4 ปีที่แล้ว +1

      Sumaya iisaar abaayo subscirbe waanku saaray adiga

  • @kikokhadar7920
    @kikokhadar7920 4 ปีที่แล้ว +20

    Aar burco meeday like idinkama hayo walalayaal 👍

  • @kabyarofficiall2486
    @kabyarofficiall2486 4 ปีที่แล้ว +151

    Intii xaysiiskan ila aragta like dhac iigu siiya🥰

  • @Somali.Adventure
    @Somali.Adventure 4 ปีที่แล้ว +8

    Muskaa saacad ba baryi jiray war muse ii kena war muus ii keena😂😂😂🇸🇴🙋‍♂️

  • @hamsehassanhuriye1856
    @hamsehassanhuriye1856 4 ปีที่แล้ว +52

    Inti reer hargeisa ah 👍suulka ha ila dhaafina 😍plz

  • @hothocabdi2046
    @hothocabdi2046 4 ปีที่แล้ว +37

    Yaa kuu sheegay inaan biyo doonaney kulahaa 😂😂😂😂 ka dheeri waa xaraabo

  • @abdifatahali1467
    @abdifatahali1467 4 ปีที่แล้ว +13

    Garoowe kolkan yimado waxa weye in aan flames tagaa inshallah

  • @nasirjama4835
    @nasirjama4835 4 ปีที่แล้ว +11

    Maqaayad la xayeysiinayo oo duqsi duul-duulayo😂 ugu yaraan inay muuqaalka ka jaraan bay ahayd

    • @rashiid187
      @rashiid187 3 ปีที่แล้ว +2

      😁👍👍👍

  • @MADEINBURCO
    @MADEINBURCO 4 ปีที่แล้ว +13

    Waa walaalkaa oo reer burco oo ku leh
    Isu kay dhib oo subscribe ii saar iina sheeg si aan anna kuu saaro🥰

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 4 ปีที่แล้ว +22

    Hhhhhhhhhhhhh Kan gaaban wa so funny runti fantastic boys weye kuwan viva rer burco

  • @shaaruboqalaf171
    @shaaruboqalaf171 4 ปีที่แล้ว +78

    Garoowe Waa magaalo shidan Maansha Allah waxaana degan Gobtii Ciise Maxamuud
    Oodwayne baa idin ka soo salamaya walalyaal

    • @bigjr4592
      @bigjr4592 4 ปีที่แล้ว +1

      Alp Arslan hhh ciise maxamud kaliya miya daga xage Reer cumar ku ilowday

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว +1

      Way kaa muuqata bahashu😂😂

    • @shaaruboqalaf171
      @shaaruboqalaf171 4 ปีที่แล้ว +1

      abdala ali Waa kee kaas?

    • @shaaruboqalaf171
      @shaaruboqalaf171 4 ปีที่แล้ว +1

      Big Jr cumar xuu aha ?

    • @xafsamaxamed2529
      @xafsamaxamed2529 4 ปีที่แล้ว +2

      Meshu waa burco😂😂

  • @mohamedahmedmouse572
    @mohamedahmedmouse572 4 ปีที่แล้ว +12

    Waa xayaysiin tani maaha ruwaayad
    Garoowe magalo shidan waan idin salaamay

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 4 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkkkk. Qolyahan ma mushaharka ayaa la siiya waa iyaga raxleynaayee. Kkkkk

  • @muscabiiofficial380
    @muscabiiofficial380 4 ปีที่แล้ว +2

    REER BURCO waan idin jeclahy subscirbe isaara

  • @drkhalidabokormohamed7131
    @drkhalidabokormohamed7131 4 ปีที่แล้ว +4

    Dunida afka waxba laysagama sheego menu ayaa dadka loo keena.
    Reer garoowe way yara danbeeyan

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 ปีที่แล้ว +14

    Calnkyga quruxdisa jecelahy iyo reer burco 🍀🌣🌷jamuriyada barakysan like isiiya 😁😍

  • @XamdaSidiiq-g4c
    @XamdaSidiiq-g4c 8 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa ila qoslay!!😂like ii saara

  • @clraxmaandalnuurshe6272
    @clraxmaandalnuurshe6272 4 ปีที่แล้ว +49

    Horumarka garoowe ladhacay
    Iam from hargaysa

    • @jamaalsiciid9846
      @jamaalsiciid9846 4 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaa horumarku was

    • @jamaalsiciid9846
      @jamaalsiciid9846 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer xamar

    • @mohamedgeelqaad4741
      @mohamedgeelqaad4741 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jamaalsiciid9846 subxanalah waar hooyadii maxaad ucayday

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jamaalsiciid9846 love hargaisa. From garoowe

  • @adamhassan4082
    @adamhassan4082 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla Garacasanaa Hada waxaa Cidina Kama Qaadin lacag Afkoday Wax Ku Cuneen

  • @xamdabintumuuse7410
    @xamdabintumuuse7410 4 ปีที่แล้ว +4

    Maroojiye iyo mudhxiye caancaan dhalay 😍reer

  • @دايا-ح2د
    @دايا-ح2د 4 ปีที่แล้ว +3

    Hoogny 😂😂 ana wxan filanyey hotel calamiyo izteele wxy miizka cuntada ay mushamac zaarnayahy ooo biyaha faraha laguso qaaadayo😂wccc adeer xadarada idinka dhimate hargysa imada oo barto
    Biyaha iyo malcagadaaba wxa laguso qaada tary🖐🙂maha faraha kulha hutel calmiya priiz cad iyo tamandho lso hordhigy xyeysiinyan😂😂😂

    • @Anynomouslyyyher
      @Anynomouslyyyher 4 ปีที่แล้ว +1

      Inaadeer u sheeG dee rabiicii xero awr ma mooda meeshan ay vipda inooga dhigayaan lkn waad qaawizee wx u reeb ...😂😂

  • @ramla7295
    @ramla7295 4 ปีที่แล้ว +7

    Isku dar😂😂😂means mushakal

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 4 ปีที่แล้ว +6

    waa ku faraxsanahay, is dhex galka, fanaaninta Somaliyeed , , meel kaliya, ku oodnoow, qabiilkaaga lee, fanaan u, ahoow saan ayaa ka, fiican,, sxb tinimada wanaaga ha,laga shaqeeyo,

  • @awnourtech769
    @awnourtech769 4 ปีที่แล้ว +5

    walhi jilaayaaal ba dhacay msha allah rer somaliland wle wilal ba uso kacay

  • @anwarpioofficail7208
    @anwarpioofficail7208 4 ปีที่แล้ว +3

    Somali hanoolaaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍keep join prother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zuaat1m221
    @zuaat1m221 4 ปีที่แล้ว +7

    lacagtu faa ido maleh hadanad felemes wax kaga cuniN😂😂😂😂😂😂😂

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 ปีที่แล้ว

      Xgee ayey kulataa wllo garowe waqti hore baa igu danbaysay

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 4 ปีที่แล้ว +1

    WALHI TAZI ANAY IGU DHACDAA MARARKA QAR HUDHEL ANWAX KACUNABA GARANWAYA

    • @دايا-ح2د
      @دايا-ح2د 4 ปีที่แล้ว

      ☝️😂ma alla kugu og 💔😁

  • @shariifyare2328
    @shariifyare2328 3 ปีที่แล้ว +1

    Kusoceli kulaha wlh seriyas waye

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 4 ปีที่แล้ว +12

    Deeq marooje kulahaa yaa kuu sheegey inaan biyo dooneyno😂😂😂😁

  • @kaamilshire6959
    @kaamilshire6959 4 ปีที่แล้ว +33

    Alla maherada wlhy gurigena bey ku dhegsan tahay ala maxaa garowe u xisay😍

    • @lilpatt0man248
      @lilpatt0man248 4 ปีที่แล้ว

      war zhp whtzp kaga isheg

    • @lilpatt0man248
      @lilpatt0man248 4 ปีที่แล้ว

      @@kungabdhoodkaroon8000 HyE kula zhpe ciwan kaga isii

    • @yassinothman8552
      @yassinothman8552 4 ปีที่แล้ว

      Pubg ID gaga soda

  • @cabdoocismaansaalax8883
    @cabdoocismaansaalax8883 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa isku goosi 😂

  • @amarredmc9636
    @amarredmc9636 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh qeed maroojiye ku laha isku dar ii ken AMA caano muus hhhh maxa lagu garanayaa iney rer burco yihiin
    Maxa kala haysta rer burco iyo isku dar

  • @hersiofficial7340
    @hersiofficial7340 4 ปีที่แล้ว

    Xayeeesinta weee iga gadan tahay blse waiter wuu daalan yahay

  • @abdurahmanmohamedeid9312
    @abdurahmanmohamedeid9312 4 ปีที่แล้ว +2

    alla somalidu xayeesin xuma

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 ปีที่แล้ว +28

    Intii reer burco ah

  • @hamdasaeed2139
    @hamdasaeed2139 4 ปีที่แล้ว +1

    Deeq maroojiye horta cunto cun weynaa

  • @asmaaxmed6691
    @asmaaxmed6691 4 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Wales waan qoslay

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 4 ปีที่แล้ว +1

    Maroojiye myaa la dhahaa inanka dheer waa xaraabo miiran

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 4 ปีที่แล้ว +7

    Garowe gang😂🙌🏾

  • @warsidepost2019
    @warsidepost2019 4 ปีที่แล้ว

    Warbixin kusaabsan abwaan somaliyeed
    th-cam.com/video/jZ8CLdDNOSQ/w-d-xo.html

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 ปีที่แล้ว +9

    Ma Shaa Allah waa in aan meeshaa tagaa mar uun in Shaa Allah

  • @kadera2507
    @kadera2507 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaryaahee waar dadka hanagu soo jeedin😁😁ree burco hadal udaa.

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 4 ปีที่แล้ว +10

    Ruwayad waxaan lama dhaho waa xayeeysiin maqayad

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 4 ปีที่แล้ว +10

    Inta aragtaY in Huntelka Laxayysiinyo Like HailadhaaFin

  • @basbaasoofficialbasbaaso1482
    @basbaasoofficialbasbaaso1482 4 ปีที่แล้ว +3

    Calanka somaliya ee irida ku yaala kafujiya intii reer Somaliland Ah

    • @Ricewithbanana
      @Ricewithbanana 4 ปีที่แล้ว

      😂😂naga xishooda walalyal maglda waa teeniye😂

  • @hareedabdimohamed8015
    @hareedabdimohamed8015 4 ปีที่แล้ว +12

    Deeq marooje siduu burco uga yimiba maanu qadayn hhhh

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      CANBUULO AYAY QADAAD WAYN KADHARGISEY DUUF KUBAXA DHEH🤠

  • @xafsaaxmed9154
    @xafsaaxmed9154 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaaadhigiii yara ee gurigayaga hortiisa ku shidaalka gooostay ee Aan kushibay

  • @khaalidcali7963
    @khaalidcali7963 3 ปีที่แล้ว +1

    Hagee ayaa uu ku yaalaa

  • @jucepower
    @jucepower 4 ปีที่แล้ว

    Balse qabka uu wax ukenayo kabaliyerka aya qaldan wayo qandada ayu gacmaha kuwaday

  • @sayidamigo2751
    @sayidamigo2751 4 ปีที่แล้ว

    Sida kale waay shidan tahe laakiin cuntada sinxiyada waa inay qarqarada ka joogta wuxu nafar xitaa ka yare adeer inaga hagaajiya

  • @hamdasalah6883
    @hamdasalah6883 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla waa umadii lawaayey welcome back walayaal

  • @mohamedmattaanchannel3908
    @mohamedmattaanchannel3908 4 ปีที่แล้ว +1

    Top

  • @its.Mohamed443
    @its.Mohamed443 4 ปีที่แล้ว +6

    Come back guy's🔝🤤

  • @maxamedaamiin5675
    @maxamedaamiin5675 4 ปีที่แล้ว +5

    Digirtii oo dhex socota ayaan kadhex qabtaa

    • @Malia162
      @Malia162 4 ปีที่แล้ว

      😂ha dhex socone joogso dheh

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 4 ปีที่แล้ว +21

    Somali Miya saa qurux badan MashaAllah 💋💓🤦 love from Nairobi Kenya🇰🇪✅

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 4 ปีที่แล้ว +12

      Ceebaynbaad wadaa dee walaasha 😂 .
      Dalka waa quruxsan yahay dadkuna waa quruxsan yihiin kaliya madaxdu inay naga soo hagaagto noogu ducee 😂 😂 .
      From hargeisa hadh-wanaag 😍 viva somalinimada walalnimada goobanimada !! .

    • @hoodosahro4996
      @hoodosahro4996 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk

  • @lakiismail5195
    @lakiismail5195 4 ปีที่แล้ว

    Wlalylow kn kodhka puloe ga XidhAn iyo Kan gabne wlhy xrboda badn ma walal NiO siby iso Yar egyihin

  • @abdisalamalidiriye9510
    @abdisalamalidiriye9510 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxan idin oranlahaa magacyada hudheelada af soomaali ka dhigta wna salamantii

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 ปีที่แล้ว +2

    Anaba
    Iman garay flymis
    From Awdal

  • @mubaarak3934
    @mubaarak3934 4 ปีที่แล้ว +2

    0:10 heesta gaariga ka daaran yaa yaqan?

  • @awilothmandualle4718
    @awilothmandualle4718 4 ปีที่แล้ว +6

    Ma kula kaxeeYaa😂😂

  • @xamsebile4833
    @xamsebile4833 4 ปีที่แล้ว +8

    *Kkk cidina inama aragteee maroojiye funny😋😆*

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh reer burca dad wax badan og weyaan.

  • @masnaupdylahi6687
    @masnaupdylahi6687 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 4 ปีที่แล้ว +12

    war kaalaya iixayeysiiya juboy jawaan hhhhh

  • @teamhargeysateamhargeysa9568
    @teamhargeysateamhargeysa9568 4 ปีที่แล้ว +1

    Magacaad ku qoraysaa
    Liketa ku xagaaga

  • @abdiwahabmuse9465
    @abdiwahabmuse9465 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh
    Rag adag iga dheh reer burco

  • @somaliofficial6386
    @somaliofficial6386 4 ปีที่แล้ว +1

    6.55 muuska fiiq camera manka inti ka maqashay like isara

  • @najahmohamud3829
    @najahmohamud3829 4 ปีที่แล้ว +8

    🇸🇱❤️🇸🇱

  • @mohamedaden6181
    @mohamedaden6181 4 ปีที่แล้ว +7

    Rer burco wali soomaalinimada kamaysan tagin noolaada rer burck

    • @amore5583
      @amore5583 4 ปีที่แล้ว

      Siyaasiyinta tuugta ee munaafaqada ka ganacsada iyo shacabka masakinta ee aan waxba isku haynee xididka iyo xigaalkaba ah kla garo sxp

    • @khadarmohamed3322
      @khadarmohamed3322 4 ปีที่แล้ว

      Somalinimada aya ka qaldan baan filayaa somalinimadu waa sinji ama isir ama qoomiyad maha wax laga tegi karo

    • @amore5583
      @amore5583 4 ปีที่แล้ว

      @@khadarmohamed3322 hhhhhh wlee qarbaad jafaysaa somalinimada qalad wayn baad ka aamin santahay waxanad somali u taqaan Oo kaliya inta calanka buluuga hadhsata ee adeecsan all right ma xuma jabuuti iyo jigjiga iyo gaarisa maxad kuwa loo odhan wayay somali nimadii way ka kufriyeen ilayn garaad kagad qabtaayo somali nimadii wadigan kusoo koobay inta calanka buluuga hoos tagtee. Somali nimada waa loo dhashaa lkn lama noqdo qof illaahay ka dhigay cidna ka kaxayn mayso kuwa ka tagay somali nimada ee aad carabka ku dhuftay waa suaale bal noosheeg dadka yurup iyo america jooga ee passport ka ajaniba sita ayaa ka tagi wayay somali nimo asal keeda markaa cidan aad aduu aragtay ee somali nimadii ilduuftay. Waa suaaal furane. Bal noosheeg wa bilaahi tawfiiq

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 ปีที่แล้ว +7

    Jilayaal Aan jeclahey Jilniinkooda Khaasatan deeq maroojiye

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 4 ปีที่แล้ว +13

    fananiintii rere burco ma garoowe yaya ka qadeeyeen kk

    • @ifraxaragsan7897
      @ifraxaragsan7897 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkkkkkkk and mudhxiye

    • @abdiwelidaud669
      @abdiwelidaud669 4 ปีที่แล้ว

      Allow somali bugoda.burcad.iskumarii.dalinyardi.isdaxgal.bey.wadan.somali o midowdey.awod.ayey.yelan.rabi.ba.awod.lehe.allow.midee

    • @fatahmouhoumedhabaneh7555
      @fatahmouhoumedhabaneh7555 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiwelidaud669 somali wamid inader 2 somali majiran dadkisana nina kamago dadku wa mid dalkunba 2 kala ah

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiwelidaud669 🙄🙄

  • @mustafeabdiguray4563
    @mustafeabdiguray4563 4 ปีที่แล้ว +1

    Ivy's saan

  • @nasirahned6020
    @nasirahned6020 4 ปีที่แล้ว +4

    War mooskiiba ka ilowday kkkkkk

  • @adamali8966
    @adamali8966 4 ปีที่แล้ว +1

    Aar nimanku Calankii Blue-ga ahaa bay agmareene tolow siday uga baxsanayaan in ay liin dhanaanta J. Ku dhex miirtaan? :D

  • @mrjamac
    @mrjamac 4 ปีที่แล้ว +1

    reer burco waa in suuqa kaluunka laga furaa sidaay kaluunka u cuni lahayeen

  • @ahmeddheged176
    @ahmeddheged176 4 ปีที่แล้ว +3

    Xayeesin kabaheeda wadato yaa fahey heeee

  • @mahattawane1170
    @mahattawane1170 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk wlh magallada ayan laad kagaasarii kkkk

  • @ropleupdykadir9164
    @ropleupdykadir9164 4 ปีที่แล้ว

    odayalkan shalay duhurki gurigayga ki ag meraysanayen
    RAYAN PARK 😎

  • @bukharijaamac6615
    @bukharijaamac6615 4 ปีที่แล้ว

    Dadki dhan wa la baciyay haso galina mesha la yiri inta xayeysizku socdo

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 4 ปีที่แล้ว +5

    Bariis digir lagu daryo garwa lag hela asfurlah 😅🤩

  • @asiahassan4686
    @asiahassan4686 4 ปีที่แล้ว +6

    Gaabo way naaxday hhhh🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @deeqsanabdirahman8969
    @deeqsanabdirahman8969 4 ปีที่แล้ว +1

    dee ilmaadeerayaalow ruwaayad ma jilaysaane tuuladii garoowe ayan idiin xayaysiinaynaa na dhaha hhhhhhhh

  • @hassanugass9561
    @hassanugass9561 4 ปีที่แล้ว +2

    Lacagta faidaa maleh badhan fly miz wax kaaga cunin

  • @mohamedabdukadir3271
    @mohamedabdukadir3271 4 ปีที่แล้ว +1

    War ma odayaashi oodhan baa garowe yimi oo manan ogeene

  • @sadiqdaahirmohamad8525
    @sadiqdaahirmohamad8525 4 ปีที่แล้ว

    Magaladu dhireyn badan ayay u bahantahy mayarka magalada halagarsiyo arintaa

  • @abdiaziizmahad5420
    @abdiaziizmahad5420 4 ปีที่แล้ว

    Waa isku goosi Kkkkkkkkkkkkk

  • @zakariasuleiman605
    @zakariasuleiman605 4 ปีที่แล้ว +20

    This is not a comedy it's advertisement 😙😙

  • @jomar1509
    @jomar1509 3 ปีที่แล้ว

    soomili maxay wada jooga iyo is walaalaysiga ku fiicneyd.

  • @AjidaHasan
    @AjidaHasan 22 วันที่ผ่านมา

    Moore Christopher Moore James White Michael

  • @adnaaydiidabdirahman2958
    @adnaaydiidabdirahman2958 4 ปีที่แล้ว +4

    Walloday deeq aadan and sacad waan idiin xiisnay anagiyo gobalkiiba

    • @teamdirisle2880
      @teamdirisle2880 4 ปีที่แล้ว

      Wlhy sacad iskuxaafad ahayn qosolbu ahaa burco marka joogay

    • @adnaaydiidabdirahman2958
      @adnaaydiidabdirahman2958 4 ปีที่แล้ว

      Anaguna 12 sano ayaanu Glass wax ku wada dhiganaynay

  • @abdallabashiir6015
    @abdallabashiir6015 4 ปีที่แล้ว +1

    Tan wa xayasiis ee maaha ruwaa yad😡😡😡😡

  • @channelapdihakiingd2686
    @channelapdihakiingd2686 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @muumincali7249
    @muumincali7249 2 ปีที่แล้ว

    Kan cuntada boobayaa ma jinbuu ka boobayaa waaba keligiiye

  • @wardikawardi2746
    @wardikawardi2746 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @waliedshire75
    @waliedshire75 4 ปีที่แล้ว +2

    Hal dabaqo ilhy aburty maku yaalo
    😂😂😂❤❤❤

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhh Waar xaraabo tihiin
    kusoo Cali

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh funny

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan riwaaayad maaahee waa xayaysiis