Riwaayadii Gabadh iyo Sodohdeed Waa Col | C-BOY Films

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Sub Si aad Noola Socoto

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @MOHAMEDINDHO
    @MOHAMEDINDHO 6 ปีที่แล้ว +204

    C boy pin isaar bro

  • @abdikaniali7350
    @abdikaniali7350 6 ปีที่แล้ว +886

    Intii quranka jecel ❤💓 liketa

    • @ahmedaden7685
      @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว +4

      Abdikani Ali sxb quraanku wuu ka weynyey in like iyo commentye ilaahay ka cabso waa danbaabeysaaye

    • @pandawerner7983
      @pandawerner7983 6 ปีที่แล้ว +4

      Quranka haku tuugsanin😡😡😡

    • @maryamgas975
      @maryamgas975 6 ปีที่แล้ว +4

      Abdikani Ali quraanku waa waxa ugu qaaliyaa aduunka macha allah

    • @ahmedaden7685
      @ahmedaden7685 6 ปีที่แล้ว +1

      Maryam Gas wllo lkn miyuu gayaa quraanku in comments iyo like lagu doono wuu ka weynyahay waanu ka sharaf badanyhay like and commnents

    • @abdishakurzaami3579
      @abdishakurzaami3579 6 ปีที่แล้ว +3

      #AbdikaniAli waad ku zaxzantay zhp in quranka ilahey la faafiyo

  • @xxmusic2243
    @xxmusic2243 6 ปีที่แล้ว +249

    wixiii muslim ah like isaaaraa😂

  • @immoamedabdirizack8926
    @immoamedabdirizack8926 ปีที่แล้ว +10

    War ragaan waa legends 😂😂💯 loo bahan yahay 🫡🫡 2023 inta dawanaysaa na waidin salamay💕

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 6 ปีที่แล้ว +420

    Inta Qur,aanka jecel Like iigu qabta

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 5 ปีที่แล้ว +22

    Aniga from koonfur ayaan ahay Somaliland waan jeclahay wlhi

  • @abdiqaniawsiciid7877
    @abdiqaniawsiciid7877 6 ปีที่แล้ว +371

    Aar kuwan comment yada akhriyaw like ta noo saara niyaw nin wayn oo wax idin waydiistay waxba looma diide

  • @halimaali9977
    @halimaali9977 5 ปีที่แล้ว +10

    inta quranka aad ujecel like ii guqabo

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 6 ปีที่แล้ว +64

    Gabaadha maxa loo fuuray 😂 😂 Aar Reer Sool Sanaag iyo Cayn like isaara ana 😂

    • @user-mq9yg5hs8b
      @user-mq9yg5hs8b 5 ปีที่แล้ว

      Omar Wacays maa isaaqa mise daroodka

    • @bahjaali6564
      @bahjaali6564 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂kuu saarnay darwiish

    • @xasanali7921
      @xasanali7921 4 ปีที่แล้ว

      Wcs abaayo

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 6 ปีที่แล้ว +12

    Imikuunbaar Gabadh Fariid Ah Keentey ❤🔥Anuu Inantaan Idhi Waa Top Actress ✌

  • @halemanuh4898
    @halemanuh4898 6 ปีที่แล้ว +45

    سبحان الله وبحمده 💙
    سبحان ربي العظيم 💙

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +193

    Samadoon Boys Majaajilaystayasha Aan Ku Faano Ee Reer Somaliland ii Nooladah Reer Burco💚💭❤

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว +4

      MHD wlzhy

    • @MOHAMEDINDHO
      @MOHAMEDINDHO 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdiraxmaan c boy waa Møhãmèd Ìñdhø ee pin saar

    • @engnasir9788
      @engnasir9788 6 ปีที่แล้ว +1

      Sagal mustafe xasan samadoon si xun bad u tgertaa ma istidhi wlloh

    • @xasanxasan4607
      @xasanxasan4607 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkk rageedii waleee

    • @somalilyrics4027
      @somalilyrics4027 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Mustafe
      SaGaL mustafe Hassan Nuur qof qli ah

  • @naimakhadarawnuur1681
    @naimakhadarawnuur1681 6 ปีที่แล้ว +46

    WALLAHI sidaan u tageero malaha way yartahy cid u tageerta ALLE ha idin xifdiyo😍 hore u socdaa

  • @saynabmaxamed4262
    @saynabmaxamed4262 4 ปีที่แล้ว +6

    Intii hooyada jecel like dhaca ku sii

  • @degmocali9376
    @degmocali9376 6 ปีที่แล้ว +30

    Ala gabadh iyo sodohded col maaha waa qar qaar uun.
    Anigu jecliyaa sodohdey ilaahow isku kaaya daa waa malmo duniduye intiu is necebna allow bogoda burcad isku mari.
    Sodohdey waa hoyadeyda labd wlhi allow i daa .

  • @ugaasqablan3564
    @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhhhhh sadexdee bilaa naxariis ah ayaan kugu furney😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Respect reer Burcooooo💓

  • @muhidinabdi1265
    @muhidinabdi1265 6 ปีที่แล้ว +16

    Inta rasulka scw jaceyl like ku bobsiya

  • @quavohuncho1633
    @quavohuncho1633 6 ปีที่แล้ว +350

    Like isaar haddii aad u tahay tageero weeyn C-Boy

    • @arwaaa8514
      @arwaaa8514 6 ปีที่แล้ว

      ku saaray quunta udhacee😕

    • @abdisalanyasin
      @abdisalanyasin 6 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀 WaD iGa QosLisY wlhy
      BoqoL ban kusaaRY

    • @ismaaciilcraxmaan1172
      @ismaaciilcraxmaan1172 6 ปีที่แล้ว

      dadka like laguma dhaarsho cawaan batahay

    • @cabdimalab9449
      @cabdimalab9449 6 ปีที่แล้ว

      Dadka ha dhaarin

    • @lameeraysoofficial63
      @lameeraysoofficial63 6 ปีที่แล้ว

      maxaad ka faaideysaa ...waadigan like ii saare nagu dhaariye..xayaawaan

  • @shaaficifantastic1443
    @shaaficifantastic1443 6 ปีที่แล้ว +60

    😂😂😂 inta reer burco ah
    Like iigu tuga

  • @Eye.252
    @Eye.252 3 ปีที่แล้ว +7

    This guy dude got pure talent... murqaan maroojiye....

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 6 ปีที่แล้ว +20

    9 Baanu Kufuray Ayuu Yidhi😂😂😂😂😂😂😂😂Sodohdu Kulahayd Mid Kalena Ugu Dar😂👍Madad Madad

  • @xuppifaysal4475
    @xuppifaysal4475 6 ปีที่แล้ว +7

    ruwaayada qayb labaad usameeya reer burco love you 😍😍😍😍😍

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 ปีที่แล้ว +83

    Geeed adirgaH ana Ku daree Shaha 😂😂
    Hore uzocdaH DadkaYgiiH Like hayla Dhafin Hadad HargaYswiH tahay waLllo😘😘😘😘💕💕💞❤👈

  • @pushrahhappy1012
    @pushrahhappy1012 6 ปีที่แล้ว +331

    Hhhhh😂😂Intii Reer somaliland ah like ta igu qabta

  • @eldarbaysuleiman8312
    @eldarbaysuleiman8312 6 ปีที่แล้ว +146

    Kusali nabiga haada jeceshay s.c.w

  • @zacidaxmad2394
    @zacidaxmad2394 6 ปีที่แล้ว +58

    sxpow C-bwoy wlhi codsiban wata isbuucina hal riwayad nookena reer burco waan jeclahy ragan riwayadoda notificationkaaga markaan arko wlhi horiban kasii qosla waana kufarxa codsigaas noyeel aadban idin jeclahy rer somaliland walalaheyga 💖💖

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 ปีที่แล้ว +58

    Manta anaa ugu Horeeye
    Ragaan hadad fans kooda thy ismuuji like isaar

  • @MOHAMEDINDHO
    @MOHAMEDINDHO 6 ปีที่แล้ว +10

    Xabadaaa cadka ah malabaxaaaa😂😂😂😂😂 walaahi waa IGA niyo😂😂😂❤❤😹😹

  • @n.cmakeuparts9394
    @n.cmakeuparts9394 6 ปีที่แล้ว +25

    Hore Usoco Abtiyo Abdirahmaan Cali Ciise❤

  • @hoyadeediyoaabaheedjecel6909
    @hoyadeediyoaabaheedjecel6909 6 ปีที่แล้ว +51

    maanta in yarbaa iga soo hor martay like hayla dhaafina soomali maxamadeey👊👊✋✋✋

  • @hargeysaawiboy7644
    @hargeysaawiboy7644 6 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhhhhhhhhhhh gabadhu waa funny waa layskugu keen ducaynayoo gurigiibaa nagu kululaady 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 iimaan laa

    • @idirisali5657
      @idirisali5657 6 ปีที่แล้ว

      Hargeysaawi Boy xayi ma reergaalkacyooda ad adka gabadha

  • @sidiiqmaxamed8833
    @sidiiqmaxamed8833 6 ปีที่แล้ว +47

    Mirqaan maroojiye cida tageerta farta taaga🖐🖐🖐🖐

  • @cabdiraxmaanibraahim1665
    @cabdiraxmaanibraahim1665 6 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhh reer burco wlhi comedyga aabihii tihiin❤❤❤

  • @gudoomiyahagudidailaalinta9265
    @gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 ปีที่แล้ว +118

    Nio ina adeer Ilaahaybaa indho waaweyn oo intaa leeg kusiiyay iyo faroe subcribe ha uga xaasidin alaan kugu dhaarzhee ina adeer😑😑

  • @abdiazezahmed1495
    @abdiazezahmed1495 4 ปีที่แล้ว +14

    سبحان الله واحمده💙 سبحان ربى العظيم

  • @elrey4917
    @elrey4917 6 ปีที่แล้ว +3

    wlhi way dhacdaa qisadan oo kale hooyo abaal keed cid guda lama arag raxmaanow hooyooyinka janadaada ku casuum inta iga danbaysa aamin dhaha

  • @Gratefully-hopefully
    @Gratefully-hopefully 5 ปีที่แล้ว +8

    ManshAllah you boys are talented

  • @somalireader6743
    @somalireader6743 6 ปีที่แล้ว +6

    C-Boy gabadhaasi si macaan ayay u jilaaysaa waan u hanbalyaynayaaye u sheeg

  • @mohamedesse1380
    @mohamedesse1380 5 ปีที่แล้ว +3

    Nabiga Hala lagu saliyo scw scw

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 6 ปีที่แล้ว +48

    😂😂😂😂kulahaa dalac bilash bay dabada noo haysaa hhhhhhh

    • @riixaaye718
      @riixaaye718 6 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💯👏👏

    • @filsanqaali1104
      @filsanqaali1104 6 ปีที่แล้ว +1

      Nuura Abdilahi 😂😂😂😂

    • @axmedlibaaxciro1534
      @axmedlibaaxciro1534 6 ปีที่แล้ว +1

      A hahaha haha reer burco wàlitaagan

    • @nuuraabdilahi9594
      @nuuraabdilahi9594 6 ปีที่แล้ว +1

      Axmed libaax ciro way wali dhafen gacanban u tagay😂😂😂😂

  • @hananbeuty2969
    @hananbeuty2969 6 ปีที่แล้ว +47

    Liketa hayla dhafina reer burcoy❤

    • @saedmumin4694
      @saedmumin4694 6 ปีที่แล้ว +1

      hanan beuty reer burco kulahaa ddkale ma doonaysid like tooda miyaa hhhhhhhhhhh

    • @hananbeuty2969
      @hananbeuty2969 6 ปีที่แล้ว

      Mayee cidii kle iigu deqaysa waa meesheda😂😂

  • @abdirizakalidaahir2005
    @abdirizakalidaahir2005 6 ปีที่แล้ว +3

    Reer burco mansha allah waan iska jeclahay dadkaas from Guriceel

  • @sadaamjokeryare8311
    @sadaamjokeryare8311 6 ปีที่แล้ว +18

    Buroa waa madaxa af somaliga wle la idin da xarabaha
    hadad tagero u thy buroa
    Like isaaar

  • @mustafesanburo1695
    @mustafesanburo1695 6 ปีที่แล้ว +65

    Kaalinta 9aad baan cidhiidhsaday maanta kkkkk liketa deee

  • @zakariyezack5608
    @zakariyezack5608 6 ปีที่แล้ว +11

    C- Boy Film's Good worka markasta🤗🤗🤩🤩

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว +1

      Mhd zxp

    • @zakariyezack5608
      @zakariyezack5608 6 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman C-BOY Welcome zhp

    • @zack4k26
      @zack4k26 6 ปีที่แล้ว +1

      Zakariye Zack waan lab TH-cam
      Ban
      layah hhhhhh🤣

    • @ancaamcabdilaahi8331
      @ancaamcabdilaahi8331 4 ปีที่แล้ว

      @@AbdirahmanCboy vugfm sin z 😆😆🛁

  • @farhaanjr6315
    @farhaanjr6315 6 ปีที่แล้ว +10

    caaawa waaaan zooo xiiimay waleeee like iskay siiii aboowe

  • @Hooyo1
    @Hooyo1 6 ปีที่แล้ว +67

    Reer burco nolaato from Mogadishu

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 6 ปีที่แล้ว +18

    Top wiilashayadii jilyada qarniga hore usocda😙❤

  • @mukhtardhaad5417
    @mukhtardhaad5417 6 ปีที่แล้ว +13

    First ana u horeya manta

    • @abdilahijama6369
      @abdilahijama6369 6 ปีที่แล้ว

      Mukhtar Osman DhaaD zhp Ma Waxa tahay dadka like ka qarabta Kkkkkkk😀😂

    • @HamzeBodhari
      @HamzeBodhari 6 ปีที่แล้ว

      aD

    • @salmanmawliid2587
      @salmanmawliid2587 6 ปีที่แล้ว

      Mukhtar Osman DhaaD w is

  • @somaliantech5607
    @somaliantech5607 6 ปีที่แล้ว +4

    murqaan iyo maroojiye full respect from galkacyo

  • @nimcaandayib6222
    @nimcaandayib6222 5 ปีที่แล้ว +2

    Like iisaar inta haddii hooyadood haddii gabadhoodu taabato dilka xigga iska daa taabasho ee hanjabaad ama haddal kulul oo biraynlahaa gabadha. Waayo naaglabaad waalehelaa ee hooyo labaad lama hello.

  • @emandrehman4299
    @emandrehman4299 6 ปีที่แล้ว +3

    Ala oo waaa inantii halaagada ahayde
    Tiriibkan ma maskiin baaa😂😂
    One love dadkaygii

  • @ilkacasehassaow1104
    @ilkacasehassaow1104 6 ปีที่แล้ว +15

    this made my day😂😂😂😂😂

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 6 ปีที่แล้ว +16

    Hoyga Hadalka Burco😂😂😂😂Xitaa Iskuma Riyoon Karo Ayuu Yidhi. Gabadha Iyo Sodohdaba Gacanbaan Ka Taagay

  • @blackboy-lf8rr
    @blackboy-lf8rr 6 ปีที่แล้ว +2

    sufurbay wax nagu siisaa
    wlhi raggana gacanbaan u taagay
    jiroo jooga😘😘😘😘

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 6 ปีที่แล้ว +86

    Dalacbilaash Kariyaay
    Hmmm Qosol Walaahi😂😂😂

    • @ayanlediaspara8098
      @ayanlediaspara8098 6 ปีที่แล้ว

      intasa lagu so leekaday dalac bilazh somali thy huno 😂😂

    • @munadegen6424
      @munadegen6424 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Mustafe

    • @crisaaqtogdheer6712
      @crisaaqtogdheer6712 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Mustafe
      sagaley subscribe isar wllo

    • @shantiino8647
      @shantiino8647 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Mustafe hhhhh sagalay sooma aragtid

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 6 ปีที่แล้ว +11

    Bur-burka qoska qof kastaaba waxa uu ka qaata qaybtiisa, qooska qof aan ka qadan inuu dumiyo qoska ma jiro isaga oo aan is ogayn..

  • @abdirizakabdullahimohamed3629
    @abdirizakabdullahimohamed3629 6 ปีที่แล้ว +5

    I love Burco cadey
    Mar uun waa tagi doonaa
    Insha Allah

  • @crisaaqbaydo1811
    @crisaaqbaydo1811 6 ปีที่แล้ว +11

    Like isaar cidii taageerta mirqaan maroojiye iyo xoojiye

  • @morganman8587
    @morganman8587 6 ปีที่แล้ว +6

    hhhhhhhhhhh sheekhoow dee nagaga dhakhso
    😂😂😂 sadexdii oo bilaa naxariisa

  • @kaltuuncadey416
    @kaltuuncadey416 6 ปีที่แล้ว +28

    Inta Burco Jecel like Higa ilawina

  • @ikhlazyouzzif3448
    @ikhlazyouzzif3448 6 ปีที่แล้ว +48

    One love Burco 🎆💐🌻🌹🥀

  • @arwaaa8514
    @arwaaa8514 6 ปีที่แล้ว +22

    hhh hadda digir II karidee 😁😂garacsanah kuwani

  • @riixaaye718
    @riixaaye718 6 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂😂(9)baanu ku furnaye nooka bax kuriga kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂beerka wllh

  • @ritwantahir7761
    @ritwantahir7761 6 ปีที่แล้ว +3

    Soraan iyo jawaan after guri bar waaqo after
    Maroojiye iyo mudhxiye hhh😂😂😂 hormarka xaga qosolka 🤣🤣

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 6 ปีที่แล้ว +13

    I’m not from somaliland and I like them keep it up guys

  • @mohammedtukale6274
    @mohammedtukale6274 6 ปีที่แล้ว +2

    Inan yarooo dhiq dhiq ah hhhhhhhh like c-boy salaan sare sxp

  • @suleekhsheekh7234
    @suleekhsheekh7234 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta ilahay iyo rasulkisa jecl like ii saar

  • @faraxsanmuuuqsan1075
    @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว +72

    Bariiskuna waa car ikari
    Geedo adariban ku daray shaaha kulaha ma maraqbay krisay yartu kkkkkkkk

    • @idirisshire277
      @idirisshire277 6 ปีที่แล้ว

      Umalkhayr Maxamed o wll gedo lagumadaro miyaa

    • @abdirashidali5792
      @abdirashidali5792 6 ปีที่แล้ว

      Hhh geedo adari baan ku daray ciyaar ciyaar ma aha

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Sir Idiris laguma daro ee hayl qorofal hayl dhagoole sinjibiil waxasa lagu faraa kay sheegyso waaka maraqa la inoogu daro

    • @faraxsanmuuuqsan1075
      @faraxsanmuuuqsan1075 6 ปีที่แล้ว

      Abdirashid Ali kkkkk haaa wayka foooxinysay wiilka gabdhu

    • @mohamedabdi3096
      @mohamedabdi3096 6 ปีที่แล้ว

      Umalkhayr Maxamed adigu meherad shaah miyaa haysan jirtey

  • @AbduladifSaed
    @AbduladifSaed 6 ปีที่แล้ว +8

    video editing kiina wa heersare halka kaga haya khatar weeye

  • @zaahiryare5110
    @zaahiryare5110 4 ปีที่แล้ว +2

    Intii allah jecel ❤❤❤❤❤ liketa

  • @abdurelove4337
    @abdurelove4337 5 ปีที่แล้ว +2

    Intii quraankiyo raduulka scw jecel like ta isaara

  • @gabadhasambuskalawareegto9782
    @gabadhasambuskalawareegto9782 6 ปีที่แล้ว +5

    IzlaaNta sodohda ah wa balaaYo😂ilahyba sodoh hooyo mcn o kle ah iziiyay alx😘

  • @ikhlazyouzzif3448
    @ikhlazyouzzif3448 6 ปีที่แล้ว +20

    Kkkkkkkkk alaa beerka saan u qoslaayey beerka ixanuuey 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😁😁😁😁😁😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 ปีที่แล้ว

    Maashallah. Reer burco waa dad xigmad badan noolaad runta ayaad ka samayseen waa filim wanagsan oo ka turjimayo sida ay dhaqmaan qoysaska soomaaliyeed

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 6 ปีที่แล้ว +10

    Hhhhh ma soo dawanaa horta

  • @IbrahimAli-kj8ut
    @IbrahimAli-kj8ut 6 ปีที่แล้ว +21

    War hadan imidi like nasiya

  • @AmineAmine-nv4jb
    @AmineAmine-nv4jb 6 ปีที่แล้ว +9

    Wxnu rabnaa part 2 gii wllhi waa cajaayib

  • @xareed1
    @xareed1 4 ปีที่แล้ว +1

    burco bishii walba waa meesha eray cusub lagaga hadlo 👏👏

  • @suldaangarbo9844
    @suldaangarbo9844 4 ปีที่แล้ว +1

    Haddad ilaahay jeceshay like iisaar

  • @lovermohamed5164
    @lovermohamed5164 6 ปีที่แล้ว +5

    reer sheikh isxaaq liketa igu qabta riwayad rub ah

  • @shaaficimuuse7211
    @shaaficimuuse7211 6 ปีที่แล้ว +9

    Like Hadaad Daacad U Qozozhay😂😂

  • @caafimaadkoriyeofficial9140
    @caafimaadkoriyeofficial9140 6 ปีที่แล้ว +1

    Saddexdaas nin ee murqaan maroojiye iyo mudhxiye💞💞💞💞💞love kathiir kabiir idiin hayaa

  • @blvr10
    @blvr10 6 ปีที่แล้ว +73

    Baragii arooskaaga ...heee... facebook masoo dhigay ....may ...gabadhaan waa iska dhax arkay .....kulahaa😂😂

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 6 ปีที่แล้ว +4

    Rer hargiesa like ha ila dhafina anina ree burcoy ngu waleen be

  • @libaaxaafrica8613
    @libaaxaafrica8613 6 ปีที่แล้ว +6

    Kulaha arooskagii sidn u eked islaantu waa ciyaalkii horo hada hore maaha👍

  • @monaahmed8736
    @monaahmed8736 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah best camera man

  • @malapzaninamustaphe6743
    @malapzaninamustaphe6743 6 ปีที่แล้ว +24

    Berigii arooskaga facebooka man zoo dhigay kulahaa

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 6 ปีที่แล้ว +4

    *17:00** minute kkkkk islaanta warkeedu waa sax*

  • @apdyaziizmuztafe492
    @apdyaziizmuztafe492 6 ปีที่แล้ว +10

    DaLac BiLaaaaaSH kariyaY 😂😂

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta Gabadha Shalmada Huruudaa leh ku dhakhran hahahaha like ha ila dhaafin

  • @MOHAMEDAHMED-nf1yh
    @MOHAMEDAHMED-nf1yh 5 ปีที่แล้ว +2

    Intii c boy taageeraa liketa

  • @ahmedjosseph3598
    @ahmedjosseph3598 6 ปีที่แล้ว +14

    hhhhh wlhi ruwayada rer burco wan ka helaa markay notificationka kuso dhacdy farxayba lhi

  • @sirali579
    @sirali579 6 ปีที่แล้ว +4

    Riwaayad shidan wlhi masha allah

  • @abdilatiifaliaden4103
    @abdilatiifaliaden4103 6 ปีที่แล้ว

    Wa ruwayad qurxoon runti qaabka lo jilay xata run bad mooda ma sha Allh love fr xamar😍😍😍😍

  • @malapzaninamustaphe6743
    @malapzaninamustaphe6743 6 ปีที่แล้ว +4

    Wllyal mid baan idin zheegi lahaa riwaayadaha wxd ku zoo matazhan melaha ugu quruxda badane jingahadan iska daaya

    • @fathiecapitano4926
      @fathiecapitano4926 6 ปีที่แล้ว

      riwayadaha meesha darxumada ahi wa ka qayb oo iyadaba qosol u yeelaysa riwayada.. riwayadaha addunka ugu qosolka bdan waxa lagu matala Africa weliba waxa lagu matala meelo foolxun oo jingado ah. marka may waayin guri ama meel ay ku metelaane iyaga ugu talo galay si dhaqanka iyo riwayada micnahedu isu qabtan.

    • @malapzaninamustaphe6743
      @malapzaninamustaphe6743 6 ปีที่แล้ว

      Abdihakim Ahmed haade waa run

    • @malapzaninamustaphe6743
      @malapzaninamustaphe6743 6 ปีที่แล้ว

      Fathie Hassan wllo calamka wxa lagu matala meelaha ugu quruxda badn leh bal filimaantaba u fiirzo guriyaha ugu quraxda bdn leh ku mtalaan la qabzoh huuno

    • @malapzaninamustaphe6743
      @malapzaninamustaphe6743 6 ปีที่แล้ว +1

      Fathie Hassan mad ku qozozha adigu jiingadaha

  • @mukhtaarmaxamuud4706
    @mukhtaarmaxamuud4706 6 ปีที่แล้ว +59

    deeq marooji iYo zacad murqaan
    AzTaanTa purco AYeeY noqdeeN😂😂😂😂😂😁😁😆😅

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 6 ปีที่แล้ว +13

    inta commant akhrisa like igu qabo kaalina 43 ayaan cidhiidhsaday hhhhhh

  • @awoam1611
    @awoam1611 6 ปีที่แล้ว +4

    Wiiilashaydiii😍❤️😂😂

  • @sulaymaanshxuseen3266
    @sulaymaanshxuseen3266 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay baan kugu dhaarshee like isaar