RUWAAYADII BOGSO AMA HA BOGSAN MURQAAN MAROOJIYE MUDHXIYE WIDHWIDH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 347

  • @safiyocusman6720
    @safiyocusman6720 4 ปีที่แล้ว +87

    Wll ilahy dartiis like iigu saar

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 4 ปีที่แล้ว +88

    Ninkan gaaban walaahay waxaraabo intajiifka kudawanaysa like dhackusii

  • @KHADARHASANKhadarhasan
    @KHADARHASANKhadarhasan 7 หลายเดือนก่อน +17

    Only inta dawanaysa 2024 like me🎉😂

  • @yaasiinxirsi6178
    @yaasiinxirsi6178 4 ปีที่แล้ว +37

    ku salliYa wll Nabiga
    scw scw scw

  • @mrkeepgoingofficiall9407
    @mrkeepgoingofficiall9407 4 ปีที่แล้ว +63

    sxbayal burco i nka soo salaamaa igu salama xamar

    • @khadarhaibe6706
      @khadarhaibe6706 4 ปีที่แล้ว +1

      Xamar manad ku noqonayne waadigii kaso taajiree

    • @maxamuudhaykal9137
      @maxamuudhaykal9137 4 ปีที่แล้ว

      Lacgtii meedy zhp

    • @mohameddhuunkaare1355
      @mohameddhuunkaare1355 4 ปีที่แล้ว

      Dadka magacoda haku qarab naagyohow

    • @shaaficishayga1442
      @shaaficishayga1442 4 ปีที่แล้ว +2

      Anoo afka xamar ku hadlaya wanka qadny sidkle burco igu salam

    • @deeqyare8386
      @deeqyare8386 4 ปีที่แล้ว +1

      Hayaay halagu handrbo intaad xmr slnto

  • @marwanxaashi6324
    @marwanxaashi6324 4 ปีที่แล้ว +35

    inta fans u ah sacad murqaan like

    • @nuuradsulubsulub8637
      @nuuradsulubsulub8637 4 ปีที่แล้ว +2

      😱😩😝😜😱😆😆😆😆😆😆😆😁😁😁😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😨😨😭💋💋💋💋💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😂💞💞💞💞💞💞💞💞🐢🐢🐢🐢🐢🐚🐚🐍🐍🐍🐍🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥😒🚢↩😂😂😂💞💞😆😱😱😆😆🚶🚶🚶🚶🚶🚶🚶💑💑🚶🏃👫👫🏃🏃🏃🚶💑💑💑🌹🍀🌷🌺🍁🌴🌐🌿🌱🌐🌚🌗🌖🌵🌚🌳🐾🐩🐈📼💿🎌🎁⛪🏢🌇🏥🏥🏣🏣🏨🏰🌆🗻🎡🎠◀

    • @cabdiqanixasan1027
      @cabdiqanixasan1027 ปีที่แล้ว +1

      Hhhfu😊😅😅🎉😂😂😂

  • @osmanupdykadir.officiall9740
    @osmanupdykadir.officiall9740 4 ปีที่แล้ว +39

    Hadaa hada daawaneyso like ii saar

  • @mdtre9329
    @mdtre9329 4 ปีที่แล้ว +8

    Marshaale iyo ilkacase iyo cali hiiraan ayeey inoo badaleen hormar wacan somaalinimo

  • @mohamoudyasin2242
    @mohamoudyasin2242 4 ปีที่แล้ว +18

    Jilayaashi qliga ahaa gopolkii ragaan idinka soo salaamayaa

  • @FreeFire-dh9io
    @FreeFire-dh9io 3 ปีที่แล้ว +5

    Kawaankaa lagu zaarayaa kulahaa inta jilaayaazha jecel liketa igu qapta

  • @iam_suuriyaa143
    @iam_suuriyaa143 4 ปีที่แล้ว +17

    Www waa idin wataa zaaxiipayl soo badiya riwaayadaha

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 3 ปีที่แล้ว +5

    Labadan nin aniga o sifcn udawanin Aya qosal isga baqtiyy runtii fact's ayay kahadlan Ragan keep forward guy's

  • @Maxamedibraahinsugaal
    @Maxamedibraahinsugaal ปีที่แล้ว +6

    inta laba sano kapid dawatay like❤

  • @mohamedyusuf6159
    @mohamedyusuf6159 4 ปีที่แล้ว +14

    Nimankaan waa iga qosliyaan wlhi😂😂😂😂
    Uganda ninka kasoo socdaa ma anigaa tollow
    Uganda 🇺🇬 idinka soo salamayaa😃

  • @deeqogabayare1511
    @deeqogabayare1511 4 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhhhh funny wlhi keep going brothers

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 ปีที่แล้ว +10

    I'm student wax afka qalaaad lagu yidhaaahdo weeye xanuunkaagu 😂😂😂😂😂😂😂

    • @AhmethApdirizak-s7x
      @AhmethApdirizak-s7x ปีที่แล้ว +1

      Waykaa khaldan thy lam student anigu ardaybaan ahay weeyekkk

  • @abdulqadersharifalawi5558
    @abdulqadersharifalawi5558 4 ปีที่แล้ว +4

    Hahahah
    Big fan
    Full respect
    Taageer baab idin ahay hore usocda

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 4 ปีที่แล้ว +5

    From USA wan idin salalmay hore usocda inaderayaal

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 3 ปีที่แล้ว

      Ahlen kaltun from Hargeisa kaso salamaya
      +252634511155 WhatsApp kas igaso wac

  • @mk_jabir7480
    @mk_jabir7480 4 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhhhhh m,a Allah asxaabta keep.going

    • @axmedjarka9874
      @axmedjarka9874 4 ปีที่แล้ว

      Rag adag waa idin salaamayaa sxply😂😂😂😂😂😂

  • @safiyocusman6720
    @safiyocusman6720 4 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhh funny waaye teamkaan

  • @THOMAS---------SHELLBI
    @THOMAS---------SHELLBI 3 หลายเดือนก่อน +2

    Zxb waliigay TH-cam 10 like ma gadhiin 😊

  • @lamafilaan507
    @lamafilaan507 4 ปีที่แล้ว +2

    Ina adeeryal wlhi Subscribe waad mudan tihin guul wacan sxbyal welcomeback waa idinku haystaa.

  • @AhmethApdirizak-s7x
    @AhmethApdirizak-s7x ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay naxariistiisa jnada haynagu geliyo insha allah

  • @hothoabdi3594
    @hothoabdi3594 4 ปีที่แล้ว +2

    Markaad cajistaba waad qudhqudhinyasa kulha wlhi waan qoslay😃😄😀

  • @cabdinajaxcabdi7225
    @cabdinajaxcabdi7225 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024

  • @indos292
    @indos292 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkķ qosol badanaa waxan idin weydina channelkii hore abdiraxmaan c-boy hawada miyuu ka baxay

    • @rahamhall7739
      @rahamhall7739 4 ปีที่แล้ว

      maye iyaga kasotagen san jeclahay

  • @maymunmohaali2893
    @maymunmohaali2893 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi ad baan idin taagera keep going

  • @simsomali7306
    @simsomali7306 2 ปีที่แล้ว +2

    Deeq maroojiye laguu xiisay😫 baryahan lama soo jishid Ruwaayad bah

  • @ladancabdulkadir1039
    @ladancabdulkadir1039 4 ปีที่แล้ว +9

    hhhhhhh wlhi wad iga qosliseen ee horay u socda ilma adeerayaalo

  • @olaadjokarr4751
    @olaadjokarr4751 4 ปีที่แล้ว +9

    Hh sxb sidad xamar u qabatay marna SAN qudhihi makuusoo baxay😂😂😂

  • @osmanahmed4642
    @osmanahmed4642 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxbayaal guulaysta wadaniyiin baatahiin omada soomaaliyeed 100.100 waaidintaagersanthy ogaada taxadara sxbayaal guulaysta wada tixda dayadaleh o noosoomandhiga kuwee ookale mogdisho ookale siixuujiya midńimada guul

    • @Masdille
      @Masdille 4 ปีที่แล้ว

      Taada umbaad ka hadli kartaa iskadaa Taageerada Dadka kale Midnimo na Reer Sheekh Isxaaq Oo Somali Asal Ah Ayaa Keentay Anagaana Lanoqonay Midnimadii Maxaad Taraysaa Yaadse Tahay Adigaaba Taariikhdu Ladahay Halkaad ka timid ee Bal u kaadi Aabo Mcne.

  • @cabdibasidanakhlan9821
    @cabdibasidanakhlan9821 4 ปีที่แล้ว +9

    Mnsha allah team rer burco hore u soco lakiin riwayadaha noo soo badi

  • @Halabuurcllaahimurtiileabdulah
    @Halabuurcllaahimurtiileabdulah 11 หลายเดือนก่อน +2

    xanuunka kuhayaa waa what's your name 😂😂😂😂😂

  • @qarniujoogchanel489
    @qarniujoogchanel489 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah dhalinyaroh soo baxdey horey usocdah proh

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 4 ปีที่แล้ว +15

    CODKA SAANI LOMA MAQLAYO rwaayada ku celiya

  • @rickygaming7785
    @rickygaming7785 4 ปีที่แล้ว +9

    𝕨𝕝𝕝 𝕚𝕝𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕓𝕒𝕟 𝕜𝕦𝕘𝕦 𝕕𝕙𝕒𝕒𝕣𝕤𝕙𝕖 𝕤𝕦𝕓𝕤𝕔𝕣𝕚𝕓𝕖 𝕚𝕘𝕦 𝕔𝕒𝕒𝕨𝕚 𝕒𝕝𝕝𝕖 𝕕𝕒𝕣𝕥𝕚

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa infction oo maa la dhagaystaa infection ka bari qaliin usoo daar galow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😋😋

  • @munaweheliye9268
    @munaweheliye9268 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan soo xasustay nin bac buxshay ladhihi jiray oo wadan Saudiarabien jogay 😂😂😂😂😂

  • @caamirabdi8145
    @caamirabdi8145 4 ปีที่แล้ว +7

    what is your name baa layiraah 😂😂😂😂😂

  • @kobciyeinacalimire4599
    @kobciyeinacalimire4599 ปีที่แล้ว +2

    Dadbaa isku leynaya😂😂😂

  • @GuledMahamed-qo6sc
    @GuledMahamed-qo6sc 7 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga Ayaan Ka Daawanayaa 2024 Qosolna Iguma Hadhin 😂🤣🤣🤣🤣

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 4 ปีที่แล้ว +4

    Deeqo maroojiye io murqaan waan idin salamay aad ayaan idin tagera ilaa iyo markii aad burco jogteen ahadan casimada dalka muqdisho ayaa idin kala kacsan

    • @faarahxasan9362
      @faarahxasan9362 4 ปีที่แล้ว

      😛❤❤❤❤❤❤😁😁😁😁😜😞😋😎😂

  • @maxamedbayol
    @maxamedbayol 4 ปีที่แล้ว +6

    Gobtii GoboLka raggaH keep going

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 3 ปีที่แล้ว

      Gobalkii raga kkkkkkkkk meesha Muqdishaa la dhahaa reer miyi

  • @cashonuur9692
    @cashonuur9692 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnshaaa alllh wilkaaaa deeq moreejiye kuhystaaa wlo adooo rliya lnbrkaaa isoosiii

  • @xidigvlogs2317
    @xidigvlogs2317 4 ปีที่แล้ว +13

    QosoL baan iHaye murqaanow maxa xala

  • @XasanIbraahim-dv3ll
    @XasanIbraahim-dv3ll 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @laylawarsame185
    @laylawarsame185 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa funy kuwan waan jeclahay riwaayadahooda4

  • @cabdiraxmaanxamse4745
    @cabdiraxmaanxamse4745 4 ปีที่แล้ว +1

    From hargeisa waan idin salaamay

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa wax dadka hysta cid kasta #DR USHEGANAYSA🤔🤔🤔🤔🤔🤔
    Ma #BUKAANBA inoo yaala😂😂😂soo kac sdii qof dhakhtar baadhayo

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 ปีที่แล้ว +2

    Daawada marka haleshaba waad qudh qudhinaysaa 😂😂😂😀

  • @ibraahimmoyer4778
    @ibraahimmoyer4778 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq jirta ka hadleysaa

  • @saladalihuseinhusein8588
    @saladalihuseinhusein8588 4 ปีที่แล้ว +4

    Mash allh keep going

  • @caamirabdi8145
    @caamirabdi8145 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah wlhi ragan Aad baan ujeclhy waa rag Aad logu bahan yhy jira oo jooga ayaan idin leyhy ayagoo wacya galin wada ayey hadane kaa qoslinayaa horay usocda ayaan idin leyhy sxbyall

  • @abdikariin9710
    @abdikariin9710 4 ปีที่แล้ว +1

    Weey azxpTa Waar wa dhude Ana Uganda kaso socde izi hapeya mezha😂😂🇺🇬🇺🇬✋

    • @LeadeRPoy
      @LeadeRPoy 10 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅

  • @safiyocusman6720
    @safiyocusman6720 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta taageerto murqaan iyo maroojiye like saara

  • @drahmedkaapil8666
    @drahmedkaapil8666 4 ปีที่แล้ว +8

    Thnks prothers

  • @marwafaysal9881
    @marwafaysal9881 2 ปีที่แล้ว +1

    Murqaaaan wa wata walhi gar iyo gardaraba 😹😹😹😹😹😹😹

  • @abdiwahidhussein8530
    @abdiwahidhussein8530 ปีที่แล้ว

    Walee deeq maroo jiye waan nin adag

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 4 ปีที่แล้ว +4

    𝘼𝙙𝙚𝙚𝙧 𝙢𝙖𝙮𝙚𝙚 𝙖𝙙𝙪𝙪 𝙠𝙪 𝙮𝙖𝙖𝙡
    𝙢𝙪𝙧𝙦𝙖𝙖𝙣 𝙣𝙞𝙣 𝙦𝙤𝙨𝙤𝙡 𝙖𝙝🤣🤣🤣

  • @xamzecazka7718
    @xamzecazka7718 4 ปีที่แล้ว +2

    Widh widh nin adag✊

  • @seadabdiahmed3855
    @seadabdiahmed3855 4 ปีที่แล้ว +14

    Codka inaga zoo haga jiya deeqow

  • @cabdilaahidiiriye4115
    @cabdilaahidiiriye4115 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma'anaa digtoora DeeQ kulahaaWWW COM LIKE SII HADAAD ILAAHAY TAQAANO

  • @rudwaanfaysal7896
    @rudwaanfaysal7896 2 ปีที่แล้ว

    hoyadiin wasah

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 2 หลายเดือนก่อน

    Kulaylkaan ka gartay
    Kkkkkkkkkkkk 😂

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 ปีที่แล้ว +1

    Xanuunka ku hayaa waa "what 's yor name"😀😀

  • @abaasofficial5608
    @abaasofficial5608 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brothers

  • @safiyocusman6720
    @safiyocusman6720 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going dhalinyaro wacan

  • @saladalihuseinhusein8588
    @saladalihuseinhusein8588 4 ปีที่แล้ว +4

    Asxpta samecada naga hagajiya codka shuca aya ku jirto

  • @suhaybxk2888
    @suhaybxk2888 3 ปีที่แล้ว +2

    Matkaste oo caajisto wad cabaysa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @banaadirchannel
    @banaadirchannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi caadi matihid qosol Aya igo dishen

  • @mahamudbashir1881
    @mahamudbashir1881 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll daqiiqada video ga yareyya oo 10 daqiiqo kusoo kooba.

  • @abdimohamed4544
    @abdimohamed4544 3 ปีที่แล้ว +1

    Jeedi deequ waa garac Wlhi 🤣😂😆

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha2543 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay ninkan dabada taagayaa hhhhhhh

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 4 ปีที่แล้ว +2

    Dabada mala shaybaadha

  • @ShadiaAhmett
    @ShadiaAhmett ปีที่แล้ว

    Maroojiye

  • @bashira3328
    @bashira3328 4 ปีที่แล้ว +3

    how old are u ama i am student waxa afka qalaad lagu dhaho kulahaa waryaahe Dr ku cilmi badanaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore usocda azxpta

  • @abdulkadir532
    @abdulkadir532 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh guuleysta saxiibayaal

  • @dj.muzcapizmael5323
    @dj.muzcapizmael5323 4 ปีที่แล้ว

    KEEPGOIN ZACAD MURQAAN AND DEQMAROOJIYÈ

  • @maxamedwadani1119
    @maxamedwadani1119 4 ปีที่แล้ว +2

    Marna Maangada Tiimbano Kulahaa kkkkk HAMBALYO zxba Yaal kkkkk

  • @calilaanje4822
    @calilaanje4822 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @safiyocusman6720
    @safiyocusman6720 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @ibrahimomer1255
    @ibrahimomer1255 2 ปีที่แล้ว +1

    Lengedry 💜

  • @crisaaqclaahi658
    @crisaaqclaahi658 4 ปีที่แล้ว +4

    Rer Burco waad idin wataa

  • @XasanIbraahim-dv3ll
    @XasanIbraahim-dv3ll 4 หลายเดือนก่อน

    Check

  • @AraaLe891
    @AraaLe891 4 ปีที่แล้ว +2

    Hh murqaan ber cazaad inta jiifka iguLa dawanayza subscribe dhac igu ziiya

  • @zakariyebana8725
    @zakariyebana8725 2 ปีที่แล้ว

    Xanuunka ku haya wa whats your name hehehehe keep going kkkk

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 ปีที่แล้ว

    Rag hal abuurleh weeye ragani
    Muxuu yidhi
    Gacantaa ku dhacday
    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @zakariyehassan7321
    @zakariyehassan7321 4 ปีที่แล้ว +5

    I am student 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👋

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wallaahi waad iga qosol siisaan lkn please camera manka ama kan edit ka sameynaayo u sheega buuq ayaaa ku jira ama sawaxan

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 4 หลายเดือนก่อน

    Farmasii waa shaqo aqoon rabta

  • @xassanaxmed6637
    @xassanaxmed6637 3 ปีที่แล้ว

    Kulahaa Uganda katimi

  • @zakariyebana8725
    @zakariyebana8725 2 ปีที่แล้ว

    How old are you wa wax afka qalaad lagu yidhahdo

  • @muniiribrahiin6100
    @muniiribrahiin6100 3 ปีที่แล้ว +1

    BuG sooD aMa Ha PoGsOoN kuLaHaa

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 3 ปีที่แล้ว

    Meel kastod tagtaan wan idin wata from Burco

  • @jaamaadaawe9264
    @jaamaadaawe9264 4 ปีที่แล้ว +1

    Maalin baan mid U Geeyey Wiil yar oo Xanuu sanaya
    Qandhada Iyo dhididka Cungaa kabaxa Qof kasta Wuu dariimi karayey inuu Xanuun hayo.
    Dhaqtar ku sheegii Wax uu Cunuga u qoro Goortuu Garan waa yey buu Aniga I waydiiyey "Maxaan U qornaa oo Dawo Ahaan usiinaa"
    naxdintan ka naxay Anaaba Qandho I qabatay.

  • @fatumabashir9471
    @fatumabashir9471 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan idin taa geraa

  • @clshakuurcali3888
    @clshakuurcali3888 3 ปีที่แล้ว

    Madaba tagaa ayaa kasalaa😄😃😋😊

  • @somalilanderpurre5584
    @somalilanderpurre5584 4 ปีที่แล้ว +4

    Ciyaalkii calankoodu dhacay ee iimaan,la,aanta xamar uga,ooyayey noloshaa kusaqiirteen intaa qadaadwayn oohin wax,kaga doonayseen

    • @nadarcali2379
      @nadarcali2379 4 ปีที่แล้ว

      Afka in aad nagu soo qaadin maahee maba joogi kartiin miyaa qadaad yar aduunka uqdad idiinka reebtey uf dheh

  • @maxamedbiriye8956
    @maxamedbiriye8956 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk wlhi waa iga qosliyay..deeq marajoye