Riwaayad Cusub 2019 Full Length.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 ปีที่แล้ว +939

    Qof walba oo Qoraalkan arka waxan ku leeyahay farxada alle haku siyaadsho, dhibatana alle kuma tuso

    • @hamsehamse1952
      @hamsehamse1952 5 ปีที่แล้ว +2

      All's yacisak

    • @amalahmed6389
      @amalahmed6389 5 ปีที่แล้ว +2

      Amiiiin yaarabi

    • @munirkh
      @munirkh 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @susancilmi1296
      @susancilmi1296 5 ปีที่แล้ว +2

      Ameeen yaarabi🙏

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamn wll jasakumlah Khyr

  • @ibrahimmaxamed2666
    @ibrahimmaxamed2666 5 ปีที่แล้ว +643

    Inta Jecel Quraanka Kariimka Ah Like Ha Ii Saarto

    • @maxamedrashid7892
      @maxamedrashid7892 5 ปีที่แล้ว +3

      Minta (ilaahay)jecel like haisaarto ana wan idiinsaarayaa hadaan arko

    • @cfataaxmustafe5179
      @cfataaxmustafe5179 5 ปีที่แล้ว +1

      iLa qpsal

    • @mohamedsaed8086
      @mohamedsaed8086 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedrashid7892 ma commenti baad ku raadin jecaylka ilaahay subxanalaah

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 5 ปีที่แล้ว +1

      💘💘💘💘💘💘💘👦👦👌

    • @Mr_Cawed
      @Mr_Cawed 4 ปีที่แล้ว +2

      Qawlka alle like haku raadin alle kabaq

  • @odayladane2210
    @odayladane2210 5 ปีที่แล้ว +426

    Cawa anaa ugu horeeya inta quraanka Jecel ilahay ka baqoo farta taag

  • @abdirahmaanaadam7249
    @abdirahmaanaadam7249 5 ปีที่แล้ว +464

    koleyba wad qososhee likta
    hayla dhaafin
    first one

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +245

    DAREEN HAYBADA RASUULKA
    🤲 S.C.W🤲
    XUSKIISANA 🙏HADAYNIN
    XAQIISANA 🙏HADAYRIN

  • @eidizmailupdy9592
    @eidizmailupdy9592 5 ปีที่แล้ว +464

    Inta Rumayzan Nebbi Muxamed SCW Like Ha Ila Dhaafina

  • @apdifatahhapane9166
    @apdifatahhapane9166 5 ปีที่แล้ว +19

    Hadaad Duriyadii reer sheekh isxaaq tihin like isaara imaderayal

  • @naimaali4509
    @naimaali4509 5 ปีที่แล้ว +63

    Waa marki ugu horeeysay ee ka dheer oo meel fadhiya uu ka gaabani U yimaado hhh inta ila aragty like hyla dhaafin🤣🤣😂😂😍

    • @hibaaqkaise5221
      @hibaaqkaise5221 5 ปีที่แล้ว +1

      Naima Ali ruwaayada xaaraanta aya ka horeysay hhhhh

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhh wixiba kuuduuban

    • @MaxamedAxmed-m6n
      @MaxamedAxmed-m6n 27 วันที่ผ่านมา

  • @abdirahmanamerico4860
    @abdirahmanamerico4860 5 ปีที่แล้ว +130

    Kolay waad qosli doontaane allah darted igu qabta like

  • @guleidjiciir106
    @guleidjiciir106 5 ปีที่แล้ว +111

    Inta nabi maxamed xuskiisa jecel halmar haygula saliyaan scw

  • @mubarikvlogs8226
    @mubarikvlogs8226 5 ปีที่แล้ว +77

    Ar Ku waana iyakoon hadlinn iska sii qoslaaa inta sideyda liketa hayla dhafin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mukhtaarabdi9421
    @mukhtaarabdi9421 5 ปีที่แล้ว +56

    Watching from Kansas City USA 🇺🇸 Wallahi waan taageeraa ciidankan makala dhacaanba noolaada dadkaygii burco Hargeysa Borama Berbera lascanod ceerigaabo viva sland

    • @kadijaabdi4918
      @kadijaabdi4918 5 ปีที่แล้ว +2

      Watching from Melbourne Australia my father is from Burco Togdhere 😊😊

    • @muniirosman6389
      @muniirosman6389 4 ปีที่แล้ว

      Khadiija

  • @sahanka97
    @sahanka97 5 ปีที่แล้ว +17

    Masha allaah adkeyaal
    Wllhy ku qoslaa riwaayadihiina
    Keep going bros

  • @abdikhalaqibrahim7980
    @abdikhalaqibrahim7980 5 ปีที่แล้ว +242

    Ragga somalida mid baan ku arkay oo ah ayagoo sidaa isku caayay ayay hadana ifka iskugu jecelyihin zxpna yihiin dumarkana waxay isku dhahaan jeexaygii garapkaygii midigeey hadana hoostaas Aya layska caayaya 😂 inta ila qapta like

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh run badanida hhhhh

    • @halimosalad912
      @halimosalad912 5 ปีที่แล้ว +1

      War yaa xooga maxaa kaaqaaday?

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +1

      Ishaad ksoo tuurty whi😂☝

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 5 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi beentaa maaha ragu waa gob miyaan gaarna waliba kuwa somaliyeed kuma sii jiraan raga waa dawlad❤️❤️

    • @siciidcabdi464
      @siciidcabdi464 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk sxb run weye

  • @cabdicasismaxamud4703
    @cabdicasismaxamud4703 5 ปีที่แล้ว +87

    Intii quraanka jecel
    👇

  • @Wasiirka98
    @Wasiirka98 5 ปีที่แล้ว +165

    Dhito =Caanaha la ururiyo,
    Jabadka=duleeedka,
    Kobtan =halkan, ama meeshan,
    Afsaar= oodyar,
    Wèedho badan oo Afsomaligii asalka ahaa baa kujira Ruwaayadda,
    Lkn ninka shaadhka buluga leh Dhaar badanaa 2diqooqo malaha 100jeer buu dhaartey,

    • @asmamursal7522
      @asmamursal7522 5 ปีที่แล้ว +9

      Jabad waxa ladhahaa guri madhan ka laga guuray

    • @hajikhadar9143
      @hajikhadar9143 5 ปีที่แล้ว +2

      Jabadku wa guriga badhan ee wakhti hore laga guuray,

    • @murtiiyomahadho7493
      @murtiiyomahadho7493 5 ปีที่แล้ว +2

      Dhito = Caano Habeenkii xoolaha laga maalo si loogu daro kuwa Bari lagamaali doono Loona Lulo si Subag looga bixiyo.
      Jabad = Meel laga guuray ama guri madhan
      Kobtan = Kayntan

    • @hajikhadar9143
      @hajikhadar9143 5 ปีที่แล้ว +1

      Afsaar, waa ooda xoolaha kadinka laga saaro, yahye kk

    • @abdisalamahmed1129
      @abdisalamahmed1129 5 ปีที่แล้ว +1

      Ablay =mindi

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 5 ปีที่แล้ว +262

    *maanta haplaha somaliland oo keliyaan like ka rabaa ragu dad maha ii saara goptaay* 😘😘

  • @diamongirl4455
    @diamongirl4455 5 ปีที่แล้ว +26

    War c/laahow war jaamacoow 😂😂
    Like ii zaara

  • @safwaanphotography9912
    @safwaanphotography9912 5 ปีที่แล้ว +138

    intaa jiifka kudawanysa like ✔

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +54

    Kķkkkkkkkkkkkkkkk ala beerka Qosol iguma hadhin ala jcliyaaa dadka reeer burco i love you reeer burco from Switzerland

  • @Adnan_ismael
    @Adnan_ismael 5 ปีที่แล้ว +134

    Ana ugu horeYa like isaRa ❤️
    Waa hadad Reer somaliland Tihiin 😅

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 5 ปีที่แล้ว +251

    duriyadiii reer burco caaawa anaaa uhooreyeee reer burco likke iggu sharfaa shoodayaasheydiii

  • @fatah_mahre
    @fatah_mahre 5 ปีที่แล้ว +73

    Reer somalilnd
    Like tiina waligin
    Mahelin ee manta
    Aa niigahelo

  • @liibaanqaarey1003
    @liibaanqaarey1003 5 ปีที่แล้ว +128

    Reer somaliland aad baan idin jecelnahay
    Horumarka iyo nabada allaha idiin siyaadiyo
    From muqdisho. waa walaalkiin oo horumarkiina jecel

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 5 ปีที่แล้ว +26

    kolypa WD #qososhee like da ha ila dhaafina

  • @abdirahmanaweys42
    @abdirahmanaweys42 5 ปีที่แล้ว +44

    From djabuuti 😍❤️❤️🇩🇯💉

  • @ssh1898
    @ssh1898 5 ปีที่แล้ว +41

    Wlhi lahjada Ogaden iyo isaaq waan iska jclhy

    • @kaldeeqweedhsame1665
      @kaldeeqweedhsame1665 5 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe ii saar

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว

      Siiman annaguna waanu idin jecelahay walaal qiima badan

  • @nawalahmed6452
    @nawalahmed6452 5 ปีที่แล้ว +87

    somalilander hdad thy like ta hygala bkhylin

  • @dalmarinho_09
    @dalmarinho_09 5 ปีที่แล้ว +21

    Qofkastoo Qoraalkan arkaaa alle khayrka Hayna waafajiyo Aamiinta raaciya

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 5 ปีที่แล้ว +43

    Duriyada allah iga beray re burco magaladi raga si garan u jclhy

    • @user-on8he8gs7z
      @user-on8he8gs7z 4 ปีที่แล้ว

      Juweriya Cumar
      Alle haku sharfo wl qli

  • @mohaahalgamaa3736
    @mohaahalgamaa3736 5 ปีที่แล้ว +84

    Nabad iyo nolol from hargaysa😎❤👌

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 5 ปีที่แล้ว +177

    Jecliyaa waa dad wanaagsan, oo dadka aan ficil xun tusin imisaa burco ku nool iyo hargeysa oo soomaali ah, Guul iyo Gobanimo ku waara.

    • @abdi622
      @abdi622 5 ปีที่แล้ว +1

      AaMiiN wLLo

    • @guledabdi3911
      @guledabdi3911 5 ปีที่แล้ว

      KULMIYE 1

    • @cabdixashimaxamed2460
      @cabdixashimaxamed2460 5 ปีที่แล้ว

      Waaw ALao✋✌✊👍👎😹😸😼🙏

    • @omarismail1123
      @omarismail1123 2 ปีที่แล้ว

      Dadka Burco iyo Hargeisa ku nool so Somali ma ahan? Mise wa Oromo?

  • @farihaubah6916
    @farihaubah6916 5 ปีที่แล้ว +122

    Gobolkaygii burco one love dhulkayga Somaliland 😘😍plz 🙏👍🏻👈👇

  • @alliahmet8305
    @alliahmet8305 5 ปีที่แล้ว +25

    Jimacaale iyo murqaan mudhxiye iyo maroojiye
    Dad qaliya hore usocoda

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 ปีที่แล้ว +136

    Rer galkcyo iyo rer burco like ta hala i dhafina

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +119

    Comments kiiba Reer Reer buu nqday saw mha
    ana Reer Hargeisoow Liketa noo saara anagaa dhaladkiiye 😁👏

    • @shaaficijoker5721
      @shaaficijoker5721 5 ปีที่แล้ว

      Hyh

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 5 ปีที่แล้ว +3

      Eeyahe anigu weli somaliland baan taaganhy hoos uma soo degin😂😂😂hda ma wxaad i leedahy hoos u soo deg

    • @kinghanadciiltire7046
      @kinghanadciiltire7046 5 ปีที่แล้ว +2

      Burco iyo hargaysa iyo dhaman gobolada somaliland ba waa isku dad isku dal iyo isku diin hoos hayno dejin wlo somalilandta wayn aya ina midaysa xafad xafada inaga dhaafa

    • @shaaficijoker5721
      @shaaficijoker5721 5 ปีที่แล้ว +1

      king hanad Ciiltire
      Muwaadinka Caafimaadka Qabaa waa Adiga Oo Kale

    • @kinghanadciiltire7046
      @kinghanadciiltire7046 5 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid wlo kunjeer

  • @darwiish
    @darwiish 5 ปีที่แล้ว +32

    wixii reeer qorulugud ah like ta ii saara

  • @tayzirtarabi1890
    @tayzirtarabi1890 5 ปีที่แล้ว +94

    Kama daalo dawashadiina walhi😂😂 like Sara duriiyda hda thy

  • @abokorismail8280
    @abokorismail8280 5 ปีที่แล้ว +26

    Dar ilahy iska jecelay nimankan keep going c-boy and his team

  • @suhaybabdinasir7158
    @suhaybabdinasir7158 หลายเดือนก่อน +4

    Who is here 2024 😅❤

    • @ena_dayip
      @ena_dayip 28 วันที่ผ่านมา +1

      😂

    • @cabdiraxmaansiciid4985
      @cabdiraxmaansiciid4985 5 วันที่ผ่านมา +1

      D QA as he a Hh dee q hoop te q gu p reer soo

  • @khadijagulied189
    @khadijagulied189 5 ปีที่แล้ว +9

    Ragedi noolada hore u socoda so badiya Ruwayada guuuuulysta Duuriyaada xaalalah Reer Burco mansha allah allow dhowra somaliland guuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo allowo no siyaade nimcada iyo nabaada iyo barawaqa amiin amiin jecaliya dalkega iyo dadkeyga allowo idena xifdi o edana dhowra

  • @ShaacirSheekeye
    @ShaacirSheekeye 5 ปีที่แล้ว +7

    Soraan iyo jawaan iska iloow 😀
    C boy 100,000K ku rajaynaa ☑️

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 ปีที่แล้ว +7

    Af somaligii asalka ahaa ayey ku hadlayaan Manshallah dhalintan

  • @naasirmacruuf1224
    @naasirmacruuf1224 5 ปีที่แล้ว +60

    Wlh blh comantigan like ayan sarayaa.. wad dharate like saar he 🤣

  • @user-qk1em1pj3w
    @user-qk1em1pj3w 5 ปีที่แล้ว +97

    Talada IGA qaato dhaarta iska joojiya

  • @maymunabdirisaq6681
    @maymunabdirisaq6681 5 ปีที่แล้ว +10

    Cabdi cabdilaahi aabahay aa ladhahaa wlhy wiilashii qaranka inaad tihiin idiin qiray oo wax walba noqon kara hore u socda love u guyz🥰❤️❤️💪👍

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

      soo kle aabahay cabdi cabdilaahi baa la dhahaa allaha xafidee🤲

  • @walalahafilms1502
    @walalahafilms1502 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlh reer burco daacad ayaad iga qosliseen waryaara dhalinyaradaan qosalbadanaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
    Allaha idin daayo sharaf ayad leedihiin reer burco ❤️🔥🔥🔥💪👈

  • @abdifataxmaxamed5766
    @abdifataxmaxamed5766 5 ปีที่แล้ว +20

    😂😂😂 ala garacey dagalkii 1977 kibu kaso hadhey
    Jinac ban dilayey inta
    Intaa ku qososhey like ta

  • @randaahmed805
    @randaahmed805 5 ปีที่แล้ว +23

    Intaan reer burco isla nahay like isaara 😙😙

  • @hamdahussein1108
    @hamdahussein1108 5 ปีที่แล้ว +10

    Istaqfurallah waxaan u qoslays sidii danbiga ahayd 😂😂😂😂😂 Muxu iri xaganaan Marayey

  • @qayz105
    @qayz105 5 ปีที่แล้ว +79

    Hadad SMS kayga aragto like hayla dhaafin 🙏🙏😂

    • @vikramxajiabdi8438
      @vikramxajiabdi8438 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk like waan ku saray huno 💚😍

    • @qayz105
      @qayz105 5 ปีที่แล้ว

      @@vikramxajiabdi8438 ❤❤❤

  • @gouleittsheekhxareed1490
    @gouleittsheekhxareed1490 5 ปีที่แล้ว +84

    Dhoongo: Qofka Nacaska Ah Badana Haweenka Ayaana Loo Isticmala!
    Ablay: Tooray Ama Mindiida Geeljiruhu Qaato.
    Idaan: Canaha Loogu Talo Galay Caruurta Iyo Maatida Yar Yar ee Dadka Waaweyna Inay Ka Cabaan Ceeb Ku Tahay..
    Afsaar: Ooda Xerada Xoolaha Lagu Oodo, Ama Albaab Looga Dhigo.
    Kobtan: Halkan Ama Meeshan.
    Jabad: Guriga/ Xerada Laga Guuro.
    Gungumo: Cid Aan La Loodin Karin.
    Surmo: Xuurto/ Ama Qoor Sakaaro Melaha Qaarna Tabco Ayaa Looga Yaqaana.
    Ciidan: Luqada Miyiga Waxa Loo Yaqaana Caruurta Ama Dhalinta Xoolaha Raacda.
    Budubada: Hadal Aan Loo Meel Dayin.
    Afarey: Shaxda Afarta God Ee Iska Soo Horjeeda Ee La Dago.
    Irmaan: Shaxda Godadka Isku Beegma Ee Lagu Badiyo.
    Gudin: Walax Loo Adegsado Goynta Oo Ka Samaysan Bir Iyo Daab Geed Laga Qoray.
    (daab : Waa Qaybta Geedka Laga Gooyo )
    Geed U Wabid:Qolka VIP-Da Ah 😂, Ee Dhanka Miyiga Oo Ka Samaysan Geed Badana Galool Ah Oo Ood Lagu Warejiyay.
    Dulin: Cayayaan Yaryar Oo Xoolaha Ka Dhasha Isla Iyagana Cuna.
    Daalin: Qof Ama Xayawaan Dhib Badan Oo Layaan Ah.
    Kaynta: Sida Ay U Adegsanayaan Hada Waxay Ujedadaan Dadko Dhan ( Macanaha Kaynto Dhan Ha Laayo Ninku = Dadko Dhan Ha Laayo! Sido Kale Melaha Dhirtw Badan Ka Baxdo Waa Lo Adeegsada Ama Cawska Badan .
    Waqlin:Waxa Si Qaab Daran Loo Laaladiyo,Ama Qofka Weyn Inu Sameeyo Loogu Garabahayn.
    Didin: Xoolaha Marka Laga Eryo Meshay Daqayaan.
    Muscirir: Ooda Ama Dhirta Waaweyn Marka La Gooyo Si Xoolaha Xeradooda Loogu Oodo.
    Shilin: Cayayaan Xoolaha Gala Marka Laga Dhibeyana Ka Baxa.
    Waxay Adeegsadeen Kalmado Badan Oo Afsomaligi Saxda Ahaaya Waanay Ku Mahadsanyiihin.
    Soomali Waxaynu Ku Nahay Luqada Fadlan Luqada Hala Barto.
    Somali Ayaan Ahay Afsoomalina Kuma Hadli Karo Macnaheedu Waxa Weeye Tusaale Ahaan Islaam Ayaan Ahay Qurankii Lagu Tukanayaay, Ama Adaakrti Iyo Tasbiixdina Ma Aqaan !.:DxD

    • @hoododahabob2917
      @hoododahabob2917 5 ปีที่แล้ว +2

      Sheekh xareed meelwalba wa taaganyahy hhhhhh
      Waan ku salamay wllky qli

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว

      Dhito=
      shurun shuur=
      Kur timira=

    • @aqoonyahanmataan6408
      @aqoonyahanmataan6408 5 ปีที่แล้ว +1

      Abokor , rabaso iyo daroor ayaan ku xasuusta shaxdan iyo sida loo matalayo riwaayadan viva salaxley leute

    • @gouleittsheekhxareed1490
      @gouleittsheekhxareed1490 5 ปีที่แล้ว

      dhaladkii burco&Saraar Salaan Lamid Ah Wll.
      Afsomliga Ay Adegsanayaan Ayaa Cajiib Ah Oo Meesha I Keenay.:DxD

    • @gouleittsheekhxareed1490
      @gouleittsheekhxareed1490 5 ปีที่แล้ว

      #Rooxanta
      Dhiito Waan Sheegay Wll Waa Caanaha Caruurta Iyo Maatida Loogu Talo Galay In Dadka Waaweyn Ka Cabaana Ceeb Tahay.
      Kur Timir Ah: Goosarad Ayaa Melaha Qaar Looga Yaqaana Waa Timir Kujiri Jirtay Dasad Waxooga Leg Oo Beri Samaan Socon Jirtay.
      Shurun Shuur Kalmadaas Ma Garanayo Se Wll.:DxD

  • @abdikadirmohamed5237
    @abdikadirmohamed5237 5 ปีที่แล้ว +21

    waaar heedhaha horta like maxaa ku jira aar anaga nagu qabto nio 😀

  • @MaxamednuurXuseen
    @MaxamednuurXuseen 5 หลายเดือนก่อน +3

    Inta daawatay 2024 like 😂😂😂

  • @kinghaajircomedy2
    @kinghaajircomedy2 5 ปีที่แล้ว +60

    Kan gaaban inuu cayilay inta aragtay like-ta soo daldala

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 5 ปีที่แล้ว +27

    Rageeedi Ruwayadaha Soo Badiya Nio 🤗🤗🤗🤗

  • @khaalidabdiqdir823
    @khaalidabdiqdir823 5 ปีที่แล้ว +40

    Nabad io Nolol from somliland

  • @saedbiindheofficail2263
    @saedbiindheofficail2263 5 ปีที่แล้ว +22

    Hargeisa inta ka daawanaysa like ta ha ila dhaafina

  • @kadoon22
    @kadoon22 5 ปีที่แล้ว +22

    Ninki noloshan soo maray uunbaa fahmaya
    Alla maxan geel jire geelii ka didiyay oo uu i eryaday

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 5 ปีที่แล้ว +1

      Khaamtaas ileen aniguunbaa oge maanooy.. sxib

    • @kadoon22
      @kadoon22 5 ปีที่แล้ว

      @@abdishakurawl1773 War saxib ragga waxan fahan sanbaad tahay

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano 5 ปีที่แล้ว

      @Apdi RaHman MaanO Indr Caruur CaanO Dhan aH Ayan Nahay anaguyE Ha Nagu Digan

    • @kadoon22
      @kadoon22 5 ปีที่แล้ว

      @@Updirisak_Caano hhh inder Rageedi baad tahay
      Lama mid Tihid Adigu yar yarka

  • @QGprincess
    @QGprincess 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa edeb daranyahaye muxuu kugu yiri 💕😂😂😂 waa markii laga adkaaday 😂😂

  • @abdirahmanahmedali1451
    @abdirahmanahmedali1451 5 ปีที่แล้ว +48

    nimankaa maroojiye iyo group kiisa fadhigaan uga kacaa , maba dhaafo riwaayadooda

  • @jacfarcarab8087
    @jacfarcarab8087 5 ปีที่แล้ว +18

    First☝ ahey pian isaar Gudomiye 😭😅

  • @cabdiqanivarhan2367
    @cabdiqanivarhan2367 5 ปีที่แล้ว +101

    Hhhhhh wxi hargaysa ka dawanaya liketa nacaale

    • @amaal951
      @amaal951 4 ปีที่แล้ว

      Kllk

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 ปีที่แล้ว +33

    *HHH BURCO HADAL U DAA* ❤👏

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 ปีที่แล้ว +6

    Kan Dundumada leegi Dhaar badanaa Bisinkee😂😂😂😂😂

  • @hudasaid7596
    @hudasaid7596 5 ปีที่แล้ว +7

    Inta ilaahay jecel iyo rasuulka صلى الله عليه وسلم like saar pleaze

  • @muniirgaliixe7475
    @muniirgaliixe7475 5 ปีที่แล้ว +27

    Ama ziDa Raga Noo DiL oo AbLaydaa NAgu Aaz Ama Na zii Daa😂😂 DaDaW Alla Dartii Noogu zhaRFa Like Ta waa ToLkiiYe

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 5 ปีที่แล้ว +29

    Gabadhaydu hadalka majarto waa ilaacad kulahaa kkkkkk

    • @janagaleibnuc376
      @janagaleibnuc376 5 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅😅 waa iga qoslisay zxby

  • @somalilanderboy1364
    @somalilanderboy1364 5 ปีที่แล้ว +23

    Deeq maroojiye ma ciidagale dhalay dhaga kulahaa😂😂🤔🤔

    • @xasancabdi5015
      @xasancabdi5015 5 ปีที่แล้ว +3

      meelna iskama soo gaadhaan

    • @somalilanderboy1364
      @somalilanderboy1364 5 ปีที่แล้ว +1

      @@xasancabdi5015 hadaa dhaga xaguu kala yimid

    • @xasancabdi5015
      @xasancabdi5015 5 ปีที่แล้ว +1

      @@somalilanderboy1364 waa metelaad jilaagu marba sibuu iska dhigaa iyagoo oromo sideeda u hadlayana waad aragtay baan u malaynayaa taas macneheedu ma aha inay oromo meel kasoo galaan

    • @somalilanderboy1364
      @somalilanderboy1364 5 ปีที่แล้ว

      Ok sxp waan gartay anba waan yaabay

  • @khalidyoussuf3767
    @khalidyoussuf3767 5 ปีที่แล้ว +7

    *Mazha Allah Alle haydin dhawro dhamaan team C.Boy*
    *Liketa iguqabta sxpyal adne c.boy love isaar*

  • @asmasaed6203
    @asmasaed6203 5 ปีที่แล้ว +2

    Hoyga farxada iyo qosolka
    Waa Burco
    Kolay waa qosalshay Like ay la dhafin
    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @hamseofficial
    @hamseofficial 5 ปีที่แล้ว +14

    Walahi like ayaan saarayaa
    Waad dhaaratee like saar

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 5 ปีที่แล้ว +80

    Ruwayadaha reer waqoyiga ayaan kuhaystaa

    • @musahassan2999
      @musahassan2999 5 ปีที่แล้ว

      Thanks brother

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 5 ปีที่แล้ว

      Ma xaafadiina amisonta ayaad ka mitirisay markaad waqooyi leedahay😆😆😆

    • @mohamedamin8826
      @mohamedamin8826 5 ปีที่แล้ว

      Khadark iyow

    • @ZackAli
      @ZackAli 5 ปีที่แล้ว +1

      @@allahwithmeneverbedeprived3494
      Muqdisho marka la joogo dhinaca somaliland waa waqooyi
      Ninka cayda kadaaya ilmaderayal

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 5 ปีที่แล้ว

      😅 riwaayad waa waqooyi .
      Lkn reer koonfur iyaguna filmnata ayay noo qaabilsan yihiin fanprojta .
      Carurutan xanaqsani waa 15 jir iyo wax ka yar oo laguso koriyay cuqdad " lkn way ka kori doonan sideyda 😅."

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 5 ปีที่แล้ว +31

    Madaxweyne Muusee biixi baa like igu xujeeyay ee car bal igu sharfa
    Kheer allaha idin siiyee

  • @mahamudgyan
    @mahamudgyan 5 ปีที่แล้ว +11

    Haybad eebo ku siiyey habeen lagaama qaado wa jilayaal dhamystiran like ta ha la dhaafin

  • @jibriilupdirahman8273
    @jibriilupdirahman8273 5 ปีที่แล้ว +4

    *Nio ninkan Gaaaban uu cayilay inta ila araGtay like* 😂

    • @idirisshire277
      @idirisshire277 5 ปีที่แล้ว

      🤣😂war zurwalpu ka hooz xidhn yay mcwizta

  • @camirzaki151
    @camirzaki151 5 ปีที่แล้ว +10

    WaLigey 100 Like ma garine waLaLyaLow igarsuya ceeß miya 🤣

  • @axmedabdiraxmaanmashaallah6071
    @axmedabdiraxmaanmashaallah6071 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah moroojiye murqaan beerkaa nacasaaday riwaayada ugu xaraabaha badan

  • @user-hc7hg1dp7n
    @user-hc7hg1dp7n ปีที่แล้ว +2

    Joog anaga ku miir qabne wlhi waan ku qoslay😅😅😅

  • @ameinupd1rahman335
    @ameinupd1rahman335 5 ปีที่แล้ว +32

    ILLAHAY NABAD HA INAGU KEENO🤣🤣🤣🤣

  • @JEYTE09
    @JEYTE09 5 ปีที่แล้ว +64

    Somaliland hadaad joogto like isar

    • @sabdi3612
      @sabdi3612 5 ปีที่แล้ว

      Ma joogi lkn riyo aya ku taga marmar😂

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 5 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhhhhhhh
    walhi manooli beerka i cadaaday Ragan wlhibTageere wayn baan u ahay

  • @Muhyadiin
    @Muhyadiin 5 ปีที่แล้ว +2

    Maanta waan daahay inaadeer nalkaa naga maqnaayoo gadaal ii dhigee
    Waxa like ila gaadha😂😂

  • @cabaasciiseninalle9153
    @cabaasciiseninalle9153 5 ปีที่แล้ว +4

    mirqaaaan inuu naaxay cida ila aragtay like saaar

  • @MohamedHashi10
    @MohamedHashi10 5 ปีที่แล้ว +14

    C-boy go foward bro

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 5 ปีที่แล้ว +8

    Maroojiye ayaa oogu geesisanaa oo la dagaalay 🤣😂😂🤣qosol

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +3

    Dagaalkaygii waan la noqday😂😂😂

  • @mascuudjamac3612
    @mascuudjamac3612 5 ปีที่แล้ว +26

    Hadaad burco ka daawanayso Like isaar fadlan

  • @cmccabdalemaxamedcismaan4030
    @cmccabdalemaxamedcismaan4030 5 ปีที่แล้ว +34

    daacad baan walaahi u qosley intii illa qososhay liketa iigu taabta please

  • @shucaybmaxamud2842
    @shucaybmaxamud2842 5 ปีที่แล้ว +12

    17:53 to 18:38...the funniest part😂😂

  • @nuurdhaantoyoutube8799
    @nuurdhaantoyoutube8799 5 ปีที่แล้ว +14

    Haye Waa Filnkii Cusbaa Maroojiye iyo Murqaan iyo Mudhxiye iyo Cabdirahmaan waan idiin salaamey

    • @khadarsomaaliya1208
      @khadarsomaaliya1208 5 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍waan kaa Qadnay salaanta Nuur dhaanto👍Sehr gut Bruder mach immer weiter

  • @guulwade3445
    @guulwade3445 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwww riwayadan waxey iso xasusisay waya an miyi jogi jiray adban ugahelay walh her burco ii nolada👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @dallealiupdalla8343
    @dallealiupdalla8343 5 ปีที่แล้ว +15

    Firt person like ha ila dhaFiN 😎😘😘😘

  • @zkkingzaki6498
    @zkkingzaki6498 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi saan uu qosly wn suxye like igu dharbaxa team c-boy🤘🏻❤️🥰🙏🙏🙏

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 5 ปีที่แล้ว +2

    😃😃 naagty mid qaro waynoo ..buurti xud aya la.mooda😄😀😁😃 riwadaydii malinki dhawyd aya riwayd ahyd....inta igu raacsan farta taaga😍

  • @noomoabdi9250
    @noomoabdi9250 5 ปีที่แล้ว +3

    Intii burco ka dawnaya like hayla dhafina viva burco

  • @abdirashiidmohamed6052
    @abdirashiidmohamed6052 5 ปีที่แล้ว +12

    ninku ma barkad buu qoday maanu qof dileen aar kuwan beer casad weyna😂😂😂😂😂😂😂😂😂 💪✌✌

    • @garanwagadoula9359
      @garanwagadoula9359 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh istaaq furulaaah maanu qofdileyn kulaha

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂ala beerka jinac baaan dilayay kulahaaa mudhxiye raga geel jire ayaa helay qalafay

  • @yassinothman8552
    @yassinothman8552 4 ปีที่แล้ว +2

    Nio horta zomalida wd la ypyza dhowr comment moyane inta kle wa pryo iyo like izar imiza iguh raczan😂😂😂

    • @jamacabdi2658
      @jamacabdi2658 3 ปีที่แล้ว

      Haaaaa wallhi zhp 😂 😂 😂 comment inan galapa wan nacay paryo darted

  • @asacadaani7814
    @asacadaani7814 5 ปีที่แล้ว +12

    ala wll iidaa wlhi inana habar dilin xtaa😂😂😂