wa siidi nagti ka furatey magalada dabadeda tukan e ku qortey tukan kama danpeyo ay nagta kale ka dapa furtey ay ku qortey kan ma hoyadpa leh ar Somali aa😂😂😂
Aad ban uga xumahay wlhi riwaayadani waxay cadayn u tahay jaahilnimada somalida haysata ee ay hormarna la gaadhi layihin meel bad waxyar ka furo is odhanaysa midklaa kula soo agfadhiisanaya isla waxad adigu Meesha ku haysay wax lamida ma jiro caqli siinaya bal adigu waxkle mesha la imo si aad uga wada qadaysaan hadaad wax u shegtana kuguma ixtiramayan kaliya niyadooda waxa ku soo dhacaysa adu raba inuu mesha kaa saaro ileen waxaan nahay wax qabiil iyo isnacayb ku soo Koree intay tani jirtana wligiinba somalay danyarnimo ka gudbi maysan this wlhi waa very sad waana really pointiga hada jira wligedna soo jiray siina jiri dona wyo ma lihin garasho aan kaga gudubnimo xaasidnimada iyo jahliga
Intii deeq marooje
Jecel liketa ii saara
Kkkkkkkkkkk waxani ma istijuu cabay
Hhhhhhh kulaa garamadii gaafuurta keep on wallahay maroojiye mudhxiyo burca idinku imanayaa insha allah
Thankz walal *ABDIRAHMAN C_BOY*
Kooxdayda Walaahi Dadka Keliya iga Qosliya Tihiin Forward Hore u socod Balaadhan❤❤🌷🌷✋✋
Wlcm
Taageero buuxda insha allah
Somalilanders 💚💬❤✌✌
Somalia deh
weey
😂😂😂Hhhh yaa marka Ethiopia land marka ama garabland Somalialand xagee ah,, qabyaalada joojiya waxayow duliga ah
@@alisalah6802 ccvnh
cabby
Said __4 igu
Horta nabiga ku salliya scw Scw scw Scw scw Scw scw inti ijecel liketa
Abayo
Deeq markasta waala dulmiyaa taageraha deeq like
Wa labadi soran iyo jawn badaly hore usocda 👏👏
Sax
Hahahahahahahag Wlhi burco qosol iyo xarabo udaa Somalida kale xaga qoslka 100%100 burco si wixi igu racsaN ☝️like
wiilka rer puntland
wiilka rer puntland hahaahahahahahahahahshshsh axmed
Riwaayad macaan
wiilka rer puntland aaaaaaaa
wiilka rer puntland dad maha
Inta daawanaysa ramadaan yadoo ka hadhsanthy 3days 2024
Labadan wiil insha heerby gaari doonan jiloonkda 100%
𝒃𝒃𝒃𝒃𝒃𝒃𝒃
😂😂😂😂 2019 inta daawatay like ii saara
2023😂
Hahahaha
Wlee waa xikmad iyo xaraabo
Like igu qabta inta taagersan
❤😂😂😂😂
😂😂😅
Somali Maxamed Hadmay Xaasid Dhaafaysaa Ilmaaadeerayal Ruwaayadani Point Dhab Ah Ayey Ka Hadlaysaaa good Job Guys Shaqo wacan Wlh 👏👏
Inta 2020 ga dawaneysa walipa iyagu muqdisho lacag u doontey like ku qabo😂
Somaliland guulaysta
❤❤❤❤🎉🎉😊😊😅😅
Hhhh Aar nio saan idiin taageero.
Kama daalo dawashadiina.
Reer Burco Nolada From SANAAG❤
❤💯🤗Slan boqortoyo wlo
Kkkkkkkkkkkkkk istijuucabay kulahaa
Hhh wrya reer sanaag ciyaarta nagadaaa
Mohamed Muuse 😃😃Ciyartasy kashidan taby zxb
Subscribe saar hada tahay ciyaryahan Somali ah subscribe
anaa kugu xigay reer burcahaa like ta ku qabo
Hawlo media pro asc
Intii reer burcaa like haila dhafina waa walazhiin oo danyara 😂😂😂😂😂😂
2023 inta dawanyasa like saaaaaaaaaarr
Bilaash aaa!! ku lahaa miyaa soo xadey?
asna kama waaline ayeydeyda dhimatey ayaan u niyeysan
Ninku mala isdujo ayuu cabay kulaha ha u yaacina💜
Kulahaa Naftaa Ku Haysee Anigu Garan Makaa Iibsadaa.
😂😂😂😂😂
JdtidejwvcshejghsdhgegjgHcdQSCBHEYYGDBFTEQWUPICDEVBWWNCSBGSVBDBVVXYIIPYTWREQQGFVCKJJODCGG
Maxaad ka sheekeynaysaa
Riwaayadani fariin qaliya ayay diraysa.
Somaliyey risiq xaasidka iska daaya risiqa allaa haye
Thks jilayaasha iyo kamera mankaba
😂 😂😂 qaracdii reer burco 🙌🙌
Hhhhhhhhh qarac AAA afsoomaaliga iska hagaaji inankaagan yar caqli same from gopolka ragga💚💭♥️
First comment like saara 😍
masha allah dadka kaliya iga qosliya horay usocda
Ragoow waad la raagtaan riwayadaha imika. Ta danbe nagaga soo dhakhsada ilmaderayal 😁💯
hhhhhh lab mulac maa i sugay ku lahaaaa..... reer purco.👈💜💜👈
Nio dadkani ma dhex seexdan youtubka horta bl de wll igu qabta liketa horta
Adigu wll de ha I dhaafine
wax ku hdal nin waynpa tee
Ascot
Guest Top gdydfwsqszzzaoiydydyhdjvcx
hhhh burco dadkeedu waa wada qosol inta aan cemradaha hor iman baa ka badan inta wax matasha😂😂😂
Waa bilaash ayayday oo dhimatay ayaan u niyoonayaa 😂😂😂😂😂😂 iskiriin
2024 inta dawanaysa
Nagadaaya like tiina hooy iminkaba😏
ugaaso arliyo micnaha hadlkaaga waa like isaare waa naga kaaga naxay 😂😂😂
+Ďř æđñã æáđăm 😄😄😄wayn la socona
ugaaso arliyo waxaagu waa like-ta ha ila dhaafinee ka guro waataase
ugaaso arliyo 🤣
ush
Hhhhhhhhh Alla berka kulaha waa xili kuleelo madigaalamee aqiran kudiri lahaa so funny! Keep going guyz.
😂😂😂 waa xili kulaylo madagaalamo waa IGA qosliyeen
Kumaa
Fuuray nio qali na maha qadinaa maaha
Zacad and deeq Fantaztic
Cidii reer purca ah likta
Ninkii dantiisa garanya igu qabto like😂😂😂😂
Aden nineteen vc super ice cream.
Ayaad moodaa
Reer burcaa fahmaya
Only 2024😅
2024😂
😂@@CRISAAQSeeraari-re1iz
After 6 months
Waa xili kulayl oo madagaalamo murqaan wlhi wa qosol miidhan
Yaa garisso waqooyi bari kenya kadawanaya ..... Rer Burco taagero buuxo ayaa inii haya sxbyal
Subscribe isaar reer Garissa hada tahay
Sacad and deeq taagero buuxda ayaan idiin haya ilmadeerayal from Nairobi kenya
Hhhhhhhhhhhh noolaada reer burco from garowe
Ikranita Jamal wll ikran ku bahanahye +251911595991 whatsppka igala soo xidhidha dan ayaan ka laha wll ok
Kkk cibaadada ha fora
Gelin maaha huudhay like igu qabataa inta iga dnbysa
Meelaan lagu quraacan bad ka TiMi kulaha😂😂
hhh halkana majoogta qooto qootan kugu ogaaye
hassan Mohammed hhhhh Haa halkna wn joogaaye
Ax wiilka dheer waan ka naxay jawaankii baa loo xanbaariyay
Ragaan waan tageraa kitaabka horumar wacan
Hudhaydhka haderta jooga
Ayaan isku dhar ahaynoo
Denmark intan ka keeno ayaan qiimihiisa jabinayo
Hudheydh bay isku raacday
Liketa igu qabta dhaladkii burco
Jidda hadii Laygeeyo wan iibiNayaa😂😂😂😂 13:17
😂😂😂😭
2024 inta dawanaysa like sara😂
Waa kooxdii samadoon and cabdirahmaan c_Boy wadashaqayn wacan allaaH sxpoyaaL hyna garab galo
Allah lapadan nin tageraaa in padan
Wlhy Balaq kaga siin wale rer burco xarapo cadiyaH😂😂
Hipo Yousuf adi ma irmaanthy reer hplaha rer purao wa gudheeeneH
Al-shakour Omar waba zay taHay hadalkad ka gartaH
Hadaad bacadle uu dhaqaaqdo aada dhar laan doonty😂😂😂😂😂😂😂
Zabhuiopuk
aasc
Hhh Cibaadada ha faro Gelin maaha huudhaydhe like igu qabtaa inta iga dnbysa
th-cam.com/video/mUBMPJvR2_Q/w-d-xo.html
Caska Aflax
Caska Aflax i
Rujiho
Yooki
Like ta badiya reer somaliland
Waa xili kuleeyl madagaalama ka dhacdy wlh soo fny waa ku haystaa ruwaayadiina
Kulha deeq nujub baad nala zoo fadhiizatey orod melhz qbo 😃
Kkkk Waa NinKa Shaadhkiisa Bixiyay oo Yidhi Waa iib😂😂
Ruyadaha Hora so dajiya inban ayan sugaye Walhi wan tagera Intinaba 》♡ Thanks
Istaqfurulah walaahi waan qoslay😂😂😂😂😂😂
Asxaabtan riwaayadahoodu innaba caadi ma ahan runtii aad ayaan ugu qoslaa mahadsanidiin inbadan💯💯💯
MAXAM NUUR
44 ABG
BARU
2 da burco kafadhin la,dahy ee badaly soran iyo jawaan 🤣🤣🤣🤣🤣
Taageero an dhamaanyn from burco gopolkii raga
Inta daawanaysa 2024😂
reer burco madax sare walhi waa wada qosol viva burco caday
Maroojiye ,mudhxiye ,murqaan
Rag adag😀😁😂😁😀😂😁😬☝👌💟
Maroojiye
Murxiye
Murqaan
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Burco waa wada xaraabaad
Qosol bay kaaga keenayaan
Hhhhhh
Cidii igu raacday like dheh
Waa sadaqo kulahaa funny Soo badiya ruwaayadaha noocan ah guy's
Ilaahay amarkii burca waligay maan tagin xataa Somaliland hadda waan jeclhy magaaladaas .
WaaLi mad arg mia
Mazhallh this is very beautiful ...alle keep you all guys
Still watching 2025😂🎉❤
Nio reer burco ma iyagoo bootaynayay soo dhashan
Idin tagera dhaman kuwa riwyadeya dhaman waa rer burco
Shaadhkuu Xidhnaa weye ku lahaa abwaan deeq😂😂😂
Soomaalida xaasidnimo aya lahadhay
Deq. Waa. La. Dulmoyaaaa. 🎉team tik tok isoo racaaa❤😊😊
Still watching 2019 who else😍🥰😘
Reer Burco wan tageraah
Wlcm
hhhhhhhhhhhhhh qosol badanaa
Reer burco waan idin la socdaa zxbayaaaL
Riwayad iga dheh😂😂😂😂
Ayaan Mumin a
Sxb soo badi raxmaan c boy
Haddii taash lakeeno kafanbaa lakeenaa kulahaa hhhh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 reer burco gacan idin taagay wlhi
wa siidi nagti ka furatey magalada dabadeda tukan e ku qortey tukan kama danpeyo ay nagta kale ka dapa furtey ay ku qortey kan ma hoyadpa leh ar Somali aa😂😂😂
Najah xarago 😂😂😂😂😂 dhulka wlhi sheekadan waan maqly sxb
Najah xarago 🤣🤣🤣🤣🤣 iga qosliya wlhi
Najah xarago ciyaal shekh nuur ma thy
Najah xarago hhh
Jiida hadi la ii geeyo xita hudhedh ban ibinaya 👌cadi maha reer burco
Hhhhhh inta ka heshay ruwayadaan bal like haila dhaafin
ka dheer baa qosola
Ueyd8subsidised sbshzbws
🤣🤣🤣🤣🤣markaa iga kac , walhi ruwayadan micno waynbay leedahay
siwayadani waa xaqii waxay ka waramayso soomalidu waa hal ganacsi o qof kale ay ku arkeen wlhy
Shaadhki uu xidhnaa ayuu iibiyay xaaasidnimo uu kuxumenayo kkkk😀
Burco burco burco slaan from hargiesa kal iyo laab ayaan u qoslay walaahi
asxbtii reer Burco gaar ahaan aktober dhamantiin cabdiraxman c boy wAn idin salamaya tageero buuuxda ayan idiin haya
Ilintaad soo fariisatay gambo lama iibsan dadkuba aday kaa cararayaan hhhhh
Kadab go caadiyaa ayaad iga daba keentay😂😂😂😂
subscrb saraay hadana daadku ayagaa igaa horeeya maxay Ku dhacdaa hhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 thanks all soma-doon first deeeq and sacaad adam &sawir qade C boy
Aad ban uga xumahay wlhi riwaayadani waxay cadayn u tahay jaahilnimada somalida haysata ee ay hormarna la gaadhi layihin meel bad waxyar ka furo is odhanaysa midklaa kula soo agfadhiisanaya isla waxad adigu Meesha ku haysay wax lamida ma jiro caqli siinaya bal adigu waxkle mesha la imo si aad uga wada qadaysaan hadaad wax u shegtana kuguma ixtiramayan kaliya niyadooda waxa ku soo dhacaysa adu raba inuu mesha kaa saaro ileen waxaan nahay wax qabiil iyo isnacayb ku soo Koree intay tani jirtana wligiinba somalay danyarnimo ka gudbi maysan this wlhi waa very sad waana really pointiga hada jira wligedna soo jiray siina jiri dona wyo ma lihin garasho aan kaga gudubnimo xaasidnimada iyo jahliga
ninkaaan waa nin iga qosliiyo waa nin shactiro badan
intadaawanaysa 2023👆
Me
War aniki youtubka idiinka horeeyay iga horeesan be hh
😂😂😂😂 adaa hanbo shaydaan cunay kulahaa 😂😂 dhulka wlhi daacad Bn u qoslay
2023 inta daawatay👋😘
raar burco keep going walahi waa daad funy ah mashallah ❤👍
Y