Abwaan shube Xildhibaanoow marabtaa in uu cadawgaa jabo, qarankaaguna hagaago markale soo celi Farma

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 176

  • @fe8445
    @fe8445 2 ปีที่แล้ว +15

    Allow adaa ku barinaye Farmaajo noo soo celi oo waxaad jeceshahay haleeshii. Aamiin.

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 ปีที่แล้ว +26

    Inshaallah Madaxwayne Farmajo guulaso 🤲🤲🤲🇸🇴✊✊

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      Ala aqliyaraa somalida adigoo kalaahi aduunka masiibada ugu wayn waa dhimasho inta kale waa laga kabtaa lakin dhimasho waa masiibo aan laga kaban dadkii ugu badnaa ayaa ladilay intii uu xilka hayay Oo waliba madax kujiraan waxaa nolosha lagu waa yay ilaa 7000 Oo qof Oo wali lahayn dadkii dhalayna ay Oo yayaan adiguna ayaad iska tidhi intaa Oo qoraal ah inan kuu soo qoro xitaa ma astaahishid lakin wax iga lumay kasooqaad

    • @isseyare837
      @isseyare837 2 ปีที่แล้ว

      @@khalidsiyad854 bililiqo ku nool baa thy

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 2 ปีที่แล้ว +8

    Maansha allah, Abwaan shube, Afkaaga caano lagu qabey

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 ปีที่แล้ว +6

    Guuuuuuuuul farmaajo we love you mudane

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 ปีที่แล้ว +17

    Ilahow noso celi halyey Formajo. 🤲

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      Ala aqliyaraa somalida adigoo kalaahi aduunka masiibada ugu wayn waa dhimasho inta kale waa laga kabtaa lakin dhimasho waa masiibo aan laga kaban dadkii ugu badnaa ayaa ladilay intii uu xilka hayay Oo waliba madax kujiraan waxaa nolosha lagu waa yay ilaa 7000 Oo qof Oo wali lahayn dadkii dhalayna ay Oo yayaan adiguna ayaad iska tidhi intaa Oo qoraal ah inan kuu soo qoro xitaa ma astaahishid lakin wax iga lumay kasooqaad

  • @hassanfarahgood8194
    @hassanfarahgood8194 2 ปีที่แล้ว +6

    Guul iyo gobanimo kuwaar farmaajow soona noqo adoo nabad ah inaha allah.

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 2 ปีที่แล้ว +5

    Markale iyo Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo InshaAllah

  • @sfa5133
    @sfa5133 2 ปีที่แล้ว +8

    Aamiin yaa rabi ilaaow noosoo celi oo noo door farmaajo alaha kula jirp Guuleyso geesigii afrika farmaajo

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 2 ปีที่แล้ว +9

    Guul farmaajo insha allaah

  • @osmansalah7406
    @osmansalah7406 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin alle ha inoo soo celiyo markale iyo markale iyo markale iyo markale in shaa allh

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweynaha Mustaqbalka 2022- 2026 Mudane Prof Xasan Sheekh Maxamuud. Guul iyo Gobanimo,. Waa lagu tabey xaqiiqdii.. Waxaa tahay ASTAAN QARAN. Maansha allaah. Allaha ku xafido. aamiin yaa rabi. Guuleyso.

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 ปีที่แล้ว +8

    Inshallah madaxweyne farmaajo comeback ilaahay hakufixdiyo guul Somalia

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      Ala aqliyaraa somalida adigoo kalaahi aduunka masiibada ugu wayn waa dhimasho inta kale waa laga kabtaa lakin dhimasho waa masiibo aan laga kaban dadkii ugu badnaa ayaa ladilay intii uu xilka hayay Oo waliba madax kujiraan waxaa nolosha lagu waa yay ilaa 7000 Oo qof Oo wali lahayn dadkii dhalayna ay Oo yayaan adiguna somabo ayaad iska tidhi intaa Oo qoraal ah inan kuu soo qoro xitaa ma astaahishid lakin wax iga lumay kasooqaad

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 ปีที่แล้ว +9

    Inshaa allaah farmaajo guulayso

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah. Markale farmaajo

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 2 ปีที่แล้ว +5

    Guuul guuul guuul MD farmaajo guuul guuul guuul guuul Nabad iyo Nolol guuul guuul guuul MD farmaajo cadowgagu hajabo MD farmaajo guuuuul guuul guuul isbadaldoonka socda ee Nabad iyo Nolol guuul guuul guuul Nabad iyo Nolol guuul guuul guuul MD farmaajo guuuleyso waligaa cadowgagu hajabo MD farmaajo guuul guuul guuul MD farmaajo guuuleyso waligaa MD farmaajo allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii

  • @aishaibrahim2964
    @aishaibrahim2964 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahaw markale noosoo celi oonoo door aamiin

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Abwaan shube runbuu sheegay wlhi.farmaajo guul iyo gobonimo

  • @jimalyare7333
    @jimalyare7333 2 ปีที่แล้ว +6

    Farmajo guul inshallah ❤️

  • @abshirsheikh6243
    @abshirsheikh6243 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar allaahu akbar wllahi wanqiirooday markaan dhegeystay odagaan asagoo kale inuu joogo ma aaminsaneen allaha ku barakeeyo jannada allaha ku geeyo xaqqa uun baa guuleysan doona dallaalna aduunka dulli aaqina dab iyo naar

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan shube rabi tawfiiq hakuu siyaadsho

  • @abdiabdalle9623
    @abdiabdalle9623 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah Allah garasho wacanaa

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah shube abwaan wax badan og

  • @abdiabdalle9623
    @abdiabdalle9623 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah swt ha ku xafido xilkiisa madaxwayne farmaajo Markale. Aamiin yaa rabbi. Aamiin yaa rabbi

  • @anasisack9282
    @anasisack9282 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHAYOW RAXMAANOW NOO SOO CELI FARMAAJO xildhibaanow Alle kabaqa dalka u turo

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye baraarug beentii wadaniyad aheed ood ku disheen hurdadil ka kaca beenta nagal fariiso ilaahow farmaajo hangu soo celin kadare kaligii taliyahay aad la ordayso walciyaadu bilaahi kadare dilaaye duugaaye dumiloow allow nadhaafi o hangu soo celin aamiin

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      👍👍👍👍❤️❤️❤️

  • @abdirishiidmohaa31
    @abdirishiidmohaa31 2 ปีที่แล้ว +4

    Farmaajo insha allah ❤❤❤❤❤

  • @abdiabdalle9623
    @abdiabdalle9623 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +2

    Xildhibaanow duco iyo habaar kala doorta maanta umada Soomaaliyeed waad ogtihiin cida daacada ah waad ogtihiin ilaahay kabaqa guul madaxweyne Farmaajo

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Shube Adeer Allaah waxaan kaaga baryayaa Cimriga inta kuu gadhay wanaag Aakhiradaadana Janatul Firdowsa Adeer Gacaliye Qaligaan gaaga Ducaynayaa waxaana Allaah kaaga baryayaa Qalibigaagu wuxuu ku Naaxaysto

  • @abdiabdalle9623
    @abdiabdalle9623 2 ปีที่แล้ว +4

    True abwaan

  • @cismaciilmuumin6907
    @cismaciilmuumin6907 2 ปีที่แล้ว +4

    Guuuuul frmjo

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin, Aamiin ya rabbi, Barlamanaw wad ogtihiin waanad maqleysan, Ialahaw Farmajo no si celi

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      Ala aqliyaraa somalida adigoo kalaahi aduunka masiibada ugu wayn waa dhimasho inta kale waa laga kabtaa lakin dhimasho waa masiibo aan laga kaban dadkii ugu badnaa ayaa ladilay intii uu xilka hayay Oo waliba madax kujiraan waxaa nolosha lagu waa yay ilaa 7000 Oo qof Oo wali lahayn dadkii dhalayna ay Oo yayaan adiguna shabaaadoonaya ayaad iska tidhi intaa Oo qoraal ah inan kuu soo qoro xitaa ma astaahishid lakin wax iga lumay kasooqaad

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah cirib danbeedka rabi hakuu hagajiyo

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 2 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso madaxweyne farmaajo

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Allow noo aqbal ducada.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha allah Abwaan guul mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta guul Nabad iyo Noolal

  • @zakariyamohamed7317
    @zakariyamohamed7317 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan shube nolol farxad leh ayaan kuu rajaynaa farmaajo guuleeso.

  • @kawsarabdulahi1925
    @kawsarabdulahi1925 2 ปีที่แล้ว +3

    Guul iyo gobanimo Farmaajo insha Allah

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      Ala aqliyaraa somalida adigoo kalaahi aduunka masiibada ugu wayn waa dhimasho inta kale waa laga kabtaa lakin dhimasho waa masiibo aan laga kaban dadkii ugu badnaa ayaa ladilay intii uu xilka hayay Oo waliba madax kujiraan waxaa nolosha lagu waa yay ilaa 7000 Oo qof Oo wali lahayn dadkii dhalayna ay Oo yayaan adiguna guul ayaad iska tidhi intaa Oo qoraal ah inan kuu soo qoro xitaa ma astaahishid lakin wax iga lumay kasooqaad

  • @daadirxajicismannux425
    @daadirxajicismannux425 2 ปีที่แล้ว +2

    Markle frmajo shabelle tv

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah abwaan allaaha cafimadka iyo caqliga ha kudaayo

  • @anasisack9282
    @anasisack9282 2 ปีที่แล้ว +1

    Kheyr Allaha siiyo abwaan Shube

  • @Yeberowosman57888
    @Yeberowosman57888 2 ปีที่แล้ว +4

    Shuboow Ethiopia na maxay tahay Kenya iyo emarate garanaye

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 2 ปีที่แล้ว +1

      Shube gees buu ka raran yahay miyaa kkk

  • @binisse8738
    @binisse8738 2 ปีที่แล้ว +2

    isbedelka socda iyo mar 2aad iyo dib udoorashada madaxwaynaha umada soomaha madaxwayne farmaajo

  • @fardowsamohamed3410
    @fardowsamohamed3410 2 ปีที่แล้ว +7

    amiin amiin amiin yarabi

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan shube ilaahay noo kaa daa. Waa aabbaha dhallinyarada soomaaliyeed.

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha alaah wuu soo noqonayaa faramaajo

  • @mawlidhoussein7072
    @mawlidhoussein7072 2 ปีที่แล้ว

    Asc adeero abwaan shube allah aku xifdiyo madaxweynahana hanoosoo celiyo.

  • @ahmedabiib8548
    @ahmedabiib8548 2 ปีที่แล้ว

    Ma shala habalyo abwan shube.wa halyye somali.wann halyya qaran

  • @mawlidmuhumed8037
    @mawlidmuhumed8037 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah abwaan

  • @tahliilj
    @tahliilj 2 ปีที่แล้ว

    Hangu soolaaban midkaqayrbadan ILLAAH hanasiiyo aamiin inshaallah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abwaan shube Allah ku xifdiyo runta ayaad noo sheegtay dalkeen Allah nabad nooga dhigo amiin yaarabi

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 2 ปีที่แล้ว +1

    Waano iyo run ayuu abwaanku sheegay.. xildhibaanow maqal oo dooro madaxweynaha dadku rabaan..

  • @user-zj9ic2si5f
    @user-zj9ic2si5f 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abwaan Allah haku barakeeyo

  • @salmaanabdirahman9921
    @salmaanabdirahman9921 2 ปีที่แล้ว

    Aaabe ina shubaa tahay alaha ku dhawro adero🤲🤲💋💋❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 ปีที่แล้ว +3

    Isha Allah mar labaad ayaan rajayna inu so laabtay

  • @Uus998
    @Uus998 2 ปีที่แล้ว +1

    Jah album afka kumagooyo waa shasheeye Waa farmajo uuleyahay somali Somali baaleh iyo shadheeye ngos lacgta UN Somalia magaceed kucuna lacgaha

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 2 ปีที่แล้ว +2

    Tuug ama waa tuug kalkaal waana 1990kii raggii dagaalka huriyey, haddana waa kan farmaajo oo dambiile ah ayuu leeyahay hala taageero.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha illaha haku xifdiyo Amiin yaa allaha wadani dhan eeh guul iyo gobanimo ciidankena sharfta badan guul mudan madxweyne farmajo illaha hano xifdiyo Amiin yaa allaha 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🌷🌹👏🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

    • @khalidsiyad854
      @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว

      Ala aqliyaraa somalida adigoo kalaahi aduunka masiibada ugu wayn waa dhimasho inta kale waa laga kabtaa lakin dhimasho waa masiibo aan laga kaban dadkii ugu badnaa ayaa ladilay intii uu xilka hayay Oo waliba madax kujiraan waxaa nolosha lagu waa yay ilaa 7000 Oo qof Oo wali lahayn dadkii dhalayna ay Oo yayaan adiguna shabaaadoonaya ayaad iska tidhi intaa Oo qoraal ah inan kuu soo qoro xitaa ma astaahishid lakin wax iga lumay kasooqaad

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah abwaanka ilaahay haa xafido enagana ilaahay haa inagu anfoco waanadiisa

  • @salahdiindamal3325
    @salahdiindamal3325 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiin ya rabii 🤲

  • @maxamedcabdilahia8128
    @maxamedcabdilahia8128 2 ปีที่แล้ว

    Guul guul inshaa Allah formajo

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow waa daacad Farmaajee noo soo celi, oo sii wanaaji.

  • @fartuunabdikariimguuleed8769
    @fartuunabdikariimguuleed8769 2 ปีที่แล้ว +3

    aamiin

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin

  • @abdiabdalle9623
    @abdiabdalle9623 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar

  • @azadcade6170
    @azadcade6170 2 ปีที่แล้ว

    Abaaba farmajo🥺💖💪

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse2904 2 ปีที่แล้ว

    Viva farmasjo gessi somalia president of somalia.

  • @awaabcqaaliq2244
    @awaabcqaaliq2244 2 ปีที่แล้ว +1

    shube waa dadka noociisa oo kale aan la hellin, waa dheeman iyo Luul nool allow yaa nasiib leh oo gabar ka guursado si ay iigu dhasho wiil isagoo kale ah.

    • @yasinmohamed6807
      @yasinmohamed6807 2 ปีที่แล้ว

      Abwaan afkaaga caano lagu qabay runta ayaad u sheegtay haddii aay wax ku qaadanayaan

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa oday xanuunsan oo farmaajo ku
    Waashay war farmaajo tagyay

  • @alimohamud1953
    @alimohamud1953 2 ปีที่แล้ว

    insha allaah guul farmaajo Aamiin

  • @AxmadnuurMuxiyadiincumar
    @AxmadnuurMuxiyadiincumar หลายเดือนก่อน

    Farmaajo farmaajo waa loo baahday sonoqo sonoqo❤

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 ปีที่แล้ว +4

    Mudane Shube , qofka qatarta ku ah nagtiisa iyo nafaha kaleba waxaa lagu maquuniyaa xoog . Waayo qof waalan maxeeriya sharci . Hadaba maxaa lagusameeyaa bulsho wadawaalan !
    Dimokratia Somalo , No ISLAM .
    Halkii shalay bay maantana maraysaa . Doqoney dabkaa ba'

  • @caliaadan8953
    @caliaadan8953 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaaladii oo qof ah oo aan isku jeedin Ilaahow Khatumo xumo hanagu dilin.

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygani odaygii gabayga daarood qaadi jiray soo maahan .

  • @saynabducaalefaarax3816
    @saynabducaalefaarax3816 2 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaanoow somaliya futur ama mustaqbaka idinla ayuu gacanta i diinku jiraa.
    Waxna aragte waxna maqashe .

  • @anasisack9282
    @anasisack9282 2 ปีที่แล้ว +1

    Ammiin yaa Rabbi

  • @shurkiyahersi9509
    @shurkiyahersi9509 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaan shuboo adugu ka xaraawo qabyaalada quruntay

  • @saciidalisharif6734
    @saciidalisharif6734 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkast oo damiir lehe manta ayuu dhulukisa hili uga bahan yaha

  • @serrobo
    @serrobo 2 ปีที่แล้ว

    Guul somalia

  • @mahadow1
    @mahadow1 2 ปีที่แล้ว +1

    WAA ISKA XAMAASSADII INTA BADAN SOOMAALIDA LUGU YIQIIN. WAX CILMI IYO XIKMAD AH KUMA DHISNA WARKIISU.

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii wlhi an xorowno

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 2 ปีที่แล้ว

    Waalid Waa
    Waashay

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 6 หลายเดือนก่อน

    Haye abwaan CBB

  • @jamiiloibrahim5217
    @jamiiloibrahim5217 2 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @aadilhussein466
    @aadilhussein466 2 ปีที่แล้ว

    viva Farmajo

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygii gabayga daaroodka qaaday soo maahan odaygani

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 2 ปีที่แล้ว +1

    Kolay anigu farmaajo ma idhaahdeen doorta

  • @MohamedOSMAN-dp2pz
    @MohamedOSMAN-dp2pz 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma weli qabyaalad baad u daba socotaa farmaajo ka kor qabiilka nin qaran noqo

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan Wax Layaab-ah Maleh. Guweyn iyo Gaadxumo baa-usugu Darmadey. waa jiro oo Culus.
    Bisiq Sarmaan

  • @aminaadeee9195
    @aminaadeee9195 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeer wa runta umadan xorma ah cudur qabyaalad ba dishay

  • @cabdirashiidgeele3968
    @cabdirashiidgeele3968 2 ปีที่แล้ว

    Odaygan Aragtidiisa ka faa iidaysta
    Si fiicanbuu ufaahfaahiyay
    Cida mudan in la doorto iyo sobobta
    Wuxu cadeeyay inuu farmaajo cadawga somalia meel saaray.

  • @salmaanabdirahman9921
    @salmaanabdirahman9921 2 ปีที่แล้ว

    Aaaamin aaamin aaaamin alahayow❤️❤️❤️💋💋💋

  • @salahhussein9480
    @salahhussein9480 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee shuwoow weligaa been maahine run masheegin maxaa yeelay kenya iyo imaraad sheegtaye itopia iyo qadar maxaad usheegiweysay

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin alaah aamin ma iisho

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 ปีที่แล้ว +1

    runta lama rabo ki wax qabanayo o daacad ah alaha keeno

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 2 ปีที่แล้ว +1

    Aw waraaboow 5 sano aantee hada kudarbo wir hadana ku darbo car nabar iyo naxdin

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 2 ปีที่แล้ว +1

    Tuug Duqoobay

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👌👌👌👏🏿👏🏿👏🏿❤❤❤

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 2 ปีที่แล้ว

    Aabihii
    Qabyaalada
    Isagaa
    Garbaha
    Saartay

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 2 ปีที่แล้ว

    Oo wax ma garadka, biiriqaatayaasha aan damiirka lahayn, gaalo raacyada iyo inta qabyaaladu dilootay keliya ayaan moodayay in wax lagu shubto ee illeen odayaashana wax waa lagu shubtaa!
    Odagu xaggee geeyay wixii dambi ay galeen Nabar iy Naxdin?