Deg Deg Itoobiya Oo Ka Shiftay Heshiiska S/Land & Jabuuti, Duulanka Abiy Ahmed Somalia & Eritrea

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 หลายเดือนก่อน +9

    Wuxuu iLLahay dhul faro badshay ku dhimo south Africa waa habaar adoo gaajo dhulkaga ugu dhinta ayaa dhanta

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali 2 หลายเดือนก่อน

    Alleh unxriisto marxuumiinta oodhan 😊😢😢😢😢😢

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti 🇩🇯 ku dhacdo inay jabhad SNM tageeto?

  • @NoorMadey
    @NoorMadey 2 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti should stop blind folding the eyes of the masses

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 2 หลายเดือนก่อน

    Deeqo waaya
    Ilaahay baa Deeq baxsha ah

  • @XuseenBaabaa
    @XuseenBaabaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @ahmedosman3178
    @ahmedosman3178 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia 2012-2020 wuxuuwaqtiga ugudhumay Keniya iyo bad ayaynagahaysta iyo heeg
    2024-2028 Dana ethiopia goormeen danaheena kafikirnaa Badanaba waqtigiidhangilinay jaw

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 2 หลายเดือนก่อน

    Ethobia maanta ayey u dhamaanaysaa, hadii somaliland iyo jabuuti iyo eretariya heshiiyaan
    Xiligan la joogo xoog wax ku heli maysid xabashiyoow

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya bada doonimeyso ee wadanka oo dhan ayey rsbtaa

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 2 หลายเดือนก่อน

    Bismillahirrahmanirrahim. Jabuuti maxay urabtaa soomaliya inykagodo soomali lan jabuuti . Waxay rabtaa isaaqa bas iNOO sooharo soomaalida kale iney israacan. soomaliya ✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia haddii uu ku duulo loo baqi maayo somalia ee itobiya u baqa

  • @dargo114
    @dargo114 2 หลายเดือนก่อน +3

    Etheopia dagaal ayey muddo dheer diyaarineysey lakiin Somalia ayaa indhaha iska tireysey.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 2 หลายเดือนก่อน +1

    ´waar ciyaarta nagadaya kuli inta soomaaliya rabto in aykalagooso ugu horeeyo xasan iyo inta lahal caamisho baa ku hishiiyey oo hadaba ciyaar cusub noo keenaya.
    hal ha kuseexdaan soomaali oo shan bey tan fududeen in ay isku soo noqdaan sharci ahaan

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 หลายเดือนก่อน +1

    Massulyada ya qaadaya hadi dekada Seylac la qaado, ma Md Hassan missa Farmajo iyo Deni iyo mucaradka ka mid ah Dowlad gobledka madaxdooda

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 2 หลายเดือนก่อน

    WAA MAXAY MACNAHA "KASHIF"

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน +2

    Garoowe waaa meel xaaraan ah.
    Waasha loo soo maro burburka Somaliya.
    Wax gaar ah ayay rabaan.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 หลายเดือนก่อน

    wuxu afsoomaali xumaa muxuu ku hadlayaa waar afka udhace dheh soomaliand wasakh yahow😮😮😮😮😮

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oromkan yare. Riyadii. Hooyadii. Ayuu. Run. Mooday. Oo ku tiri. Bad. Aad. Soomaaliya. Ka qaado. Ayay. Boqornimadaadu. Ku. Xirantahay. Adeer. Axmaaro. Ayaa. Taa. Naga waydey. Saa. Waa. Oromkan yare waalan

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 2 หลายเดือนก่อน

    Wow 12 waad riyoonaysaa
    Lkn Farmaajo ayaaba 4 u saxiixay waakii ilaahay kashifay ee na dhaafiyey. Ilaahaw iminkana adaa u maqan umada soomaaliyeed
    Madax ma haystaane

  • @Amiir013
    @Amiir013 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynaha jabuti wa cadawga umada somaliyeed

  • @gudcade-4267
    @gudcade-4267 2 หลายเดือนก่อน

    Heshiiska somaliland iyo Ethiopia maahan mid sifudud u fashilmYa

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 หลายเดือนก่อน +1

    Comments kayga Itoobiye yes aqoon sanaysaa ileen beelaha wada dego gobolada waqooyi galbeed ee dalka Soomaaliyeed ay jaka aragti duwan yihiin oo Hal beel oo ah veesha Isaaq ee hadda xukumka madaxwaynaha Soomaaliland gaayo kaligiis uu rabo in ay Soomaaliya ja go,aan laakiin shicibka aysan rabin in ay ka go,aan dalkooda Soomaaliyeed. Marka waxaa u arkaa in ay toobin cidlo ah in ay ku gaayaan wax aan u suuroobaynin in been ay ku qaataan Vasa Soomaaliyeed.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

      Wll isaaq majooratty iskaga birthday soomali adigu sooleey

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 2 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti go'aan kama gaari karto arimaha somaliya

  • @ShabcaanYousuf
    @ShabcaanYousuf 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyada.waqoyo.was.somaliland.dheh

  • @AbdiMaalin-tj6cb
    @AbdiMaalin-tj6cb 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmis allah ha cadabo khilaaf ku nool.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

    Aabahaa warka xun ka was ma Ethiopia baa eritrea ag mari karta, ma soomaalidan la bahdilay baad mooday eritrea, eritrea waa North korea da africa cid walba way ka adag tahay eritrea

  • @AbuukarMohamed-y6d
    @AbuukarMohamed-y6d 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia 🇪🇹 dagaal hadaa rabto wan ku sugeynaaa sow dhaqso welcome to mugdisho Somalia 🇸🇴

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Cawligaasi waa kii ugu cunaa oo soo yeera SNM oo ictiraaf lasiiyo degdeg ayey woqooyi oo dhan itoobiya uga iibinaysan

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

      Snm waa xawle run ah ee woqooyi ifka kadag ilay xamili mayside

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 2 หลายเดือนก่อน

    Ma futaddii hooyada ayaa lagu soo duulay waar iimaansada dhulkiina iyo badiina uraysa halkan somaliland ayaa la yidhaa

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 หลายเดือนก่อน

    Caruurta 4 jirka ah laguma khayaamayn karo hadda waa caruurta Hargeysa laakiin walloweynta ayaa caqligoodu noocan wariye Djibouti idinkay idiin talisaa maaha Somaliland waad caayeysaa.

  • @fooxlefooxle9615
    @fooxlefooxle9615 2 หลายเดือนก่อน

    ❤cajir🤗🤫🤧🤮🤢🤕🤯🤠🤓

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaasoo dhan waa been ictaraaf dawlad ma bixiso xataa Ameerikaanka iyo Ruushka ayaan bixin karin dadka maskaxdooda ha ku ciyaarinina

  • @FarxiyaMaxamuud-s4u
    @FarxiyaMaxamuud-s4u 2 หลายเดือนก่อน

    Qfshddi

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia waa Haitida African waligeedna ma hagaagayso qabyaalad musuq maasuq Argagixiso waa failed state haku daalin

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 หลายเดือนก่อน +1

    Garaad TV radio propagande
    Beenaley stupid

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️