Xamas O Jawaasiistii ugu Badnaa ku Qabtay Qasa & Iran O Mareykan ka dhax adeegatay jaaasuuskeedana l

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 263

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 หลายเดือนก่อน +28

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Frgr.
      @Frgr. 2 หลายเดือนก่อน

      @dulmiDiid maxa dulmi diide adaa nadulmiye, Vtmarkets join dheh kadib $200 Ayan helaya adna $200 aya hele waa been link gaga ayan isaga diwan galiye 1 sinti xitta mahelin. Sheikh nimada nagu gaaday course da ine kuu gadmato lee rabtay aniga aaminaada wan kala labtay iyo shiqnimada nin qaraba aya tahay.

    • @Frgr.
      @Frgr. 2 หลายเดือนก่อน

      Vtmarkets join dheh kadib $200 Ayan helaya adna $200 aya hele waa been link gaga ayan isaga diwan galiye 1 sinti xitta mahelin. Sheikh nimada nagu gaaday course da ine kuu gadmato lee rabtay aniga aaminaada wan kala labtay iyo shiqnimada nin qaraba aya tahay.

    • @Frgr.
      @Frgr. 2 หลายเดือนก่อน

      Vtmarkets join dheh kadib $200 Ayan helaya adna $200 aya hele waa been link gaga ayan isaga diwan galiye 1 sinti xitta mahelin. Sheikh nimada nagu gaaday course da ine kuu gadmato lee rabtay aniga aaminaada wan kala labtay iyo shiqnimada nin qaraba aya tahay.

    • @Frgr.
      @Frgr. 2 หลายเดือนก่อน

      Vtmarkets join dheh kadib $200 Ayan helaya adna $200 aya hele waa been link gaga ayan isaga diwan galiye 1 sinti xitta mahelin. Sheikh nimada nagu gaaday course da ine kuu gadmato lee rabtay aniga aaminaada wan kala labtay iyo shiqnimada nin qaraba aya tahay.

    • @adenabdullahi6173
      @adenabdullahi6173 2 หลายเดือนก่อน

      Free kadhig qala scw kheyru naasi anfacahum linaas

  • @CabdixamiidMaxamedali
    @CabdixamiidMaxamedali 2 หลายเดือนก่อน +6

    shiikh dowlada allah markeey raaligaliso ayee wax walba utoosayaan anaga shareecadeena waa diinta islaamka allah noogu nimcee yay allah nahanuuniyo

  • @WilloIsse
    @WilloIsse 2 หลายเดือนก่อน

    ❤Alahu akbar ❤ yuuhud aa jabto iyo maraykanka ❤

  • @AhmedmohaHasan
    @AhmedmohaHasan 2 หลายเดือนก่อน

    That is true my dear MOLA
    جزاك الله خيرا في الدنيا والآخرة ءامين إنشاء الله

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow malgu soo wacay sdiga qayladaada waa badatay canshuur canshuur

  • @AhmedFarah-i5s
    @AhmedFarah-i5s 2 หลายเดือนก่อน

    Akhuunaa dulmi diid ❤

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 2 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH. JAJUUSTA GACANTA LUGU DHIIGAY. WAA GUUL. USOO HOYATI PALESTINE 🇵🇸 WALAHI AAD. IYO AAD AYAAN UGU FARXI. ISRAEL HADA LOO YABA

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan baar inta ugaarka ah mogadisho kaliya can shuurta fadlan bro

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sheikh ❤

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah Sheikh Dulmi Diid Canshurta Dowlada Somalia 🇸🇴 Marka Hore Waa Qalad In Magalada Muqdisho Laga Qado Kaliya Hadana Dadkeda Ay Xaq Goni Ah Ku Laheyn Dowlada Somaliyed Mida Xigto Canshur Mala Xisabinayo Ganacsatada Oo Dhan Sheygi Ay Gadan Waxay Sarten VAT Oo Iskod Ah Dowlada Somaliyed Uma Kala Socno Midka Askariga Ee U Dhimanayo Iyo Shacabka Kuli Way Canshuree Oo Barnamij Lacag Celin Uma Heyso Dowlada Somaliyed Way Ku Dag Dagtay Canshurta Waxay Aheyd Inay Marka Wadanka Isku Mid Noqdo Inay Qado In La Tagero Dowlada Somaliyed Ay Shacabka Somaliyed Tageeran Waa Ok Lakiin Xamar Culeys Kas Kaliged Waa Ku Dhib 😢 Allah Ugargaro Umada Somaliyed Cadowga Allah Ka Baxsho

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 หลายเดือนก่อน

    WAA SAWIRNIMO MUSHAAR REER GALBEEDKA U DHIGMA BUU RABAA YILIBAAN WALBA MA FAHANSAN IN HADHAW LAGU SHAQAYSAN SOOMAALIDUNA AWIODIN CANSHUURTAAS

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน +10

    Ilahay wixii dhiigooda cabaya reer falastiin ha ka qabto aamiin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @AhmedmohaHasan
    @AhmedmohaHasan 2 หลายเดือนก่อน

    Xafad Ka laah sheekhii
    Baraka laah

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane xiisbuulaah hamas Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน

    Alaahu akbar

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 2 หลายเดือนก่อน

    Ha isxastina farxad, sabr, xaq iyo wanaag kuwadanoolaado ❤

  • @AbdirahmanBinAbdullahi
    @AbdirahmanBinAbdullahi 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah sheikh sida ad uga hadasho arimaha Somalia ❤

  • @NajibAmari-d4h
    @NajibAmari-d4h 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq waaye sheekh, waankugu waafaqsanhy arrnta somalia

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha sheik smli waani si markaad dhimato adoo xaqa kahad laya lagu dhagaysto mana aha inaan dawladaan aaminsanahay waayo maba lasocdo smliya waxana ku nacay say cadaw iskugu yihiin aysana danta diinkeena dadkeena dalkeena smli uga fakarin ee ay cidkasta koox yar uga fakaraan illaahow Palestine ukaalmeeh smli ukaalmeeh Muslim ka ukaalmeeh xaqana nagu nooleeh naguna dil Aamiin Aamiin

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Wcsww wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ha la waraysto basaasinta la qabtay waayo Qasa waxa buux dhaafiyay basaasin carbayd waxay sheegayan kuwo kale

    • @Somali651
      @Somali651 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aqliley baa taxay Abayoo ❤

  • @AweysCabdule-lp8kr
    @AweysCabdule-lp8kr 2 หลายเดือนก่อน

    Shiiq candhuurta waa xaaraan wax aan alla ku waajibin addoomadiisa ayey ku waajib yeeleen adina bixi ayaa taagan tahay rabigaa kabaq oodiinta karu n sheeg halasootaag naan bixi candhuurta daalimiintana garab hasiin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs_Wwb_Waan Fahmay Warka
    Si fiican IDAACADA DULMIDIID
    SHUGRAN

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan ugu farxay in ay jaajusiinta iska dhex qabteen cadowga iyagaa ka daran

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidaka,
    Waa sax Dowlada in la garab is taago si horumar loo gaaro.
    Guuleyta Somalia

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 2 หลายเดือนก่อน

    Xamaas iyo rer falastiin allaha guuleeyo aamiin 🤲😘🇦🇪🇦🇪🙏🙏 allha jabiyo cadowga isku kaa shaday.na allaha jabiyo aamin🤲🤲

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 หลายเดือนก่อน

    Sanadkii guryaha canshuur sanadeed oo qaali ah labo guryaha lee mar kale maliyad sanadkii uu ahaan jiray xasan waxuu ubedel sedex bil qali ah

  • @cabdirauuf-o2r
    @cabdirauuf-o2r 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xamas Allah haku sharfo Palestine 🤲

  • @Xuska-bukgaari-xuska
    @Xuska-bukgaari-xuska 2 หลายเดือนก่อน +1

    5:33

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 2 หลายเดือนก่อน +1

    dhamaan dod qoorta halaga jaro bilaa naxariis halooo dilo nacalad haku dhacdo

  • @OmarAli-r5f
    @OmarAli-r5f 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤mashaalaah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aduunka waxaaw horumarku gaara Tex ee soomaliyey indhaha fura

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 2 หลายเดือนก่อน

    Warunta shekh

  • @WilloIsse
    @WilloIsse 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Shekh maxamad

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walal kheyr Allah's ku siiyee siday xamaas u dhigtay maaha ee waa sidey tahay in mareykanka uusan dhedhexdmaad ka aheyn arrinta

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 2 หลายเดือนก่อน

    Seelayeel

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 หลายเดือนก่อน

    ❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @TonaliAhmed
    @TonaliAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Xamas Allah haku sharfo Palestine

  • @dahirmohamed-h8l
    @dahirmohamed-h8l 2 หลายเดือนก่อน +2

    CANSHUUR BIXIMMAAA
    DODAAS WAA CEEB

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallah

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 หลายเดือนก่อน +2

    We don’t have official government in Somalia what we have is worlds mafia that only voted for themselves let’s pray and work hard together to get government voted by the people inshallah

  • @OmarAli-r5f
    @OmarAli-r5f 2 หลายเดือนก่อน

    Maraykan jaaiuus

  • @axmedabuukar7319
    @axmedabuukar7319 2 หลายเดือนก่อน

    sheekh dadkan qabiilka lafaha ka galay horumar ma jiro

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 หลายเดือนก่อน

    Cashuurata Dooladud somalia Qaado waa Magaalada Moqadisho Oo Kali ah Dooladu Hadhisato Inalah Dhaqaala ah sida Warsha ah iyo Beera ah

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHIIKH MAXAMED DULMIDIIDOW WAA SAX IN CASHUURTA LABIXIYO LKN KAWARRAN HADDAAD ARKAYSO IN AY LACAGTAASI KUDHACAYSO JEEBABKA SHAKHSIYAAD DOWLADDA KATIRSAN

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @xaamsahra4306
    @xaamsahra4306 2 หลายเดือนก่อน

    sheekh canshuurta nala dhiiba o ehen dhib anaga ku jirno

  • @HamsecaliJamac
    @HamsecaliJamac 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs dulimidiid allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faarax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo iygaan ku iygaan guusha iska leh israil waa burbur

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 2 หลายเดือนก่อน

    Make dua for each other and let’s be patient.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    alle haka qabto cadawga iyagaz is jaajuusa waana halka dhibku kahaaysto

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiibdaro iyo damiir xumo inaa iyagoo ay dadkodii xasuuq iyo dhibaato kuhayaan ay hadana ay dadkoodii mija xaabinayaan

  • @futumakosar3362
    @futumakosar3362 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh oo xabaashii logajirwaayey xoolo Uraadi Adigu waligaa

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh ugu baaq dadkeena dibad jooga ha inaay bixiyaan lacag dowlada lagu kabo

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 2 หลายเดือนก่อน

    Dowladeey xaal qaado..beesha yahuuda ee xalane nacaladi haku dhacdee dhaqaale badan ay ku bixiyaan xageey martay ma is weeydiisay.shacabkaan naqaska lagu celinaayo wax aysan awoodin lagu caburinaayo oo hadeey dhibaatada ka hadleey xabsi,dil IWM lagula dhaqamaayo bal kabahooda gasho ee wax soo baar marka hore!

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax canshurto inlanexeyaa lakin xasan makubexenayaa dalka maya xasan dowlsnimo marabo waxaa kamaqan lacag

  • @WarsameMoha
    @WarsameMoha 2 หลายเดือนก่อน

    Sh canshuur la qaadi jiray bixiinteda lama didana ee wa kordhinta la canshurta ayda o jirto e lagacaga kale e la qaado aan qasnada dowlada ku xaroon e jeebka shaqsiyad ku dhacdo oo cad

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    xamaas ha layso kuwa tugada ah ee sacadan kufarta u adegayo ha lahayen waan baahanahay bakhtiga looma cuno

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 หลายเดือนก่อน

    Tusaale iney soo qaadato dowlada way ku qasbantahay ileen soomaali waa dad duli ah oo xaadidiin ah

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c 2 หลายเดือนก่อน

    Thuma wallahi Allaha ku anfaco

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sawirada kaa dambeeya MAXAY ka turjumayaan, YAA ku Soo adeegsaday?

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh maxamed way fiican tahay in canshuurta labixiyo lana taageero lkn sababta shacabka ay u dhahayaan lacagtaas intee la lageynaa waa sax maxaa yeelay Guryaha la dagenyahay waxaa laga qaadaa canshuur iyadoona aanan wax lagu qabanin dhinaca kale dowladda waxay noo sheegtay in system lasameeyay oo lacagta canshuurta si toos ugu dhaceyso marka waxaa is weydiin mudan lacagihii hore ee guryaha laga qaadi jiray intee ku dhici jireen .waaku salaamay sheikh

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 หลายเดือนก่อน

    Si naan iyo cadaalada waa muhiim sxb sare

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 หลายเดือนก่อน

    sheeqoow canshuurya warkaaga kumaba jirinee waxyi ahaaay kuugu soo gaartey mise EVC ahaan

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 หลายเดือนก่อน

    sheekh dawladnimo somaliya kadher si kasto canshur lobixiyo sababtu wa in wakiil gaaleed oo tuug ilahay kafurtay hoganka haymar kaste xalka gudahana walgu kala dhaqaqay oqabyalad bas shaqaynaysa &xiqdi xuman bas

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaalaha muslimiinta ah oo reer komat
    Bixinta komentiga ka hor sii fiican haan fahano warka ❤❤❤ mahadsanid??😊

  • @MaryanAdan-i3b
    @MaryanAdan-i3b 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waxaan u baahanahay inaan. Shaqaysto. Sh. Maxamad. Igu caawi

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @Samatar-Seeflabood
    @Samatar-Seeflabood 2 หลายเดือนก่อน +1

    I'm ready to pay taxes to our government and contribute to our economy

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka dadkiisa ayaa badbaadiyo dalka iyo dibada in la garab istaago fadlan

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 2 หลายเดือนก่อน

    Asslamu calaykum Axbaabi.
    Canshur waxa Sharciyeya Golaha Wasirada kadib Barlamanka waxay ka badalayan ama ku darayan kadib Madaxweyne ayaa Qalinka ku Duugaya..
    Marka waa Cashurta Dalka...

  • @hassanabc9190
    @hassanabc9190 2 หลายเดือนก่อน

    Meesha dowlad kama jirto mana la.aamini karo waana tuugo xabaalo iyo carshuur aaminaad lagama helin

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheeq fadlan mid mar naba kama hadlin

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 2 หลายเดือนก่อน

    Lacag kasta oo lasiiyo gacan amin ah makudhaceysee

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 2 หลายเดือนก่อน

    Daalim ka ahahaqabto Aamiiiin

  • @Ramla22
    @Ramla22 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    ✅💯

  • @naimoawys4336
    @naimoawys4336 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xiladhibanada maalaga dhimo lacagat ayaku tamashaleyanayan

  • @SaedCade
    @SaedCade 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs❤

  • @AbdulahiMaclin
    @AbdulahiMaclin 2 หลายเดือนก่อน

    Asc korsadi mahelin sh

  • @abdirahmankulmiye2307
    @abdirahmankulmiye2307 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh arimaha canshuurta waxba kama ogide ha ku dambaabib

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    canshurta dawladu shacabka ka qaadayso waa sharci waana wax aduunko dhan ka jira cida diidana waa cid aan Rabin dawlad. waa lagu khasbanyahay canshurta

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 หลายเดือนก่อน

    Muni shiibiyo dhismo xataa labo laami yeeri ma bedeli kartida adigoo lacag soobixin

  • @CaliMaxamedHiraabe
    @CaliMaxamedHiraabe 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxankacosanynaa inadnoo kalasarto barnamijkaagawararka sida subax amagalabnimo iyo habiinimo mahadsanid

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii sidaa yihiin ree qasa waa dad hoogay waan dareen Sanaa inay wax qaldanyiihin

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 หลายเดือนก่อน

    Koorsada online english maku baxayaan qof af somali badan aan aqoonin aya rabo engalish koorsada please

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekada oo dhan waa shaleema banaadir

  • @BarlaHashi
    @BarlaHashi 2 หลายเดือนก่อน

    Cashuurta Xamar kaliya laga qaadayo waa qalad sheekhoow aragtideyda, dowlada Xasan Sheikh canshuur in ku filan wa qada waxbana looguma qabto shacabka marka maalin kasta ma canshuur unba la qaadaya?

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaa sax loo heshiiyo oo Israeli iyo palatine ay is hor fariisan heshiis ma dha canyon

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 หลายเดือนก่อน

    SHEEQOOW XASAN CANSHUUR IYO WAX WALBA ILAA QABBUURO FAAGATO

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladdu waa in ay daah-furnaan ka yeelataa sida ay u ururinayaan cashuuraha iyo waxa ay ku bixinayaan.

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 2 หลายเดือนก่อน

    Yesterday news you making today please refresh your updates

    • @MaalinMohamud
      @MaalinMohamud 2 หลายเดือนก่อน

      War maxa isku dhibe ma somaligaga ku hadashid

  • @MohamudAYusuf-fk6uj
    @MohamudAYusuf-fk6uj 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Dulmidiid Courses ka uu sheegayo yaan laidinku dhicin lacag baan udirey 3maalin ka hor dibdambe jawaabsax ah kama helin

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 2 หลายเดือนก่อน

    ارجوك ان اسمع نصيحة