DOORKA SUUGAANTA IYO NABADDA: ABWAAN C/QAADIR CABDI SHUBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 182

  • @guuleedyusuf377
    @guuleedyusuf377 4 ปีที่แล้ว +18

    Iloohoow intuu nooltahay ilalii markuu dhintana u naxariiso, wallaahi wuu iga oohiyay abwaankani maansha allah.

  • @crxmndhago977
    @crxmndhago977 5 ปีที่แล้ว +11

    Wan jecelahay waanan taageeraa qof kasta oo ay soomaalinimadu ku wayntahay
    Oo ka soo horjeeda in qowmiyadeena soomaaliyeed lakala qayqaybiyo ama iyaga cadaw laysugu sheego
    From hargaysa

  • @xamsetimirmashaallah9404
    @xamsetimirmashaallah9404 5 ปีที่แล้ว +9

    boqolkii qof ayaa laga helayaa abwaan shube oo kle
    Ilahay cimriga haku dheereeyo
    akhirana maca nabiga hakaa yeelo

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 5 ปีที่แล้ว +4

    *Intii shalay naga baxday oon Alle dartii u illowno insha allaah alle wuu nagasarayaa qabyaalada niyadu waa sami wanaag*
    *Alle cimriga haku barakeeyo oo hakuu dhereryo abawaan c/qaadir cabdi shube aamiin*

  • @sharmaarke2529
    @sharmaarke2529 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlhy qabyaalada ayaa qeyr keen naga reebay 😭😭😭
    Ilaahow xaqa nawaafaji 👏👏👏

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 6 ปีที่แล้ว +46

    Mashallah wa dadka dalka ubahan yahay illahay 50 asagoo kale ah nasii,

    • @somalitiktoktv7511
      @somalitiktoktv7511 5 ปีที่แล้ว

      AHMEDEEQ Nur mid wakan

    • @apdirahmencmj5876
      @apdirahmencmj5876 5 ปีที่แล้ว

      Saamaali

    • @somalibakery
      @somalibakery 4 ปีที่แล้ว +1

      Adigu hadaa diyaar tahay waa la helaa 50 iyo in ka badan

    • @asmaosman2254
      @asmaosman2254 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin ilaahayow 100 Shube na siin.
      Nagana qabo 2020. Ragga qabiilka ku baaqaya,

    • @deeqsuldaan6091
      @deeqsuldaan6091 3 ปีที่แล้ว

      Dislike kuwasaaray yuhuudbaa😣😣😣😣😣😣😣😣

  • @somalianclips
    @somalianclips 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah alle naxariistiisa hakugu arzaaqo 💌💌💌

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 หลายเดือนก่อน +1

    Awoowe aad baan u qiirooday markaan arko adoo kale oo nool haddana nala hadlaya alloow ku barakee ❤🤲

  • @chugrijama88
    @chugrijama88 5 ปีที่แล้ว +10

    Mashaallaah tabaaraka alraxman alxamdulilah may God bless our Great Country of Somalia and unite somali's except dabadhilif's and hadhgumeeysi amin amin amin amin amin amin amin amin

  • @abdinasiryare951
    @abdinasiryare951 4 ปีที่แล้ว +8

    😥😥 2020 daa wanayaa wllhi waa ilmeeyay😭

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      Mee too

    • @deeqsuldaan6091
      @deeqsuldaan6091 3 ปีที่แล้ว

      Lakin waan ilaw dhawnahay😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣😣

  • @chugrijama88
    @chugrijama88 5 ปีที่แล้ว +12

    Sir Mr Shube although it's your duty but Somali's have Rights to thank you keep up the work.

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 5 ปีที่แล้ว +7

    abwaan Shuube Dhiiro Galiye weyn THy wlh 😭😭💞💞

  • @mohamedali-ww9wq
    @mohamedali-ww9wq 5 ปีที่แล้ว +2

    Somaali hadeey hadalkaan kooban uu gimaha badaan raaci laheyd horumaar baaynu gaari laheyn, macanlikeyga abwaan shube I salute u.

  • @chugrijama88
    @chugrijama88 5 ปีที่แล้ว +8

    In Somalia together we Stand

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +22

    Abwaan Shube waa mid kamida dadka faro kutiriskaah ee Wadaniyiintah ee nooharay hadaan Somaali nahay

  • @Som-efootball
    @Som-efootball หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Abwane 😢❤

  • @hawoiiman3900
    @hawoiiman3900 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wlhye abawaan allah hanokadaye somaliy ha midobo

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 6 ปีที่แล้ว +12

    “Gobanimada waa geed kubaxa gaajo iyo dhiiga geesiga.”🇸🇴

  • @aliok4251
    @aliok4251 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Abwaan
    ALLAH HAKU XAFIDO
    DHIIGEENA AYAAD DHAQAAJISEY
    SOMALIA ALLAH
    HA ISKU SOO DUWO

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +3

    maashaa allaah ilaah haku barakeeyo

  • @proridwanabdirahman7203
    @proridwanabdirahman7203 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alLah abwaan walaahi Runtaad ka hadashay kugu taageersanahay hadlkaaga,xaqiiq weeye.allow ku daa

    • @proridwanabdirahman7203
      @proridwanabdirahman7203 5 ปีที่แล้ว

      Abwaanka waxaan jeclaan lahaa in uu hargeisa imaado insha alLah oo lagu macsuumo

  • @taxaneofficaill6965
    @taxaneofficaill6965 6 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi ad bn uga xumaaday dhalinyartena sida ay dabka uga dhacsan yhin😢😭😭

  • @caaqilcheaf8526
    @caaqilcheaf8526 6 ปีที่แล้ว +13

    QabYaladba waxaY dhasha Qurux la Aan makabaxnaa

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan shebe Abwaan Ku Dayasho Mudan Soo Dhawoow Adeerkey Cimrigaaga Allaha Kuu Barakeeyo

  • @mohamedmuhyadiin9123
    @mohamedmuhyadiin9123 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @mohamedali-kh7pd
    @mohamedali-kh7pd 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah abwan shube alaha ku xafido

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 5 ปีที่แล้ว +1

    allaH Ku XafiDo Abwaane 💞💞😭
    cimri dheer iyo cibaado suuban Abwaane 💞💞

  • @zameirmohamed2008
    @zameirmohamed2008 4 ปีที่แล้ว +1

    ALLE nxariizya jno hka waraaabiyo inzha ALLAH

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว +15

    Allahu akbar wlhi waa hadalkooban o Xaadayda dhaqaajiyay War Somaaliyeey aan isdabo qabano walalayaal 30 sano dhibaato noogu filane Mahadznd Abwaan Shube waa mid kamida dadka faro kutiriskaah ee Wadaniyiintah ee nooharay hadaan Somaali nahay

    • @muhudinomar8879
      @muhudinomar8879 5 ปีที่แล้ว

      Faaruq Ali 😭😭

    • @AT-vm8yr
      @AT-vm8yr 5 ปีที่แล้ว

      Wllo anuu diyaar ahay

    • @alimohamedisack2734
      @alimohamedisack2734 5 ปีที่แล้ว

      Anigaba sidoo kale wll

    • @deeqsuldaan6091
      @deeqsuldaan6091 3 ปีที่แล้ว

      KUWII BADA DHULKA IYO HAWADA IIBIYAY AYAA QABYAALAD KUJOOGA CAASIMADA MAALAQABT
      WAXBA MAHAGAAGAYAAN

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 5 ปีที่แล้ว +2

    Weriyaha waan dhaliilaa
    Xageen ku arkaa abwaanka
    Waa nin qaaliya

  • @wretybrown2000
    @wretybrown2000 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah waanka helay maan sadaa

  • @jeeluu_adam
    @jeeluu_adam 4 ปีที่แล้ว +1

    abwaan shube cimrigiisa Allah dheereeyo wacyigalintiisa kuwii ku dhaqma Alle hanaga yeelo

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allh ilhy cibaado suuban iyo cimri dheer bn ku weydiinayna insha aalh

  • @mohamedhajji340
    @mohamedhajji340 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wa wax akhiro iyo aduunba ina anfacaya

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 6 ปีที่แล้ว +8

    Soo dhawoow abwwaankeyga cimri ku waar iyo caafimaad

  • @sararashid7725
    @sararashid7725 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah abwaan ilahay cimrigaaga hadheereyo

  • @ruweydaabdi951
    @ruweydaabdi951 5 ปีที่แล้ว +9

    Hadaan dhibka iska deeno nin waliba aqiradisa shaqesto maxaa ba ayo somaliyey??

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    M.a abwaan shube Allow cimri dheer kusiii runtii caloosha i oloshay marku ilmeeyey

  • @OMG-rh9eo
    @OMG-rh9eo 6 ปีที่แล้ว +11

    Geesi geesi dhalay

  • @mahbubmohamedabdillahi1175
    @mahbubmohamedabdillahi1175 5 ปีที่แล้ว +6

    Hdlkasi wx daremi karaa ninka leh daren somaliyed 😭

  • @osmanhiired6743
    @osmanhiired6743 5 ปีที่แล้ว +1

    allaaaHu akbarr alihay haku brkeeyo abwaan

  • @cabdixasan9994
    @cabdixasan9994 4 ปีที่แล้ว +1

    thanks abwaan shube

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 2 ปีที่แล้ว

    Awooowe shube xafidulh ❤️

  • @muniiroomar3148
    @muniiroomar3148 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ilaahay cimrigaaga haraajiyo aamiin aamiin udhaha

  • @AT-vm8yr
    @AT-vm8yr 5 ปีที่แล้ว

    Maanshallah abwaan soomaaliyed waan kabaxaynaa inshaallah

  • @bahjomursal8517
    @bahjomursal8517 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wxu kahadly xaqiiqda

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 4 ปีที่แล้ว +1

    Alow Ku Xafid Abwaan Igu Qaaliya😭😭😭😭

  • @shukriabdiweli4481
    @shukriabdiweli4481 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah!!!

  • @mujaahid_
    @mujaahid_ หลายเดือนก่อน

    Waa markii 4aad ee aan dhegeysanaayo muuqaalkan cajiibka ah ee waaqiciga ah.

  • @OmarMohamed-og6oj
    @OmarMohamed-og6oj 4 ปีที่แล้ว

    Wlh kama daalo in aaan nafteeyda ku dhiira geliyo soomaliya in aaay leedahay abwaankan oo kale oooo somaalinimada ku weeyntahy. Ilaaaheey cimri dheer haku siiyo iyo cibaada suuban

  • @drzakimohomad60
    @drzakimohomad60 4 ปีที่แล้ว

    M.a ale hakubarkeyo abwan waxthy mujahid qarn

  • @nasrifilmsvlogs2959
    @nasrifilmsvlogs2959 5 ปีที่แล้ว +1

    MzhallaH abwaan qaaliya

  • @icewarm2191
    @icewarm2191 5 ปีที่แล้ว +1

    HAYE! HAYE! HAYE!

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaw wadankeena nabadisi kuso celi😭😭🤲🤲🤲

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 6 ปีที่แล้ว +2

    Ragii raga ahaa mantay waxeynu hayaa abwaan c.qaadir shuube aduunkana waa taariikh ee u madeey Haga faaideysto odeyga waa qaatumo dardaarimkiisii ugu weynaa waa sidan

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay4338 5 ปีที่แล้ว

    maasha allaah waa shakhsi saameeyn kara qof walboo dadnimo ku dabeeyso hubaalna waxa uu badalay dareenkeyga aad ayaana ka faa iday

  • @ademmaxamud6942
    @ademmaxamud6942 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdillahi Suldaan Timo cade Illahow u naxariisto

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlahy waan qiirooday

  • @maxamedqolaaf4237
    @maxamedqolaaf4237 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

    Sax. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴Allaha shaydan shabaab nagaa qaabo😔from sanaag state of somalia

  • @cumaraxmed7576
    @cumaraxmed7576 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh abwaan
    Waa sameeneenaa

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 6 ปีที่แล้ว +1

    aamsja allaah waa dardaaran somaliyeey aan wax ku qaadano

  • @ahmedrashiid8474
    @ahmedrashiid8474 5 ปีที่แล้ว +2

    Horta barnamijyada somalidu youtube ka so.galiso.ma.xabasha la dawata odaygani ma des like buu ka heli kara qof somaliga fahamaya
    Alle ha ku sharfo somali.wadaninimo leh waa fara ku tirise

    • @abdiabdile1136
      @abdiabdile1136 5 ปีที่แล้ว

      Abwan,shube,alah,ku,xifdhiyo

    • @saidoali7613
      @saidoali7613 4 ปีที่แล้ว

      Maa nogu dhiiban asaga madaxwaeynaha itay nagu cel wadaminayan mel an aqoni ooliin

  • @somaligermanromantic5869
    @somaligermanromantic5869 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc abwaan waan ku taageera video adiga aad leedahay ayaan TH-cam ka soo gashtey anigoo kugu faanaaaya professor ee ma u deysan kaara ama waan ka saara plz jawaab

  • @dacwahateam2998
    @dacwahateam2998 5 ปีที่แล้ว +2

    Mzh alH Alle haku barkeeyo

  • @mahammadhoussein898
    @mahammadhoussein898 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan shube wa aqoon yahaan dabaah waxa wajib nagu ah in tariiq laga rebo waxay faiido utahay jilalka sosocda

  • @yasinmohamud7575
    @yasinmohamud7575 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku dhowro

  • @ciisesss521
    @ciisesss521 4 ปีที่แล้ว +1

    Muwaadin abwaan aragti nool
    Diin & aqoon

  • @mahamoudissa2856
    @mahamoudissa2856 5 ปีที่แล้ว

    wowwwwww masha allah

  • @abdinasirmohamed8725
    @abdinasirmohamed8725 5 ปีที่แล้ว

    allaha xifdiyo abwaan shube

  • @baariyowhassan1079
    @baariyowhassan1079 4 ปีที่แล้ว

    رائعة

  • @onkod880
    @onkod880 2 ปีที่แล้ว

    Markaan ku arke waxn soo xasuustaa abwaankii weynaa ee dhoodaan gabaygiisa Duraaqsi. Abwaan sbubow cafis weydiiso somalida weli waa noo shahay.

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaaaaan Dhapa

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +1

    *ilaah haku ilaaliyo oo cimrigaaga hadheereeyo abwaan* _shube_ *aadbaan u jeclahay been maaha waxa joogaa maanta waa akhristayayaal*

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 5 ปีที่แล้ว

      Zxp abwanka hadlkiisa waa Ina qadana kuwa dalka xureeye aya nala ekee dalkena Mar lawad waa inaa xureysanaa hda igu racsantahy

    • @maxamedcabdi4884
      @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว

      @@omarshabley7713 mustacidiin wallaahi

  • @abdishakurabdullahi578
    @abdishakurabdullahi578 5 ปีที่แล้ว +3

    baroor badanaa dadka commentiga o hal door iyo wax qabad yaraaa☹️☹️☹️☹️

  • @mohamedabdulkadirali8487
    @mohamedabdulkadirali8487 6 ปีที่แล้ว

    Allhu akbar cimriga all hku kor dhiyo rag kgu daysado allh hkeno

  • @caaqilcheaf8526
    @caaqilcheaf8526 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan shube ................

    • @dhagocade647
      @dhagocade647 5 ปีที่แล้ว

      Mey ben maha abwaan shube nabadkuwar

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 4 ปีที่แล้ว

    Masha-Allaah Allow inokaxifid Aamiin Aamiin Aamiin 🇸🇴👆💙✊

  • @safiyahusien8557
    @safiyahusien8557 4 ปีที่แล้ว

    Allhe hano aqbalo wanad iyo wacayigelinta amin amin wa afki maal qalbi wanag somali nimadu ka gontaha

  • @najmasuudi142
    @najmasuudi142 6 ปีที่แล้ว +3

    that is ture really

  • @xuzkayare9215
    @xuzkayare9215 5 ปีที่แล้ว

    Abwan shupe alla HaKu daaYo

  • @maxamuudmaxamad7773
    @maxamuudmaxamad7773 ปีที่แล้ว

    Illaahow dad wada tashada naga yeel

  • @ashrafhakimi8819
    @ashrafhakimi8819 3 ปีที่แล้ว

    Iledahay ha ku desoto Aqligaan mashallaah

  • @abdirizaqaadan8710
    @abdirizaqaadan8710 5 ปีที่แล้ว

    Waaa xaqiiiq arimaha u shegayo
    Alle hyno anfaco isna haw naxaristo

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan maanta wadaniga Iska dhigaaayo baa iibsadey tiyaatarkii Ceeb u dhimo

  • @Cabdiniqanirobot
    @Cabdiniqanirobot 5 ปีที่แล้ว +2

    Soomalida afkaas beey wadani kawada yihinn ma arkeesid mida ku dhahayo soomaalida waxan ku ahay cadawo amo waan neecbahay ....soomalida inta xun iyo inta wanagsan maba lakal yaqan tuugo is qarineeso ka buxdo somalida mala waye Qoos kasto kooda xuun in ee max kamada soo sarto waa hadii nabad ladoonayo hadii kale afka wadani ka ahaada somali duli waye hadii sidaaan ku sii socoto
    Aragii baad naga dhigteen agoomo aan wadan laheen uuff somali maxan nacay hadane meel aad uga tagto malihiid oo illah baa iga beeray oo waxan oraan kara soomaalidda waa dadka adduunka ugu wanagsan hadane waxan dhahaa wanagii meeye halkow ka baxay 😥😥😥

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 ปีที่แล้ว

    Abwaan Shube Somali u Noolow

  • @maxamedqolaaf4237
    @maxamedqolaaf4237 4 ปีที่แล้ว

    Allow kuu dembi dhaaf aduun iyo aakhiraba insha allah

  • @farahhirsi-ym3lw
    @farahhirsi-ym3lw ปีที่แล้ว

    Isn't mars is. This earth don't tell us wath ever you like

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 ปีที่แล้ว +1

    *Ka baro Quraanka kariimka ah iyo culuumta islaamka machadka **_ALNUURAYN.COM_** qaab online ah*

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว

    Dadka caqliga leh wadaninimo leh aad bay soomaali ugu yaryihiin

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 5 ปีที่แล้ว

    Aad Iyo Aad

  • @zamzammohamed8803
    @zamzammohamed8803 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdullahsultan8338
    @abdullahsultan8338 4 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 6 หลายเดือนก่อน

    Ofay waalan oo farmaajo u ooya
    Ergo daarood nooga waran
    Gabaygii 😂😂

  • @onelovesomalioodhan1770
    @onelovesomalioodhan1770 5 ปีที่แล้ว +1

    Jeclhay wlhi runtii

  • @luqmaanmaxamed6482
    @luqmaanmaxamed6482 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkeena soomaaliyeed markaan aragno qof fiican waxan dhahnaa waa qof fiican wana isku raacnaa waxa lasheegaayo inay yihiin wax wanagsan lkn kama qaadano qofka sida aan ugu nugulnahay kan xumaan wadahaa oo xumanta faafinaaya mar ma isdhihikarnaaa xumanta ayan unugulnahay ama aan kajecelnahay wanaaga ?? By ducesane buuqa yare

  • @omarabdinourgacmo-dheere8860
    @omarabdinourgacmo-dheere8860 4 ปีที่แล้ว

    17:25 isaguna wadaninimuu u gariirayaa adna qabyaalad baa dhuunta Ku kala jartay #soomaalaay sida isku dhaama

  • @zakariyeabuukarmaxamed5938
    @zakariyeabuukarmaxamed5938 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waa runtiisa hadalkiisa runtii waan 😂😂😂😂😂

  • @nobrainer5765
    @nobrainer5765 5 ปีที่แล้ว

    R.I.P FOR SOMALIA

    • @farhiyodahir2457
      @farhiyodahir2457 5 ปีที่แล้ว

      No brainer we are dead brother. We have hope and allaah:)