Abwaan shube oo Maanso Ku Karbaashey Madaxda Somalida una sheegaya Waxa Shacabku Rabaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Gudoomiyaha kooxda Waaberi Puntland Abwaan Shube ayaa maanso adag kula hadlay madaxdii Soomaalida ee ka qaybgalay caleema saarkii madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

ความคิดเห็น • 9

  • @misobifruit9329
    @misobifruit9329 5 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa,allah, Abwaanku waa nala hadlay haddii ey jirto cid garaad wanaagsan oo wax ku qaadaneysa,lkn (nin meelu u caddahay meeli ka madoow) qof wanaag raba ee qaldamay ayaa waanadu wax u tartaaa balse mid ku talagalay xumaanta wuu ku qosli dabadeedna halkiisii ka sii wadi xumaanta sida in badan oo ka mid ah siyaasi isku sheegga Soomaalida.Mahadsanid Abwaaan!

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 ปีที่แล้ว +1

    Murti Dhamacda iyo Rasaasta Ka kulul
    Ayuu Abwaanku ku ruusheeyay
    Bales ma Iyagaaba dheg u raaricinaya
    Soo Kuwa Xanjada iska ruugaya!
    Raggi Hore Runtu Way u riyaaqi jireene
    Kuwani Ma rukhsaa Na loogu keenay,
    Mise waa kuwii Ummaddani Ragaadiyay?

  • @mos1954
    @mos1954 3 ปีที่แล้ว

    Teledoonada ayeey iskumashquulinayaan laakin Shube wuu lahadlay sitoos ah Allah Hortiina Ajarbuu kaleeyahay.

  • @djqarxiye275
    @djqarxiye275 5 ปีที่แล้ว +2

    nin ku dayasha mudan waaye abwaanka

  • @ambarali3719
    @ambarali3719 5 ปีที่แล้ว

    The hest poet I ever heard. Thank you Sir❤

  • @mos1954
    @mos1954 3 ปีที่แล้ว

    Hadey Fahmilahaayeen , laakin kumasocoto kuwana Waaba Hindi Afsoomaalibarad ah.

  • @kadroable
    @kadroable 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuma waana qaataan balse waxay u sii ifisaa meeshay wax ka sii qaldi lahaayeen!

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa9733 5 ปีที่แล้ว

    Wejiyadooda waxaad mooddaa wejiyo doofaar Alla ha idin nacallado idinka iyo waalidiintiinba goorma ayaa waxan alla na dhaafin doonaa (mooji).