ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Maansha allah abwaan shube cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynayaa
Orgigu tabar ma hayee ma ugu tagtaan 😂😂😂Abwaan iyo bar mahadsanid cali seenyo
Alle cimri dheer iyo caafimaad baan kaga baryey abwaane
Abwaan shube ilaahay caqliga iyo caafimaadka hakuu daayo abwaan qaliya
Abwaan Shube hala dhowrto, mahadsanid Seenyo iyo Saab tv.
AllahA daayo waa wadani aan kga daydo dal jacaylka iyo dad jacaylka
Fariid abwaane.
Asc wr wbr subax wanaagsan akhyaareey dhamaantiin ❤
Maasha allaah abwaan allaha ajar kaasiiyo
Social science is in the art of the Somali oral literature.
Awbwaan shubow ninku waa xirsi cismaane heesaha geela u badi🤣Waxan ku darayaa inaad par2 soo dedejisaan. Insha allah waxan filayaa waraysiga xiisi hiisi waa hadhee.
Adeer shube fariid dhehKan kale waxba iiguma fadhiyaan kulaa waa soomali diidi miyaa tolow
Laba abwaan baa is helay
Waaba ku lahas kkkk
Maansha allah abwaan shube cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynayaa
Orgigu tabar ma hayee ma ugu tagtaan 😂😂😂
Abwaan iyo bar mahadsanid cali seenyo
Alle cimri dheer iyo caafimaad baan kaga baryey abwaane
Abwaan shube ilaahay caqliga iyo caafimaadka hakuu daayo abwaan qaliya
Abwaan Shube hala dhowrto, mahadsanid Seenyo iyo Saab tv.
AllahA daayo waa wadani aan kga daydo dal jacaylka iyo dad jacaylka
Fariid abwaane.
Asc wr wbr subax wanaagsan akhyaareey dhamaantiin ❤
Maasha allaah abwaan allaha ajar kaasiiyo
Social science is in the art of the Somali oral literature.
Awbwaan shubow ninku waa xirsi cismaane heesaha geela u badi🤣
Waxan ku darayaa inaad par2 soo dedejisaan. Insha allah waxan filayaa waraysiga xiisi hiisi waa hadhee.
Adeer shube fariid dheh
Kan kale waxba iiguma fadhiyaan kulaa waa soomali diidi miyaa tolow
Laba abwaan baa is helay
Waaba ku lahas kkkk