FEYTAMIINKAAN WUXUU AAD UGU FIICAN-YAHAY THYROID-KA! IYO JADWALKA CUNTADA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ย. 2023
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 39

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs xabibti casharkan ad ayan ugu bahna jizakalahu qeyr alah idinxafido adiga iyo family gaga ❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  8 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin mahadsanid walaal!

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman1447 8 หลายเดือนก่อน +5

    Jazaakalaahu qeer naciima sida aad noo caawiso allaha ku caawiyo quruxey

  • @liinabdi920
    @liinabdi920 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah

  • @yurubhersi6495
    @yurubhersi6495 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wallaashay Naciima

  • @nurtobashir4899
    @nurtobashir4899 8 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakalaahu qeer Nacima sidaada noocawinayasid allaahey ajar xasanaad kaasiyo magaceyaga Nurto barasho wanagasan

  • @nimcohussein7839
    @nimcohussein7839 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah

  • @zahradirie5562
    @zahradirie5562 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu kheyran abaayo ❤❤❤❤❤

  • @laylaapdile3250
    @laylaapdile3250 7 วันที่ผ่านมา

    Manshallah ❤️

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 8 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay jazakallaahu khayr ❤❤❤

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 7 หลายเดือนก่อน

    Jasakallahu qeyr uqti qali
    May allah bless you all ure family 👪 🙏 ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah 😍

  • @umaymailaaq2143
    @umaymailaaq2143 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xabiibti alle haku barakeeyo

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 8 หลายเดือนก่อน

    JazaakumuAllah Qeeyr abaayo ❤❤❤

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn abayo allha haku barkeyo

  • @user-ft8cm4mm8h
    @user-ft8cm4mm8h 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah queen

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 8 หลายเดือนก่อน

    Asc naciima guuleyso horay usoco

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walaal wad mahadsantahay dadka wad ufaa,iidaysa

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 8 หลายเดือนก่อน +1

    Isbuurin noo soo gali isbuurin caafimaad qabta

  • @aminhashi1333
    @aminhashi1333 8 หลายเดือนก่อน +1

    Long time niciima

  • @user-pn7jp6ev7o
    @user-pn7jp6ev7o 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha ka dul qaado qof kasto la dhiban

  • @user-nu8ri7cl9s
    @user-nu8ri7cl9s 8 หลายเดือนก่อน

    Maama waa mahadsantahy asoo dr iso qorin ma so gataa

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 8 หลายเดือนก่อน +1

    asc walaashey mahadsanid wahi aniga ayaa i heeysataa dhibkas intee kala soo xariri karaa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  8 หลายเดือนก่อน +1

      +358 40 366 5082

  • @adanabdi4199
    @adanabdi4199 8 หลายเดือนก่อน

    As cl Naciimo
    Aniga waxaa la iga helay calcium dhiiga ku badan meeshii uu lafaha aadi lahaa dhiiga u dhex socdaa

  • @Amran218
    @Amran218 8 หลายเดือนก่อน

    B complex mxa lagawadaa mum.all vitamin b miyaa

  • @maryandahir4720
    @maryandahir4720 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo jasakallahu qayr waxban aankawaiidey allaha kuxifdiyo thyroid hadii liga bixiyey vitamin b complex maicaawina

    • @aasiyocabdi9322
      @aasiyocabdi9322 8 หลายเดือนก่อน +1

      abaayo asoo dhan miyaa lagaa saare.ms qeeb.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  8 หลายเดือนก่อน +1

      Thyroidka kaliya uguma baahnid, aa marwalba waad u baahan tahay!

  • @farxiyofooschannel1976
    @farxiyofooschannel1976 8 หลายเดือนก่อน +1

    Habo xalay ano niyad jabsan iska oynayo aan video arkay wan doonntay waxan soo helay valupaka vitamin b vitamin d alxmdulilaah wan ku ducey habo valupak shirka la dhoho kwrn soomaliye an joog kaas an ka helaye

  • @faadumoabdilaahixassan7873
    @faadumoabdilaahixassan7873 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo waxan rabaa telefonkaga❤❤❤❤❤❤❤

  • @adanabdi4199
    @adanabdi4199 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaa igula talinee kalsium ma qaato qof dumar aan ahay
    Cinwaanka Aadan igu qoran yahay

  • @hawabarrehaile1757
    @hawabarrehaile1757 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abaayo waad mahadsantahay sida wanaagsan ee aad markasta aad guubabiso abaayo aniga toyrooda ayaan qabaa fetamiinka b complex goormee qaada kara

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  8 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaad qaadan kartaa barqadii, hala qaadanin daawada thyroidka!

  • @hoodoabdi3634
    @hoodoabdi3634 8 หลายเดือนก่อน

    Asc vitamin Kan afrika Malaga helaa maamo

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baad u mahadsantah habryar casharkn saaid ban ugbahna 16 jir ban ahay cudurkasna marwlba walyaga helaa saan cirbado qalajiyo ah uqadanayay wandalay

    • @Umusamsam24
      @Umusamsam24 7 หลายเดือนก่อน

      Irbad loma qaato dawa Ila ka dhimaneso la qata

  • @Amran218
    @Amran218 8 หลายเดือนก่อน

    Xabad sowdadada shiidan vitamin so malaha.mum isosheg