Baro Sida youtube bank account banka akaaw loogu xirto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2019
  • #Subscribe#Shaciyeshow Madia#
    PLEASE SUBSCRIBE SHARE COMMENT AND LIKE THANK YOU FOR WATCHING.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 55

  • @Jamalkhadarwadad12
    @Jamalkhadarwadad12 5 หลายเดือนก่อน

    Masha aallah

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 2 ปีที่แล้ว

    Zxp lambarkaada iisoodir

  • @koofi508
    @koofi508 4 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan ปีที่แล้ว

    shaciye ma iga cawijee

  • @amoorearts7255
    @amoorearts7255 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 4 ปีที่แล้ว

    M a LipH ALLAHA Kuxifiyo

  • @asiilamuudey4462
    @asiilamuudey4462 3 ปีที่แล้ว

    maasha alaah

  • @amoorearts7255
    @amoorearts7255 4 ปีที่แล้ว

    Shaaciye

  • @somwebsite3449
    @somwebsite3449 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal su aasheyda waxa waaye kibaandho ayaan kusameystay sodaas daraadeed bang Somali maku xiran karaa

  • @CATOOSHPRODUCTION
    @CATOOSHPRODUCTION 3 ปีที่แล้ว

    mhdsanid

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 2 ปีที่แล้ว

    Haaa walaalkey maicaawinkartaa walkey zxp mcn icaawi xaga TH-cam iga caawi

  • @AKSHA_BOY
    @AKSHA_BOY 2 ปีที่แล้ว

    walal shaaciye sidee uhelikaraa
    lacakta

  • @SomaliTv
    @SomaliTv 4 ปีที่แล้ว

    Please melagalaso xiriro noreb

  • @arabkafilms2394
    @arabkafilms2394 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta diinta JCL subscriber sar

    • @arabkafilms2394
      @arabkafilms2394 4 ปีที่แล้ว +1

      @@BaazimHassan wanku sare wll

    • @Shaaciyetv
      @Shaaciyetv  4 ปีที่แล้ว

      Ha la is saacido asxaabtayda qofba Qofka kale subscribe ha u saaro

    • @Shaaciyetv
      @Shaaciyetv  4 ปีที่แล้ว

      @@BaazimHassan Maya walaakayga

    • @kuulowchannel
      @kuulowchannel 4 ปีที่แล้ว

      Masha alaah bro horey u soco

    • @daahqaad1624
      @daahqaad1624 4 ปีที่แล้ว

      Saaxiib waxaan ku waydiinaa ma ubaahnid miyaa qof halkaas joogo iyo waxa l a midka ah mise halaan Lee waaye

  • @maxamedmukhtaarmaadow7960
    @maxamedmukhtaarmaadow7960 11 หลายเดือนก่อน

    M.a wll thanks lkn lacagta toos acountigeyga mr cardka mey igu soodhacee

  • @awayscarabkaftankaiyosheek6893
    @awayscarabkaftankaiyosheek6893 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waankuusaaray yuutuubkaaga adigane iisaara aweys carab kaftanka iyo sheekada walaal waxaan heestaa ibis Bangi amabaremar ban makuxirankaraa keekuxiran karaa

  • @mucaadreacts
    @mucaadreacts 4 ปีที่แล้ว +3

    DaahqaaD bro intaas u sheegay ha eegin asaga marka hore wuxu youtube kiisa ku xiray google adsense si ad google adsense ugu xirtidna wxy ubahantahy mrka hore inad adress kaga ku buxiso foomka somaliya hdad joogtana malhan adress mrka wxd ku qasbantahy inad qfkle o melhas joga adress kisa ku xirato kadib wye qaaabka u ninkan sharxaayo o adsense gi ayad hdana bank account ku xiraysaa wxn filaaa inad grty hda
    Intaas intii wx kafahntay fadlan subscribe hala isaaro asxbtyda adinko kle ayan ahy o hormr raba hdyna anagu iscaawin midna hormar magaarayo somalaay guul

    • @abdale_gamer
      @abdale_gamer 3 ปีที่แล้ว +1

      Bro numbar iisheeg waxaan rabaa inaan ku xirto

    • @Kahin12
      @Kahin12 3 ปีที่แล้ว

      Subs waan kusaray 2: 00 duhurnimo mlin arbaca ah thank waad i fahansisay

    • @ustaadnaasir5338
      @ustaadnaasir5338 2 ปีที่แล้ว

      bangiyada soomaliya malagu xerikaraa

  • @DalxiisChannel
    @DalxiisChannel ปีที่แล้ว

    Mastercard miyas lagu xidhan karaaa wll?

  • @ummuaxlaam1577
    @ummuaxlaam1577 3 ปีที่แล้ว

    M.a wll hada ayan channel sameystey wxn laigu yidhi bank yada somali laguma xidhan karo
    Google Adsense malaha somalia cml ee no fahfahi wll

  • @Abdirahmanheersare
    @Abdirahmanheersare ปีที่แล้ว

    wll code Dalkeena lama heli karee sideen ku helaa -youtube channelka ayaaba i weydiinayaee?

  • @awayscarabkaftankaiyosheek6893
    @awayscarabkaftankaiyosheek6893 3 ปีที่แล้ว

    Taleefankaaga iisooqor

  • @juunijawaan
    @juunijawaan 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah saxib walaahi waxaatahay qofki ugu fadiixsanaay eeaan ebid arkay saxib maalmahaan waxan kuhowlanahay qaabki aan adsense ufuranlahaay fadlan adigoomahadsan lambarkaaga iireeb si aan kuulasooxiriiro waxanrabaa inaad garab igusiiso qaabki aan uhabeysa lahaay

    • @Shaaciyetv
      @Shaaciyetv  4 ปีที่แล้ว

      Thank you Facebook iga soo qabo Shaciyeshow media

    • @ustaadnaasir5338
      @ustaadnaasir5338 2 ปีที่แล้ว

      Masuul primer bank malagu xerikaraa dad leh bank Somali malagu xerikaro

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 2 ปีที่แล้ว

    Zxp akoon in aad iigu xertid ayaan ubaahanahy hadii aad grab igu siikarto

  • @XagalMedia
    @XagalMedia ปีที่แล้ว

    Asc Shaaciye. Niyaw anigu haddaan bilaabay processka Google adsense Ingiriis ah baan isticmaalay, ee bankiga Ma qofkaas baan kaadhkiisa isticmaalayaa mise IBS Muqdisho ayaan ka samaystaaa

    • @nourdiiinabaas6761
      @nourdiiinabaas6761 หลายเดือนก่อน

      Shb bank acountiga aad adu rabtay ku xidhan thy xata kuwa soomaliya qofka kale ingiriiska adreskiisa uun uga baahan thy

  • @mohaatamofficial5683
    @mohaatamofficial5683 4 ปีที่แล้ว

    Runti wn kahelay

  • @liihanadlii5957
    @liihanadlii5957 2 ปีที่แล้ว

    Pro address aan ubahny oo aan ku xirto paypalpro

  • @mohamedcaamir3202
    @mohamedcaamir3202 2 ปีที่แล้ว

    Walalo plz waxan raba Ina iga jawabti waxan joga Africa gaar again Zambia TH-cam ma ogolyahay bangiyada afirica

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 4 ปีที่แล้ว +1

    Oh saaxiib waxaan ku waydiinaa ma ubaahnid miyaaa qof dibada joogo mise halaan Lee waye

    • @Shaaciyetv
      @Shaaciyetv  4 ปีที่แล้ว +2

      Baahiye Channel hadii account bes ah aad ku xirayso Qof kale uma baahnid marka laga reebo kaar bank sida IBS oo kale waa ka dibna waxaan raacaysaa habkaasi

    • @daahqaad1624
      @daahqaad1624 4 ปีที่แล้ว

      Pro waxaa ku waydiinaa habkaad sharaxday hadii aan sameeyo lacagta Somali anihoo joogo maigu soo dhacaysaa

  • @mahrezcade4317
    @mahrezcade4317 4 ปีที่แล้ว

    Wll subscribe isaar alle dartis

  • @qalbinuurachannel9680
    @qalbinuurachannel9680 4 ปีที่แล้ว

    Wll shaaciye dad ku waxay yiraah daan soomaliya lama aqoon sano account bank laguma xiran karo soomaliya aniga waxaa account iiga Furan IBS BANK Mastercard waan leeyahay CHANNEL keygana dibada la ii igasoo sameeyey sidee iigu suurto galin kartaa adigase xagee joogtaa

    • @Shaaciyetv
      @Shaaciyetv  4 ปีที่แล้ว +1

      QALBINUURA CHANNEL IBS Waa international waad ku tijaabin kartaa hadii ay diidaan account kale ayaad ku xiran kartaa Wll Aniga Waa Maraykanka

    • @qalbinuurachannel9680
      @qalbinuurachannel9680 4 ปีที่แล้ว

      Ok wll WESTERN UNION soomaliya weysoo gaadhey iyana kwrn waa caalami qaabkeese ugu xiran karaa fdln video kasoo diyaari

    • @Filimaancusub
      @Filimaancusub ปีที่แล้ว

      Abaayo anna chanel aan leeyahay address kayguna waa usa Master card miyuu kuyeelay

  • @fadumafiican6399
    @fadumafiican6399 3 ปีที่แล้ว

    ganaaxa siduu kugu yimid

  • @WararkaTv345
    @WararkaTv345 4 ปีที่แล้ว +1

    Please Mel lagalo xiriro

    • @Shaaciyetv
      @Shaaciyetv  4 ปีที่แล้ว

      Haa bro Facebook page Shaciyeshow media

    • @maaxmohamed5920
      @maaxmohamed5920 4 ปีที่แล้ว

      Bro waxaan ku way diinayaa bank acount somaliya ku yaala malagu xidhan karaa mise mid dibada ah uunbaa lagu xidhan karaa

  • @awayscarabkaftankaiyosheek6893
    @awayscarabkaftankaiyosheek6893 3 ปีที่แล้ว

    Waankusalaamay walaal waxaankaacotsanaa waxaa kahadleesit Aniga ayaa rabaa taleefankaan idiot watis aabka iga soowac 0615457139