5000 $ NO CAMERE | SIDEE YOUTUBE KA LACAG LOOGA SAMEEYAA ADOONA KASOO MUUQAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2021
  • www.pexels.com/
    / gelle_bashir

ความคิดเห็น • 458

  • @zuhaybaabdifatah8996
    @zuhaybaabdifatah8996 3 ปีที่แล้ว +26

    Shukran wll nooga soo hadal sida lacagta aanu ula soo bixikarno anagoo soomaaliya joogna

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahey haydin barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba

  • @abdirahmanmaxamedhajikhali8080
    @abdirahmanmaxamedhajikhali8080 20 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks brother Geele.Ed- Mubarak, jazakallahu khyraan barakallahu fiika

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 2 ปีที่แล้ว +7

    manshalah walal waad ku mahdsan tahay ra,ayigaga quruxda badan iyo dhiiri galintaada ba thanks wan rajaynayaa indad badan ka faaiidi doonan inshalah

  • @mohamednoormohamed6911
    @mohamednoormohamed6911 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ina hoyo bashka aad ban kaga mahadcelinaya cawimadka iyo fakarka aad dhalinta sineso 🤝🙏🤙

  • @todayteches
    @todayteches 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah haku sharfo brother_keena qaaliga manshallah

  • @anababdullahitakar646
    @anababdullahitakar646 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks gelle bashiir Masha Allah well done everything

  • @adammohammed7087
    @adammohammed7087 3 ปีที่แล้ว +24

    MASHALLAH ♥️ ✊ nin qalbi wanaagsan 👍

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +5

      Thanks wll

    • @farxaancade2430
      @farxaancade2430 2 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir haye

    • @Yt.User1
      @Yt.User1 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir but bro how can we earn from Somalia we don't have address and International banks card? Reply me i also want to make youtube channel

    • @anasaIsaaq
      @anasaIsaaq ปีที่แล้ว +1

      Aniga wall siqas ay raba in kula hadlo whatsappkad isheeg

  • @nasraaden1971
    @nasraaden1971 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah walalo you are our role model , you are inspiring us well thanks

  • @wbkindafricans8765
    @wbkindafricans8765 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc wll Geele Wad mahadsanatahy.
    waxaan ku weydin lahaa Videos Ku waa 20 Seconds, marka man isku idit gareeya,.
    mise kuwa 1, 2 ama 3 hours ah oo diyaarsan ku jira?

  • @avokitchen5253
    @avokitchen5253 2 ปีที่แล้ว +2

    Video ga uma baahna miyaa Adds ama in ay xayeeysiin kuu saarnaato ?
    -
    ma qaab ka duwan qaabka youtube ka wax loogu uppload garreyo ayaa la isticmaalayaa ?
    mahadsanid

  • @safiyahussein1238
    @safiyahussein1238 3 ปีที่แล้ว +4

    Mhdsanid wll qaali may allah protect you
    Dhnkle wll qaali sidee accoun bank loogu xerankaraa wll qaali adigoo mhdsan

  • @yasmiinafarah1880
    @yasmiinafarah1880 3 ปีที่แล้ว +4

    Gelle bashiir walal aad baad u mahadsantahay wax yaalo badan baan kaa faaiday channalkaaga runtii guulayso noso badi walal marwalba

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Adaa wll .

    • @mmm-tl6gq
      @mmm-tl6gq หลายเดือนก่อน

      Video translate kusamayay lacag maka samayn kara oo somali ubedelay​@@GelleBashir

  • @ismailmohamed4133
    @ismailmohamed4133 ปีที่แล้ว +11

    Lpaax Nin Regeed Baad Tahay, Maantana Waxaad II Ifisay O Rabi Igu Kaasoo Dhiibay Wadadii Saxda Ahaa E Aan Hormar Ku Sameen Lahaa, Aad Bn Kaaga Mahadcelinayaa Rabi Haku Xifdiyo, Maalin In Aan Si Muqaal Ah Magacaaga U Xusi Doono Bn Rajeynayaa. Thanks

    • @MalyuunCabdi-xb4gq
      @MalyuunCabdi-xb4gq 16 วันที่ผ่านมา

      Wllo ma samaysatay

    • @KHEYRUL1HUDAA
      @KHEYRUL1HUDAA 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢😢​@@MalyuunCabdi-xb4gq

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheer brother

  • @mohamedosman-wb8yb
    @mohamedosman-wb8yb 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks nice great idea bro 👌

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro waad ku mahadsan tahay fikirkaaga wanaagsan

  • @eebowcade
    @eebowcade 5 หลายเดือนก่อน

    Shukran wll taladaadu waa mid fiican

  • @naturejr7375
    @naturejr7375 2 ปีที่แล้ว +2

    wallo aad iyo aad u mahadsantahay in badan radinaayeey video gan oo kle
    legen thy pro

  • @aishamohamehashi4587
    @aishamohamehashi4587 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wlkeen❤ jazaka allah

  • @John-st8fk
    @John-st8fk 3 ปีที่แล้ว +7

    gelle bashiir wlaahi nin lagend ah tahay zhp aadbaan kuu xiiseeyaa🥰💋❤️

  • @Aw-Mo
    @Aw-Mo 3 ปีที่แล้ว +3

    Gelle respect hadlkaaga wllhi kahelay sida uhdlysid.

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 2 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah sxb horey u soco

  • @ABwaanGacalwanaaje.
    @ABwaanGacalwanaaje. ปีที่แล้ว +11

    Thank you brother sidaad noogu Hagar baxaday allaah haku barakeeyo 🙏

  • @Issebyusuf
    @Issebyusuf 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Ustaad aad ayaa u mahadsantahay Ma jiraan shaqooyin Consultant online ah

  • @feysalmaxamed7581
    @feysalmaxamed7581 ปีที่แล้ว +1

    Ha iloowin inaa isooraacdo muhiim ayaan u ahay

  • @cnasir4111
    @cnasir4111 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsanthy 100% bro

  • @musehomer449
    @musehomer449 ปีที่แล้ว +1

    thank u so much I got a lot information in this video, I love it bro.

  • @abdalla_samiir
    @abdalla_samiir ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall qaali

  • @kasnature9563
    @kasnature9563 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamedayzer4074
    @mohamedayzer4074 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks bro Qalbi nadiif tahy m.a sxp hore usoco ❤

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fh 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad Gelle

  • @ohmyworld3418
    @ohmyworld3418 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 😊 my brother

  • @laamosrimac6495
    @laamosrimac6495 3 ปีที่แล้ว +74

    Sxp fikradaa mar hore igu soo dhacday.. lkn Music waa xaraam waaye..
    Gaajadaa inooga qiima roon xaaraanta.
    Sigaar ah waxaan kugu talin lahaa wll mcn Money making in online sifiican meelaha qaar isaga fiiri xaraan yeysan kula gelin.

    • @najibawil4010
      @najibawil4010 3 ปีที่แล้ว +19

      Kawaran hadii aanan music saarin oo aan saaro nashiido ama codshinbaro

    • @nazraxassan3364
      @nazraxassan3364 3 ปีที่แล้ว +2

      @@najibawil4010 huuno ma garanayo qaabka loo idhat gareeyo soo maaha

    • @abdowjama4035
      @abdowjama4035 3 ปีที่แล้ว +8

      @@najibawil4010 kuwo waxaa jiro raining ama roob lasaaro ama hirarka bada

    • @safiyocabdidahir6882
      @safiyocabdidahir6882 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh shugran wll

    • @KhalwaysteAli-mc5jp
      @KhalwaysteAli-mc5jp 10 หลายเดือนก่อน +1

      Codkaa kajarin ok

  • @abdulahimohamed-ji6cx
    @abdulahimohamed-ji6cx หลายเดือนก่อน

    thankz reer galkacyow

  • @naturalchanel8331
    @naturalchanel8331 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh jazaka Allh Allha kaa abaal marsho

  • @user-cc8yk9nr9s
    @user-cc8yk9nr9s 11 หลายเดือนก่อน

    alle haku barakeeyo ustaad cilmiga ad baratayna aale haku gu anfaco

  • @eymanjr1548
    @eymanjr1548 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks mar hore shp hadii an anigu soo duubto kwarn video cml an hore lo arag

  • @ciisexuseen1295
    @ciisexuseen1295 5 หลายเดือนก่อน

    ustaad wad mahad santahy sida aa nogu fa idesay thanks pro

  • @user-so5uw6qv8x
    @user-so5uw6qv8x 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll qaali

  • @king----shaaca
    @king----shaaca 6 หลายเดือนก่อน +1

    sxp qaali thank you very good aad baad umahad santahay lkin dhibka kaliye ee jira ayaa ah sidee youtube kii isaga usamaysanaa

  • @Garasoon7
    @Garasoon7 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walle qali

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank u bro

  • @KhayrBaahiye
    @KhayrBaahiye 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Poe

  • @user-ep3ck8dz2e
    @user-ep3ck8dz2e 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waad ku mahadasantahy video yada aad soo agalinayso channel kaga is ay uga faa,idaystan dhalainyarteena soomaaliyeed marka horey usoco

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 2 ปีที่แล้ว +1

    Ku mahadsanid walaal.

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much pro i subscribed your chanel

  • @qadanhaybe2193
    @qadanhaybe2193 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal waxad ii shegta qabka markad lacagta isku xidhaysid
    Somalida wan u firsada mid ka hadlaya lacagta majirto

  • @canshuurxikmaawi
    @canshuurxikmaawi ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall wax ayaad ii faa,ideysay

  • @alcadaalamediaproduction1820
    @alcadaalamediaproduction1820 2 ปีที่แล้ว +1

    Geele bashiir aad baad umahadsan tahay sxb qaab ka wacan aad inoogu faa,ideysid wax walbo aad garaneysid

  • @qaroofow
    @qaroofow 2 ปีที่แล้ว +9

    Thanks very much. So let me ask you one question, how can I make TH-cam channel on my smartphone?
    Thanks again.

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

      Hadal mooye Faido kama helin
      Diyaar baa la.ahaa Subscriber ka
      Balse wn la.noqdey

  • @maryamosheikhhusseinmaryam7075
    @maryamosheikhhusseinmaryam7075 6 หลายเดือนก่อน

    Shukran bowe

  • @djkarro
    @djkarro 3 ปีที่แล้ว

    Ilhy kheyr ha ku siiyo wll

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 3 ปีที่แล้ว +5

    Haaye dhibka jiraa wuxuu yahay dadkan dadka daawaday ayaa Natur ka kahela lkn anaga dadka nagu xidhan ee somalida ah hawlahan kama helaan anyway mahadsanid

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wllo galada aya dhagayste somali prank been bay dhagaystam iyo manta cunta samaysanay manta kadis ba laysiyey ban gurigayga dawada bes intaas kahelam

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin

  • @fardowsofalsan
    @fardowsofalsan 8 หลายเดือนก่อน

    Wll shukran aaad ayad umahdsan tahy ❤❤❤

  • @hon-xalane8334
    @hon-xalane8334 2 ปีที่แล้ว

    Alle haka abaal mariyo sida noo caawisay walal

  • @maaxnour6573
    @maaxnour6573 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro alle haku xafido

  • @yaxyetommorow5022
    @yaxyetommorow5022 ปีที่แล้ว

    Wll waad ku mah santahay ra igaaga fiican oo dhiiri gilinta ahi inshaa alaah waa isku dayayaa

  • @lamasatfreelancer
    @lamasatfreelancer ปีที่แล้ว

    Thanks gelle bashir

  • @cabdisalanyacquub5637
    @cabdisalanyacquub5637 3 หลายเดือนก่อน

    Commont 3yrs aha ayaa manta fursad u yeeshay in an daawado
    Bro thanks
    In badan waan kula so xariiridoonaa
    Bro thnks

    • @nuurmaxmuudcali1764
      @nuurmaxmuudcali1764 2 หลายเดือนก่อน

      islamid bzaanu nahay legend 24-4-2024 buuu isoo gaadhaay

  • @user-vr4ye4fo7b
    @user-vr4ye4fo7b หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllky qali sida loosamayna kusoo xiji

  • @maryamomaryan1154
    @maryamomaryan1154 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤🎉

  • @sumiyaladan8062
    @sumiyaladan8062 ปีที่แล้ว +7

    جزاكم الله أ لف خير🎉

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @holacjecel675
    @holacjecel675 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll sidee la is ku dhex galinayaa music Inyo video ga fadlan muuqaal ka soo same mahadsanid ustaad

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad kasoo samyasa qabka laysogu xidhidheyu account iyo TH-cam ama sida lacagta lugla baxo

  • @maxemuscleitness7
    @maxemuscleitness7 ปีที่แล้ว

    Aadbu iso jiitay sxb xaqiiq waan tijabinaya cawaba balse waxan yara maqlay inu computer uun uu kushaqaynaayo walo aad hada isheegtay in mobile lagu hagaajin karo aadban kudhiiri gelinaya wado fiican ayaad haysa kusoco horumar ayaan kurajaynaya

  • @hadooshmk6386
    @hadooshmk6386 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah jaza kallah wlo

  • @mandeqaden5541
    @mandeqaden5541 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks abowe

  • @maogtahay7715
    @maogtahay7715 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ale khayr haku siiyo wax yaabo badan ayaad iga caawisay wakalana waan rabi lahaa kanaa kani wuxuu kamid yahay ku waan jecelahay

    • @user-nu5kg3cj5j
      @user-nu5kg3cj5j 6 หลายเดือนก่อน

      Video intee laga soo dajinayaa TH-cam ka miyaa wllo

  • @tankgame3398
    @tankgame3398 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wallal

  • @dreamcars12
    @dreamcars12 2 ปีที่แล้ว

    @gelle Bashir walalo ano youtube channel lehen ma isticmali kara TH-cam shorts

  • @calimuuse4982
    @calimuuse4982 ปีที่แล้ว

    Waathay wallky wan samyndona insha alaah

  • @liibaansalaad6622
    @liibaansalaad6622 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahdsanid sxb sare sidaad NOLA wadagtay xogta. Website ciyaraha oo copyright ahyn manala wadaagi kartaa sxb

  • @waxbarshofreeah
    @waxbarshofreeah 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks abowe waxbadan kaa faiidey

  • @relaxationtime3957
    @relaxationtime3957 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp sida music loo saaro video kaso samee

  • @happyboy6802
    @happyboy6802 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnks bro wat noo faidesay wlhi

  • @khalidcali9543
    @khalidcali9543 3 หลายเดือนก่อน

    Asc ustad sidee usamesan kara
    Side somali qof jogana u lacag uga samen karaa.
    Mahadsanid

  • @siticalisheekh1494
    @siticalisheekh1494 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad buu ii anfacaa inter kala so xiriraa wll qali

  • @Qeysargemar9787
    @Qeysargemar9787 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah zxb wad Mahad santah

  • @ibrahimhussain8509
    @ibrahimhussain8509 3 ปีที่แล้ว

    Please qofkii si fiican u fahmay website ha ii soo sheego

  • @QadroQuman-official
    @QadroQuman-official 8 หลายเดือนก่อน

    masha Allaha

  • @user-pu4uc4hm8c
    @user-pu4uc4hm8c 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @wiilqaran6338
    @wiilqaran6338 3 ปีที่แล้ว +3

    Waygo

  • @abdiwasac7031
    @abdiwasac7031 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhp xaGee LaGaa heli karaa

  • @TOWXIID11
    @TOWXIID11 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsan tahay wll qaali

  • @abdurahman8569
    @abdurahman8569 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks

  • @yckmediashow5062
    @yckmediashow5062 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha sxb aada ayaa umahsan tahy link noo soodir adikow mahsn

  • @hami6hadaf
    @hami6hadaf 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll❤❤❤❤

  • @satamtrader
    @satamtrader 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadznid teacher ❤❤

  • @khadroadan9787
    @khadroadan9787 ปีที่แล้ว

    mansh alllllh wllky dhiri galiye

  • @najibawil4010
    @najibawil4010 3 ปีที่แล้ว

    Zxp halkan kaala soo xidhiidha arinkan waan rabaaye

  • @user-qh4so8my5i
    @user-qh4so8my5i 2 หลายเดือนก่อน

    Ma. WllkeY waad mahadzanThy wlhi furzad fiican noo iftiimizay waxan rajaynayaa inan kanfaaidayANo hadaan dhalinyaro nahay zhp nalazoo zocodzii adoo mahadzan wixii furzadee kale aad nalajeclaatid😊

  • @madinoabdi3371
    @madinoabdi3371 2 ปีที่แล้ว +1

    Abowe qli qer rabi haku siiyo

  • @user-cabdi527
    @user-cabdi527 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nina wacan❤

  • @YussufMohamed-rz2ku
    @YussufMohamed-rz2ku หลายเดือนก่อน

    Thanks my brother

  • @DHEREYENEWS
    @DHEREYENEWS ปีที่แล้ว

    mad sanid pro walalkay waa new youtub subscribed sosame pro

  • @ayaancali7107
    @ayaancali7107 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll