Sida Bank Account Loogu Xirto Youtubeka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ค. 2019
  • Sida TH-cam Lacag Looga Sameeyo Adigoo Mobilkaaga Isticmaalayo
    • Sida TH-cam Lacag Loo...
    Follow Me Instagram
    -- goo.gl/7iJbKS --
    Like My Facebook Page
    -- goo.gl/pXQPVZ --
    Fadlan Subscribe
    Adobe Premiere( Editing Afsomali)
    goo.gl/keaYJj
    Casharo Ku Sabsan Whatsappka
    goo.gl/sX9tFV
    Casharo Video Editing (Kine Master)
    goo.gl/jnMNZs
    Casharo Ku Sabsan Editing (Mobilkaaga) PicsArt
    goo.gl/YbNSNj
    Casharo Ku Sabsan TH-cam
    goo.gl/gSzFxa
    Course VideoScribe
    goo.gl/yjyXM3
    Bayahow Production
    "Noqo Hal Abuurle"
    #Bayahow #NoqoHalAbuurle
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 85

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction  5 ปีที่แล้ว +23

    Sida TH-cam Lacag Looga Sameeyo Adigoo Mobilkaaga Isticmaalayo
    th-cam.com/video/YsaLJe3JLfA/w-d-xo.html
    Follow Me Instagram
    -- goo.gl/7iJbKS --
    Like My Facebook Page
    -- goo.gl/pXQPVZ --

    • @mustafiafgaab8256
      @mustafiafgaab8256 5 ปีที่แล้ว

      Asc baryahow bro waad Ku mahadsanthy sida wanagsan aad mar walba aad noogu soo gudbiso cilmiga iyo wanaga jaza ka llaah runti wax badan ayaan kaa faidinaa insha allaah xayaysiska waan kuu dawanaynaa

    • @sheekomacaan3334
      @sheekomacaan3334 5 ปีที่แล้ว

      asc wl subscribe ii dheh wadna ku mahadsantahay cashiradada thanks

    • @naimabashiir2071
      @naimabashiir2071 4 ปีที่แล้ว

      Wll hdanad lhyn account side lcgtu kugu so dhicikrta miyey jirta xawald ayku so dhigi krn plz iso jwb wll

    • @wayowayochannel5039
      @wayowayochannel5039 4 ปีที่แล้ว

      Wlll isaara subiscirbe dhhwh

    • @abdulrahmanmohamuud462
      @abdulrahmanmohamuud462 4 ปีที่แล้ว

      Bro Background Music Magciisa Best Emotional Waaye Magaciisa iisheeG...

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 5 ปีที่แล้ว +22

    Horay usoco wllkey axmed 👌👌👌
    Waxaad Heysaa shaqo loo baahan Yahay

  • @Xilkasmedia
    @Xilkasmedia 5 ปีที่แล้ว +1

    *marabta xikmad iyo aqoon fadlan nagu biir*

  • @QeyreDiish
    @QeyreDiish 5 ปีที่แล้ว +2

    Bahayow production Shaqo weyn Ayaad Heysaa Sxp keep going Sxp

  • @Maandhise
    @Maandhise 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan ka faaidey muqaalkan mahadsanid Mr Ahmed

  • @fahamkadunnidkarokaro1785
    @fahamkadunnidkarokaro1785 4 ปีที่แล้ว +1

    Teacher mahadsanid

  • @cabdioffecial4682
    @cabdioffecial4682 5 ปีที่แล้ว +4

    Yaa iga horeeyo legend

  • @zubierproduction4537
    @zubierproduction4537 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @XasanAbsugeofficial
    @XasanAbsugeofficial 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO 5 ปีที่แล้ว +1

    ahmed wll horay usoco wlll shaqo adag ayaad noo heeysaa wlll thnkz alot

  • @afnancooking3378
    @afnancooking3378 4 ปีที่แล้ว

    Walal wakuso boqday masha allah mahadsanid

  • @abdallashow
    @abdallashow 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh hormar wacan sxb sare

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wlll wlll ahmed aad ayaad umahadsantahye wllll inbadan

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 3 ปีที่แล้ว

    Thanks abowe

  • @Waraabxoojiye
    @Waraabxoojiye 4 ปีที่แล้ว

    Maaansha allh

  • @elfaraawij.h2302
    @elfaraawij.h2302 4 ปีที่แล้ว

    mansha allah sxp hore u soco

  • @hiddamedia9697
    @hiddamedia9697 5 ปีที่แล้ว

    Shugaran saxiip great leson

  • @asadhalane
    @asadhalane 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Wax badn No faideysay bro
    Lkn Bank waxpa ma dhigto🤣😄❤🔥

  • @ahmedalicaluushe
    @ahmedalicaluushe 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxb dadka beenta kadaa
    2 bil kahor ayaan misid kuso diray waad iga so jwb weyday 2 isbuuc kahor ayaan kuso celiyay ilaa hda jwb makaa haayi marka wxan ku dhihi lahaa hadaa daacad tahy tagerahaaga tixgeli codsigooda
    Wxaan rajeynaa inaad iga so jwbtid

  • @shafieahmed3113
    @shafieahmed3113 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb lkn hadii aan su'aal kuweydiiyo waa maxay farqiga u dhexeeya Google Adsense iyo Freedom

  • @dhacarseason
    @dhacarseason 5 ปีที่แล้ว

    Mahasanid ahmad maanta waxaad ibartey wax aan in badan raadinaa guul ayaan kuu rajeenayaa walaalkeyga qaaliga ahow guuleyso kun mar

  • @MAANSHIIL
    @MAANSHIIL 4 ปีที่แล้ว

    sxbbank oo somalia ku yaalo malagu xiri karo miyaa

  • @naadirfilms3572
    @naadirfilms3572 5 ปีที่แล้ว

    KEEP GOING WLLKY

  • @YUUFAMILY
    @YUUFAMILY 5 ปีที่แล้ว +3

    Somali waye iscaweyan aniga inte subscribe badan ligu cabeya ayn donaya Somali weyn

    • @YUUFAMILY
      @YUUFAMILY 5 ปีที่แล้ว

      @NEW CHANNEL diyar waye sxb

  • @abroonemediapro3988
    @abroonemediapro3988 4 ปีที่แล้ว

    Bayahow lpx sare Horey usoco

  • @qalbinuurachannel9680
    @qalbinuurachannel9680 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll bayhow waxaan joogaa soomaliya Muqdisho maku xiran karaa IBS BANK Mastercard ayaan leeyahay teeda kale western union malagu xiran karaa soomaliya wey leedahay western union qaabkeese loogu xiran karaa fdln video kasoo samee

  • @WararkaTv345
    @WararkaTv345 4 ปีที่แล้ว

    Thanks mele an kalaso xirirno noreb

  • @shuraxbilofficial4795
    @shuraxbilofficial4795 5 ปีที่แล้ว

    Number one

  • @BINUZAKI
    @BINUZAKI 5 ปีที่แล้ว

    sxb maadan dhameystirin xogta ee soo dhameystir please teeda kale sidee looga badalaa setting ka acoounta bro casharo badan kasoo diyaari aad baa loogu bahan yahay arintaan sifiicana u faah faahi mahadsanid horay usoco ayaan kuleeyahay

  • @faahiye_lyrisc
    @faahiye_lyrisc 4 ปีที่แล้ว

    M.a waan idn tagera bayahaw

  • @jjaarik
    @jjaarik 5 ปีที่แล้ว

    Haray usoco

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro waan fahmay lkn hadhow lacagta aan youtube ka shaqeeyo ma cardkayga ayey iigu soodhacaysaa mise bankiga ayaan udoonanayaa

  • @awayscarabkaftankaiyosheek6893
    @awayscarabkaftankaiyosheek6893 3 ปีที่แล้ว

    Waankusalaamay waxaakuwerdiinaa mastarkaar ibsbangi makuxirankara

  • @maviopoi3
    @maviopoi3 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow sidee loogu xirro freedom bank noo soodiyaari

  • @Anteeno
    @Anteeno 5 ปีที่แล้ว +1

    Wooow m. A Sxb mcne thanks inbdn

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 ปีที่แล้ว

    Basabor miya layga bahanyay wll

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalahu khyra wllka whts aapkana kudar

  • @garabsiiye
    @garabsiiye 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan jeclaan lahaa 1 suaal inaan kuweydiiyo

  • @amiirhd7658
    @amiirhd7658 5 ปีที่แล้ว

    LEGEND

  • @cumarsiyaadtv7885
    @cumarsiyaadtv7885 4 หลายเดือนก่อน

    waxan raba in ad iga cawiso sida logu xidho

  • @abdirahmanmuhammed9741
    @abdirahmanmuhammed9741 4 ปีที่แล้ว

    Swift somaliya ma leeyahay wll

  • @nasiixachannel5624
    @nasiixachannel5624 5 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wll

  • @mustafebn14
    @mustafebn14 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiil wiil dhalay Guulayso

  • @moamiinabdalla5557
    @moamiinabdalla5557 5 ปีที่แล้ว +1

    bro waxaa ku weydiina software editing-ka ama application ka aad wax ku editing gareesid

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว

    Sxb waxad iga caawisaaa wadanka aan ku samaysatay youtube ka oo adress kaygu yahay hadii aanan joogin wadankaas kale bank giisa maku samaysan karaaa plz iga caawi sxb

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction  4 ปีที่แล้ว

      Wadanka aad joogto iyo bank account waa inuu islahaada wll

  • @sharmalyrics8661
    @sharmalyrics8661 5 ปีที่แล้ว +3

    Pro waxaad ku mahsantahay sida aad casharadan usku daba xigaan noo soo badi casharada

  • @abroonemediapro3988
    @abroonemediapro3988 4 ปีที่แล้ว

    Mideeda kle sxbow wxn kaa rabaa inaad Share-out aad ii sameyso hadii aysan dhib kugu ahayn Lpx

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 3 ปีที่แล้ว

    #DEQAYAZINOFFICIAL

  • @loojarmedia4087
    @loojarmedia4087 4 ปีที่แล้ว

    Sxp m.a nasoo booqo wan ku soo booqanee sxp sare waana ku saarey subscribe

  • @ahlukhayr5722
    @ahlukhayr5722 5 ปีที่แล้ว

    Wll mhd sanid

  • @jjaarik
    @jjaarik 5 ปีที่แล้ว

    Wlo0

  • @luqmaanlove3194
    @luqmaanlove3194 5 ปีที่แล้ว

    SC Wll Soodhoow Axmed Unique
    Sxb Hadaan Su'aal Ayaan Qabaa
    Anigoo 200 SUBCRIBER Kaliya Leh Muuqaal Views kiisa Iimaraya 2.000 Lacag makahelikraa?

    • @luqmaanlove3194
      @luqmaanlove3194 5 ปีที่แล้ว

      maxamed jabiinnaw Wll qaali
      Subcriber Waan Kudhahay
      Adigana Isoobooqo

  • @hiirale4046
    @hiirale4046 5 ปีที่แล้ว

    SXB musiga background kuu saaray halkee ka heli karaa adigoo mahadsan

    • @BayahowProduction
      @BayahowProduction  5 ปีที่แล้ว

      Wakaas Sxb th-cam.com/video/9MUBbFnqNK0/w-d-xo.html

  • @sahmiyahajaceylka
    @sahmiyahajaceylka 5 ปีที่แล้ว

    Bayahow waa makaan aaynu waxbadan kafaaiidno horumar wacan Asxaabta ku xiran bayahow
    Subscribe iisaara chanalkeyga aniga wan idin saaraya kiina

  • @xasanali9594
    @xasanali9594 4 ปีที่แล้ว

    kar dalahela sxp

  • @maxamedsolutionentertainme4564
    @maxamedsolutionentertainme4564 5 ปีที่แล้ว

    Sxb shat out ii samee

  • @Xikmaawi77
    @Xikmaawi77 4 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/P3avySw_NNQ/w-d-xo.html
    Daawasho Wacan

  • @romaatic
    @romaatic 4 ปีที่แล้ว

    wll waxaan kaa Codsanaa channelkan Subscriptions inaa i saarto wlll Qaaliya Adoo mahad san Wll key Ama Walashey

  • @QeyreDiish
    @QeyreDiish 5 ปีที่แล้ว +2

    Bahayow production Shaqo weyn Ayaad Heysaa Sxp keep going Sxp

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khyra wllka whts aapkana kudar