SIDA BANK ACCOUNT LOOGU XIRO YOUTUBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2020
  • WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
    #BOYA M4 PRO KIT
    #CAMERA CANON 70D
    #CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
    WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
    COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

ความคิดเห็น • 86

  • @bajamasgroup1538
    @bajamasgroup1538 3 ปีที่แล้ว +10

    Sxb magacayga waa shuceyb Masha Allah wlhi wax badan ayaan kaa faiday ilahay qeyr badan haku siiyo Iyo ajar walalkay iyo janatul fardowsa

  • @somalisarekings8727
    @somalisarekings8727 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep going lpx

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial 3 ปีที่แล้ว +4

    Horay usoco teacher

  • @Qeyspoy12
    @Qeyspoy12 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin aan uxiisay

  • @aminamohamed2221
    @aminamohamed2221 3 ปีที่แล้ว +6

    armacalin saa nolojogta kuweyney xage kabaxday keep going bro

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 3 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykumu salaam waraxma (TULLAAHI) wabarakaatu

  • @amaanilifestyle704
    @amaanilifestyle704 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you for sharing

  • @abdifatah402
    @abdifatah402 3 ปีที่แล้ว +3

    Kerp going bro

  • @zamzamjaamac6178
    @zamzamjaamac6178 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaaah wax badan ayaaan ka baratay

  • @kowsarkiinchannel9969
    @kowsarkiinchannel9969 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal wax badan ayan ka faiday

  • @sundusali6410
    @sundusali6410 3 ปีที่แล้ว +2

    Maaasha allaah

  • @mahadmaxoffacial7588
    @mahadmaxoffacial7588 3 ปีที่แล้ว +10

    War macalinoow inte aday walagu waye we miss you Teacher

  • @dalladalla1244
    @dalladalla1244 3 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid wll sida aad cilmiga noogu faideysay

  • @Beelosaajin143
    @Beelosaajin143 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllkis keep going

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    WAA SAHAL ABDI OO.JOOGA.WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯

  • @jwjwjw4069
    @jwjwjw4069 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you walal macaan

  • @SheikhShariifTabliiq
    @SheikhShariifTabliiq 4 หลายเดือนก่อน

    CABEEY WALAL

  • @danaaje__poi-vp4zv
    @danaaje__poi-vp4zv 11 หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco legend

  • @MOHAMMEDIBRAHIM114
    @MOHAMMEDIBRAHIM114 2 ปีที่แล้ว

    Saaxiib in aan wada xiriirnaa rabaa

  • @MoneyHut
    @MoneyHut 2 ปีที่แล้ว +3

    OMG sxb thanks 🙏 wax badan aa kafahmay waxyar aa iga dhiman monetisation I would nailed inshalahh

  • @Koning-Qani-respect
    @Koning-Qani-respect 11 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp Masha allah kusoo xiji tikyok to pank ❤❤❤❤❤

  • @bahjabaari0
    @bahjabaari0 3 ปีที่แล้ว +2

    Hur mar wacn brother

  • @kingabdirizakofficial4497
    @kingabdirizakofficial4497 3 ปีที่แล้ว +1

    #welcome_back

  • @maidaqurux8371
    @maidaqurux8371 ปีที่แล้ว

    Masha allhaa

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabeey bro allaha kushrfo side youtube story loo furta inoosoo sheeg mhdsnd🥰

    • @cabeyhassan8038
      @cabeyhassan8038  3 ปีที่แล้ว +1

      Walal waa mahadsan tahay 🙏
      Mida kale story-ga 10k markaa heysato ayaa dalban kartaa

    • @najmaalihussein_koos
      @najmaalihussein_koos 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabeyhassan8038 mhdsnd bro🥰

  • @geoyt754
    @geoyt754 ปีที่แล้ว

    Okay ✅

  • @MOHAMMEDIBRAHIM114
    @MOHAMMEDIBRAHIM114 2 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu calaykum ww

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 ปีที่แล้ว

    Inta aan daawaday qofka kaliya ee sificn usharaxay aa thy thnks wll

  • @sameelacag
    @sameelacag 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa cashir waxbadan laga faa’iidi karo.

  • @MahdiClaahi-uo4wu
    @MahdiClaahi-uo4wu 11 หลายเดือนก่อน

    Keap

  • @refferalheavensomali2195
    @refferalheavensomali2195 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad icawisay sxp wlhi aad bad umahad san tahay sxp noo soo badi

  • @nojaceel1101
    @nojaceel1101 3 ปีที่แล้ว +2

    Somali ayan jogaa sideen ku baxsan karaa mise inaan dibada kuxirto ayaa qasab ah

  • @AbdiwaliMohamudshirre
    @AbdiwaliMohamudshirre 8 หลายเดือนก่อน

    Shaashada adbeeynooga fogtahey

  • @Engkafi
    @Engkafi 3 ปีที่แล้ว +2

    Midkee sax ah Lacagta aay soo ban dhigaan Google Adsense iyo Lacagta aay soo ban dhigaan TH-cam Analytics (Revenue)?

  • @Absanei4k
    @Absanei4k 3 ปีที่แล้ว +2

    Tani waa caawin buuxdo
    Aad baad u mahadsan tahy sxb

  • @empireshow1
    @empireshow1 3 ปีที่แล้ว +2

    Adi adoo haysta 160k views total ahaan ayaad lacag fcn ka samay nio meel aan kaala soo xidhiidho ayaan u baahnay visa card salaam bank maku xidhan karaa

    • @empireshow1
      @empireshow1 3 ปีที่แล้ว

      @@Dhamac_production SAXANE wuu ku daayey

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp intee kala sooxariiraa waxaan kuweydiin rabaa su.aalo kusaabsan Google adsanse intee kalasooxarii raa iisheeg plz plz

  • @DoondoonisFamily
    @DoondoonisFamily 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin waxan raba anigo adsense canada leguso diray melkale account maka furankara bank sida wadankale ma siticmalikara hadi an wayo qof anku xirto bank

  • @xiisayntamedia9638
    @xiisayntamedia9638 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxibow goorma ayad Arkaysaa dhaq dhaqaagaga iyo inta kugu jrta Lacagta adsensen dhexdiisa waliba payment ga

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa ka rajeyna jwb wacn🙏

  • @LILAADAMI
    @LILAADAMI 3 หลายเดือนก่อน

    Zhp sidee xayasiinta marka laga xidho sidee loo furta

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan ปีที่แล้ว

    wll qof cusub westren union siduu ugu xiranayo natus

  • @Abdifitaxqeys
    @Abdifitaxqeys 2 ปีที่แล้ว

    Shp cabey waxan ka rapay ina ku weydiyo inkasto waqti dher kdip comnt kso bxiyy chenalkyga wxu maroya 17M views lcgna uma furin marka intaso dhan wxa so wady lcgtaz ma dalban kara hda

    • @mrkuk8158
      @mrkuk8158 ปีที่แล้ว

      Asc pro instgramka kala soo hadlay

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 2 ปีที่แล้ว

    Cabey sxb ayuuto boss weye ila Soo hadal

  • @engabdiidirisscientificchannel
    @engabdiidirisscientificchannel 2 ปีที่แล้ว

    walaal waxan kuweydina marka la verify gareenayo adsensiga code la aan aqonsiga caalamiga ah sida pasboardka wadanka adsensiga kugu sameysanyhy maa qasab ah mise wadankasto waa la isticmaali kara

  • @hamidaabdi5680
    @hamidaabdi5680 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wll

  • @Siciid__boy
    @Siciid__boy 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp jiir lion🫡💪

  • @abdirahmanahmed975
    @abdirahmanahmed975 ปีที่แล้ว

    Ooya tiktoka kugu ogaa

  • @sacdiyoabdi8581
    @sacdiyoabdi8581 3 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxan karabaa inan wax yale an garanen ii fahan sise

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    WAAN KU SALAAMEY SXB

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 ปีที่แล้ว

    Card bank gu waa mid noocee ah?
    Soomaaliya card banks keeda mala ogolyahay

  • @Simancollection
    @Simancollection 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc ustaad aniga somali joga makuxeran karaa

  • @abdirahmanahmed9226
    @abdirahmanahmed9226 2 ปีที่แล้ว

    Asc sxb waxan rawa TH-cam Acount hore inaan ka furo mid cusub inaan ku xero side sameyna

  • @djjarereoffical3237
    @djjarereoffical3237 2 ปีที่แล้ว

    Ok macalimuu anniga somali ayaa jogaa lacagta in gagle sodirto lee miyaa amma aniga xadan ubaxdao wan sobaxsan karaa lacag waxaa igu jirtaa $600 ,19

  • @xamdalayaab190
    @xamdalayaab190 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxan joga itoobiya maku isticmaali kara ifaideya

  • @petslovers7422
    @petslovers7422 ปีที่แล้ว

    Asc walale google adsense bangiyda somaliya ma aqbalayaa?! Ado mahadsan

  • @camaarsomali4168
    @camaarsomali4168 2 ปีที่แล้ว

    MASTER CARD MALAGU XIDHAN KARAANA

  • @gacanqabadmedia6669
    @gacanqabadmedia6669 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb cabey waxaad video ka soo sameeysaa sharciga cusub ee youtube 2021

    • @MSR_TV1
      @MSR_TV1 3 ปีที่แล้ว

      Kusoo biir channel kayga si aad uhesho Wax walba oo kusaabsan TH-camka Mahadsanid
      👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/9urO2XiSawo/w-d-xo.html

  • @abdikarimmohamud52
    @abdikarimmohamud52 3 ปีที่แล้ว +4

    Bro Adoo somaliya joogo ma ku xiran kartaa bankiyada somaliyeed sida Primer Bank ama IBS Bank?

    • @cabeyhassan8038
      @cabeyhassan8038  3 ปีที่แล้ว

      Haaa

    • @empireshow1
      @empireshow1 3 ปีที่แล้ว

      @@Dhamac_production waa midaan cusub

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 ปีที่แล้ว

      @@cabeyhassan8038 wll halken kaalaso xidhiidhaa fadlan ?

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 ปีที่แล้ว

    Haay yiii cabeeyow adi ma iwaloysa 5 kun oo dolar aa

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Walal waxa karaba inaa inaa ogaado adigo mahad San majiraa ilaahada freedom ka lagu xerto youtube ka oo mashaqeeyaa wali iyo bay bal ka

    • @cabeyhassan8038
      @cabeyhassan8038  3 ปีที่แล้ว

      Bro PayPal ka waa account waana isticmaali kartaa lkn optionkiisa kuma jiro meeshaan

    • @somaliok1035
      @somaliok1035 3 ปีที่แล้ว

      Wan ogahy muuqaal kan ad kahadleso lkn aniga waxa an rabaa inaa wax ka ogado ama inaa ku xerto freedom ka youtubekeyga ee maku xera karaa oo hada mashaqeeya 2 suasha kale waxan leyahay Bank somali waxan rabaa inaa kuxerto freedom lacagta kaso baxdo oo hadan kusiixero baypal ka an sidas ku qato ee maiishaqeyna freedom ka hadii anku xerto youtube ka walal wana ku mahad santahy jwbtada arinks iga jahil bixi adigo mahad San fadlan 🙏

    • @empireshow1
      @empireshow1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@somaliok1035 freedom hada ma shaqeeyo

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 7 หลายเดือนก่อน

    Monetization is suspended for your channel
    Dhibkaan ayaa ihaysto

  • @Umaymo-qm2bd
    @Umaymo-qm2bd 7 หลายเดือนก่อน

    aboowe wxn ku waydiiyey waxaan Lee yahay salaan bank accoun maku xiran karaa jawaab baan kaa sugayaa wllo

    • @Markaawi9
      @Markaawi9 5 หลายเดือนก่อน

      may wll

  • @abdinasir8625
    @abdinasir8625 ปีที่แล้ว

    sxb number iisheeg inaa kulasooxiriiro rabaa

  • @DoondoonisFamily
    @DoondoonisFamily 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin waxan raba anigo adsense canada leguso diray melkale account maka furankara bank sida wadankale ma siticmalikara hadi an wayo qof anku xirto bank