WEB SHEEGAY LACAGTA AAN YOUTUBE KA QAATO iyo GABADHA UGU QURUXDA BADAN OO GOOGLE KA RAADIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 446

  • @mujaahid27
    @mujaahid27 ปีที่แล้ว +269

    ABTI kan dhex gelis waaye waxaa soo wadaa kadaran waxaa laba habeen lamaqnaatid wax weyn waaye taliye coming soon indhah ku haaya dhalinyaro ku wataa APTI

    • @asadhagio2749
      @asadhagio2749  ปีที่แล้ว +158

      😂😂😂 waxaas iifahansantahiin sida qof guriga ila joogo ookale commentigaan waa iga gadan yahay😅😅

    • @ridhwanmoha1010
      @ridhwanmoha1010 ปีที่แล้ว +2

      ​@@asadhagio2749 ❤❤❤

    • @mumtazomar4552
      @mumtazomar4552 ปีที่แล้ว +3

      @@mujaahid27 😂😂 maad faraxsanthy hhhhh

    • @wajirwesttvchanel7420
      @wajirwesttvchanel7420 ปีที่แล้ว

      H ✋️ 🤚 🙋‍♂️ 💁‍♂️

    • @mohameddeeq7644
      @mohameddeeq7644 ปีที่แล้ว

      @@asadhagio2749 yeah man wakula socona mar walba

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +64

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebiga (scw).😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z ปีที่แล้ว +24

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +64

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib ปีที่แล้ว

      Sibisgareeb isaar zxb adoo mahadsan❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +25

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 ปีที่แล้ว +20

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 ปีที่แล้ว +14

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +7

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasri.official
    @nasri.official ปีที่แล้ว +1

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah crated is prophet muhammad scw🤗❤️

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +25

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

    • @mohamedamiin386
      @mohamedamiin386 ปีที่แล้ว +1

      AsadHAGlOTimtowani27wasalamayaTaliye😊😊

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc ปีที่แล้ว +11

    Kusali nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah keep going my pig brother asad hagio horumar wacan ayaan ku rajaynaayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib ปีที่แล้ว +1

      Sibisgareeb isaar zxb adoo mahadsan

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 ปีที่แล้ว +6

    WAXAAN CODSANAYAAA IN SALAADA LAILAALIYO KHAASATAN SALAADA SUBAX 😢😢KOL XTAA TELKA ALARM ⏰ KU XIRATO MAHADSANIDIIN ❤❤❤❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +17

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @amiiraqurux-c1m
    @amiiraqurux-c1m ปีที่แล้ว +4

    اللهم صلي على حبيبنا محمد صلي على وسلم ❤kusli nabiken muhamd scw ❤

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib ปีที่แล้ว +1

      Sibisgareeb isaar zxb adoo mahadsan

  • @khayrfaafiye1242
    @khayrfaafiye1242 ปีที่แล้ว +5

    Hal mar ku xabiibkena scw ❤😊

  • @mohamedabadir
    @mohamedabadir ปีที่แล้ว +3

    i have been watching for along time asad Haghio Since 2017🎉 keep going Wll azad HagHio❤🎉 Am from kenya Niropia🎉

  • @caishaaxmedcabdiraxman2566
    @caishaaxmedcabdiraxman2566 ปีที่แล้ว

    allaha unaxaristo abdulahi yusuf awoowgay

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +16

    Muniir aqaa Wlcme back to team 27 inta ku faraxdey ✋🏻😂❤

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib ปีที่แล้ว +1

      Sibisgareeb isaar zxb adoo mahadsan

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 ปีที่แล้ว +2

    Allah kuu siyaadsho kuuna barakeeyo m.a il xun illah kuma tuso walaal

  • @farixamohamud181
    @farixamohamud181 ปีที่แล้ว +2

    M.a asda hagio aboowe sharf iyo karaamo korkaaga ha ahaato hory usoco guul iyo gobanimo aboowe inshalaah 💪💪💪✌👍

  • @umulkheyr1292
    @umulkheyr1292 ปีที่แล้ว +3

    🥰Asc asad Dahab ii gad wan ku tageraa waxan jogaa shabelada hoose

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 ปีที่แล้ว +2

    Wcs bro maashaa allahn waxa tahey utubee lambar 1 salaan sare.waa ku taageera hory u soco waayo waxa tahey qof furfuran oo qalbi wanaagsan.sharaf iyo karamo dadkana waa ka qoslisaa maashaa allaah kheyr badan ayaan ku rajeynaa

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +1

    Video la’an ma ahanesin ala dhahaa afarhn dhex geliz 59 aa number 1 ku rjeynaa melwlpo inaa leader uahtid jeclhy wllhi ♥️

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Qof yaan la Aaminin

  • @ahmetkadar6401
    @ahmetkadar6401 ปีที่แล้ว +1

    Asad hagio qofta barkhad abdi ku xigta aad garan weyday wa waris diiriye she is very famous🙏27

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan Wllo

  • @ramlasheiqabdullahi5998
    @ramlasheiqabdullahi5998 ปีที่แล้ว +1

    Intaaa is arki ana ku arke abtyw❤💪team 27❤💪💯ilaa kaalinta kowaad wa soconena❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @sahrocabdi1359
    @sahrocabdi1359 ปีที่แล้ว

    Horay usiisoco aboowe anaganu waan ku garab taaganahay mar walba iyo meel walbo

  • @abdiabdullahi1217
    @abdiabdullahi1217 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ugu horeeyo manta community dhamaan 1m&bar qof 😂😂😂

  • @Salinakhader143
    @Salinakhader143 ปีที่แล้ว

    Hadraawi Alle ha u Naxariisto

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 ปีที่แล้ว +3

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @nuraniyare9501
    @nuraniyare9501 ปีที่แล้ว

    Horumar waayn baan kuu rajynaynaa wllkeen qaaliya mr asad

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah horu mar wacan❤

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 ปีที่แล้ว

    Malaysia 🇲🇾 TH-camrs markaad qoreysid 2da gabar sawirka iskula jiraan magaraneysaa asadow wllahi zawirkaas hili hore ahaa

  • @hibo1936
    @hibo1936 ปีที่แล้ว +1

    I love you somaliland walkay mahadsanid marba hadaan gacanta calanka kugu arkayo inaad na illowday ayaan umalaynayay wanku salamay asad xajiyo tagero buxa ayaan ku ahay illaa bilowgii iyo illaahada wll magacagu iyo muqaguba hajiro hormar wanaagsan markale farxadadu waa farxadayada😊

  • @BarkhadapdyAhmed-pc4bc
    @BarkhadapdyAhmed-pc4bc ปีที่แล้ว +3

    Asad xajio bakhyl waaye
    Bal nio wax noo so dir hada❤❤

  • @shaamofficialchannelquran
    @shaamofficialchannelquran ปีที่แล้ว

    Asxaabta iso boqda

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +7

    Legend always asad hajio another's levels program's 💯👍💪😂❤

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Ninkaa sharkiisa.haku dhaafiyo.

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว

    Azad hagio big legend keep going

  • @xamsexaaji6762
    @xamsexaaji6762 ปีที่แล้ว

    Guulayso zhp

  • @clraxmaan174
    @clraxmaan174 ปีที่แล้ว

    Muqalada soo badi zxp

  • @Cabdulahidaacad-xe8tu
    @Cabdulahidaacad-xe8tu ปีที่แล้ว +1

    Legend labo mahan waa asad hagiyo keep going bro🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AnasAbdirsak
    @AnasAbdirsak ปีที่แล้ว +1

    Ku sali rasuulka swc love dhac kusii ❤❤❤

  • @ahmedmohamud7795
    @ahmedmohamud7795 ปีที่แล้ว

    Lacag badn baad kasamaysaa ASADAW sxb .
    Mnsha Allah

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 ปีที่แล้ว +1

    Magaca Allah الله hadii uu kugu waynyahay 💟💟💟💟

  • @muniir_official
    @muniir_official ปีที่แล้ว +1

    Go forward bro asad hagio❤

  • @yaasinmaxamad8598
    @yaasinmaxamad8598 ปีที่แล้ว +1

    Taageere asad team 27

  • @yaasinmaxamad8598
    @yaasinmaxamad8598 ปีที่แล้ว +1

    Asadow lacagban raba zxp game I dheelsi

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 ปีที่แล้ว

    Waxaad latartameysa aduunka iyo waddankad kunooshahay utubers kooda waawax lagufaano wllky keep going garabkaagan nahay

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +8

    Money And Asad hagio Is Not Easy ✊❤️

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib ปีที่แล้ว

      Sibisgareeb isaar zxb adoo mahadsan

  • @Daliima-hv6tb
    @Daliima-hv6tb ปีที่แล้ว

    Waa uqalantaa asad guuleyso

  • @deeqaclaahi6419
    @deeqaclaahi6419 ปีที่แล้ว

    Asad hagio wxd tahey qof aan tagero wll hal mar wll isoo jawab asad hagio aadban ku jeclahey wll

  • @adamzahil
    @adamzahil ปีที่แล้ว

    wow 😊 m.a wllkei asad hajio wlhi wan ku farxey markan arkey dar alle ku jeclahy wll mcn guleyso weliga i. ❤

  • @daahirmuqtaar2618
    @daahirmuqtaar2618 ปีที่แล้ว

    I am from xaafada xaawo abdi

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g ปีที่แล้ว +2

    Cadullahi Yusuf khainul wadan weye dalka50 kun oo axmaaro soo galiyey naxariis Ma mudno dadkii axmaradu gumadeen ayaa naxariis mudan qof dhintey wax xuman kama shegayo lkn wuxuu ahaa nacas axmaaro soo watey si uu somalida u gumaado

    • @CAPTAINDIAS2193
      @CAPTAINDIAS2193 ปีที่แล้ว

      Siilka hoyaa usheeg awoowe adoon yahow adoonka dhaly

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g ปีที่แล้ว +1

      @@CAPTAINDIAS2193 dhililaadi badhyaculust ku dhahsey ma diiidantahay inuu cabdullahi yusuf yusuf uu aha nagtii Ethiopianka iska kori kirey fuck of xaroosodisim 🤘🐺fuck of xaroodiskm badbyaculus😂😂😂🖕🏼

  • @saabirelyas
    @saabirelyas ปีที่แล้ว

    Ku Sali Nabi maxamed scw scw

  • @mankanalka7351
    @mankanalka7351 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @mustafemohamed2811
    @mustafemohamed2811 ปีที่แล้ว +1

    Asadow gacanta midig xabada kaga taala maxay ahayd😊😊

  • @kadraahmed9962
    @kadraahmed9962 ปีที่แล้ว

    Hanbelyo asad keep going

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey Arimaheena mesha aan ka soo wadno Malesianka aan ka yaabino

  • @mubaarik6359
    @mubaarik6359 ปีที่แล้ว

    Wllo asadow marka aad dhaheso omg dheh ku saliya nabigeena maxa yelay sidaas ayaa kaga ajir badan inta qof eed xasusisayna ajir koda waad heli i.n tnx😊

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 ปีที่แล้ว

    Asad waad uqalqntaa walaalkey 59 iskadaaye 1aad ayaad uqalantaa dadaalaa wuu gaaraa maa shaa Allah.

  • @sukhrayusuf8107
    @sukhrayusuf8107 ปีที่แล้ว +1

    Keep going asad

  • @Weeklystoic1
    @Weeklystoic1 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhan waye ma ahan ilwaad 😢😂❤

  • @casimbaraa
    @casimbaraa ปีที่แล้ว

    Taliyee Asadow, muqalada aad nosodigi dhoonto. Waxaad kusobadisa laabo sheey.
    Okala ah,
    Mid waa *big bowling,no curbing, halista! halista, halista*
    Iyo
    Dhawaqaa yaar ee aad dhaxgaliso Marka qarkood.
    (Quwiiq, wax'u eg wayee dhawaqas aan kushegaya). Wlh Markaan maqalno dhawaqas
    anigo iyo asxabteyda kaadi ayaba naga'imani qosol dartisa.
    Waxana lagayaba iney asxabta qaarkood eyba jecelyihiinee.
    #wa iga codsi
    Qoralkana wa iguderadee galab wanagsan taliyee asad.

  • @salmanabdullahi7717
    @salmanabdullahi7717 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman ปีที่แล้ว +1

    Nabiga hanku wala salino scw scw

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 ปีที่แล้ว

    Hadaba waa iga signing.team27

  • @abdiqaninalaye5456
    @abdiqaninalaye5456 ปีที่แล้ว

    Intaa iyo in kabadan zxp asad xaajiyo❤

  • @cumar_bulshawi
    @cumar_bulshawi ปีที่แล้ว +6

    TH-camrada somalida ugu taajirsan no.1 Asad hagio Ilaah haku barakeyo ana Ilaah haisiiYo🙏😍

  • @mohamedamin1077
    @mohamedamin1077 ปีที่แล้ว

    Legend asad hagio

  • @idilnuur1948
    @idilnuur1948 ปีที่แล้ว

    Hadan abodilaha cawa waxan kugarsin laha 7malyan wlhi intas iyo inkabadan wad ugalanta gacliye

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 ปีที่แล้ว

    Imaan waa gabadhi somali ugu horaysay ee aduunka Model noqota Hollywood kayna ku jirtaa

  • @nasra268
    @nasra268 ปีที่แล้ว

    Qofki ugu horeyey❤️Asad from hargaysa

  • @shiyewa
    @shiyewa 3 หลายเดือนก่อน

    Hadana asad hagio waxa u ku jiraa level 35# Malaysia TH-camrs ❤😮😮😮🎉

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 ปีที่แล้ว +1

    @Ogaalka Maanta 1:wixii suaal ah ee aad haysaan isoo waydiiya

  • @Nimca15
    @Nimca15 ปีที่แล้ว +2

    Maanta anaa uhoreeyo ❤

  • @nizzymohamad199
    @nizzymohamad199 ปีที่แล้ว

    Cabtan baara 1

  • @abdizhakuurck5898
    @abdizhakuurck5898 ปีที่แล้ว

    Ar waa runtiiye lacagta wx nooga so dir ha noo meeratayne

  • @caskaaxmed6094
    @caskaaxmed6094 ปีที่แล้ว +5

    Aaabo Farmajo 😢Google laga ma yayay ❤ kulis weye😅

  • @kaftanoscar8991
    @kaftanoscar8991 ปีที่แล้ว +1

    Asad hajiyow team 27 video kaga sidaa An suuga leee keep going marwalbo❤

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 ปีที่แล้ว +1

    Gacmaha allah hakuubarakeeyo hadii isoobooqato chanelka❤

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib ปีที่แล้ว

      Sibisgareeb isaar zxb adoo mahadsan

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi ปีที่แล้ว +1

    Kaalinta 1aad kuu rajaynayaa❤❤❤

  • @xamsequraanjecel2667
    @xamsequraanjecel2667 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha gabar kadalbo

  • @SamiraIsmail-bp1kg
    @SamiraIsmail-bp1kg ปีที่แล้ว +1

    Asc asadoow ❤ isomajawab first comment❤

  • @jibriilmaher235
    @jibriilmaher235 ปีที่แล้ว

    Asad sxp alle haku caafiyo sxp

  • @caskaaxmed6094
    @caskaaxmed6094 ปีที่แล้ว +1

    Walkeey qaaali asad hajiyow😢

  • @abdullahiking1257
    @abdullahiking1257 ปีที่แล้ว

    haye asad

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 ปีที่แล้ว

    Meqaa qadataa noo sosheek asad

  • @user-Naturalplaces
    @user-Naturalplaces ปีที่แล้ว

    Soo dhawaada guys aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa 😂😂😂

  • @Mkizo10
    @Mkizo10 ปีที่แล้ว

    Guuleyso mas'ul

  • @user-Naturalplaces
    @user-Naturalplaces ปีที่แล้ว

    Soo dhawaada guys aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa 😂😂😂

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my pro Asad 💪 👍

  • @canabcalas5333
    @canabcalas5333 ปีที่แล้ว +1

    Manta ani aa ugu horeeyo😅😅😅😅

  • @asmaaduubaneabdi7241
    @asmaaduubaneabdi7241 ปีที่แล้ว

    Guuleyso wll asad

  • @xasandarajo8720
    @xasandarajo8720 ปีที่แล้ว

    Big man asad hagio waan ku wataa pro big legend

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 ปีที่แล้ว

    Asad habo I can’t believe you don’t know Iman !