Amb.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @Geyre02
    @Geyre02 ปีที่แล้ว +30

    Sheikh Salaad Sheikh Ali Sheikh Jeelle thanks for you sharing your experience and knowledge about your religious extremism in Somalia 🇸🇴 ❤

  • @AMD2050
    @AMD2050 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah thank you ambassador for your knowledge and experience 🙏 ayaanle wad mhdsnthy brother 🙏 ❤️

  • @r133abdulkarim5
    @r133abdulkarim5 ปีที่แล้ว +10

    Allah barakeeyo sheikh salaad Cali jeeyle

  • @abdirisakali7578
    @abdirisakali7578 ปีที่แล้ว +12

    لقاء ممتع مع رجل فاهم لدينه وواقعه هذا الرجل بعلمه اشد من الوف من المقاتلين في مواجهة فكر الخوارج الضال
    شكرا لكما

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

      هذا الرجل إذا فهم الدين وله دراية بالعلم ، لماذا تعاون مع الكفار ضد المسلمين ؟

    • @abdirisakali7578
      @abdirisakali7578 ปีที่แล้ว +1

      @@samowade1300 وهل الشعب الصومالي والامهات والاباء والاطفال الذين يتم تفجيرهم كفار
      انت من نفس هذه الطينه التكفيريين الجهلاء الذين يخربون بيوتهم بايديهم وايدي المسلمين

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisakali7578
      انا لم أقل الشعب الصومالي كفار ولا حركة الشباب المجاهدين ،دع الإفتراء وتكلم الحقيقة .

    • @Souleiman.m.beille
      @Souleiman.m.beille 11 หลายเดือนก่อน

      لو كان هذا رجل له فهم في الدين، لماذا يدعم الحكم بغير ما انزل الله ؟

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur ปีที่แล้ว +42

    AbgaaL wllhi waa xaafidul qur'aan❤❤

    • @bokaahmed5887
      @bokaahmed5887 ปีที่แล้ว +1

      Nagadaa qaabiilka wllo .soomali waa soomali

    • @Nasrudiin893
      @Nasrudiin893 ปีที่แล้ว

      Salad Ali jeele dheh 😂

    • @AbmedDaahir-mx6xc
      @AbmedDaahir-mx6xc 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@bokaahmed5887 maxada ku diidin qabiilka ma langaaab tahyna

  • @alifarah5562
    @alifarah5562 ปีที่แล้ว +5

    Thanks ayale for this motive interview....we really appreciate

  • @hassanmohammed2334
    @hassanmohammed2334 ปีที่แล้ว +6

    Jazakallahu kheyr shiiq salaad cali jeerle

  • @AbdiNajaad
    @AbdiNajaad ปีที่แล้ว +9

    Salaad Cali Jelle, very known poet and wise words

  • @Maxamed.xasan1
    @Maxamed.xasan1 ปีที่แล้ว +13

    Amb salaad cali jeelle m.a nin qur.aan xambaarsan waraysi qiimo badan hanoolaato chenal ka duwan chanalada soomaalida guulaysta bahda hanoolaato ❤

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +31

    Masha-allah Abgaal Lee Kor Wax Ka Aqri Kara Kana Fasiri Kara , Halee Keeno Wahaabi Kor Wax Ka Aqi Kara ipod and Laptop Ama Warqad Aa Hor Taala. Qish Ee Wataan .

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci ปีที่แล้ว +1

      Kkkk beentaa maahan

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

      Beenale baa tahay culumada dhamaantood kor bey quraanka ka aqaanan xitaa dad an culumo aheyn o quraanka yaqaana buuxa

  • @DUBPLAYS
    @DUBPLAYS ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waaruntiis safiirka salaad cali jeelle

  • @Deeqaabdinur
    @Deeqaabdinur ปีที่แล้ว +15

    Timir ma aragtay ayaanta wa funny iyo caqli iyo cilmi qofo allah iskugu daray masha allah

  • @bushrambushram1939
    @bushrambushram1939 ปีที่แล้ว

    Good analysis,honest ,truthful and accurate analysis of Somali issue.he should head anti radicalization agencies

  • @HanadAli-xy7sd
    @HanadAli-xy7sd หลายเดือนก่อน +2

    Who’s watching 28/11/2024 😎

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 ปีที่แล้ว +8

    Maashaa Allah salaad cali jeelle waa aqoon yahy diin iyo maadiba ku dheereeyo

  • @lakanuu4real557
    @lakanuu4real557 ปีที่แล้ว +9

    Adeer xikmad caqli aqoon waaya aragnimo illahay ba kugu deeqay Mahadsanid ❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +3

    As a Muslim, I condemn all extremist groups, including Alshaab, and those who misinterpret Islam to justify violence and hatred. I stand with the vast majority of Muslims who follow the teachings of the Quran and the Prophet Muhammad (peace be upon him), which promote peace, tolerance, and compassion. فَأَشَارَتۡ إِلَیۡهِۖ قَالُوا۟ كَیۡفَ نُكَلِّمُ مَن كَانَ فِی ٱلۡمَهۡدِ صَبِیࣰّا﴿ ٢٩ ﴾ قَالَ إِنِّی عَبۡدُ ٱللَّهِ ءَاتَىٰنِیَ ٱلۡكِتَـٰبَ وَجَعَلَنِی نَبِیࣰّا﴿ ٣٠ ﴾
    Isse PBUH wasnt 40 years old. Ambassador Salad doesn’t know what he is talking about and he doesn’t have formal education.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 ปีที่แล้ว +2

      Salaad wuxuu ka'hadlayey Nabi Max'ed ( SCW) oo waxyiga lagu soo dajiyey markuu 40 jirsaday !!!

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

      @@boosteeyorooble5287 Beentaa iga sheegtay Allaha kaa jaasiyo.

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 ปีที่แล้ว

      @@HassanAliHassan1960
      Waxaan dhowr jeer oo hore u arkay qof magacan aad sidato sita, oon xitaa dhowr jeer wada'doodnay.
      Teeda kale, ALLAAH wuu og'yahay wax waliba, inaan ku masabito oon kugu been abuurto ulama aanan jeedin, ee qof magacan aad sidato (ismailabdi) oo kale sita, oon weliba hadda ka'hor dhowr jeer wada'doodnay, baan ku moodayey e haddaadan adigu aheyn bal ka'raalli noqo wll.

  • @AbdullahiIbrahim-pn5sr
    @AbdullahiIbrahim-pn5sr ปีที่แล้ว +6

    Viva salaad cali jelle❤❤❤❤

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaha allaha u siyadsho cimigisa iyo cimrigisa

  • @Mc.channel77
    @Mc.channel77 ปีที่แล้ว +2

    M.a somalia hanolaatoo

  • @mohammedkhaderfara2697
    @mohammedkhaderfara2697 ปีที่แล้ว +3

    maansha allah

  • @ahmedmaxamedcali2632
    @ahmedmaxamedcali2632 ปีที่แล้ว +7

    Shiiq ambassador salad cali jeele ALAHA ku xafido adookale umada kubadito waamahad santahay waakusalaamay sidaan usharaxday waxaan ajeyhaa in lagu dhaqmo celmiga AA soojeedisay aarajeyhaa AlAHA ajirhakaasiiyo AAAAMIIN

  • @ajla4650
    @ajla4650 ปีที่แล้ว +11

    Viva Salad Cali Jeele iyo Hanoolaato ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle mahadsanid ❤❤❤❤❤ walaal

  • @xogogaalmedia1751
    @xogogaalmedia1751 ปีที่แล้ว +17

    Senior official of political governance in Somalia.. he is the best person in the process to be honest with soft heartening and with good knowledge of the current government and the previous government. I like this guy.. May Almighty Allah protect you from all defects and evil 😈

  • @dalla112
    @dalla112 ปีที่แล้ว

    Sheikh Salaad runta ka hadalay culuma badan sidaan uguma dhiiran karaan ineey khawaarijta ugu hadlaan bilowgoodi wa joogay sidaas uguhadlay noguso galeen insha ALlah dhamaadkoodna waso dhowyahay

  • @FalaKDalas-nj8tb
    @FalaKDalas-nj8tb ปีที่แล้ว +3

    Allha ku xafido amb salaad cali jeelle

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 ปีที่แล้ว +5

    Runtii waan ka helaa Salaad Cali jeelle
    Caalim wax badan usoo joogay
    Allah ha barakeeyo

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 ปีที่แล้ว

    Salaad cali jeele allah ha xifdiyo
    Waa masuulka oogu daacadsan ooguna aqoon badan xaga diinta ooguna run sheegbadan

  • @jabrilabdi7024
    @jabrilabdi7024 ปีที่แล้ว +5

    Ambassador salaad Ali jeele our legend wllhi ❤

  • @claahi-r2y
    @claahi-r2y ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah salad cali jele sida saxda ah ayow ka hadlay qawarijta waano intaan ayaa ugu filan sxb ayaanle waan ku salamay

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +3

    Hanoolaato ❤

  • @Farxiyo-ez3ps
    @Farxiyo-ez3ps ปีที่แล้ว +1

    Wa siyaasika kaliya aanjeclahay hada Lkisa ankunaqnaqsado waxankurajeeyna madaxweeyne mustaqbalka

  • @canabcabdi2201
    @canabcabdi2201 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @macruufaxmedcabdi5540
    @macruufaxmedcabdi5540 ปีที่แล้ว

    sheikh amb salaad cali illah cilmigiisa ha ziyaadiyo 🥰

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Siyaasi Salad Ali Jeelle iyo Hanoolaato Guuleysta ❤❤❤ runtoow ka hadlay Ambassadör Salad

  • @abdirizaksiyadhussein4773
    @abdirizaksiyadhussein4773 ปีที่แล้ว +9

    Thanks Ayaanle sxb, Slaad Cali Jeelle waa Siyaasi waaya araga oo wax badan laga faa'iideysaneyn karo

  • @abdijaliilmohamed5139
    @abdijaliilmohamed5139 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle aad baa ugu mahadsan tahay sida aad hadalka dheeha gali kara aad u radinayso

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 ปีที่แล้ว +3

    We have intelligent and honest politicians like him and yet vote for crooks.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he ปีที่แล้ว +2

    21:53 Alloow noo naxariiso adoomadaadii baan nahee.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว +2

    Laahawla wala quwata ilaa billah.

  • @SalmanYussuf-z2z
    @SalmanYussuf-z2z 9 หลายเดือนก่อน

    Salad Ali jelle keep it congratulations for you good job

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 ปีที่แล้ว

    Amb mudane salaad Ali jeele ❤️🙏🏼Salaan gobeed

  • @AbdiSalam-c7v
    @AbdiSalam-c7v ปีที่แล้ว +2

    ALLE haku xafido ambassador salad cali jeele

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato qeebta 2 noo dheereey daqiiqa daha.. Mahad sanid @

  • @farhiaali2784
    @farhiaali2784 ปีที่แล้ว +2

    Aac habalyo ayaanle xuseen arooskaaga waa taageeraa barnaamijkaaga hanoolato

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +28

    Qof Abgaal Oo Qur'an Kaseeyn Wiligee Ma Arkin Masha-allah 85% Qur'anka Somalia Ayagaa Dadka Baray Iyo Biyo-maal.

    • @DEEQ
      @DEEQ ปีที่แล้ว +6

      Ayagaba shekh ii ah

    • @abdirizackaden1464
      @abdirizackaden1464 ปีที่แล้ว +4

      Tass somalida kasiman qurann niman aqonin malehhh

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +4

      Shekhaal too

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 ปีที่แล้ว +2

      Somali oo dhan Aya quranka taqan lkn wàa in lagu dhaqma

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 ปีที่แล้ว +3

      Wakhtigii colaadahu socdeen konfur macalimiin badan ayaa konfur ka yimid oo burco iyo hargeisa yimid macalimiin quraan ka noqday mansha allah quraanka siday uu barayaan ardayda waa layaabay reer xamar ayaan ugu yeedhi jirnay ta kale waa macalimiin reer waqooyiga ka duwan oo ardayda xanuujin quraanka ku bara cabsi laga qabo quraanka lagu dhamayn jiray aniga macalimiin badan kaso bartay mansha allah asxaab xitaa waan ku yeeshay wiil isagu reer waqooyi iska noqday reer ka samaytay malcaamad weyn oo maamus burco ku leh ayuu haysta. Mansha alllah alle haidin siyaadiyo

  • @samiramohamed6357
    @samiramohamed6357 ปีที่แล้ว +2

    😂😂 kii oo hindhiraayo kuye walee nin ilaah cilmisiiyaa tahay adeer salaad 🥰❤️❤️🥰guuleso hanolato mahadsanid merci beaucoup 🙏🥰

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah caqli iyo diin yuu isku darsaday salaad

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 ปีที่แล้ว +2

    Ilove salaad Walaahi Waa jecslahy

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 ปีที่แล้ว

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @shaficihassan7558
    @shaficihassan7558 ปีที่แล้ว

    Shiikh salaad cali jeele ninka aad ayaa utagera masha allah allaah haku dhawro

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 ปีที่แล้ว +2

    Waa kuwaa dadkaumadda hortaagani qof iyo koox ayuu tilmaamayaa diintii ayuu wax ka sheegayaa waar kooxdaas xumaantooda sheeg laakiin jilbaab iyo diin afka kadaa anaba ma jeclin diina ma yaqaaniin kuwa aad jilbaabka dadka farayaa waa ficil wanaagsan oo faral ah laakiin fikrada cilmaaniga ah iska dhaaf

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 9 หลายเดือนก่อน

      Macaac dheh nio laguma maqle😂

  • @anabmohamud4479
    @anabmohamud4479 ปีที่แล้ว +6

    Ar salaad waa xaafid maashaa allh ilaahoow xifdigaaga hakugu sugo zaafidnimadaas

  • @FadumoAbdirahman-bk4cx
    @FadumoAbdirahman-bk4cx ปีที่แล้ว +3

    Wlh ninkaan wan jeclhy

  • @ladanabdalla8907
    @ladanabdalla8907 ปีที่แล้ว +5

    Garka iyo sarwaalka iyo xijaabka waa diin ee caay iyo ceben mahan quraan la aqriyo diin ma noqdo ee ku dhaqanaa la rabaa

  • @osmans7932
    @osmans7932 ปีที่แล้ว +7

    Salaad waa runtii wallah. Gaajada iyo juhliga aya Somalia looga faideystay markii dowlada burburtay. Sucuudigana ugu weyn

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa tageera. Saying hi from Jigjiga

  • @hindiaqalbidoolar5214
    @hindiaqalbidoolar5214 ปีที่แล้ว +2

    Salaad cali jelle😊

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 ปีที่แล้ว +1

    Ambassador salaad waa caalim

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 ปีที่แล้ว +3

    Waa legend salaad😂

  • @principle6930
    @principle6930 ปีที่แล้ว +3

    Barnamij xisa badan . Waa wacdi dadka ay aad uu fahmeyn .. taxana nòoga dhiigo😊

  • @honmoha4688
    @honmoha4688 ปีที่แล้ว +2

    Kii hindhiraayo kuye ar adeerkey salad Cali jeelaaa, alle cimrigaaa ha dheereeyo

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment ปีที่แล้ว

    Walahi waa sheeko ay isla soo abaabuleen oo sirdoonka CIA ayku qancinayaan walahi ficilkooda ayaa ceebaynaya subhannallah ilaahay ceebtooda dibadda hasoo’dhigo iyo Alshabaabka CIA maalgaliyaan si shicibka maskaxdooda loogu ciyaaro subhannallah ilaahay xaqqa ha’dilaaciyo oo dibadda hasoo’dhigo oo sharkoodana ilaahay haku wada celiyo yarab yaakariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 ปีที่แล้ว +4

    Aqoon diimeed iyo caqli ayuu isku darsaday ambassador SALAAD CALI JEELI

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว +2

    Soodhawow Amb. Salad Cali Jeele halyey

  • @yaasircumar6558
    @yaasircumar6558 ปีที่แล้ว

    Aayada haka been sheegin tafsiir aan laheeyn ha siiinin لا يجرمنكم شنأن قوم على الا تعدلوا اعدلو هو أقرب للتقوى

  • @jinguwelakost
    @jinguwelakost 8 หลายเดือนก่อน

    I have no idea ayaanlow how u kept a straight face interviewing this guy....kkkk it's hilarious.

  • @MohamedAhmed-fp7jj
    @MohamedAhmed-fp7jj ปีที่แล้ว

    21:53

  • @yking5612
    @yking5612 ปีที่แล้ว +2

    Salaad cali jeelle waa nin run sheeg ah

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 ปีที่แล้ว

    Ninkaan Siyaasada waa lagu soo lugooyay qofkan comedian shactaroole ayu ku fiicanyhy 👍

    • @saaraabilix3030
      @saaraabilix3030 ปีที่แล้ว +1

      Wax baro balo kudagte 😂😂😂😂

    • @abkisse8438
      @abkisse8438 ปีที่แล้ว

      @@saaraabilix3030 waad mahadsantahy wax laysku sheego waxa ugu fiican aya ii sheegtay sharafeey mahadsanid

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@saaraabilix3030hayeelin kadaa jahilka😂

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว

    14:42 او ينفوا من الأرض
    Macnaheed ma xabsi in la galshaa ?

    • @MohamedAbdi-nk7gs
      @MohamedAbdi-nk7gs ปีที่แล้ว

      Culumada qaar baa xabsi kufasira

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAbdi-nk7gs
      Keen meesha ay ku qorantahay ?
      Waan kaa sugayaa.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว +22

    Siyaasad vs. shactirayn are incompatible. Politics needs seriousness, secrecy and change. Mr Jeele, needs to open his own stand up comedy business to make people learn laughter again.

    • @Farxiyo-ez3ps
      @Farxiyo-ez3ps ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waarunta anikii udhashay lahjada tiisanku qosla

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 ปีที่แล้ว +1

      @Farxiyo-ez3ps I hope you didn't get me wrong. My intention was never about Salad's inner circle nor ostracise him for being of x branch of our ugly tribal system. It was merely about the man himself. He's has been there for decades, talking the same boring stuff.

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 ปีที่แล้ว +3

      He is one of the best politician, because he is sincere.

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 ปีที่แล้ว

      Go to hell if you are not concerned with the roaches

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 ปีที่แล้ว

      @padronedelmare1307 Unfortunately, there's no such thing called sincerity in politics. Look, I don't disrespect the guy, but I believe he has been in the wrong business for a long life, that's all.

  • @farahgedqorow8992
    @farahgedqorow8992 ปีที่แล้ว +1

    Aayatu xiraaba yay qusaysaa ma ninka dhahay waa qaxma hurto

  • @faadumocabdi8644
    @faadumocabdi8644 ปีที่แล้ว

    ❤wa sax

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว +2

    13:21 dilka waa socdaa dowladduna waa dishaa , shabaabna waa dilaa ee aayaddu kaliya shabaab ma quseyso ee waxa isweydiinta mudan yaa ku saxan dilka ay geysanayaan labada dhinac ileen labadaba waxbey dilaane .

    • @rahmamohamd5357
      @rahmamohamd5357 ปีที่แล้ว

      Dawlada saxan shaki kuma jiro

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@rahmamohamd5357
      Dowladda aayadee ama xadiith kee baneeyay dilka ay geysanayaan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 ปีที่แล้ว +1

    Xafida llaah salaad

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c ปีที่แล้ว +8

    Wallee aayadahaan qur aanka ah ee Mr Jeele soo aqriyey ayay shabaab u baahan yihiin inay sifiican u aqristaan😂

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +13

    My advice to Ambassador Salad is to learn about Islam before speaking about it. Prophet Jesus (peace be upon him) was not 40 years old when he claimed his prophethood according to this Ayah فَأَشَارَتۡ إِلَیۡهِۖ قَالُوا۟ كَیۡفَ نُكَلِّمُ مَن كَانَ فِی ٱلۡمَهۡدِ صَبِیࣰّا﴿ ٢٩ ﴾
    قَالَ إِنِّی عَبۡدُ ٱللَّهِ ءَاتَىٰنِیَ ٱلۡكِتَـٰبَ وَجَعَلَنِی نَبِیࣰّا﴿ ٣٠ ﴾

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 ปีที่แล้ว

      Go to hell if you are not concerned with the roaches

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 ปีที่แล้ว +3

      War walale adiga khaldan salad cali wa saxanyahay diinta hakaben sheegin nabi ciisana hakabeen sheegin ..marka sidaa udhahaayo wa marka uhashey o ubalan furayo hooyadi o qowmkeedi uheysteen iney zineysaten o ilma xaaran dhashe ...marka asagu ilahay kahadashiiye si u hooyadi udifaace e marka nabi lagamadhigin ..marku afartanka gaarey ba nabi iyo raasulba laga dhige ..e markaas hore waxa uyahay o laga dhigi rabo bu kasihadlaye

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว

      @@berdilacashe283 قَالَ إِنِّی عَبۡدُ ٱللَّهِ ءَاتَىٰنِیَ ٱلۡكِتَـٰبَ وَجَعَلَنِی نَبِیࣰّا﴿ ٣٠ ﴾
      intaa aqrisid Adiga isku fasiro Allahana kugu anfaco.
      Translation:
      He said, “I am the servant of God. He has given me the Scripture, and made me a prophet. The verse before that So she pointed to him. They said, “How can we speak to an infant in the crib?”

    • @GaaShAaNLe12
      @GaaShAaNLe12 ปีที่แล้ว

      Nabi ciise ( CS ) kama hadlin ee suubanaheeni muxammed ahaa SCW buu dhahay

    • @ismailhassan6755
      @ismailhassan6755 ปีที่แล้ว

      subxanna allah sidaan miyaa diinta u taqanaa markaas dad odhanaysaa diinta soo barta yab waa fekerka khawaarijta aqoon u malihid diinta ee faslan adigu soo baro marka hore intaadan umada soo barta aadan odhan

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah ปีที่แล้ว +1

    أصبح فرعون واعظاً

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle aqri my comments and correct it please

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว

    Somalia faqri mahaan jeele

  • @mohamedrooble
    @mohamedrooble ปีที่แล้ว +2

    Ayad ayuu soo dalilaa isguna ma ogola in diin lesku xakumo

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +2

      Yaa kuu sheegay inuu oggoleyn , jooji thannigga

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +2

    ❤ very funny mr jeele noolow

  • @ajla4650
    @ajla4650 ปีที่แล้ว

    Waa sida masalakakum fii Saqara. Waxay lee yihin ma dukan jirin.
    Wana ku dabalan jirnay danbiga.
    Biyaha bada ama barkad gal bal adigoo si fican dabasha u yaqan. Maxa dareemeysaa Raaxo. Cajiib ILLAHAY iyo KALAMKIISA. Sida QURANKA wax u shego waa Cajiib

  • @kaariyekaariye2322
    @kaariyekaariye2322 ปีที่แล้ว

    Ayaanle Waa sax dad waydilaan salad muxuuu dhaamaa asugu imisuu itoobiyaan ku dlay taas maad waydiisid

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Ma ognahay ineytahay fikir kayimid diwlalada shisheye

  • @livequute-hm5oz
    @livequute-hm5oz ปีที่แล้ว +2

    Salada ali jeele no soo badi funny iyo waayo joog waye naguma filno intaan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +2

    Salaadow hadaa diinta garaneeynin haku danbaabin. Nabi Ciise CS Meeqa jir uu ahaay markuu saan ku yiray qoomkiisa, ma 40 sano muu jiray war diinta haku cayaarin قَالَ إِنِّی عَبۡدُ ٱللَّهِ ءَاتَىٰنِیَ ٱلۡكِتَـٰبَ وَجَعَلَنِی نَبِیࣰّا﴿ ٣٠ ﴾ markaas Ayu dhashay markaas aa Allah ka hadalsiiyay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm ปีที่แล้ว

      Ninkaan diin kuma gaartin aqoonteedee orod wax baro maskiinoow.

  • @fatmasheekh2073
    @fatmasheekh2073 ปีที่แล้ว +5

    Horta askariga Al shabab ee dhimanayo wuxu tagayahay diin baan u dagalamaya wuxu ku dodo baa hesta qiyamaha
    Ee askariga dowlada Muxu u dagalamaya oo qiyamaha ku dodayay 🤔 ma wadan wadan akhiro ma la iska yelayo 😳
    Ilahay ha fahansiyo xaqa

    • @abdinasir4593
      @abdinasir4593 ปีที่แล้ว +1

      khawarij ayan dhulkeyga kala dagalamay ayu dhahaa.

    • @hallad598
      @hallad598 ปีที่แล้ว +1

      Nabiga s.c.w. ayaa amray in lala dagaallamo khawaarijta. Wuxuu sidoo kale nabigu s.c.w. yiri "haddaan soo gaaro xilliga khawaarijta, waxaan u dili doonaa sidii loo laayey qawmu Caad". Askariga Soomaaligu wuxuu u dhimanayaa difaaca dadkiisa Muslimka ah isagoo ka difaacaya hororka khawaarijta.

    • @fatmasheekh2073
      @fatmasheekh2073 ปีที่แล้ว +1

      Khawarij yaa u dhaw labada koox 😂😂 diinta barta oo ogada khawarijta ugu nabi shekey barta

    • @abdinasir4593
      @abdinasir4593 ปีที่แล้ว

      khwarij sax ah wxa ah shababka@@fatmasheekh2073

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

      @@fatmasheekh2073adiga qawariij ayaad tahay

  • @ajla4650
    @ajla4650 ปีที่แล้ว +4

    Saladoow, ilko cad cad kugu salamay leesma Nikaaxo😄😄😄

  • @saidosman6114
    @saidosman6114 ปีที่แล้ว

    Waxaan layaabay aayadii asaga kawarameysay inuu dadkale usaariyo waan layabanahay

  • @saeedhasan8967
    @saeedhasan8967 ปีที่แล้ว +1

    Lama yaabini salaad lkn waxaan la yaabanahay tageerada uu helaayo!!! Waa زمن رويبضة

    • @hallad598
      @hallad598 ปีที่แล้ว

      Ruwaybidah waxaa ah maafiyada afka duuban ee shaarka diinta dadka ku dila. UGUS Alkhawaarij in la iska celiyo nacdali ha ku dhacdee miyaa ruwaybida ah?

  • @ahmeddayah1956
    @ahmeddayah1956 ปีที่แล้ว

    Sh salaad waa hadlay mana dhageysan nasiibkaa

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 ปีที่แล้ว +1

    Salaad cali jeele qabiir wax badan og waye wlh runta lama baqo 😀😀😀😀😀

  • @worldnews1605
    @worldnews1605 ปีที่แล้ว

    1

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

    17:40 masaajidka soo Shabaab ku ma ahayn kuwa dadka ganscdiga kasoo shabiyo xilliga salaadda ee masjidka hala aado dadka fara .
    Marka ha dhihin dad ay masjidka u diidan yihiin .

    • @roosohalima9978
      @roosohalima9978 ปีที่แล้ว

      Alshabaab ma difaacesa khawarij khyer laawayaal waye

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@roosohalima9978
      Hadal been ah maan sheegay mise wax ay ku tilmaamanyihiin ayaan sheegay .

    • @roosohalima9978
      @roosohalima9978 ปีที่แล้ว

      @@samowade1300 dal dhac iyo booob ay ku tilmaaamnyihiin sida caadiga ah

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@roosohalima9978
      Dalka in ay difaacaan aan aqaan iyo in ay soo dhiciyaan dhulka ay naga heysato gaalada, waa taqaan kuwa contract -yada la saxiixda ee kheyraadka wadanka gacanta u geliya gaalada , marka ha is indha tirin .
      Nimankaa inta gaaladu joogto waxa ay u yaqaanaan dhul gumeysi ku jira halka kuwa dowlad isku sheega ay yiraahdaan waa ciidan nabad sugid .
      Ma gaalki Allah na yiri :
      قال الله تعالى: ( ولا يزالون يقاتلونكم حتى يردوكم عن دينكم ان استطاعوا...)
      Ayaa amnigada sugaya .
      Allah cidda uu cadow noogu sheegay ayaa cadow ah , gaal allah ayaa na baray wixi gaal gacal ka dhigta oo u gargaara oo muslimiinta kula dagaalama ayaga ayay la xukun tihiin

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +1

    Alshababa may falastiin aadaan xaggaa looga baahan yahayee intay maatada ku mashquulaayaan xasuuqooda?

  • @Asmajanagale
    @Asmajanagale ปีที่แล้ว

    A

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r ปีที่แล้ว

    Ascaleykum hada ka dambe Hala kontarola timirta.