Galka Baarista: Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2024
  • Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Al-Shabaab oo sababo amni u joojiyey jarista dhirta iyo sameynta ay ku yeelaneyso dakhliga kooxda ka soo gali dhoofinta dhuxusha Soomaaliya.
    Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 33

  • @MohamedAbdalla-em1nz
    @MohamedAbdalla-em1nz 21 วันที่ผ่านมา +5

    Barium Waxaas anaga galo nowaraysanee.

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 22 วันที่ผ่านมา +14

    Marekan asigaa fidno kaweyan majiro aduunkaan

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 22 วันที่ผ่านมา +6

    Shekadan waa jah wareejin umada Soomaaliyeed lagu qaadayo runtii saraakiisha dalka haka firsadan su'aalaha aan micnaha laheen aa cidacadaha reer galbeed ka wey doonayaan maxaa micno oo kujira ged korkiis bey kuhoydan iyo dhuxulbey joojiyeen Al shabab yaa xukumo oo nadaamkoda hayo
    Ha idhixin qof somali ah madaxdoda aduunka ukala goosha intey maran waxaa ugu wacan ahmed diiriye amiirkoda ugu sareeyo ah hadu isdhiibo maxaa is bedelayo waxbo sidey kudhacdey

  • @ugaaskabocameofficial3372
    @ugaaskabocameofficial3372 21 วันที่ผ่านมา +5

    Alshabaab Waxaa Soomaliya Ku Beertay Reer Galbeedka Yaan Soomalida Been Loo Shegin Yaana Loo Mujin Naceeb An Qalbi Jirin Yan Shacabka Soomaliyeed La Tusin
    WAALA OGGAHAY INDDHAHA AFRICA INEY SOOMlALIYA TAHAY
    ILAA IN DHOOLA LAGA DHIGO MA AHNE SOOMALIYA NABAD LOOMA RABO OGAAL KU AHAADA TAAS MARKA SOOMALIYEY WAA QAN DARAAS SOO AFJARKIISA
    SOOMALI ISRAACDO KU FILAN TAHAY AL SHABAABKA LAGU BEERAY SOOMALIYA 😢😢

    • @Ozil10313
      @Ozil10313 17 วันที่ผ่านมา

      Caqligaga waa fooraraaa! Cida dalka gaalada kuso hogamisay waa ayo? O marekan ka sxb iyo sokeya la dhigty

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 22 วันที่ผ่านมา +6

    Gaalada ha aamina waa gaalo been badan oo ilaahay ka furtay AS waligood dhuxul kama ganacsan deegaanka say u dhawraan xataa bacda ayaa mamnuuc ka ah cunto dhacday baa mamnuuc ka ah dadka dakadaha laga dhoofiyo maamulaa ka ganacsada lkn ayagaa lagu eedayn jiray wixii xunba xaawaa leh

  • @user-wj9vh3nj9d
    @user-wj9vh3nj9d 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax run ahaantii aneeyba indheheen jooji

  • @SuseyAli
    @SuseyAli 13 วันที่ผ่านมา

    Idaacada maraykan

  • @user-ij7cs9gt7w
    @user-ij7cs9gt7w 22 วันที่ผ่านมา +2

    Qofku Allah xikmad siiya ayaa qeyrsaday

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 22 วันที่ผ่านมา +4

    Barnamijkan Galka barista wuxu ku wacnan laha tv ama MB4 oo ah dawasho. Waayo dhagaysi keliya marku yhy waa wax aan intrest lahayn oo aysan somalidu xiiseyn ee ubadal video

    • @rooblemahamedali4290
      @rooblemahamedali4290 22 วันที่ผ่านมา

      Adunka Radio ayuunba Suuqa Ka bixi la wl

    • @teach-or-learn
      @teach-or-learn 22 วันที่ผ่านมา

      yaa wqti u haya dawasho oo cml la’aan😊

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 21 วันที่ผ่านมา

    Qaramada midoobey haku disho

  • @RaxmaMohammed-xs7te
    @RaxmaMohammed-xs7te 20 วันที่ผ่านมา

    Anga waxd rabtaan hano shegina alshabaab dhul iyada jogto geed lagama jaro waliba way qarxisa dhuxusha 😢😊

  • @mohamutmohamet4249
    @mohamutmohamet4249 22 วันที่ผ่านมา

    Alshabaab ma warsangali bay noqdeen maxaa dhirta ugeeyay

  • @warkaxaaji834
    @warkaxaaji834 21 วันที่ผ่านมา

    waxaan la yaa banahay
    ninka dhahaya shabab ma ogala in dadka ku dhax nool
    horamar iyo wacyi galin iyo walax yaalo badan in la gaar siiyo
    kuwii ku dhax noola dowlada ma jiraan wax muuqdo oo loo qabtay ama la taro oo la tilmaami karo

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 22 วันที่ผ่านมา +3

    Why international community can't follow or trace the money.
    Who's getting the money ?.
    Who's communicating to the persons getting the money ?.
    Who's friend of those communicating with those communicating with Al Shayaadiin, etc ?.

    • @baafo1
      @baafo1 21 วันที่ผ่านมา

      Why do they care? It is not their problem

  • @qanigaqurbaha3621
    @qanigaqurbaha3621 22 วันที่ผ่านมา +2

    Axmed dhuxuleyste ayaa kadaran alshabaab

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 22 วันที่ผ่านมา

      kaas waa nabar ku yaala somalia

    • @saidharedaden1424
      @saidharedaden1424 21 วันที่ผ่านมา

      Haa idin waso ​@@beryalex1798

  • @abdifitax12345
    @abdifitax12345 22 วันที่ผ่านมา

    Alshabaab dhulka ay maa muĺaan geed laguma gooyn karo mar hore ayey diideen

  • @Bidixo
    @Bidixo 15 วันที่ผ่านมา

    Ma jirto wax layidhaa badhaadhe period! Yarka reer afmadow wuxuu ka xishoonayaa dagmadda HOOSINGOW.
    beentu waa soo dhamaandoontaa oo dadkan aad ku soo ururiseen kismaayo dhib mooyee dheef umaydaan soo hooyin.

  • @Siciidjamac-di7bu
    @Siciidjamac-di7bu 21 วันที่ผ่านมา

    idaacadaha gaala ninkii ku qanca warkooda ayaa ka liita.
    Doofaaro is waraysaneysa

  • @user-ij7cs9gt7w
    @user-ij7cs9gt7w 22 วันที่ผ่านมา

    Dadkan caqligoda dhan wa intan kliya war qof weerar kugu imado marwalba miya geedo maciin bidaa

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 21 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk nikaan micnaha la aanta ah marwalbo maxaa laga wareysanaa wax uu ogyahay malahn. Quf dhaamo mala waayay

  • @user-pz5go3id2g
    @user-pz5go3id2g 22 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk somaliya waa NGOS loogu talay waxan ka danbeeya heer galbeed mareykan marka somali way fahansantay wixi Jari anigoo her miyaa

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 22 วันที่ผ่านมา

    Sxb.maraykanku asagaa sameeyay oo maal galiya alshabaab iyo ingiriiska waa boor isku qaris warkoodu somalidina way ogyihiin laakiin madaxdu qaarkood way baqayaan.kuwana wayba rabaan kuwana dhaqaale ayaa kasoogala

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 22 วันที่ผ่านมา

      waxa dhan waa mashruuc ilaa engris somaliland ...!

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 20 วันที่ผ่านมา

    Alshabab wax weyn maha ee gaalada inooga dhigeeso wax awood weyn. Halaga saaro amisomta oo shacabka ha iska celiyaan Alshabab😂

  • @ogaanshochannel4255
    @ogaanshochannel4255 21 วันที่ผ่านมา

    Nacalaa ku dhalay harun macruuf oo naarta ku geli